CABDINUUR ALAALE - SACAADAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 сен 2024
  • CABDINUUR ALAALE - SACAADAY
    DJIBOUTI, JABUUTI, SOMALI

Комментарии • 28

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac 5 лет назад +8

    SACAADAY ----- ho. Cabdinuur Allaale
    Erayada : waxaan ku tuhmayaa AHUN ha. Xasan Cilmi
    ''Jacayl saymo* weeyaan
    Si yar kuu haleeloo
    Intuu soorta kaa jaro
    Sumalhaad* ku geliyee
    Adaa seexanaayee
    Saranseer waxaan qabo
    Tuhun baan sad(san?) moodaa
    Saxarrada dabayshiyo
    Sanqadhaan ka didayaa
    Sida sallow ugaadhoo
    Siddeed kun iyo boqol mayl
    Adiga oo socdaal tagay
    Inaad saacad libidhaa
    Iga sooni maysoo
    Waxaan ahay sacaaday
    Surinka kaa arkaayee
    Adiguna sideed tahay
    Inna ma ila socotaa ?
    Saanqaad carruureed
    Sugi maaye caanaha
    Waalikii u soo sido
    Jeer oo la siiyee
    Salaantaa hawadiyo
    Dabayluhu sidaan baan
    Ku sabaa naftaydoo
    Weli way sawirantahay
    Halkii aan sagootiga
    Sacabbada ruxaayoo
    Siddeed kun iyo boqol mayl
    Adiga oo socdaal tagay
    Inaad saacad libidhaa
    Iga sooni maysoo
    Waxaan ahay sacaaday
    Surinka kaa arkaayee
    Adiguna sideed tahay
    Inna ma ila socotaa ?
    Intaan kuu samraayeen
    Wakhtigaa sirgacan iyo
    Dhibta sahashanaayaa
    Sebigii arriyimoo
    Saxansaxo udgoon bay
    Saadaashu sheegtoo
    Sac baa wiil dhalaayee
    safarkii dhaqaaqee
    Aniguna sugaayee
    Soo noqonba waayay
    Siddeed kun iyo boqol mayl
    Adiga oo socdaal tagay
    Inaad saacad libidhaa
    Iga sooni maysoo
    Waxaan ahay sacaaday
    Surinka kaa arkaayee
    Adiguna sideed tahay
    Inna ma ila socotaa ?
    ''
    1. Saymo : belo, dhibaato
    2. Sumalhaad : walbahaar la didid
    Cabdnuur Allaale, Ilaahow caf iyo caafimaad sii. Mahadsanid sxb.

  • @mounaismail-ali546
    @mounaismail-ali546 3 года назад +4

    Waa Heesihi Subaxa Hore Radio' ga ka socon jiray, Allow kuda Abo Abdinur Allale...

  • @abdobarreh1347
    @abdobarreh1347 5 лет назад +6

    waa hees aad iyo aad u macaan waxay kujirta heesaha xulka ah ee uu leeyahay fanaanka wayn ee reer jabuuti cabdi nuur allale waan hees mudo aad udheer jirta ila 40 sano laakiin se dadku aad iyo aad u jecelyihiin noolow abdi nour caafimaad iyo cimri dherer

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t 6 лет назад +8

    Waa hees aad u macaan iyo fanaan wayn. Salaan diirran jabuutaay from Bari-Somalia

  • @souleimandahirgod8504
    @souleimandahirgod8504 4 месяца назад +1

    ABDI NUUR ALAALEH LE PLUS GRAND CHANTEUR DES ANNÉES 80.
    JE SUIS NOSTALGIQUE DE CE TEMPS.
    VIVE MON PEUPLE !!!!!!

  • @mahamouddaoud1365
    @mahamouddaoud1365 Год назад +1

    Saxansaxo udgoonbay saadashu sheegto sacbaa wsyl dhalaaye . Waa hees qaaliya . Xiisaheedu madhamado .mahadsanid cabdi nuur

  • @MohammedAli-tf4sy
    @MohammedAli-tf4sy 2 года назад +3

    Great man

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 3 года назад +3

    Nice song Allah ya khaliik zxb hassanow.
    Heestan waxan u hibaynaya walashay Sacaada Cilmi cali

  • @hassanaref2531
    @hassanaref2531 5 лет назад +3

    Ax yaa fanaan jira Cabdi nuur alaale heesa caan baxay

  • @mohamedgeele8629
    @mohamedgeele8629 4 года назад +2

    waa erayadii ahmed hussien jijigawi

  • @ramadanmusse4457
    @ramadanmusse4457 6 лет назад +5

    Sxb mahad saniid mudo ayan radin jiray heestan

  • @ainanyacinovic1506
    @ainanyacinovic1506 6 лет назад +3

    Aheeeey ::: fanankaya abdi nour allaha ku xaafido ::heestan yarantaydi an jeclaa... sxb nolada

  • @abdikujireh3755
    @abdikujireh3755 6 лет назад +4

    waa hees ad u macan abdi nour waa fanan jiira

  • @souleimandahirgod8504
    @souleimandahirgod8504 11 месяцев назад +1

    8 kun iyo 100 mayll adiga oo socdaal tagay

  • @AdamIbrahim-hh4tt
    @AdamIbrahim-hh4tt 2 месяца назад

    Allaha u naxaristo
    Hassan elmi

  • @bazdaz1291
    @bazdaz1291 5 лет назад +2

    Cabdinuur Fabian aad IyO aad uu weyn

  • @abdifarid1680
    @abdifarid1680 5 лет назад +2

    Vary nice Abdi nur allaaleh

  • @ibrahimahmed3701
    @ibrahimahmed3701 Год назад

    Habalyo

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e Месяц назад

    SHORTS

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e Месяц назад

    SHARE

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e Месяц назад

    LIVE

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e Месяц назад

    LIKE

  • @moustassamatar5140
    @moustassamatar5140 6 лет назад +1

    abdinuur allaleh the great Somali singer ever god bless u

  • @farolejadle5382
    @farolejadle5382 2 года назад

    Asc

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e Месяц назад

    LEGETA

  • @mahamedroblehliban9405
    @mahamedroblehliban9405 6 лет назад

    War hassan Ahmed studio gorma magac laga badley