GARO WAXA WAJIGA KAAGA DHEGSAN | CHALLENGE QOSOL BADAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024

Комментарии • 241

  • @qabyatira1438
    @qabyatira1438 3 месяца назад +70

    Maweel soo labashadiisa inta ku faraxdeylike❤

  • @KawsarAyeyo
    @KawsarAyeyo 3 месяца назад +76

    Maweel inta Ila jcl😂❤🫂

  • @nawaalelmi1558
    @nawaalelmi1558 3 месяца назад +31

    Lang mesha iga muuqadah maweel like team maweel

  • @cadaani468
    @cadaani468 3 месяца назад +41

    Mawel is back

  • @Hibaaqdeeqa
    @Hibaaqdeeqa 3 месяца назад +21

    Team kan jecliyaa Alah haydin xfido wllo❤🫶🏻

  • @MunaDaimondupdilaahi
    @MunaDaimondupdilaahi 3 месяца назад +10

    Maweel inta qalbiga kajecl Wayno dhcnty❤

  • @AbdirahmanKhaamiri
    @AbdirahmanKhaamiri 3 месяца назад +12

    Aar so badiya mawela yan laga imaanin😂😂

  • @L.i.B.a.a.X.o
    @L.i.B.a.a.X.o 3 месяца назад +6

    Maaweel io dhakhtar io qays wan iska jeclahay ilahay amarkis guulaysta inamadayadi from burco ❤

  • @Naci-mc1fc
    @Naci-mc1fc 3 месяца назад +14

    Maweel waa fani

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 3 месяца назад +30

    Big legend maweel tageero buuxa🎉

  • @SafaAhmed-qy2gy
    @SafaAhmed-qy2gy 3 месяца назад +3

    Funny waayen wllhi soo badi 😅

  • @siciidsheelkh744
    @siciidsheelkh744 3 месяца назад +10

    War hdu mawel jogo wey no dhanthy😂❤

  • @gulledxarago9248
    @gulledxarago9248 3 месяца назад +16

    الحمد لله رب العالمين hadii uu alle maalintaas khayrka qabta inasoo gaadhsiiyay❤

  • @naasirmahamet5876
    @naasirmahamet5876 3 месяца назад +2

    Faar inta ila aragty in Qays zuaazha labaad xga dambe looga zoo zheegay izo raaca😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ayaancabdirahmanxuseen2086
    @ayaancabdirahmanxuseen2086 3 месяца назад +8

    Waaw rag culus baa is helay qasqaysar dhakhtar mawiil wiilka kale magacaciisu waa iii gabbiye iga raali ah daa

  • @HibakMohmedomar
    @HibakMohmedomar 3 месяца назад +2

    15:51
    Qays waa lo sheegy😂

  • @fply3303
    @fply3303 3 месяца назад +5

    0:51
    Walalayal aflagadada jojiya wamaxy waxd ku hadlaysan miyanaydun rag waweyn oo iiman leh ahayn maalmo khayr leh ba lagu jiraa , 😢

    • @Alizia396
      @Alizia396 3 месяца назад

      Cayda xageed ku maqashay😂

  • @LadiyaLadan
    @LadiyaLadan 3 месяца назад +2

    Zorry Wlhi cwa ano idin ag tagan ayaa Ka xizhoday inan idinla hdlo wxan jeclaa inan zawir idinla galo zawir😢😢

  • @subeerahmeth4785
    @subeerahmeth4785 3 месяца назад +9

    Qays qayser Oday ayuu Noqdy marku shaarbHa iska xiira😂😂

  • @ugbadcabdi5174
    @ugbadcabdi5174 3 месяца назад +2

    Wllhi instagramka ayanka so arkay dhakhtar mawel dartii udawanaya alle haku xifdiyo mawel

  • @ddaahirMaxamed-bi7yx
    @ddaahirMaxamed-bi7yx 3 месяца назад +8

    dhakhatarrr legend❤
    CID mubarak ciyal xrm 🫡

  • @dagancabdi1620
    @dagancabdi1620 3 месяца назад +6

    Hhhhhhhhhhhh sooo badi😂

  • @FartunmohamedmahamudCartan
    @FartunmohamedmahamudCartan 3 месяца назад +4

    Keep going my bro ❤️👍

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 3 месяца назад +3

    Keep going my pro Dhaqttar 💪 ❤

  • @SaraAli-yt5oj
    @SaraAli-yt5oj 3 месяца назад +3

    Maweel wlhy wanku hystaa❤😂

  • @nahila_aly1602
    @nahila_aly1602 3 месяца назад +3

    Eid mubarak dhaman❤

  • @DeeqaMahamett-v2z
    @DeeqaMahamett-v2z 3 месяца назад

    Afrtan jecliya walahi soomli tageero marnaba uma noqon blse dhakhtar iyo qays iyo mawwel wan la dhacayy❤

  • @FaadumoHussein-h1l
    @FaadumoHussein-h1l 3 месяца назад +3

    Wan Knhelnay ee soo badi❤😂

  • @hiboibraahim5361
    @hiboibraahim5361 3 месяца назад

    Qays dhakhatr iyo maaweel mrky isla duubayaan buu jac leeyhyyyy wlhi sidan ugu hamuumyoono wd yabi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HoodoMaxamuud-iq3cf
    @HoodoMaxamuud-iq3cf 3 месяца назад +3

    My brothers part 2 zo sabeeyaa

  • @kawsarhussien8441
    @kawsarhussien8441 3 месяца назад

    ciid Mubarak dhamatin waan faraxsan masha allh marakan arako idnka oo faraxsan dhamatin faraxsan oobaram mshsodanaiyo faraxad ku barnaa mish yadiina. waan iskin jecelaha wallh ilah haskidaiyo insha allh doniyo waa aa yamo inoo soo badiya barnaamishyadiina waan iska kiin jeclee inkasta oo ay dhib badan tahay lkn soo badiya❤😊

  • @mohamed_lyrics
    @mohamed_lyrics 3 месяца назад +6

    Team dhakhtarrr one like 👍

  • @zamiamawran9595
    @zamiamawran9595 3 месяца назад +2

    Mawel ayan arka cawa ❤😂

  • @NaalayeashuunShire-fr3dy
    @NaalayeashuunShire-fr3dy 3 месяца назад +2

    Qays afkiisu waxa u Malaysa liis shuun iska xiray😂😂

  • @MustafeOomaar
    @MustafeOomaar 2 месяца назад

    Dhakhtarow part two zxp igu sharfa

  • @mukhtarupdirahmaanchaamac8798
    @mukhtarupdirahmaanchaamac8798 3 месяца назад +1

    Maaweel is back 😂

  • @AbdifatahAbdisalan-p9m
    @AbdifatahAbdisalan-p9m 3 месяца назад +1

    Meesha maaweeL hadaanu ku jirin daawan mayNo 😂😂😂

  • @xamdakayse5537
    @xamdakayse5537 3 месяца назад

    Muqalka maweel darti ayan uu so galay 😂😂😂😂😂 asxab aad isku jecel alalh haa idin sharfo … dhakhtar well done Wllo

  • @NimcoIlyas-gz1pe
    @NimcoIlyas-gz1pe 3 месяца назад

    Wxn wd ku ciyarten wad iska wda hos hdlysan

  • @Umalkhayr-yu6kz
    @Umalkhayr-yu6kz 3 месяца назад +2

    Part2🎉🎉

  • @cabdikariimxaashicabdikari5525
    @cabdikariimxaashicabdikari5525 3 месяца назад

    Sxb waan sugaynaa part 2 sxb waa barnaamijkii ugu horeeyey oo aan dhaho ha lagu so celsho marka sxb part 2 awoowe

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 3 месяца назад

    Soo badi maweel kuwu kula joogo zhp sida sheeg chalang😂

  • @suhuurmoh6417
    @suhuurmoh6417 3 месяца назад

    Part 2 wan ka sugeyna

  • @Maxamedculimoh
    @Maxamedculimoh 3 месяца назад

    Dhakhtaraw wllo horta waan ku daawadaa ilaa iyo intaad soo bilawday
    Waxaan kaa codsanayaa inaad soo celiso barnaamijkii dadka aad caawin jirtay ee please ha ilaawin dadkaagii

  • @asiyahawsh3316
    @asiyahawsh3316 3 месяца назад

    cheetingka hadad ka daysaan unbuu ficnaanaya

  • @Bahjacllaahi
    @Bahjacllaahi 3 месяца назад +4

    Walhi qoslka iga dhamday 😂😂😂😂guuulaysata aduun iyo akhiraba

  • @MaryanAhmed-sk1jb
    @MaryanAhmed-sk1jb 3 месяца назад +1

    Afartan hadey islajoogan ano bilaabina qosla 😂😂😂😂

  • @Xaawo-ul5ns
    @Xaawo-ul5ns 3 месяца назад +1

    Keep going my favorite youtuber

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 3 месяца назад

    Gamaku waa fiican maanata uu soo dhaafay gobalakii Raga markaa hore u socada hadii u soo dhaafay Hodan qayalo

  • @SuhaybAhmed-pj5rc
    @SuhaybAhmed-pj5rc 3 месяца назад +4

    First comment 1:19

  • @yahyeabdirahmaan680
    @yahyeabdirahmaan680 3 месяца назад +2

    Dhakhtar legend 🙌
    Eid mubark saxib ❤😊

  • @sakiaxmed-xj5rk
    @sakiaxmed-xj5rk 3 месяца назад +1

    Dhakhtarow zxp qays gadhka ya ka xiiray😂

  • @AzmariFTIIINSHE
    @AzmariFTIIINSHE 3 месяца назад

    Great men walk forward bro ❤🙏🏻

  • @Abdirahmaanmohamethhasan
    @Abdirahmaanmohamethhasan 3 месяца назад +1

    Alla wll ku so celiya zxp

  • @CaaneCabe-u5v
    @CaaneCabe-u5v 3 месяца назад +1

    Walalow muslin iskadhig waxan marabno madadaalo

  • @FarahAbdulahi-ps6en
    @FarahAbdulahi-ps6en 3 месяца назад +1

    Mawel the lagen wlhy

  • @nagad-nalka3690
    @nagad-nalka3690 3 месяца назад

    Masha Allah wad iga qoslisen 😂

  • @hafsaothman4798
    @hafsaothman4798 3 месяца назад

    game kan sidii loogu tala galay umaydun ciyarin guys sulaha xadida comedy gana ka reeba

  • @AmalAhmed275Ahmed-ft6rs
    @AmalAhmed275Ahmed-ft6rs 3 месяца назад +1

    Part2 mawliidna hasoo ilaawina 😂😂

  • @HassanNoor-zg6sq
    @HassanNoor-zg6sq 3 месяца назад +1

    Part 2

  • @hamdaapdirahman9624
    @hamdaapdirahman9624 3 месяца назад

    Laba jeer buu mawel shegay waxa ku dhaggsan 😅

  • @Muunisa-q6v
    @Muunisa-q6v 3 месяца назад

    GAME waad na nacsiisen walahi wamaxay soo dawada marka sida u ciyara

  • @FarahAbdulahi-ps6en
    @FarahAbdulahi-ps6en 3 месяца назад

    Alx haddu mawel mesha kuso muqday malmihi hore frxd kuma dawan jirin

  • @Mahamettttt
    @Mahamettttt 3 месяца назад +6

    Dhakhtar is the best RUclipsr ❤🎉

  • @nafisaadan8455
    @nafisaadan8455 3 месяца назад

    Qays wuu khiyaamiyey waa Lo sheegy 😂

  • @Hushmo
    @Hushmo 3 месяца назад

    Hadii qosol qof dilo mantan u dhiman gaaray😂😂😂

  • @safiajama1303
    @safiajama1303 3 месяца назад

    Roun 3 qays banbada waa loo sheegay ninka camarada u sheegay waa idin khiyaameyey😂

  • @hannadaadey9687
    @hannadaadey9687 3 месяца назад +1

    Nin buu awr dhahay

  • @abdinajib1148
    @abdinajib1148 3 месяца назад

    Qayska wakusalamay

  • @naemoapdulahihaji-cy5rb
    @naemoapdulahihaji-cy5rb 3 месяца назад

    niyad same waad iskugu tagteen se anagaa la jira waa guuleystaha❤😂😂

  • @gudonguleid
    @gudonguleid 3 месяца назад

    Tartan suugaana soo samee maahmaahyiyo wx , somaaligeena soo tijaabi

  • @Hanan..909
    @Hanan..909 3 месяца назад

    Maaweel dartii u dawadey muqaalkan ❤

  • @sundusyasin2858
    @sundusyasin2858 3 месяца назад +1

    Horo u soco bro ❤❤

  • @NimcoMaxamed-g3t
    @NimcoMaxamed-g3t 3 месяца назад

    Hhh qays banbada waa loo sheegayaaa 00 q0f baa ku leh waa baanbo kadib waalagu qabtaa wuuna iskabeeya 😂😂eysanaaa wr KHaain nimaDa iskadaaa😂😂

  • @hoodoismail-o6n
    @hoodoismail-o6n 3 месяца назад

    Maweeelksi mid maaha😂😂😂

  • @ClahiMaxamed-ml5md
    @ClahiMaxamed-ml5md 3 месяца назад

    Maaweel is not easy

  • @niciimacilmi-4597
    @niciimacilmi-4597 3 месяца назад

    war niinka mawel haidnku jiiro mar walba waa shiidii waa fani walhi

  • @safiajama1303
    @safiajama1303 3 месяца назад

    Qays jooji dheh qishka soo badiyoo

  • @AyanAbdirahman-m5g
    @AyanAbdirahman-m5g 3 месяца назад

    Qays waxad ku dhajisy ba timihiz qarinay😅

  • @HanaMohomed-sl3wp
    @HanaMohomed-sl3wp 3 месяца назад

    Meel uu maweel jogo qosolka wayimaysid 😂 nio dhakhtarow ninka soqabo markle😂

  • @caaliyacabdijaamac8461
    @caaliyacabdijaamac8461 3 месяца назад +1

    Ina sugayy caml ugusoo ordey😂😂😂

  • @maariyaMuhmed-qo6jq
    @maariyaMuhmed-qo6jq 3 месяца назад

    Ma u sheegteen ma usheegteen dhakhtar Wuu shidanyee ma usheegteen

  • @BarwaqoIbrahim-pq1mq
    @BarwaqoIbrahim-pq1mq 3 месяца назад +1

    Wakusoduceyey wll

  • @amyracqr9604
    @amyracqr9604 3 месяца назад

    Part two sida ugu dhakhsaha badan 😂😂

  • @Selma_khatterr
    @Selma_khatterr 3 месяца назад

    Su’aasha si saxa uga jawaaba teda kle wixi laydin waydiiyo uun ka jawaaba hawada hadlinee

  • @FivePerson-mj8fw
    @FivePerson-mj8fw 3 месяца назад

    😂ala qays walo shegayey bomb khiyamole wlhi mid ciyalki hore inala fadhiya qadadkana indho ku leh kulaha naga bendhe qaysow 15.9

  • @KoosHassan-f2v
    @KoosHassan-f2v 3 месяца назад

    Qays waa istus maweel part 2 haka imaanin qays ka kaalay😂😂

  • @SidiiqhazzanJounair
    @SidiiqhazzanJounair 3 месяца назад

    Maaweel is back❤

  • @NuuraIbrahim-eh1dt
    @NuuraIbrahim-eh1dt 3 месяца назад

    Dadka❤😂😂 qays wali😅😅😅

  • @aminamohamed9010
    @aminamohamed9010 3 месяца назад

    Maweel welcome back

  • @cabdikariimalviz1608
    @cabdikariimalviz1608 3 месяца назад

    Sowkan ayser madhax noqoti 😅

  • @hanadali
    @hanadali 3 месяца назад

    Waa wixii timaha ka dadiyey kulaha 😂😂👌

  • @sagalsalah4182
    @sagalsalah4182 2 месяца назад

    Maweeeel is comedian man😂

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 3 месяца назад +3

    *MAAWEEL* 😂😂😂

  • @Baarcadsa
    @Baarcadsa 3 месяца назад

    Qays wali sheegay

  • @FathiyaYakub
    @FathiyaYakub 3 месяца назад

    Qays waa qosoliyaa caadiya wallahi 😂😂😂

  • @abdiazizjama9082
    @abdiazizjama9082 3 месяца назад

    Qays cheated man, The camera man told him the answer 😂😂

  • @ayanlejr1854
    @ayanlejr1854 3 месяца назад

    Wlhi waa challenge qosol badan naso badi wLo dhakhtarow

  • @foosiyamaxamed453
    @foosiyamaxamed453 3 месяца назад

    Two soo samey😂😂maweel haso ilaabin😂😂

  • @Sumaya-yq6ml
    @Sumaya-yq6ml 3 месяца назад

    Qays iyo maweel gartaye ka kale waayo