Aamina faarax & Xabiiba cabdilaahi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 май 2020
  • Aamina faarax & Xabiiba cabdilaahi
    djibouti, jabuuti, somali
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 13

  • @ainanyacinovic1506
    @ainanyacinovic1506 4 года назад +5

    Wehel male adunyadu hadu waaxid nolaan wacanow rasulkiyo scw wali kama dhaqaaqeen ...warun wehel male aduunyo oo adiguba nagama tagteen o nagama ad maqnateen xabiibay bal se arinku sidaa u u kaduwanyahay halkii intii kahoreeysay mareen ayad martay adiguno aloww ku naxariiso adiga iyo somali intii dhimatay iyo umada islaan ka ah 😢😢😢😢😢

  • @ainanyacinovic1506
    @ainanyacinovic1506 4 года назад +4

    Wana midhihii iyo hadaladii abdirahman Ibrahim sulemaan gadhle sida an filaayo alaha u naxariisto isagana. .riwayadan magaceda maxasuusto lakiin waa hore an yaraa aya ladhigay kooxda gacan macaan ayay ahaayeyn maanta hadii latiriyo dadkii matalaayay iyo misishinkaba 5qof ma dhafaan inta hada nool xataa xabiba o udambeysay alaha u naxariisto dhamaantod janadisi alaha siyoo amiin amiin amiin 😢😢😢. Waxan ka xusi kara hada nool fananiinta
    Cabdi nuur alaale
    C/Man cabdilahi
    Fuaad axmed
    Amina farax
    Mardiya saciid
    Alaha xafido. .....

  • @ainanyacinovic1506
    @ainanyacinovic1506 4 года назад +4

    Masha Allah ..jibuti tv Wad mahadsantahay sxb hestan wan doondoni jiray mar uun inay sogasho maanta ayan helay mmmmmm😋😋😋😋😋 Amina farax wabar iyo xabiba cabdilahi saxib riwayada soohel wan ku salamay sxb

  • @hiilfaneedyoutube8340
    @hiilfaneedyoutube8340 3 года назад +3

    ■Waa ereyadii Xasan Cilmi Diiriye.
    ■Laxanka waa Cabdiraxmaan Cali Xirsi.
    ■Codkana waa Xabiiba cabdilaahi Iyo
    Aamina faarax wabar.

  • @dekowshafi9783
    @dekowshafi9783 3 года назад +2

    Alle ha unaxariisto xabiiba 😭

  • @nandaamar9526
    @nandaamar9526 4 года назад +2

    Old is good

  • @adoursouldan5757
    @adoursouldan5757 4 года назад +1

    Xasuus geel baa lagu xergeeyaa
    Waa ximad iyo waano qof waayey qofkii uu jeclaa.

  • @hiilfaneedyoutube8340
    @hiilfaneedyoutube8340 3 года назад +1

    Galabtii aan helay heestani anoo wakhti badan arag waxay ahayd 07/05/2021 (M) 25/Ramadan/1442 (H) Galab jimce ah.

  • @djamaomar2299
    @djamaomar2299 3 года назад

    Samo lagu maa waaro
    Wax kasto wanaga ba
    Qofka loogu shuubay weel
    Mar uu wayeey aya jira
    Waa hees xasuus mudaan waxaa sameyaye abwaan kii weyenaa Ibrahim gadhle allaha naxaristi janoo kaa waribiyo sakaa iyo xabibaa abdillahi anakana iyo uma islamkaa dhamanteena nokaa daba naxaristoo

    • @sultanhufane1051
      @sultanhufane1051 2 года назад +2

      Inta aad so qortay wa baydka hore Ee xabiba bilawgisi 👍👍

    • @calisomali9721
      @calisomali9721 Год назад

      Mshaa allah midho aan ubogay lkn aan jeclaan lahaa magaceeda inaan helo waa heestu madha maystirno #heestu#

    • @calisomali9721
      @calisomali9721 Год назад

      Mshaa allah midho aan ubogay lkn aan jeclaan lahaa magaceeda inaan helo waa heestu madha maystirno #heestu#