Villa Somalia oo wafdi qarsoodi ah ugu diraysa Itoobiya, si Abiy looga qanciyo in JL lagu duulo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 дек 2024

Комментарии • 92

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 9 дней назад +12

    Subxaana Allah. War Xassanoow, hadii ay warkan run tahay , waad ku hoogi.
    Madaxweeyne dal xukuma oo hadana ku.duuleya shacabkiisa waa musiibo.
    From Somaliland.

    • @madingakok
      @madingakok 9 дней назад

      Xaliimooy waan ku salaamay! Somali siyaasi fiyow majiraa? From sujui Somali.

  • @HRU2100
    @HRU2100 9 дней назад +16

    WUU WAASHEY XASAN SHERKH..

  • @SureerAbdifataah
    @SureerAbdifataah 9 дней назад +5

    Jubalaand guul iyo gobanimo

  • @IQ-mw6kz
    @IQ-mw6kz 9 дней назад +2

    Arimaha gudaha Somalia 🇸🇴 Somali ayaa leh💯💯💯.

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 9 дней назад

    Madoobe Dubaaybaa wadata xiligaan Xasan wuu ka warwareeganayaa inuu la hadlo.
    Xasan waa madaxwaynihii ugu doqon sanaaa oo ugu madax adkaa oo wadankaan soo mara. Aduun markii arintaan oo kale ay dhacdo, wasiirada way iska casilaan badankooda si dowladaa u dhacdo lakiin Soomali wasiiradeeda iyo Ra. wasaaraheeda waa shaqaalo mushaharkooda fiirsada. Ilaahaw naga soo gaar aamiin.❤🇸🇴❤️

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 9 дней назад +5

    Subxaanallaah Illaahoow Sidii Roon Oo Dant Noogu Jirto🙏🇸🇴👮👮‍♂️

  • @Maxamed-vv8yy
    @Maxamed-vv8yy 9 дней назад +6

    Mar kasta jubland guusha leh maanta miyuu leeyhy kaalay ii hiiliya

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 дней назад +4

    xasan sheekh wuu waalanyahay dhaar baan kumari kara

  • @adamfarah1952
    @adamfarah1952 9 дней назад +4

    Odaygan habaaran jupaland buuku waashay balse inshallah guuldaro ayad dhabarka saaran doontaa 😊

    • @HilaacR
      @HilaacR 9 дней назад

      Qalbiga ka raacay axmed madoobe wuu ku salaala habeenki aaa axmeeedd

  • @MHD252
    @MHD252 9 дней назад

    Maanta waxa dib nii dhigtay waa qabyaalada iyo qabiilada
    From Djibouti

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 9 дней назад +1

    WAA FIKRADII MOORYANTA IYO XASAN MUNAAFAQ

  • @abdihafiidahmed8950
    @abdihafiidahmed8950 9 дней назад +3

    Gurguurte wuu wareeray 😂😂
    Badda kusiiyey Axmed madoobe ila qabta miyuu yiri 😂😂😂
    Ogow waa wadankii shaly aharafta looga qaaday. Gurguurte dhiig malahane dalka aanka qabano

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 9 дней назад +1

    Nin mayiike qabe waaye

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 9 дней назад +2

    Xasan shiikh wali madadbaa qabiil kudifaacaya war qufka waalan iskaqabta soomaaliyeey Toos

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 9 дней назад +1

    Hal shurood ah ay ku xirn in ay sufiican ulashaqeyso xasan sheekh abeya waa in gud ahan Egypt laga noqda heshiisi ay wada galen somaliya

  • @suadaxmad
    @suadaxmad 9 дней назад

    Soomaaliya , libaaxii africa dabadeed way baabadee kan laxda ah may is dhafiyaan

  • @nimconimco7203
    @nimconimco7203 9 дней назад +1

    Cajiiib

  • @CabdiIbrahim-u6r
    @CabdiIbrahim-u6r 9 дней назад

    😢😢😢😢😢

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 9 дней назад +2

    balaayo alle kugusalad hadaad maqasho waa xasan shiikh.soomaali goormay garan dadkii dawladooda dumiyay inay hada itoobiya dhul iyo badd siinayaan

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 9 дней назад

    Mw Xasan shekh wa khainu wadan otoobiyadi u oran jiray bada kala hadli maya wa u u ogaladay wana khayano qaran wana in xilka laga qada XASAN SHEKH O AH KHAINU WADAN

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 9 дней назад +2

    Balinay daguugtahay caqliga dooni lagasaaray wixii hore usoodaashaday yay digashanaysaaye DUGSIMALEH QABYAALADI WAXAYDUMISO MOOYAANe

  • @rbl-quran333
    @rbl-quran333 9 дней назад

    Ethiopia hadii ay ka tanaasuli weydo jubaland bada iyo joogista ciidamadeeda ayey ka tanaasuleysaa that’s the best game

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 9 дней назад +1

    Xasan garguutheh Iyo teamkisu dr Abiye Ahmed ayaa sfcn UGA guulaysty oo ay jeebka ugalen Ethiopia badacas ayey doonaysaa badcsana Somaliland ayaa leh xasan sheikh halee Ethiopia bada uga hyaa

  • @mmohamud6977
    @mmohamud6977 9 дней назад +1

    The statement from Ankara included, "For security, reliability and sustainability,are absolutely Ethiopia must have a military base in the Somali Sea," which means that it is preparing again for a different approach. So, the question that deserves to be asked is: Does Turkey want Somalia to be a brother and a friend?!!!

  • @Dalmar-r6g
    @Dalmar-r6g 9 дней назад

    Hadaad qabiil ka bixi weydeen waxaan leeyahay, etoobiya ha na qabsato!!!!! 😊

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy64 9 дней назад +1

    Nio wadanka waa wadan la haystaa axmed madoobe Waxaraba mesha inay ka saran mahan xasan shiikh ee waa cia mareekan wax fahma somaliyey

  • @Ismaaciildaahir-r7t
    @Ismaaciildaahir-r7t 9 дней назад +2

    Hishiislii somalia iyo ethopia dano shaqsi ma dhaafsiisanayn

  • @aavmusicchannel2216
    @aavmusicchannel2216 9 дней назад

    xog ogaal✌️🙏

  • @fouzan1244
    @fouzan1244 9 дней назад

    Waa arin ceeb ku ah dowladnimada Somalia haday arintaan dhacdo

  • @mireysali
    @mireysali 9 дней назад

    Somaliya waaa jabtay Markey xasan doorteen

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 дней назад +4

    sayd Axmed madoobe guuleyso jubland hanoolato oo xasan mooryan hadho

  • @NastehoBadri
    @NastehoBadri 9 дней назад

    Madhacayso bad somaliyed itovoya cag maso dhigi karan hakudalin xasanow

  • @mohamedSomali.
    @mohamedSomali. 9 дней назад

    Somalia waxay ethiopia ka rabtaa inay arimaha gudaha kala shaqayso
    Taasaa laleeyahay hays raacdo 😢😢

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 9 дней назад

    Hassan Shikh intaas oo dhib wax loomarayaa waa xukun jacaal iyo sidii kursiga loosiijoogi lahaa. Ilaahay idinkiis damaca liita Hassan iyo Ethaipai mahergali doono

  • @Johnniedallas214
    @Johnniedallas214 8 дней назад

    Ethiopia aya imika xukunto wadanka Somalia 😡

  • @Johnniedallas214
    @Johnniedallas214 8 дней назад

    Dadki caynayay konfur galbed ku away he manta waxad tihin ADOOMO ETHIOPIA LEDAHY

  • @guuleedfaisal5530
    @guuleedfaisal5530 9 дней назад

    Maqal bay igu ahayd burburka soomaaliya koonfur buu ka bilaabmay haddase qabiilada reer kismaayo midka haysta iyo midka la abaabulaayo labada daraf markay islaayaan soo muqdashana iskuma laynayaa seddex hawiye AB,Murursade Iyo H.G
    Bal aan daawano burburka labaad ee soomaaliya ku soo wajahan
    Haddii asbuuca soo socda aanan laga keenin motion M.xasan sheikh

  • @bashka47
    @bashka47 9 дней назад +1

    Dadka axmaaro injirley wax moodaya nasab ma,aha

  • @MubYus
    @MubYus 9 дней назад

    Xamar waxaa laga xukumaa Adis Ababa,,waa iska caadi.

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 9 дней назад

    Hassan sheikh haddii uu kenya ooga tanaazulay kursigii African Union ee usharaxneeyd Marwo Fowzia si Ahmed madoobe aay kenya oogu soo qabato.
    Maantana Itoobiya aay ooga beddelaneeyso badda si ahmed madoobe loogu soo qabto.
    Gedo region Doowlada ayaa ka talineeysay 99% lkn asagaa ku wareejiyay itoobiya iyo Ahmed madoobe

  • @Huruuse-o5c
    @Huruuse-o5c 9 дней назад

    Ma madaxweyne Xasan-Xoogsade, ayaa weli laga daba caacleeyahay?! Nafeey nin ku doonay kuwaa

  • @munahassan880
    @munahassan880 9 дней назад

    Waxaa iswaydiin mudan bada ma itoobiya ayaa iskalahoo soomaaliya ayaa waxkirsysanaysa itoobiya ayay aheed in ay iyada muqdisho timaado ileen iyadaa wax rabtee dalkaan godbuu kudhacay dadbaahan iyo kuwo wax magarato ah ayaa kataliya allaha noo gargaaro

  • @halbowle0187
    @halbowle0187 9 дней назад

    Yaa dhaha ka jooga ethopia oo sidaad ogeyd loo tusiyey xumaan oo la bahdiley waxaa xaqiiqo ah dadka ugu taga addis iyagoo magaca dowlada xasan sheekh wato in la soo wasi doono oo fikimaan galmo laga soo duubi doono ama rag ha ahaadaan ama dumar war la joogo ceebtiina ha doonanina

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 дней назад

    jubaland maleeshiyadka mooryanta xasan soo wado cagta mariya oo midh haka reebina

  • @ShucaybxasanIbnujidaal
    @ShucaybxasanIbnujidaal 9 дней назад

    Subxaanalaah. Soomaalida maxaa ka qaldan. Maxaa u diidan inay dantooda gaarka ah iyo arimahooda gudaha ah marba madal dibadeed gaynaya?! Halkii ay iyagu xalisan lahaayeen ismaan dhaaf yada dhexdooda ah. Bal aan Aragno meeshay ku danbayso

  • @abdinuraden968
    @abdinuraden968 9 дней назад

    Wax lagu gorgortamayo waa uun dhulsoomaaliyeed Bad iyo Barri.
    Nasiib darro!!
    Ducfiga hogaaka Soomaalida!

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 дней назад

    hada ogeyden sheekh kusheeg isaaqa oo masaajid dhexdis ninkale oo asaagisa hoostisa tiltilmaamayay waxay mareysa inay fagaaraha kusameyan qomuludnimo oo maxabiis faro xumeyan toos

  • @nimcaancabdi6505
    @nimcaancabdi6505 9 дней назад

    Khalaas oo khallaas war heedhe xageed aaadnay wali waan lun sanahay😊

  • @anasaxmedmacalin5387
    @anasaxmedmacalin5387 9 дней назад

    Oday xasan sheekh melkasta ka dagnaa itobiya wa cadow miyaa intoobiyadii uu sidas lahaa manta wafdi utugsi tagaya u diriya nasib xuma dalkena 🤔😡

  • @XaliimoMuuse-n8r
    @XaliimoMuuse-n8r 9 дней назад

    Walee xasan dhiiqo iyo kooxdiisa meesha ay uwadaan somaaliya waa muuqataah waa burbur iyo kala tag aqli xumida xasan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 дней назад

    reer ssc waxa isaaq xasuuqayan xasan sheekh ba madaxweyne noo ah ee soomaliyed wa isaaq iyo dhashoodaba laso afjaro wayo gooni goosad keliya maaha ee wa daaliim mujrimina

  • @Hsn1224
    @Hsn1224 9 дней назад +1

    Xasan waa nin selfish ah oo aan dantiisa waxaan ahayn aqoon somalia oo dhanna dantisa wuu uga tanaasulikaraa hadda ethiopia oo uu iskudhiibo ayuu qaatay si axmad madoobe loogataageero

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 9 дней назад

    Horta hadii ethoipiya soo faro gashato jubooyinka Kenya yaa ka celinaayo iyaduna soo madoobe mataageerayso bilaash miyay u fadhida kismaayo caqli xumad guurguurte aa layaabanahay

  • @Maxamedqaliif37Maxamedqaliif37
    @Maxamedqaliif37Maxamedqaliif37 9 дней назад +1

    gobal baas ayaa no dumee xaqa natus walaalo is conaayo Ayaan nahee

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 дней назад

    itoobiya haday jubaland soo weerarto horta soomali oodhan ba midoobeysa oo Kenya soo hiilinaysa ee daaroodow dhicay kabaxdoba wa guul

  • @Youmumshouse
    @Youmumshouse 9 дней назад

    Odayga waa waashay bro something serious is wrong with the dude smh

  • @toddlerlearningvideos-barc4314
    @toddlerlearningvideos-barc4314 9 дней назад

    Ninkaan xasan ayuu ku qafiifay lol😅

  • @saeedmahamud8932
    @saeedmahamud8932 9 дней назад

    qorshaha villa somaliya ku dooneyso iney laba maamul ugu samayso jubbland bare hiirale Geddo lagu caleema saaro isku laynta shacabka ogaden iyo marexaan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 дней назад

    khaladka jubaland sameysay wa inay mooryaanti jabtay ay guryahodi kuceliyen ee waxay ahayd inay cagta mariyan dee wakaas dib bay uso laabten

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 дней назад

    culimada soomaliyed haday waxkale dareyn may isaaq diinta kaqabta oo waad arkaysen siday maxaabiisti inay faro xumeynayen oo qoludnimada muujistene

  • @fuaadcaraale6326
    @fuaadcaraale6326 9 дней назад

    Waxa losocdo.axmad madoowe ma ahan ee waxa la donayaa in darood dhulka la dhafiyo madaxweyne kuxigeen hawiye laga dhigo

  • @alisheikh1442
    @alisheikh1442 9 дней назад

    Xasan aadankisa ayu kolba kar hor leh uqaracanaya shale kenya aya kabiya didey oy inte isticmalen.iska turn.manta xabashi ayu naf Bide war ninku dhacifsana o siyasad xuma

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 9 дней назад

    Kuwa Ceyda qoraya aashiina ninkan wariyaha youtubekiisa in uu ushidmuu rabaa wax xaqiiq maaha

  • @yussuf4913
    @yussuf4913 9 дней назад

    Madax wayne dalkiisa magan uga ah dal kale soo wax ugub ah maha? Yaabka kale goormay Itoobiya ay gacal noqotaaba? Boogihi weli maba boogsoon e aamini ogaa!

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 дней назад

    xasan dhiigo soomalidi dulmigi iyo gardaradi ba xadhkaha goosatay oo ilaa dhukbahante lagu fiirso dir waqooyi oo iskugutagtay waxana loo dilaya soomali inkira

  • @shariifcadow853
    @shariifcadow853 9 дней назад

    Ethiopia waa cadowgeena meeye Xasan munaafaq

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w 9 дней назад

    Xassanow iscasil waxay kuu tahay sharaf dhac in Ethopia aad Ka codsato in ay kuu xaliso arimahaaga gudaha.
    Ethopia horay waxay u sheegtay in ay Somalia Ka jirin wax dowlad ah hadalkaas waa rumoobay .
    Abiy waxaa la dagaalamaya Oromo, Amhara iyo Tigre.
    Abiy waa nin adkaysi leh codsina kuma soo dirsan .
    Axmed weerar kuguma soo aha ee fulaaynimadaan maxay ahayd .

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 дней назад

    Axmed madoobe mooryanti xamar kaso duushay guriyahodi bu sifiican ugu celiyay oo iskacafiyay ee see dagaal loogu qaada mar labaad walle watii xamar kuguban lahayd dulmiga noocas

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 9 дней назад

    Waxa ninkasi uu bada u saxiixay waa culeyska ka heysta gudaha iyo inuu helo awood la burburisa maamul goboleedyada siiba juɓba land

  • @actual8106
    @actual8106 8 дней назад

    muhiimadu waa in somalia tahay failed state amxaaro isku haysta inay maamusho

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 дней назад

    isaaq iyo dir waqooyi iyo xata kuwi qaxootiga ku aha jigjiga waxay iskugu tagen dhulbahante halka daarood fiirsanayo oo soomali fiirsaneyso iyago soomali ahaan loo dilayo iyo xasan ba madaxweyne noo ah

  • @mmaxamed7154
    @mmaxamed7154 9 дней назад

    Ethiopia waxaa indho iyo dhega u ah Ogaadeen ayagaana ku haga qofka ay rabaan.
    HSM na wuxuu rabaa inu Ogaadeen la dagaalo marka yaa guulaysan doona??????

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 9 дней назад

      Ogadeen 3 wadan dego miya laga gulaysan karaa?
      Waa MAYA.

    • @AbukarMohamed-l9z
      @AbukarMohamed-l9z 9 дней назад

      Ogaadeyn waa dead gumeysi ku jiro somaliya waa laga Sara waa qashin waye

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 9 дней назад

      @AbukarMohamed-l9z Xornimo & Guumeysi adan kala aqoon malaha.
      Adgu sheeg puntland moyaane , gobol somalia kamid ah oo manta nabad ah. Gaadhigaga intaa qaadatid baadiyaha soojoogi kartid intaa dontid. Majiro waxaad kabaqysaa.
      1. Dad hunysan oo kudhibaateynayo.
      2. Shabab.
      3. Qabaa'ilo iska careysan.
      Marka ogow ogaadeenku waa bulshada keliya an qaxooti ku ahen 3dal.
      Waxay heystaan Nabad, waxay heystaan maamul, waxay hestaan Manta sharciga dalalka deriska ah madaxooda kuheshaa ileen passport Somalia wuu liitaaye.
      Ogaadeen waxy dhabarka saarteen Qowmiyadda soomaaliyeed oo dhan.
      Dadnimada inaga maqan ogaaden ba latagy waxaan leeyahy guulesta walalyaal.

    • @SharmakeAbdikadir-em5eh
      @SharmakeAbdikadir-em5eh 9 дней назад

      Waa la arkayaa inshallah after 5 bilood adiga lee ha oynin ​@@AbukarMohamed-l9z