FADEEXO ARIMAHEENA HAGIO OO INKIRAY ILMAHA UU DHALAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 окт 2024

Комментарии • 58

  • @HamdaMaxamed-e8z
    @HamdaMaxamed-e8z 2 месяца назад

    Tanaa fiican daahir thank you

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 2 месяца назад

    Mashaa Allaah

  • @khadramohamud9184
    @khadramohamud9184 2 месяца назад +7

    Miskiin walaahi gabartaan yartaa waa ka xumahay 😢.ha ooyin habaryar waad guuleysanee inshs Allaah🎉

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 2 месяца назад +3

    Allah war ragow gabadhaha yar yar duruufta howga faideysanina walal iyo ehel Bay idinka dhigtan gabdhaha somaliyed idina cadow iyo bahal cunaya bad noqoten subxanallah somaliyey gabadha yar aan caawino. Thankyou walal dahir calasow🙏🙏🙏❤❤❤

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 2 месяца назад +2

    Subxannal allahu akbar

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 2 месяца назад

    Ilma Xaajiyo sumcad bay kudhex leeyihin Bulshada Lkn arinkan way ilduufeen iyagoo ceeb kacararaya🙏Waxa fiicnayd inay iska guursadaan markuu uurku soobaxay, Ilayn dhan maqarsoomayo🙏Allah hacaawiyo miskiinta, Ilmaha aabihii hajeclaysiiyo🙏

  • @ruqiyojacfar1244
    @ruqiyojacfar1244 2 месяца назад +6

    Dahir calasow shacabka soomaaliyeed u baahan guuuuuuulayso wlk

  • @Liverpoolfo
    @Liverpoolfo 2 месяца назад

    Maxkamad Allah karkadhigo guul مشاءالله مشاءالله مشاءالله تبارك

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 2 месяца назад +1

    Subxaanaalah 😢 reser xaajioow waa reer balaaran waa iney ka so jawaabaan arintaan been ama run

  • @MohamedDeeq-c2g
    @MohamedDeeq-c2g 2 месяца назад

    Dahiroow maad guursatid tan daryeel rabtaa farobadan,😂😂😂😂

  • @canabhassan2354
    @canabhassan2354 2 месяца назад +1

    Wilasha Somaliyeed qaarka mid ah war Allaah kabaqa gabar way idin dhasay way idinladhalatay waadna dhalaysiin gabadhaha dhibatada kadaya Allaahana ugabaqa xumaant kadaaya Allaaha idin hanuuniya Allaah kariim 😭😭😭😭😭😭

  • @wdwscommittee1915
    @wdwscommittee1915 2 месяца назад +2

    Why qabiil ka loo weydiinaa gabar maskiin ah aawey dadkeeda daauud nima same is muujiya ee gabadhan u gurmada reer xamar saan ha kuu galaan waa inkasr😊

  • @cawocumar369
    @cawocumar369 2 месяца назад +1

    Yaa acuudu bilaah 😱😱😱😱

  • @Mohamed-pi6se
    @Mohamed-pi6se 2 месяца назад +1

    Hooyo school kiisa ayey ka fikiraysaa in uu mustaqbal yeesho canugeeda

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 2 месяца назад +1

    Soomaali kuwa dambiilayaal ah bay garab siiyaan bal fiiri kuwa ilmahooda inkiraayo

  • @FarxiyaHasan-h2w
    @FarxiyaHasan-h2w 2 месяца назад

    😢😢😢😢

  • @Yusufhalig
    @Yusufhalig 2 месяца назад

    Subxaana Allaah DNA halaga xaqiijiyo. DAMEER DAMEER DHALAY

  • @Hawa-m5o
    @Hawa-m5o 2 месяца назад

    Afka kuma go'o Daahirow Calasow u kaalmee in Aĺle kuu kaalmeeyo

  • @Liverpoolfo
    @Liverpoolfo 2 месяца назад +1

    Abalkag jano Allah kadhiga walahi dahir walal il xun iyo xasid Allah kumatuso Amiin Amiin

  • @StarlightMoon-xq1br
    @StarlightMoon-xq1br 2 месяца назад

    gabadhaas ilaahey hacaawiyo habaryartey

  • @MohamedDeeq-c2g
    @MohamedDeeq-c2g 2 месяца назад

    Wax soconaya noo keen wll wax dhicikara ma ahan shekadaan.!?😮😊

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 2 месяца назад

      Runtaa amba sidaas ayaan islahaa, Lkn xaqiiq bay noqotay xitaa family kii wiilka ayaa soo hadlay🙏

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 2 месяца назад

    Boorka ayey iska jafeen Well done

  • @CabdinaasirSiciid-p9x
    @CabdinaasirSiciid-p9x 2 месяца назад

    Reer xaajiyoow mahan hawiye mahan ujaajeen waa jareer reer markaa

  • @Farxiyomahamed-v5q
    @Farxiyomahamed-v5q 2 месяца назад

    Walaalow marka ilaahay laga baqo iyadaa qalday maxaa niin aan ma's,uul ka noqon Karin hoos keliyay

  • @Mohamed-pi6se
    @Mohamed-pi6se 2 месяца назад +1

    Waryaa ilaahay yaqaano arimaheena see camal reer hagio ma isqabsan weyseen

  • @amaalxaashi3913
    @amaalxaashi3913 2 месяца назад

    RER MARKO FAA IIDO MALAHAN XASID SANAA MAXUU U DAYACAY❤ MASKINTA UGU OYSIIYEY INKAAR HAKU DHACDEE NAYADA QUDBO SIRO KALEXDA😢

  • @Malayka-q9z
    @Malayka-q9z 2 месяца назад

    Cabdulahi haji wa ey gabdhaha sidii dhar isku badala walalkiis asad Haji gabdhihii dhan u geeye barnaajyoo RUclips u fura Asad gabdhihii habeen maalin guriga joogan Ku raaxesana

  • @StarlightMoon-xq1br
    @StarlightMoon-xq1br 2 месяца назад +1

    adigaa kashekeeyo daahir daahir dameer qabyaaliste waaxid

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 2 месяца назад +1

    Hooyadiis magaceeda ma aqaan iyo wuu ii qabey 😊

    • @Ducadaaqbalka
      @Ducadaaqbalka 2 месяца назад +1

      Ha ku digan waa hooyo qadar ba ku dhacaday ma naxdid miyaa damiir malihid subaxanalah😎😎😎

    • @umusidara6451
      @umusidara6451 2 месяца назад

      Magac lama iloowi karo miyaa

    • @fadumohassan2425
      @fadumohassan2425 2 месяца назад

      @@umusidara6451 magac nin ku qabey oo waliba ilmo u dhashey sidee ku hilmaamaysaa teeda kale Gabadhaan in lacag la soo siiyey bay u eg tahey dahir wax kasta ka filo

  • @FarxiyaHasan-h2w
    @FarxiyaHasan-h2w 2 месяца назад +2

    Duruuf uga faaideystay miskiin 😢😢😢😢

  • @Yusara256
    @Yusara256 2 месяца назад

    Gabadha nin ku rasad lkin ilanah iska ilaliyaa

  • @dhuubo.....
    @dhuubo..... 2 месяца назад

    Nimanka soomalida waa tuug qaar kood allah ma kabaqayaan

  • @Nasriin-q9o
    @Nasriin-q9o 2 месяца назад

    Qabyaaladayste

  • @Farxiyomahamed-v5q
    @Farxiyomahamed-v5q 2 месяца назад

    Yaab bal niin ay aqoon oo xitaa hooyadiisa magaceeda aqoon sidee naftaada ugu amintay oo ilmo ugu dhashay adaa isku keenly waxaas òdhan

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 2 месяца назад

      Malaysia ayay qoxooti ku ahayd oo noloshaa ku adkayd gabadha, markaa waxay ila tahay in siuu uga caawiyo nolosha uga ogolaatay🙏

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 2 месяца назад

    Waxaan la yaabay ayadoo Naag Abgaal Cismaan ah waliba wacbuudhan ah Daa’uud ah Isaaq da’uud ah nin reer Xamer ah cad cad ah adoo naag Daauud dadka laga baqo ah sidee ku ogolaatey Qudbo siro ah hadana hooyadii magaceeda ma aqaan cunuga waa igu inkiray walaalkii Iyo reer kiisa waa i caayaan Abgaal waa joogaan waxna iima qaban waa sheeko kale Naayaa duf ku baxee adaa is bah dilay qabiil ka noo dhig Abgaal hadaadan rabin hana sheegan na nabad gali key

  • @Liverpoolfo
    @Liverpoolfo 2 месяца назад +2

    Maxkamad sare dahir calasow

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl 2 месяца назад +1

    Sidee u nin qoodob siro kugug Guursaada kara naa isku xishooda miyana reero idin dhalin hadhawaan ada u soo baroorta naa isku xishooda sidee nin ana reerkiin u tagan ilmo kagag dhalaa yaab🥺🥺😳😳😳😳🤬🤬🤬

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 2 месяца назад +1

    Waxaan been waaye illahey ka cabsada ma jirto gabar inta fajiga faydata dhahaysa wan garcadey

  • @MohamedDeeq-c2g
    @MohamedDeeq-c2g 2 месяца назад

    Ameero wa Naag adag waayo bal fiiriy naag taan waa jilicsan, kala fiican dumarka Somalia, ohin ma aha née dhageeyso labada dhenac, wll cadaalad Sameey wll!? Raxo jeclaa iyadoo laqabin rabtaa raxo!!!😂

  • @amaalxaashi3913
    @amaalxaashi3913 2 месяца назад

    Dahir la antiisa wa abaaar walhi bogaha gabdhaha somaliyeed ayuu dhayaaaa walhi mel kalo u oyan malahan

  • @naxnoofficial4445
    @naxnoofficial4445 2 месяца назад

    wax cadeen ah ma aragno

  • @HanasDahir
    @HanasDahir 2 месяца назад

    Hawiye iyo duqbi sire maxaa kalahaysta qudbo sirahuu waa xaaran ilahuna waa wicil

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 2 месяца назад

    😂😂😂 nin ee familya giisa dadkis aqoon sidee is ku qaben warbal adunkan arag nayaa adiga is dayacay qurun iyo qudba siro gashay sifiican ku yeelay adigo gabara maxaa rer keyga iga dono adan idhihin

  • @mukhtaryusuf2076
    @mukhtaryusuf2076 2 месяца назад

    Ninkaa waa in gabadhaa dambiguu ka galay loo soo qabtaa

  • @amalomar380
    @amalomar380 2 месяца назад

    Really you marriage a man and you don’t know his mums name really

    • @rahmafarah6892
      @rahmafarah6892 2 месяца назад

      Hawiya kaliya isma qudba sirayste somali o dhana ka siman e naceyb akuwado

    • @Ducadaaqbalka
      @Ducadaaqbalka 2 месяца назад

      Gabar adigo ah ba doneesa inad gabar dhibatesan ku digatid walee nasab ma tihid aqaas

  • @Liverpoolfo
    @Liverpoolfo 2 месяца назад

    Maher walidka ogan dhibtas ee ledahay sorry 😭😭😭

    • @kaltunsaxansaxochannel6650
      @kaltunsaxansaxochannel6650 2 месяца назад +1

      Waa run lakiin wlala waxan waa ilmo yar oo la khiyamay eedana walidka iska leh caruurta lama baro khatarta iyo sida loo taxadaro iyo gabadhi oo yar oo wadan kale loodirayo gabadhan yarna danta loga faideystay

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 2 месяца назад

    Subxannal allahu akbar