Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena Part 23 "Fikradii Nimco Jookar.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 авг 2024
  • Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena Part 23 "Fikradii Nimco Jookar.
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 288

  • @princessdagan6015
    @princessdagan6015 5 лет назад +120

    Xiligaa seexan lahaa baa soo deeseen 😢
    Salaada subax alle hanaga aqbalo aamiin🤲🏻

  • @hormuudkiitogdheer5143
    @hormuudkiitogdheer5143 5 лет назад +91

    yaaa tageera niciima hala idin arko intii tageerta pleas like isaara

  • @kiinabdinoor9777
    @kiinabdinoor9777 5 лет назад +123

    Inta u xiistay malmaha noloshena fadlan like saar

    • @taswiirtaanqalbigajeclayst530
      @taswiirtaanqalbigajeclayst530 5 лет назад

      Maxaa loo xiisi macnaba ma lahee 🤣🤣😅😅

    • @kiinabdinoor9777
      @kiinabdinoor9777 5 лет назад +2

      @@taswiirtaanqalbigajeclayst530su'aal hdey xiiso laheen intaa video ga Furtay hadana ilaa community ga mxaa u soo soctay

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 лет назад

      @@kiinabdinoor9777 kkk suaal fiican xbt iso boqo chanalkena fadlan subcribe saar 💕💕💕💕

    • @kiinabdinoor9777
      @kiinabdinoor9777 5 лет назад

      @@HooyoFartuun qurux wa kuu sarey welcome

    • @taswiirtaanqalbigajeclayst530
      @taswiirtaanqalbigajeclayst530 5 лет назад +1

      Adigoo miidhan oo bilaa caqli ah ayaa u xisay but aniga bilaa macni ayay ii tahay waxaad tidhi waad daawatay taas xorbaan u ahay it's not your business

  • @Hed78
    @Hed78 5 лет назад +99

    ku sali nabiga wll hadad aragto scw scw

  • @Banjuu432
    @Banjuu432 5 лет назад +63

    Cabaayada nimco jookar hadaa ka heshay like ta dhac igu sii

  • @kingazlamahmedanaani4232
    @kingazlamahmedanaani4232 5 лет назад +26

    Abti liiban waslad inta u xiiste like saar👇

  • @mustafecabdihaybe4537
    @mustafecabdihaybe4537 5 лет назад +97

    Inta jecel rasuulka (csw) like saar

  • @YT-MAQUUSTE
    @YT-MAQUUSTE 5 лет назад +159

    Riyo Kastoo leedahay rabbi haku rumeeyo wll❤😢 #SUBSCRIBE Dhac Dhac igu sii lacag ma ahane❤😭😭😭 ifkaa lagu yahay walaal😢

  • @nasiibbadanmohamed5291
    @nasiibbadanmohamed5291 5 лет назад +18

    Wn uxiisay Riwayadan
    Hamigaga &riyadada Allah Ku rumeyo wlo
    like saara

  • @ilovemymomilovemymom9825
    @ilovemymomilovemymom9825 5 лет назад +33

    Www inta uxistay like ta isar ❤️😂😂😂

  • @mamustvpro6492
    @mamustvpro6492 5 лет назад +14

    Ruwaayahada somalida waxaanbku nacay waqti la iloobay qaybtii hore a tan kale so galshaan

  • @shamsoqueen488
    @shamsoqueen488 4 года назад +3

    Irsaqadahaa isbaraa kaaga dhig kulahaa😂😂😂 ilaahow irsaqadaa hanagaa xirin😭😭

  • @daalacoofficial6369
    @daalacoofficial6369 5 лет назад +11

    Ku teh armuu meel walba shutdown ka dhigaa 🤣🤣🤣

  • @yurubbashiirjamac7460
    @yurubbashiirjamac7460 3 года назад

    Wax kasto macan quranka ka macan badan

  • @adoontiiilaahey744
    @adoontiiilaahey744 5 лет назад +2

    Naasir dheere wlhi funny inaba caadi maaha horay usocda team maalmihii nolosheena

  • @Striving_Muslimah123
    @Striving_Muslimah123 2 года назад +1

    Reer daba adaag🤣🤣🤣🤣🤣😂

  • @canabsamatar365
    @canabsamatar365 5 лет назад +4

    Jokar wa gabar qalbi furan mansha allah

  • @quruxsanhennanbeauty3764
    @quruxsanhennanbeauty3764 5 лет назад +23

    Barashada cilaanka hadaa jeceshahay soo boqo channelkyga o subscribe i saar plz🙏🙏

  • @muniiroxusen5620
    @muniiroxusen5620 5 лет назад +7

    Hhhh heer daba adag iyo jamamurta😁😁🤣

  • @naadiya8157
    @naadiya8157 5 лет назад +9

    Naciimo jookar cod ledahy wllhi kkk

  • @yusufahmed4988
    @yusufahmed4988 5 лет назад +1

    Scw nimco waa matashay masha alah.

  • @niciimomohamedabdulle8557
    @niciimomohamedabdulle8557 5 лет назад +3

    Naciimo jokar so funny allaah keep you so long life which end happens and good health

  • @nabiilgoets3152
    @nabiilgoets3152 5 лет назад +10

    Like iyo commentiga reer daba adag iska leh 🤣💯💯

  • @fatimaabdiwali6751
    @fatimaabdiwali6751 5 лет назад +1

    Shiikha farihiisa iyo wejigiisa ismalahan gacmo buurbuuran iyo weji qalalan

  • @gabadhaisjecel5930
    @gabadhaisjecel5930 5 лет назад +8

    Hhhhhhhhhhh garaac walahi reer daba adak sidee wax uugu sheegi karaa keep going

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 лет назад

      Gabdha xbt iso boqo chanalkena fadlan subcribe saar ❤❤❤❤

  • @sabrinmohamed9423
    @sabrinmohamed9423 5 лет назад +9

    2 person

  • @Cwscly
    @Cwscly 5 лет назад +6

    Gacanta jaban ee lakabay ayuu dhaqdhaqaajinayaa fashil 😂

  • @aminadaganhared5475
    @aminadaganhared5475 5 лет назад +3

    Nimca Qurux idiga iyo bud laduul wan idin xiisee xagayd ka baxdeen saxibey wan idin jclhy runtii ❤❤❤❤

  • @cusmaancabdi5846
    @cusmaancabdi5846 3 года назад

    Dadka ruwaayadaha ku sameeyo America waxaan ufahmay iney yihiin kuwa guul wax ku ool ah ka keeni waayey nolosha caadiga ah.

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 5 лет назад +2

    Naciimo jookar umadeena ma aha shut down ka dhig ninkaan ku lahaa 😂😂😂
    Irsaaqadaha isbaaro kaga dhig 😂😂😂😂

  • @abdihakinmahmudabdalle8704
    @abdihakinmahmudabdalle8704 5 лет назад +23

    War walaalayaalow subscribe ii saara runtii waa iga dhab mahadbadan haydinka gaarto

  • @abdowolowq2596
    @abdowolowq2596 5 лет назад +1

    Walahi waa idiin xiisnay bogaha bulshada saduga hadashaan Dad badan ayaa hurdada ka kacaya ismooda inan la igeyn hore usocda walahi waan idinku faana

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 лет назад

      Abdow walalkey qaaliga iso boqo chanalkayga fadlan subcribe saar 💓❤💕💞💓❤💕💞💞

  • @bushrodaahir3572
    @bushrodaahir3572 5 лет назад +5

    TLOW Mel wlpa amu shot down ka dhiga😂😂LNDHERE JOKR😗

  • @saarayousuff8172
    @saarayousuff8172 5 лет назад

    Boolasha inaa dhuujisa rbaa kuma lhoo. 🤣🤣🤣🤣🤣🤣Nimco umadena mhn😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @yahyeabdirrahman1106
    @yahyeabdirrahman1106 5 лет назад +1

    Waad salaamantiin asxaabta maalmaha nolosheena fadlan filmka todobaadle ka dhiga waad mahadsan tihiin

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 лет назад

      Yahye walalkey qaaliga iso boqo chanalkayga fadlan subcribe saar 💓❤💕💞💓❤💞💞💕💕

  • @beerlulainahassan1744
    @beerlulainahassan1744 5 лет назад +1

    Meel kasto shut down ka dhiiga ayan dhaha kula kula ah 😂😂Naiimco joker naag Nool😂😂😂

  • @Osman-xulbaale
    @Osman-xulbaale 5 лет назад +4

    Illahow dumarka noocana raga kaqabo shutdown kadhig kulahaa asagoo dhanba dami

  • @muhiimlovemuhiimlove6359
    @muhiimlovemuhiimlove6359 5 лет назад +4

    Reer daba adag wax kle 😂😂😂😂😂

  • @somaliqueen829
    @somaliqueen829 5 лет назад +1

    Alla manooli 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fadumohassan6308
    @fadumohassan6308 5 лет назад

    daka baahani barigii hore suuqa ayeeyo tiguan jireen Ama kawar san kieren hada waxaa soo baxay dad tuugsanaya like iyo sheergarayn wax rayina mabixinayaan

  • @khadroh446
    @khadroh446 5 лет назад +4

    Baatiga kursiga maxaa loo sarey plc mesha iska gurxii

  • @sabrinamohamed6608
    @sabrinamohamed6608 5 лет назад +1

    Sheekh damiye🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @siyoriinawacan6661
    @siyoriinawacan6661 5 лет назад +1

    Hhhhh Soo hoobta kuyeh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😋😋😋🤣🤣🤣🤣🤣🤣😋😋🤣😋😋😋🤣😋😋😋😋😋🤣😋🤣🤣😋😋🤣😋😋😋😋🤣🤣😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋🤣🤣😋🤣🤣🤣🤣

  • @moha143
    @moha143 5 лет назад

    Wllhi live ayan u arkey ninkan camal. Nin reer seedigii caya markasta hadana nolashisa dhana ku tirsantahay reer sidigisa.

  • @nadranuura2952
    @nadranuura2952 5 лет назад +14

    bud laduul iyo dhag balar laba qofoon second hishiis ahan karin😂😂😂😂😂

  • @jihanjamal3564
    @jihanjamal3564 5 лет назад +1

    Mute gali share gareya ayuu naga badiye kkkkkkk 😂 asago jamamurta ayuu reer daba adag caynaya kawaran 😂

  • @user-lb6th5pk5y
    @user-lb6th5pk5y 5 лет назад +1

    M.a naciima hory usoco wan kutaageeraa wllo

  • @dajiyadeeka8523
    @dajiyadeeka8523 4 года назад

    Nasir dheere wa qosol midhan wlhi kal iyo laab

  • @qqqqqq2863
    @qqqqqq2863 4 года назад

    Waamaxy shalmada shiidka emesha lagugoglay hahahahahahah

  • @queensuuban7477
    @queensuuban7477 5 лет назад +1

    Sau sugaye wadale❤️😇🥰

  • @ikhlaas-9678
    @ikhlaas-9678 5 лет назад +3

    Kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkk waxanku qosley aabahy iyo hoyadey isaga isku madiideyay

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 лет назад

      Ikhlas xbt iso boqo chanalkayga fadlan subcribe saar ❤❤❤

  • @goolaangodgal3157
    @goolaangodgal3157 5 лет назад +3

    Maalmihii nolosheena ❤❤❤

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 года назад

    Qamamurta reer daba jilec soqabta👐😊😍😋😋😋

  • @salmanlibanmohamed3798
    @salmanlibanmohamed3798 5 лет назад +7

    1 persona

    • @kiinabdinoor9777
      @kiinabdinoor9777 5 лет назад +1

      Inaa ka so hormaraa rabey waa iga so dheereysay

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 лет назад

      Salma xbt iso boqo chanalkayga fadlan subcribe saar 💓💓❤💓

  • @aayatiinsaid1629
    @aayatiinsaid1629 5 лет назад +4

    3 person

  • @LAQAAYE
    @LAQAAYE 5 лет назад +6

    Soo dhacyeey
    soo Yaaacaaay😅😅😅😂😂

  • @ifraaxgarane8143
    @ifraaxgarane8143 5 лет назад +1

    Ala maxan uhisay ruwayadan nimcoy ii nolow mcnto❤❤❤

  • @somalijacayel8035
    @somalijacayel8035 5 лет назад +3

    Kkkkkk qosolki adunka yaa ila qoslaye

  • @hodanabdinasir1745
    @hodanabdinasir1745 5 лет назад +1

    W🤣🤣🤣 wlhi kal iyo laab uqoslay naciimo qaabkey ufiirisay computerka sidey ukala ceyrisay

  • @abdulrahmanhariri8594
    @abdulrahmanhariri8594 4 года назад +1

    Reer Daba Addag 😀

  • @shukriabdullahshermarke1693
    @shukriabdullahshermarke1693 4 года назад

    Wwwwwww qosolkii aduunkaaa nicmo 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 5 лет назад +3

    War ayaanta maxaa nalo ilooway waan idiin xanaaq sanahay 😫😞😡 mardanbe hanaga so daahinina

  • @fadumogobaad3106
    @fadumogobaad3106 5 лет назад +4

    Mute geli kkkkk🤣🤣🤣🤣🤣

  • @kiingaafaa8789
    @kiingaafaa8789 5 лет назад +1

    hhhhh Sheekh damiye😁😁😁😁😁😁

  • @ikhlaas-9678
    @ikhlaas-9678 5 лет назад +2

    Kkkkkk kan shiine culey ayuu no matalayaa

  • @sahramohamed213
    @sahramohamed213 5 лет назад +2

    Hhhhhhhhhhhhh waa ruwayadan waxaqiiiq

  • @mariaabdi6265
    @mariaabdi6265 5 лет назад +5

    Maxan idin xisny wlh shekadan zaid an u gahelny markan arky wan farxy

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 лет назад

      Maria xbt iso boqo chanalkena fadlan subcribe saar 💕💕💕

  • @hamzaabdiazez3070
    @hamzaabdiazez3070 5 лет назад +1

    ruwaayqdan marki hore ayeey ficned lkn hada waan nacay wyo abti liban ayaa kamaqn 😰😰😰

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 лет назад +1

      Hamza walalkay qaliga iso boqo chanalkayga fadlan subcribe like 💕💞💕💓❤💞💕💞💞💞

  • @sagalsagal852
    @sagalsagal852 5 лет назад +2

    Asc Nimco joker where have you been in this days

  • @fardusahussein3150
    @fardusahussein3150 5 лет назад +1

    Kkkk acawdu bila waa waxa adunka ka dhaca walhy

  • @hooyochannel2964
    @hooyochannel2964 5 лет назад

    Kkkkkkkkkkkkkk wale jookar war bay keentay ninka bakooraad ka daa waxa aduunkii walay waa shekh beenalayaashaan si fican baan u matashay naciima jookar

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 лет назад

    Kkkkkkkkkkkkkkk very very funny 😁 shares share share share kkkkkk

  • @abdifamiliesismyfavorites4834
    @abdifamiliesismyfavorites4834 5 лет назад +2

    Shekada shutdown ka Minnesota waa ka jirtaa sheakh aaaa 🤣🤣🤣

    • @64yearsago59
      @64yearsago59 5 лет назад +1

      Oo markaa raga miyaa la sixrayaa bal ii faahfaahi

    • @abdifamiliesismyfavorites4834
      @abdifamiliesismyfavorites4834 5 лет назад +1

      Zaxarla Ceebla maxaa kale hee waan maqlay shekadaan ninka I jeclaysii iyo igu soo jeedi imaanka allaha ku sugo dadka waxaas aaminay

    • @64yearsago59
      @64yearsago59 5 лет назад +2

      @@abdifamiliesismyfavorites4834 oo ilayn meeshu waa meel ba.day oo cabsidii eebe lagu ilaaway. Oo hadaa inaadeer somaalidu maxay trump ku haystaan iyagaaba ka liidanine oo falalkii gaalnimada ahaa sameynayee😯😯😯😯😯😯

  • @iqrosudimohamed7433
    @iqrosudimohamed7433 5 лет назад

    Dadkii guuray soo laabteyn maalmahii nolasheyna kal iyo laab idunku xiisnay billaahi

  • @abdirazak8672
    @abdirazak8672 5 лет назад +3

    Mansha allah keep going xogmaal media lakin waa naga daahdeen

  • @bahjamohamedjama9250
    @bahjamohamedjama9250 4 года назад

    best Ruwayad yaaqey

  • @saabiriinacadeybintuabdica455
    @saabiriinacadeybintuabdica455 5 лет назад

    Reer dabaadag nagarabe qanjeraley nogasar😋😋😋😋😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @gabadhashidan9160
    @gabadhashidan9160 5 лет назад +1

    reer daba gad yala dhaha 😂😂😂😂😂😂

  • @swtyhaajara7478
    @swtyhaajara7478 5 лет назад +2

    Dabada laga gal xey tahay waxa dabada adag

  • @ismaaiilismaaiil4237
    @ismaaiilismaaiil4237 3 года назад

    Horey u soco abayo qaali ah

  • @munaosman2396
    @munaosman2396 5 лет назад +3

    Maxanooga gala goyseen horta dhahbalareey ruwayada hanaga jarjarin yaqeee

  • @alimataanstudios4485
    @alimataanstudios4485 5 лет назад

    Xoogmaal Media channelkiisa aad buu u fiicanyahay waxuuna ugu dhaliyay in aan tv channelkeega furtu oo aan arimaha dhalinyarada iyo bulshadeena America ka heysta aan kahadlo. fadlan taabta oo riixa subscribka iyo likeka.

  • @mahatabdikarim9039
    @mahatabdikarim9039 5 лет назад

    Baakorat aaaah kkkkk OMG day balaarey you went too far thz tym.....

  • @ilovemymomilovemymom9825
    @ilovemymomilovemymom9825 5 лет назад +2

    😂😂😂😂😂 qosol iguma harin rer daba adag.muuxu yire xito luga dher kulaha 😂😂😂

  • @mazbel.114musse9
    @mazbel.114musse9 5 лет назад

    Laankada dheer na tus hee😂😂😂😂😂😂😜😜😜😜

  • @ahmedawil2875
    @ahmedawil2875 5 лет назад +4

    Looks good but somebody translate please

    • @hawaabdi2858
      @hawaabdi2858 5 лет назад +2

      Vladimir Putin
      Mr dameer this is call days of our life and they're bragging about their tribes as a usual somali people

    • @ahmedawil2875
      @ahmedawil2875 5 лет назад

      Oh ok thank you 🙏🏽 but why Somali people still on tripe shit specially 2019 🧠🔨

    • @qaalidahir2716
      @qaalidahir2716 5 лет назад

      it's just intertain drama

    • @fadumoyosephmohamed982
      @fadumoyosephmohamed982 5 лет назад

      @@ahmedawil2875 😁😂🤣😁🤣😂 somali dhib badana magaca ruushka madaxwenihisa mano isticmaalesan adinka iska dhigayo Vladimir maba isticmaalo media waryaa iscadee

    • @fadumoyosephmohamed982
      @fadumoyosephmohamed982 5 лет назад

      @@qaalidahir2716 ala daacadsanida ninkas ma ahan qofkan waa somali magaca wato

  • @monahashi8068
    @monahashi8068 5 лет назад

    Nimcoy quruxey hore soco sister

  • @safiamoha402
    @safiamoha402 5 лет назад +2

    Reerku mxaa dabada adkeeyay 😂😂😂👊🏻

  • @bbcone1325
    @bbcone1325 5 лет назад +2

    Asc nimcooy bart 23 sow poor waaye madaama aan ahay suboortigaaga karaali gali suboortigaaga plz lu sis thanka♥️♥️

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 лет назад +2

      Bbc walalkey qaaliga iso boqo chanalkayga fadlan subcribe saar💓💕💞❤💞❤💞💞

    • @bbcone1325
      @bbcone1325 5 лет назад +1

      @@HooyoFartuun Ok wlshy qaali ilAh hakuxafido amiin yrb ciidwanaagsan you and fml♥️♥️

  • @MohamedHGelle
    @MohamedHGelle 5 лет назад +1

    Waa daaLnaY sidaa usugeenaY

  • @ansalabdillahicali3225
    @ansalabdillahicali3225 5 лет назад +1

    Www wan sugila la aa

  • @salmaanwalloore6524
    @salmaanwalloore6524 5 лет назад

    Hhhhhhh Ruwayad qosol badan waaye wlha

  • @kaltunsheikhmahamed3088
    @kaltunsheikhmahamed3088 4 года назад

    Nin liv kujiro naagtisa garacday cadimaha

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 5 лет назад +2

    Qabiil qosol igu dilay naagta kaliya oo qabiilo isqabtay galmo ugu garnaqday ayaan ahay gartaad kuwareertan ikeena aniga kala saariye laftayda faiida igu jirte✅👌😜😃🤗😂😂😂😂

  • @UmuAisha642
    @UmuAisha642 5 лет назад

    Anoo fiirsan aan like kusii qabtay wuuuw

  • @liinasame6144
    @liinasame6144 5 лет назад +1

    shoortiga cas maaa sarba kuhaya

  • @asmaabdo2323
    @asmaabdo2323 5 лет назад

    fadhiga diraca maxaad usaarteen hhhhhh maku ilawdeen hhh

  • @sumuli.
    @sumuli. 4 года назад

    Ruwaayad wacyiga taagan kahadleysa

  • @ahzaaabmoha7306
    @ahzaaabmoha7306 5 лет назад +1

    Kan naazir la leyahay anaba ku dhaama jilida waligey ano anan video isku duubin jilaaba mahan kani

  • @hadiyaizmail5068
    @hadiyaizmail5068 5 лет назад +3

    Share gareya iga dhex guuxaysa🤣🤣🤣

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 лет назад

      Hadiya xbt iso boqo chanalkena subcribe saar fadlan ❤❤❤