SAALAX SANAAG | HANKAGAD QANI KU TAHAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Saalax Sanaag, Suldaan Seeraar, Xariir Axmed, Kiin Jaamac, Hodan Abdirahman, Hees shidan 2020, Heeso Cusub, Waqal studio 2020
    Saalax Sanaag
    Heesta: Hankagad Qani Ku Tahay
    Erayada: Abwaan Daaha Gaas
    Laxanka: Iskilaaji
    Music: Bulshaawi
    Camera: Liibaan Dahir & Waqal
    Directed: Anshax & Axmed Xaraf
    Editing: Waqal
    Production: Afro Waqal Furinle
    Mursal Muuse, Cabdi Hani, Anshax, Gulled Simba, Somali Music 2020, Hees Cusub 2020, waqal studio

Комментарии • 1,4 тыс.

  • @abdalajamaal
    @abdalajamaal 4 года назад +602

    Best Channel Waqal iyo Salah sanaag Fanan La wada Leeyahay Hore u soco 🏃

    • @siciidxikmaawiofficial1464
      @siciidxikmaawiofficial1464 4 года назад +3

      Abdalla jamaal Subscribta ii saaxiib ruclips.net/video/olaU7a82EkI/видео.html

    • @jimcalebarre21
      @jimcalebarre21 4 года назад +3

      ChalangiHi WayNa____😅😅🙏

    • @cayuuniqurux4584
      @cayuuniqurux4584 4 года назад +5

      Nagadaa nio somaliland baa iskaleh

    • @nimcodauud9193
      @nimcodauud9193 4 года назад +6

      Adaa lagu wada leeyhy ninkan pure Somaliland ❤

    • @jamalfaras5063
      @jamalfaras5063 4 года назад +1

      Fankiina qabyaalad ayaa laga dhigay

  • @uk_mohamed_uk
    @uk_mohamed_uk 4 года назад +1076

    Sidii sharabkii bay igu socota allow sida soo Kale quraankaga igu macanee

  • @ayanitoh8248
    @ayanitoh8248 4 года назад +191

    Salaax sanaag👏 inta daganashihisa jecel🇸🇴🇮🇷🇬🇲🇩🇯🇪🇹 shanta soomali like isaar plz

    • @Mohamet-Opderahman
      @Mohamet-Opderahman 4 года назад +2

      Sawda Hh

    • @amiinyarehassanali9620
      @amiinyarehassanali9620 4 года назад +1

      Kan somaliya mahe kulahale wa WADA islamed wan ogahay @sawda hasan dhanta zomaliyed kawada
      Lkn kuwa IRAN Ethiopia

    • @ayanitoh8248
      @ayanitoh8248 4 года назад +1

      @@amiinyarehassanali9620 kuman fahmina ma waxaad leedahey ka iiran iska reeb lkn zhp wuu imatalaa adoo og calnku utaagan yahey ee uu matalyo 🇮🇹 kan ba waan so qadan kara lkn isaga iga xiga sababtana waad garan kartaa

    • @abdiqanifarxan2165
      @abdiqanifarxan2165 4 года назад

      iran ma somalibaa io itoobiya iska sax

    • @anasmoha9175
      @anasmoha9175 4 года назад

      @sawda Calanka iiran ku walacdayaa mandhaay😂

  • @hafsaali8785
    @hafsaali8785 4 года назад +143

    Labo kun oo shilin somaliland gooran arko waxa iigu dambeysay 3 years ago 😭😢😢 saalax sanaag codkiisa macaan wllhi ❤️😪

  • @sumayahassan771
    @sumayahassan771 4 года назад +34

    Inta markee aragto inta kasaraysa niyada iska dhahda gormaa saas noqon doonta like ha ila dhaafina😥

  • @mubarigbulshaawi4679
    @mubarigbulshaawi4679 4 года назад +30

    Tolow somali maan ahayn maxaa like laygu saari waayay anba waasaraye😰😰😰😰😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 4 года назад +1016

    *_INTA RAJAYNAYSA IN MAALIN_** **_UUN HEESAHA ISKA JOOJIN DOONTA_* *LIKE HAYLA DHAFIN* 😂😂
    👇👇

  • @abdiwahidhassan6706
    @abdiwahidhassan6706 4 года назад +251

    Borama,hargeysa,berbera,burco,lascanod,sanaag waqooyiga dhamaan wan idin salaamay

    • @koofiali2835
      @koofiali2835 4 года назад +11

      Fanaanimo iyo sugaaanta somaalida somaliland ugu imo

    • @Hodan7812
      @Hodan7812 4 года назад +14

      Laga qaad from laascanod 😍

    • @siciidxikmaawiofficial1464
      @siciidxikmaawiofficial1464 4 года назад +2

      Abdi wahid Subscribta ii Saar Wll ruclips.net/video/olaU7a82EkI/видео.html

    • @munadaganmuna2711
      @munadaganmuna2711 4 года назад +9

      laga qaad from lascnood deeeqa

    • @sultanguleid8651
      @sultanguleid8651 4 года назад +7

      Laga qaaday From sool

  • @asaanyostudio1687
    @asaanyostudio1687 4 года назад +182

    Haddi ay heesto macaan tahay
    Quraanka kariim ka aya ka macan
    Like hayla dhaafin plz

  • @dhashiijigjiga5097
    @dhashiijigjiga5097 4 года назад +796

    Inta bila kabo ku daawanaysa like👇 hayla dhaafina😂😂

    • @qayseraxmed6455
      @qayseraxmed6455 4 года назад +11

      Inti iyado pila nigisa 😂

    • @farxiyoahmed5613
      @farxiyoahmed5613 4 года назад

      @@qayseraxmed6455 hhhhhhhhhh

    • @Kozaryare
      @Kozaryare 4 года назад +4

      dhashii jigjiga 🤣🤣🤣🤣 wllhi wad iga qoslisay wllo

    • @zizawiofficial555
      @zizawiofficial555 4 года назад +6

      Anoo kabo Ku dawanaya
      Ayaan kuu saaray ee
      Adna subscribe ii Saar
      Hamigaga Allah rumeeyee

    • @tocakitty1726
      @tocakitty1726 4 года назад +1

      Wooooow love it

  • @ahmedessa9869
    @ahmedessa9869 4 года назад +615

    hadad Heesta Daweneyso Adoo Gurigaga jooga LiKe hayla DhafiN Team WaqaL👋🥰❤️

  • @ubahsalahahmed9487
    @ubahsalahahmed9487 4 года назад +58

    KolaY Waaaad i zii dhaftzaYeh LiktaH Ku ziiYar DhuFoH HanaGu Gumyzaneh 😂😂😂😂SalaH SaNaaG Akhiii ku watah♥️

  • @saabirinabdi5982
    @saabirinabdi5982 4 года назад +61

    inta reer somalilnad like hayla dhafin ❤❤❤❤ wllky igu qaliya hore usoco

  • @princessemilliana4727
    @princessemilliana4727 4 года назад +44

    Duunyoy la helaa la waa dheh Hiigsiga ha yareyn dadaaalka hankaaguna yaanu wiiqmin ha noqon nacas Dani hageyse 😭😫❤💪 waqal studio Thank you 💪❤💋 saalax sanaag my fanaankeyga 😍❤

  • @barkhadcabdiaxmed4696
    @barkhadcabdiaxmed4696 4 года назад +629

    Zaalax zanaaG Taa Geero 5o like waliGaY ma gaadhine ii zar😥😥😥

  • @hamdifaarah7476
    @hamdifaarah7476 4 года назад +52

    Waa fananka keliya aqoon buuxa u leyahay eedo mcn hore u soco wilkaygi xikmad

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 4 года назад +59

    Salax sanaag fananka ugu dada yar hargaysa 🇮🇹❤

  • @hunguridhubuq3275
    @hunguridhubuq3275 4 года назад +62

    wiiLashayada reer soMaliland wlhy
    aadban ujeclahay quruxda iyo
    qaabka iyo Codkoodaba way udhasheen
    waxa ka dhashay aabahay walaalkay iyo wiilka mustaqpalka iLa wadaagi doonaba😭❤
    aadbaan idiin jeclahay walaaladayoow💚💭❤

    • @AhmedIbrahim-qd7cv
      @AhmedIbrahim-qd7cv 4 года назад +2

      ifraax somali44 allah haku sharfo walal. Waalid kaaga wanaagsan ba sifiican ku koriyay e. Meelna hanoo dhaafin walal . Anaga kugu filan kkk

    • @hunguridhubuq3275
      @hunguridhubuq3275 4 года назад +4

      @@AhmedIbrahim-qd7cv idinkaa naGa badan wlaalkayoow miyaanu idin dhaafi karnaapa❤

    • @salahabdiaziz6351
      @salahabdiaziz6351 4 года назад

      ❤️

    • @mohamedabdi-farole5780
      @mohamedabdi-farole5780 4 года назад +2

      ❤ allow hablaha yaga noo dhawr

    • @itsamouna1548
      @itsamouna1548 4 года назад +3

      ifraax somali44 ❤ Iyagaa inaga badan waaruntaaye wllhi kaliya say Inoo Ixtiraamaan Baa Tusaale Inoogu filan 😍

  • @siciidxiin4821
    @siciidxiin4821 3 года назад +5

    DaraawiishTu fanka way kuyaryihiin waxaana igu jira dhowr Fanaan oo Shidan boqortooYo weeyee dhulbahante

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 4 года назад +35

    Intaah heestan ku celcashtay like zar....salax sanag ha
    NoqoN nacas daan hagaysoh😏...

  • @fosiyomaxamed5858
    @fosiyomaxamed5858 4 года назад +241

    inta kaheshay heestan ha ila dhaafina like wllayaal😚🤗👇👌👌👍

    • @siciidxikmaawiofficial1464
      @siciidxikmaawiofficial1464 4 года назад +2

      Fosiya Subscribta ii Saar wll ruclips.net/video/olaU7a82EkI/видео.html

    • @muqbileproduction
      @muqbileproduction 4 года назад +2

      Waxaan furay channel RUclips waxaan ugu magac daray muqbile production .
      Kaasi oo aan ku soo bandhigayo muuqaalo idin xiiso galinaya.
      Meesha haygu ceebaynina
      Link waa kan ruclips.net/video/QxhI3wiaqGo/видео.html

  • @laqanali1005
    @laqanali1005 4 года назад +6

    Anigo kaliyaa commentiga kabixiya wax darawiish ah hadii aad darwiishtahay ama aad taageerto like saar 😍👋🤣 come

  • @thequeen-kn4bq
    @thequeen-kn4bq 4 года назад +12

    *Hargaysa* wa *dubia* da *somalida*
    Beautiful city❤

  • @somalijustinv435
    @somalijustinv435 4 года назад +132

    *_20 jirka hargysa joga saanu u heesa 20jirrkeena xamar jogana xasan top buume ugasha cafio_*
    😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜

    • @najaaxsouleimanaaden795
      @najaaxsouleimanaaden795 4 года назад +5

      Iminka fanankii nigisku Hargeisa ayuu imaadee😂😂😂😂😂

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 года назад +2

      @@najaaxsouleimanaaden795 fanaan ka xulka baa hargeisa jooga.

    • @abdullahimohamed8687
      @abdullahimohamed8687 4 года назад +10

      3jirka xamar joogo wuxu kor kahaaya 114 quraanka 20 jirkiinana labo ayaad xtaa iskuma aadin karo waa farqiga inoo daxeeyo anaga iyo idinka 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Geeska-p4o
      @Geeska-p4o 4 года назад

      Maskaxda ka kor landheere we are somalis

    • @mj77fth36
      @mj77fth36 4 года назад

      Abdullahi Mohamed kaa hesya xitaa quraan kuma gaadhysid nio idinka Bom 💣 aya laydinku imaada iyo qabyaalad iyo dad asker iyo shicib is wada dilaaya fuck

  • @eritreatiktok2013
    @eritreatiktok2013 4 года назад +19

    i come from eritra🇪🇷❤🇸🇴 but i love somali people❤❤❤🌹⚘⚘⚘⚘🙏🙏👍🏼👍🏻

  • @ahmedmo5810
    @ahmedmo5810 4 года назад +10

    1M markay gaadho uun like ta ii saar, inta ka horaysa iska hayso.

  • @rammohamett5168
    @rammohamett5168 Год назад +4

    insha allah heestan wan jecLahay Lkn waxaan si aad udhageyzan markaan heer gaadho insha allah ama hadafkaygu ii rumoobo insha allah allow ii aqbal

  • @somayaaxmed8162
    @somayaaxmed8162 4 года назад +9

    Waa hees dagan OO aad umacaan music iyo laxanka ereyada kadaran ❤️❤️❤️❤️😘👌🤩😍😘😘😘😘😘😘

  • @abdiabdaleofficialchannel5131
    @abdiabdaleofficialchannel5131 4 года назад +15

    hees dhiiri galina wiilka codka dahabiga leh
    salaax sanaag 100%
    ereyada daaha gaas 100%
    laxanka iskalaaji 100%
    music bulshawi 100%
    waqal iyaga wa hormuudka youtube keep go.ing 🙏🙏🙏🙏

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 года назад +15

    😭😥ax micnaha hestan qof caqli luun fahmaya 😭
    Muhimadu wa farxada 😊boqoll kun oo millionaire ah oo cafimad haysan ba jira alhamdulilah

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 4 года назад +74

    Salax cabdirsaaq mohamed
    The one and only
    Legend reer sanaaag
    Korkad noo sanrthy bro
    Reer sanaaag❤💯🥰✌

  • @hasanyuusuf85
    @hasanyuusuf85 4 года назад +21

    Dhulkaga hooyo ayad wax ku tahay runtii hore u soco bro dhalinyarta wadankan bari iftiimin doonta 💚💭❤👍✌✌💪

  • @aam4656
    @aam4656 4 года назад +3

    Hadad hesta dhagay sanayso ado kursi kufadhiya liketa hala dhafin

  • @LFCFANS
    @LFCFANS 3 года назад +3

    Inta yadoo bilaa nigisi daawanasa dee like iska saar oo nigis xidho🤣🤣🤣🤣

  • @moahmed2380
    @moahmed2380 4 года назад +4

    Mansha laah saalah sanaag bro long
    Erayada Daaha Cabdi Gaas
    Laxanka Iskalaaji

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 4 года назад +25

    Hiigsiga ha yareynin dadaalka hankaaguna yaanu wiiqin 👈😭😭 hees dareen leh from dhulki canbaha iyo muuska jowhar

  • @poqorsame_official
    @poqorsame_official 4 года назад +5

    Salax sanaaG wllhi hees qiso dhab ah xambaarsan weeyan malintii 3 jeer baan dhagaystaa waan ku soo ceshceshaa fadlan liketa ha igala bakhalina
    #Team_Waqal_salah_sanag

  • @mumtazsaid2531
    @mumtazsaid2531 4 года назад +4

    Salax sanag walakay qali waxad tahay qof an si gara utagereo wllo hore usoco wllo waxad tahay qof heso xikmadleh qad marka hore usoco wllo mcn

  • @abdirahaman2245
    @abdirahaman2245 4 года назад +7

    Jaceylkuna Hadimadiisa Cishqiga Ruux hadaad lahaeyso Mid kale Gacan haatiskiisa hayerlin haydaaradiisa ogoow Hoskiisa Harmaha ax ax😨😢💟💟💟💟

  • @bakarmohamedmuhumed3629
    @bakarmohamedmuhumed3629 4 года назад +22

    Saalax Sanaag Hankaad Qani Ku Tahay💯
    Abwaan Daaha Gaas MaanshaAllah Ilahay Aqliga Ha Ku Daayo Erayo Nool✊
    Dad Badan Ba Heesta Iskugu Tagay Hagaajintiin Waqal Marwalba Wuxuu Soo Gudbiyaa Meelaha Ugu Qurxuda Badan Dalka Iyo Hargiesa Magaalo Diimeed ✨🌟✌🏽
    Dhalinyaro Dhamantiin Horumar Wanagsan Baan Idin Rajaynayaa😇 👏🏽

  • @faysadegan2607
    @faysadegan2607 4 года назад +12

    Wax yaro dadaxa sawama tihiid salax sanagow😋😊 cod +qurux allah ha ku siiyadiyo alpi😶😗😗

  • @Rooraa01
    @Rooraa01 4 года назад +17

    Alfanaan saalax sanaag
    Duriyadii Dhulbahante

    • @mohamudjakaarta7140
      @mohamudjakaarta7140 4 года назад +1

      Quruxda iyo stylekiisa al dhulbahantiyuu u yahay 😍😍😍😍

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia8030 4 года назад +10

    Fanku heesaa noocana ayuu u baahayay in jacayl uun laga sheekeeyo maaha.
    Walaalnimada iyo wadajir iyo wax istarka waa in la xoojiyaa

  • @Dholayare_
    @Dholayare_ 4 года назад +3

    Saalax sanaag fanaan hibo eebe
    ku galaday hore u soco soco bro
    Duunyoy lahelaa lawaayaa dheh
    Best song 🙏🙏

  • @akae5153
    @akae5153 4 года назад +28

    "Hayntaada uu baa yaraatee Halkaagaad Qani ku tahay" halka qaniha laga noqda waa qalbiga, Dadaka dakda ugu deeqsisan ee ugu waxbixinta badan waa dadka faqiirka ah👍

  • @najepbile1321
    @najepbile1321 4 года назад +23

    Ereyadda:💯
    Codka: 💯
    Laxanka:💯
    Wiil mustaqbal le keep going shoodhe war bl cumaamadda igu tuura somali maryooley✌️

  • @l1bxn
    @l1bxn 4 года назад +29

    This song should be the best Somali song in 2020 💯

    • @cabdigadhlemuxumed2302
      @cabdigadhlemuxumed2302 2 года назад

      MSFDr7f

    • @cabdigadhlemuxumed2302
      @cabdigadhlemuxumed2302 2 года назад

      💋💋💌💟💌💜💟🤎💦💥💢💯🕳🖤💔💔💔💝💝💝💝💝💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋

  • @khadarmoxmed.4906
    @khadarmoxmed.4906 4 года назад +24

    Waa hees qaaliya heestani 👏👏👏👏👏👏👏

  • @abokor2528
    @abokor2528 4 года назад +43

    WAQAL STUDIO BEST SOMALI YOU TUBE CHANNEL INUU YAHAY SHAKI MIYAA IDINKAGA JIRA WAAD TAGTEEN OD TALABSATEED BROTHERS ❤👏👏

  • @ceeblayar2660
    @ceeblayar2660 4 года назад +2

    Haybadu waa hibo Eebe bixiyo salax sanaag waa fanaan da’yare hadan hibo faneed leh waxan ku rajaynay hore mara wacan inzha allah 👏👏👏👏👏

  • @sanaagvlogs8382
    @sanaagvlogs8382 4 года назад +46

    Qisada heesta cidi u baahan inay fahanto like dhac ku sii an ku fasiree✋

  • @SAFWAN.0.499
    @SAFWAN.0.499 8 месяцев назад +1

    Duunyoy lahelaa lawaayaa been mahn salah sanaag in the building ❤

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 4 года назад +16

    Saalax sanaag fanaan da'yar oo fanka u soo baxay 🔥🔥👌

  • @marwaanpaylod1225
    @marwaanpaylod1225 10 месяцев назад +2

    Ale haw naxariisto mulkii lihii waqal lik isar 😭😭🙏

  • @hogaamiye7081
    @hogaamiye7081 4 года назад +4

    Fanaanka ugu da'day yar soomaalida Heesta
    Saalax sanaag🙏🙏 20 jir Awood ku qabsaday Fanka qarniga🌹🌹🌹❤️❤️❤️ 8.April 2020 5:05 Am

  • @nasteexo5255
    @nasteexo5255 5 месяцев назад +1

    Hadii inta kaa horeysa
    Rabigu hibo maal usiiyay
    Hoostaada ba eeg ufiirso intey baahidu hadheysay xamdiga heysayoo dhameyso😢 xaladeyda ka hadlayaa😢❤

  • @mahaddaacad9444
    @mahaddaacad9444 4 года назад +50

    Abwaan Daaha Gaas Caqliga Iyo Maalkaba Allaha U Barakeeyo, Heestaan Waxay Taabanysaa Qof Kasta Oo Hurda Aaminsana Inuu Nolosha Guul Ka Gaari Karin.
    Kalsoonidu Waa Hubkiyo
    Hantida Qofku Leeyahee
    Hadaad Tahay Ruux Sabool
    Hayeeshee Awooda Eebe
    Nolosha Caafimad Ku Haysta
    Hayntaada Uun Baa Yaraatee
    Halkaagaad Qani Ku Tahay
    Ha Dayin Inta Kaa Horeysa
    Rabigu Hibo Maal U Siiyay
    Hoostaada Bal Eeg U Fiirso
    Intay Baahidu Hadheysay
    Habeen Ladin Gaajo Seexan
    Xamdiga Hayso Yaab Dhameyso
    Duniyooy La Hellaa La Waa Dheh
    Hiigsiga Ha Yareyn Dadaalka
    Hankaaguna Yaanu Wiiqmin
    Ha Noqon Nacas Dani Hageyso
    Adoo Dhowr Qaday Habeeno
    Xishood Waa Sharaf Ha Liicin
    Nolosha Haga noqo Barbaarsha
    Jacaylkuna Hadimadiisa
    Cishqiga Ruux Hadaad La Hayso Mid Kale Gacan Haadiskiisa
    Ha Yeel Ha Yeelin Heydaaradiisa
    Ogow Hoosiis Hadh Ma'aha.

  • @abdullahiyare9714
    @abdullahiyare9714 Год назад +1

    Runtii heestan wanka helay saalax sanaag waa fankiyo qofa🥰heestan wxa dhagesanaya 2023🙋‍♂️

  • @faridaaden5553
    @faridaaden5553 4 года назад +5

    Saalax sanaag inuu yhy wiil dagan inta ila aragty like iisaara❤❤❤❤

  • @warsaniyoweedhsan9417
    @warsaniyoweedhsan9417 4 года назад +59

    *INTA JIIFKA.KU DAWANAYSA 🛌 LIKE HA SAARTO AAN KA BADINO INTA FADHIDA🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣*

  • @akaashali9542
    @akaashali9542 4 года назад +3

    Hadey inta ka horeysa
    Rabbi hibo maal u siiyey
    Hoostada bal eeg u fiirso
    Intay baahidu.hareysay
    Habeen ladin gaajo seexan
    Xamdiga heyso yaab dhameyso
    hees io badh salaax sanaag mustaqbal ifaya ba ledahay hore u soco wll

  • @bashiirnur
    @bashiirnur 4 года назад +1

    1 saac heesta hadey socon laheed waan dhameysan laha. Underrated song waye wlh balayo xumo 2 eray lasyku kenay wada melaha wifaya heestano kale lama maqlayo

  • @trydee213
    @trydee213 4 года назад +10

    Codka 100%
    Laxanka 100%
    Erayada 100%
    Style: 100%
    Camera: 100%

  • @husseinsomalilander5398
    @husseinsomalilander5398 4 года назад +2

    Daaha cabdi gaaz
    Ku soco ustaad

  • @lamiaomar5895
    @lamiaomar5895 4 года назад +3

    Salax Sanaag🥰🥰🥰My indrkay from Galkacio Puntland ka dawanaya 🇺🇿🥰🥰 horay u soco bro🥰🥰

  • @BidhaamiyeMedia
    @BidhaamiyeMedia 4 года назад +4

    Fanaan kan codkiisu wuu mac yahay yaa ila aamin sansidaa qofki u codeeyay haso sheego wan cawin dona

  • @somaligameschannel4481
    @somaligameschannel4481 4 года назад +7

    War niyow sidad u duubteen heestu wa sidii ugu wanagsanayd masha allah

  • @intizarciloon333
    @intizarciloon333 4 года назад +2

    M.a fanan degan salaax sanaag tageero buuxan ku ahy

  • @muhamudqarazta7865
    @muhamudqarazta7865 4 года назад +8

    Saalax SanaaG Bro CoD Baad LeedaHy Wlhi Mustaqbalna Waad Ka leedaHy Fanka sidaan Ujeed0 ❤Horey UsoCo Gadaal Hasoo Fiirin ❤❤

  • @sagaljanbiir3544
    @sagaljanbiir3544 4 года назад +3

    Saalax sanaag hore usoco habo mcn
    from hoyga fanka .

  • @jaabirabdi6376
    @jaabirabdi6376 2 года назад +3

    August 2020 hestaan mesha aan ku dageysan jirey baa manta oo ah 23/1/2022 Ku dageysanoyaa Xasus wlhi🔥🔥🔥

  • @umuhalla1863
    @umuhalla1863 4 года назад +5

    Saalax sanaag❤❤❤❤
    From Mogadisho🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nacuumanalka7511
    @nacuumanalka7511 4 года назад +8

    New hargeisa xafadaydi salax sanaag ❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪

  • @hajjikaraama9784
    @hajjikaraama9784 4 года назад +2

    best song, saalax sanag baryahayn inu dar dar kusocdo inta ila aragtay fankizan sii hormaryo liktu wa bilash♥️🔥😍👌

  • @rayaancaamir9620
    @rayaancaamir9620 4 года назад +4

    Wiilkan yar Wnba ku heesta❤️🤩 suldaanka labaad fanka wye saalax sanaag

  • @deeqamaxamed9063
    @deeqamaxamed9063 4 года назад +1

    Masha Allah wlhi ruun ayu ka hdlay salaax sanag ilyo cawuri laaw

  • @najax3059
    @najax3059 4 года назад +3

    Hargeisa hooyadi fanka❤❤ from muqdisho

  • @zuusuugaasoomar116
    @zuusuugaasoomar116 4 года назад +4

    Hees iyo badh salax sanaag hestaan wa i dhiri galisay walee waaw halkeygaan qani ku ahay alxm wax waan soo.maray waan ka.mertay hada wixi isoo.maray dunyooy la helaa la.waa dheh higsiga ha yareen dadaalka hankaaguna yanun wiqmin ha noqon nacas dani hageyso adoo dhowr qaday habeeno xishood huwo sharaf ha licin nolasha noqo.haga bar baarsha jacaylkuna hadimadisa cishqiga ruux hadaad la heyso.mid kale.gacan hadiskiisa hayelin hayeli hayelin hedaradisa ogoow hosiis hadh maahin yasalaam.igu socotaa hesta kaliye.aan jacaylkeyga daacad ugu noqday ahaa

  • @saabiriinabthirahman7498
    @saabiriinabthirahman7498 4 года назад +3

    Zaalax sanaag fanaan an tageero💕
    Inta ila mida liketa ha ila dhafin

  • @queenmalabo5500
    @queenmalabo5500 4 года назад +11

    Wllky Salah abdirisak Mahamed Farah
    (salah Sanag) hore u soco👏🏻 inta grnysa halkaaas u salah ku hesayo like ha ila dhafina 🙏

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 4 года назад +109

    Stay at home 🤦‍♂️🤠
    Sidii dumarkii ayaa guri joogto noqonay
    ilamid hadaa tahay like reply soo gal Comment🤦‍♂️🤠😂

    • @blacklyricsfm330
      @blacklyricsfm330 4 года назад

      Wllo iizaar subscribe taH

    • @sanaagvlogs8382
      @sanaagvlogs8382 4 года назад

      Sariirta kama kaco😂😂😂

    • @suldaanismaciil7113
      @suldaanismaciil7113 4 года назад

      Haa wlhi sxb timihi xita nagu batay meel halkan ah hda baxdo 2000$ bd bixine

    • @khabylameshorts7055
      @khabylameshorts7055 4 года назад +8

      Please wash your hands before send me message 😂

    • @houdaali9133
      @houdaali9133 4 года назад +7

      Dumar ayan ahy hdal kga hdan u firsda awalba guriga ayan jogi jiray marka like kuma sin😂

  • @ramlacabdi4852
    @ramlacabdi4852 4 года назад +8

    My best fanan wlhy ❤🙏

  • @QULAASOCHANNEL
    @QULAASOCHANNEL 4 года назад +3

    Saalax my fanaan😍🥰
    Fav song who's watching this song wed September 23😍😇

  • @deeqajaamac6082
    @deeqajaamac6082 4 года назад +1

    Msha'lh saalax horY u soco wallo eryadada nuxurka leh baan jeclhy wax yar baa thy heskani wa he's dhab👍👍💕❤️💓💋💘💗💞

  • @SuradTV1
    @SuradTV1 4 года назад +12

    Waaaw waa hees aad iiyo aad qiimo wayn
    Codka: saalax sanaag
    Music: bulshaawi
    Duubida waqal studio
    Midho nin wayn

    • @siciidxikmaawiofficial1464
      @siciidxikmaawiofficial1464 4 года назад

      nagiib Subscribta ii saar Sxb ruclips.net/video/olaU7a82EkI/видео.html

    • @SuradTV1
      @SuradTV1 4 года назад

      @@siciidxikmaawiofficial1464 aday kugu hadhay zhp aniga waad iga haysaa dhac ka sii adana

  • @xaawaoomar5691
    @xaawaoomar5691 4 года назад +3

    Daganaanba u dheer fankisa 😋 saalax mrwlpa wku taganhy 🤗😍

  • @cafiyocayuuni1321
    @cafiyocayuuni1321 4 года назад +3

    Waxan jecelhy inuu codkiisa macni quraanka kariimka in uu ku aqriyo inta jaceyl inuu ilahay ka madooweyo fanka like ha ii saarto☝️♥️

  • @queenanaya275
    @queenanaya275 4 года назад +2

    Nin dhulbahante ah salax sanaag quruxdisa laga garanaa 🥰🥰 horey usoco 🥰🥰

    • @abdikariimmohamed9604
      @abdikariimmohamed9604 4 года назад

      Dhulbahante miyana yarkan

    • @queenanaya275
      @queenanaya275 4 года назад

      abdikariim mohamed haa walaal nalaye axmed

    • @abdikariimmohamed9604
      @abdikariimmohamed9604 4 года назад +1

      Ha maba ogeyne aniguba nalaye axmed ban ahay hada kadib wan tageri hh lol

    • @queenanaya275
      @queenanaya275 4 года назад

      abdikariim mohamed dhiiga 🤣🤣

    • @abdikariimmohamed9604
      @abdikariimmohamed9604 4 года назад +1

      @@queenanaya275 wlh ma modayn aniguba sanaag ban kaso jeda walina ma arag dadku fanka mararka qar xooga qabil ah bey ku daran qofkaga dhabarka la sarta 🤪😂

  • @abdirazakhassan187
    @abdirazakhassan187 2 года назад +3

    Waa jeclahay hesaha nolosha ka hadlo✊🏽

  • @khadarkeyow6533
    @khadarkeyow6533 4 года назад +2

    Waaw waan uqiray sida loo dubay waqal ada watah sanadkan salx sanaag fanaan hibooyin badan leh KeeP GoinG prother ilove you somali maxamed

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 4 года назад +6

    Dhab weeyee dheel maaha heestu way maraysaa saalax sanaag horay usoco saaxiib 😍🥰😍

  • @umalqueen1247
    @umalqueen1247 4 года назад +1

    Saalax sanaag ninaan fankiisa ubogay ddx walahi

  • @abdikadirfarey
    @abdikadirfarey 4 года назад +94

    _ Mirojiro
    _ Cod degan
    _ Muuqaal shidan
    _ Jawi Raabaadnimo
    _ Iskaabulonimo
    _cabsi_karoona
    _Studio waqalnimo
    Intaas xaalad igula daawo.🤔🙏

  • @nicimaibrahim5459
    @nicimaibrahim5459 4 года назад +7

    Saalax sanag
    Wiil dhalin yara
    Wiil degan
    Wiil Qurxon
    Wiil styl leh
    Wiil cod mcn
    Masha Allah
    Keep goin pro🤙

  • @itsamouna1548
    @itsamouna1548 4 года назад +7

    Saalax Abdirisaq Mohamed Wiil darwiisheed❤😍

  • @abdirahmaanakhyaar3997
    @abdirahmaanakhyaar3997 4 года назад +1

    M.a salax sanag waxa uu kamid yahay dhalinta
    Fankoda sida gaarka ah aan utaagero
    Legend hormar wacan ayaan ku rajaynayaa 👋👋

  • @wanseesheekeeye4288
    @wanseesheekeeye4288 4 года назад +63

    INTA MEESHU HAEESTA KU QAADAYO INAY HARGEYSA CADEY TAHAY TAQAAN LIKE SAAR

  • @nuursheikhmohamudhassan2756
    @nuursheikhmohamudhassan2756 4 года назад +2

    masha allah salax sanag waxaad soo saaray hees bulshada goobabineysa fankana heesahaan ayuu u bahanyahay bood bood lama rabo dadkii talant lahay ayaaan la gadaaa ilmo yurub

  • @jeeri11
    @jeeri11 4 года назад +119

    Hadii aad tahy Muslim dheh allxamdulilah subscribe

  • @hodancabdirihman674
    @hodancabdirihman674 4 года назад +4

    salax sanaag gobtii sanaag fanan aan tageero 💪❤💋
    waqal muqaal cajiiba horumarn wcn bn idinleyahy 🙏❤❤