SAALAX SANAAG ADUUN KAAN UGU JECLAA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 авг 2020
  • Saalax Sanaag, Xariir, Xiis, Suldan Seeraar, Hees Cusub, Somali song, Hees shidan, Dhaanto, Music Video, Waqal Studio
    Artist: Saalax Sanaag
    Song: Aduun Kaan Ugu Jeclaa
    Erayada: Axmed Xaraf
    Laxan: Saalax Sanaag
    Music: Cadceed
    Cameraman: Liibaan Dahir & Waqal
    Editing: Waqal
    Produced: Afro Waqal Furinle Production
    Xariir, Miss Xiis, Ifraax Tolmoon, kiin jaamac, gulleed simba, hodan abdirahman, Cabdi hani
    Copyright to Waqal & Afro Media Production
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 2,2 тыс.

  • @anigaiyoadigaanigaiyoadiga2138
    @anigaiyoadigaanigaiyoadiga2138 4 года назад +1613

    Wan ku barya walal hay dhafin adoo like isara moyane😢😢😢ifka walal .lagu yahaye

  • @Apdallehazard
    @Apdallehazard 4 года назад +2978

    Ma granayo cida aqrin donta qoralkan please hadad quraanka jeceshay like zaar

    • @goosgooska
      @goosgooska 4 года назад +22

      Asc walal adoo raali ah subscribe iisaar ilaahay hakaa raali noqodo

    • @HanaanSooma
      @HanaanSooma 4 года назад +20

      Dadka haku xujeynina quraaanka iyo nabiga baalyo idinku dhacdee uf

    • @haykalmohamedmuse3535
      @haykalmohamedmuse3535 4 года назад +17

      Wll melaha heesaha lasoo dhigo quranka ilahay ha keenin hadad like ubahan tahay dadka sidada u wadayso

    • @ubaheeyy9411
      @ubaheeyy9411 3 года назад +5

      Hanaan Sooma 2019 hahaha sowmad arag

    • @maxamedcabdi1680
      @maxamedcabdi1680 3 года назад +5

      Xishood naaya

  • @FilmKoob
    @FilmKoob 3 года назад +335

    Ma ogaan karayno sida aynu u geeryoon doono allaw khatumada kher noogu khatim like amin hada tiri😥🤲🏽☝🏽

  • @khadraqueen3982
    @khadraqueen3982 3 года назад +328

    Wll hadad fursad ii heshid ilaahay darti like saar 🤗

  • @axmedpoyka9152
    @axmedpoyka9152 4 года назад +1410

    Wax walba
    Waxa ka macan
    hadalka Allah ❤😭😭

  • @mustafeabdi5606
    @mustafeabdi5606 4 года назад +1698

    Heestan Intey ku socoto ee sidayda cidloonaya Ha i dhaafin walalka ayaan ahe moralka ii dhiza😭😭😭🙏🏾

    • @souleikoolade9329
      @souleikoolade9329 4 года назад +6

      From dirisle 😂

    • @zamzammohamed8803
      @zamzammohamed8803 4 года назад +9

      Hh wllh w rune nio dirisle wuxu ku idhih jacylnah kuma haye wxazih w kibire yany hoyada maqlin😁😁😁

    • @ayaankaafiya4636
      @ayaankaafiya4636 4 года назад +4

      Kula mid ahay wll😅😥😥👈

    • @adnajama6990
      @adnajama6990 4 года назад +8

      Waxwalpapa way hagagayan ❤ inzha Allah Wllo ee qalbiga Alle haku qabojiyo 💕

    • @fatihsultanmohamedschool1390
      @fatihsultanmohamedschool1390 3 года назад +1

      hhhhhhhhhhhhhhh

  • @xasanahmed3450
    @xasanahmed3450 4 года назад +225

    Hadaad quraanka jeceshahay love and like Allan kugu dhaarshee

  • @khaledjunior2190
    @khaledjunior2190 6 месяцев назад +83

    Who is in 2024😢

  • @cabdicasiismaxamud3560
    @cabdicasiismaxamud3560 4 года назад +570

    Wax walba
    Waxa ka mcn
    Hadalka alle ❤

  • @abdihashiabdilahi2199
    @abdihashiabdilahi2199 4 года назад +1542

    Waa Jumce Hadaad Jeclaan Laheey inaad Nabiga Igula Salido Like,👍

  • @zunduzbashiir779
    @zunduzbashiir779 10 месяцев назад +14

    3year kadib manta dib usoo boqday waxan dhagesan jiray xili xladu igu adkeed 3sano iyo 3ka horesayba aad baan u jclhy mar marka qaar waxan is dhahaa Adiga iyo farxada ma la iskugu kiin tala galin 😭💔

  • @nashaadjamaal3223
    @nashaadjamaal3223 3 года назад +48

    Wallhi hestaan dareenkeyga ayeey kicisey inta ilamidka aH like isaar 😭😭😭😭😭😭

  • @quruxleydahargaysa7415
    @quruxleydahargaysa7415 4 года назад +584

    Hoygii fanka Iyo fanaaniinta Somalida Somaliland 💚🤍❤️ hogaanka RUclipsrs Ka waqal studio like iisaara

  • @rethwanjesto8831
    @rethwanjesto8831 4 года назад +568

    Hadan gabadh ahaan lahaa oo aan kaa codsado like waaad ii saari lahayd ee walal like ii saar💜

    • @abdrahmanaxmed9298
      @abdrahmanaxmed9298 4 года назад

      Maxay ku tadhi bwe

    • @iciidscc8293
      @iciidscc8293 4 года назад +1

      Calacaalka yar wanu ku sarNe

    • @ioe6468
      @ioe6468 4 года назад +1

      Dhalinta qabkii noloshaa kalumay.
      Sorry sorry.

    • @maskaxmaal2218
      @maskaxmaal2218 4 года назад

      Ilahow Mad Hadda Nqoqoto Ano Ku arka Hmmmm baL Inaan Kusaaro

    • @almisdeco2625
      @almisdeco2625 4 года назад +1

      😂😂jezto Apti oHintu Waxay

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed 4 года назад +742

    "Jagada qalbigay lahaydoo
    Naftana jeexbay ahaydee
    Sawtay ila joogi wayday"
    Intaa hadii aad ka heshay Like saar 👍

  • @yaxayeshucayb8407
    @yaxayeshucayb8407 3 года назад +56

    Zhpyaaal weligey 5 like maan gaadhin ee wllo igaadhsiiya uma soomalida ifka wax laysku taraaye
    Akhiro aboor la iskama baaje 🤔😥

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 4 года назад +201

    *Sidii Sharaabka ayay iigu socota*
    *Allahyow heesaha naga madoobe* 😢😖

  • @yuusufmohamedabdi4780
    @yuusufmohamedabdi4780 4 года назад +122

    inta Nabigeena jecel liketa saara allaha idiinka abaal mariye

  • @Sihaaam22
    @Sihaaam22 2 года назад +36

    Heestan kama daalo dhagaysigeeda allow qalbiga noo qabooji yaarabi intii qalbiga ka murugaysan qLbiga u qabooji 😰😭😭

  • @inantijecelka3785
    @inantijecelka3785 4 года назад +28

    Jagada qalbigu lahaye💔
    Naftuna jeex bu i ahaye🤤
    Sowka ila jogi wayeey😭
    Adunkan ugu jeclaye😒
    Laantis wan cidloday😕😧💔

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 4 года назад +59

    *I,m from Canada i love music soomaalia*
    Waar soomaali baan ahay😄
    *Like* iisaara team waqal 😀

  • @munobarako1213
    @munobarako1213 4 года назад +65

    Hargeisa hoygii Fanka🇮🇹🎤🎤🎤🎤

  • @hogaamiye7081
    @hogaamiye7081 3 года назад +25

    Nice one The legend salah Sonntag Sonntag 23.August 2020
    Berin Germany 🇩🇪🇩🇪🇩🇪
    5.25AM

  • @Rio_Mio244
    @Rio_Mio244 3 года назад +69

    Heesaha qaarkood markan dhagaysto wxan umaLeya in heesTuba ay aniga igu socoto runti
    3 sano ayan jeclahay gabadh dhib walba wan umaray sikasta wan ugu shegay wx wlba wn usameyay inay idareenTo lkn iyadu ima dareenmayso marna hadana kama samro mar wlba wxan naftayda ushega malin un inay wx wlba fahmayso lkn 😢

    • @atikamohamed8207
      @atikamohamed8207 3 года назад +3

      Sorry wll😢💔

    • @iqroabdi3863
      @iqroabdi3863 3 года назад

      Maasha alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @sizzyliiil4558
      @sizzyliiil4558 3 года назад +2

      Huno qali aaadh baan ogaxumahay walalo sorry mar uun beey kufahmi dontaa😍😩😭

    • @waxogow358
      @waxogow358 3 года назад

      Ninbaa alle laadhigay harajo dhigin

    • @shadyamohamed6898
      @shadyamohamed6898 3 года назад +4

      Sorry pro
      Lkn bini Adamka hadaad daba racleyso o waxy raban aad u sameyso dameer aan damiir lahyn ayey ku moodayaan
      E ado sharaftaada ilaashanaaya qarso jcylkagah iskuna day inaad ka tagto ama aad ka aamusto
      Waxd kala garaneysa qofkaasi inu ku so jeclado iyo intakle aduunka kaligeed ma joogto e shaydaan iska naar salatu laylna tukow wax walba way kuu hagaagayn insh allh🥰👏

  • @anshaxafrica5436
    @anshaxafrica5436 4 года назад +86

    Heesta inta la qiiroote😭 sidiido klle like ha ila dhafin

  • @noofinamahamed7578
    @noofinamahamed7578 4 года назад +416

    Gobtii somaliland idin jecliya from muqdisha🌹💋❣

    • @goosgooska
      @goosgooska 4 года назад +4

      Asc walal adoo raali ah subscribe iisaar ilaahay hakaa raali noqodo

    • @zamzammohamed8803
      @zamzammohamed8803 4 года назад +2

      So dhaww wll qalih

    • @asmaismael1457
      @asmaismael1457 3 года назад +1

      Anaga kujecel 💚🤍❤

    • @sihaamali1224
      @sihaamali1224 3 года назад +6

      wilkan maha somaliland e wa darawiish dhigyga😍😍😍😍😍😍

    • @ifraaxcawil2776
      @ifraaxcawil2776 3 года назад

      @@sihaamali1224 🤣🤣🤣🤣anagaba reer lascanood ahe somlind sownaga ah in kastoo ay ina fogeyaan

  • @almazumeer5207
    @almazumeer5207 3 года назад +8

    Saalah sanaag hadaan hoyga fanka daraada u imaan waayo taageero kuuma ahi💚💭❤

  • @opterisakcaqlisamehofficia7630
    @opterisakcaqlisamehofficia7630 4 года назад +10

    Saalax waayihii aan kubada wada ciyaari jirnay darriskana ahyn inkastan ka yaraa anigu haddaladiisa waxan ka xasuusta ''haddan fannan noqdo hees calaacal qaadi maayo heeso daadis ah ban qadayaa bu dhihi jiray taasina intazina kaftan bay iga tahye fanaan aan izka checlahy hore
    Usoco wll iyo saaxiib ba

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 4 года назад +225

    Heesta wan jiriricodey qisadan ya daremaya hada like isaara💔😥 kun.jeer aniga ucidlodey😥💔 Salaah Abdirizq mohmed salah zanaag jidhkeygi❤

    • @manzourm225
      @manzourm225 4 года назад +5

      Ma waxa is modaysa sida nagaha calamka flimda sameya 😂😂😂😂

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse 4 года назад +51

    Hees iyo badh Wlhi sxbkey salax
    Waqal studio wax kale Wlhi keep going ❤️

  • @zahra-pn1rj
    @zahra-pn1rj 3 года назад +15

    Jagada qalbigay lahaydoo😭 naftana jeex bay ahaydee 😥 sow tay ila joogi weyday 😭 la'aanted waan jiroday 😭 HOOOYO WAAN U XIISAY

  • @Faizaelmi1
    @Faizaelmi1 Год назад +10

    Aduunkan ugu jeclayey la’aantiis waan jiroodey🥹🫂❤2023

  • @sareedoxoosh4192
    @sareedoxoosh4192 4 года назад +141

    Heestani Hees qarxaysay u egtahay 1m markay gaadho like isara

  • @miirhazcali3933
    @miirhazcali3933 4 года назад +26

    Adunkan ugu jclaaye la'aanteeD waan jiroodee kun jeer Anigaa CidlooodaY😥😥😥😥😥😥😥💔💔💔💔 Hees Dareen🔥 salax sanaaag fanaan iyo bar✌🏽

  • @hersare
    @hersare 4 года назад +18

    Fanan Iyo Mulaxameyste da’ayar Alfanan: SAALAX SANAAG Horay usoco 👉🕺 👍

    • @haruunibrofig966
      @haruunibrofig966 3 года назад

      Waaw fanaan ka da dayaree
      Zaalax zanaag
      Een aad utaageero 💞💋❤

  • @hodonharle1065
    @hodonharle1065 3 года назад +7

    Hooyo mcn aduunka ugujeclahay cawanwaygamaqantahay💘💘😭😭😭😭

  • @aziizinour5713
    @aziizinour5713 4 года назад +189

    inta sariir ku dul dawanaysa like ii saar😂

  • @najma4931
    @najma4931 4 года назад +596

    He’s so young and also talented mnshaallah🙏🏻😘😘

    • @mohamedyusufmohamed
      @mohamedyusufmohamed 4 года назад +23

      Sharma boy madn arak miyaaa hhhhh

    • @thegr8tahmed
      @thegr8tahmed 4 года назад +16

      @@mohamedyusufmohamed md ka hinsatey brother😂 be cool

    • @essateddyofficialmusic
      @essateddyofficialmusic 4 года назад +6

      Mohamed yusuf Mohamed sharma codka maleeyahay

    • @updynasercolombia4859
      @updynasercolombia4859 4 года назад +4

      😂😂😂😂moralkiBaY DisHeY HaBaR QabTo iGa DHeH

    • @Shacbaandauus9
      @Shacbaandauus9 4 года назад +3

      Khalaf Teddy official sharma ma cod la an ba heysa marka fananka ugu shidan sandkan waa shrma halka hees uu qaado mel walbo lo la kala carara

  • @nasriinasahal859
    @nasriinasahal859 Год назад +9

    4 year from now lam still listening😢

  • @ahmedkalif3506
    @ahmedkalif3506 3 года назад +2

    Saalax sanaagoow lipx kuwan camal soo badi iam your biggest fan from jijiga

  • @jecliyadalkayga3346
    @jecliyadalkayga3346 4 года назад +71

    Akhuro saban wye wacdiyada waxa laga yaba 2 sano inay 700 like ku saran hesahana 11 daqiqo gudaheed 700 iyo dherad helaan taas waxay cadayn inu shaydaan na wato walalayaaal aan isu duceyno in ilaahy ga na caawiya wuxuu naga mamnuucay aan nacno alla dartii unacno rabiyoow na hadee allahu akbar😥

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 4 года назад +109

    Salaax abdirsaaq mohamed best singer jiilka hda kacay korkad noo sarnthy legend from gobolka barakaysan ee sanaag 💚💬❤💯

  • @bogsiiya7068
    @bogsiiya7068 4 года назад +23

    Reeer hargeysow Wilkan igu darsada wuuba iga dhax baxee jah😂
    From Muqdisha

    • @hogaamiye7081
      @hogaamiye7081 3 года назад

      Waa Reer Ceerigabo maha hargaysa

    • @kadriinamed6479
      @kadriinamed6479 3 года назад +1

      Waliba camerad ayad ka aragte life hadaad u aragto kama hadhaysid quruxdiisa

    • @miskoo1333
      @miskoo1333 3 года назад

      Waa rer sanaag wll wiilku😅✌🔥

  • @raliyaabdi1632
    @raliyaabdi1632 Год назад +12

    JAGADA qalbiguu lahayo naftan jeebay lahayde sawkii ila joogi wyay qudhii jamataa ilnayaysay Hankii la jiraa hungobay adunkan ugu jeclaye lantii wan jirgobay😢 kunjeer anigaa ucidloday 😔Hankii nolshu ahayo niyada jaban buu kabi lahayo Jidkii gushaynu hayne sawka ii juqi wayay 25 November 2022 Friday

  • @rahmamahamoud9257
    @rahmamahamoud9257 4 года назад +82

    Hargiesa janno yaa jooga❤❤❤

  • @mssramla2900
    @mssramla2900 4 года назад +17

    Qudhii jamataa il meesay😭😭😭hankii lajiraa hongoobay🥀🥰___🌍Adunka ugo jeclaayee❤😭😭😭 la aaanted waan jiroobay😭😭😭 Fv song salaax sanaag❤🥀👑🌚

  • @hanaanismacil3351
    @hanaanismacil3351 4 года назад +7

    Laanta waan jiroday 💔😭😭😭😭
    Hees iyo baar ani qaas iitahy

  • @cabdixamiidshiikha175
    @cabdixamiidshiikha175 3 года назад +6

    La ' aanteed waa jirooday
    Kunjeer anigaa u cidlooday💔
    Nice song👌

  • @jacfarjama535
    @jacfarjama535 4 года назад +22

    Waqal studio waa hoyga kulmisa fanka
    Laakiin waxaa idinka yara dhiman heesta oo qoraal ah inaad halka hoose ku soo qortaan sida studio-yada caalamka hadii ay macquul tahay😇🤘🙏

  • @abdiabdaleofficialchannel5131
    @abdiabdaleofficialchannel5131 4 года назад +40

    heesti heesaha
    al fanan salah sanaag 100%
    eryada ahmed xaraf 100%
    laxanka salax sanaag 100%
    music cadceed 100%
    waqal anather level

  • @nawaalcalixaydar8179
    @nawaalcalixaydar8179 2 года назад +3

    Jagada qalbiguu lagaye naftana jexbuu ahaaaye 😩 qof an jeclen ban jeclada markan dhagesto 😂🫀

  • @Lander02
    @Lander02 3 года назад +33

    I love this beautiful human being . The icing on the cake is that he is from Somaliland. Ma sha Allah .

    • @Viral_videos822
      @Viral_videos822 2 года назад +1

      Ninkan waa Dhulbahante somaliland lahayne ma wax la cunaa somaliland🤮🤮

    • @cksaedabdiomar2123
      @cksaedabdiomar2123 2 года назад

      @@Viral_videos822 yaa waxaa kuugu sheekeeyay adeero waa somalilandr dhaba

    • @Viral_videos822
      @Viral_videos822 2 года назад

      @@cksaedabdiomar2123 Kaalay ka dhig dee ma isaaq baad mooday ninka Dhulbahante naac baad haysaaye

    • @ayuubqalifayuubqalif1501
      @ayuubqalifayuubqalif1501 2 года назад

      @@Viral_videos822 ppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppp

    • @omarabdirahmanhussien3463
      @omarabdirahmanhussien3463 Год назад

      @@Viral_videos822 Dhilayahay dhiladu dhashay ee dabada jilicsan ma gus baad rabta hoyada wase

  • @farhanhdhimbil4998
    @farhanhdhimbil4998 4 года назад +66

    Hadaad daawanayao Adigoo cagacad like dhac Ku sii haysoo eegine😂🌚

  • @phardawsosheikhdahir3451
    @phardawsosheikhdahir3451 4 года назад +12

    Inta og in quranku farxad iyo deganan laga helo like

  • @user-ii4fz9vs4f
    @user-ii4fz9vs4f 2 месяца назад +1

    Heestan ilhy hawnaxariste jacaylkayga ayanku xasuusta igu soo duceeya in ilahy unaxariisto 2023_5_12 maalin axad ah ayuu aduunyada ka tagay ana icidleeyey 😢😢

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 5 месяцев назад +2

    What a amazing song.!😮
    Legend salah sanaag.
    Still listining 02/02/2024.🎻🔥

  • @munaabdi6614
    @munaabdi6614 4 года назад +68

    Heestan wey i tabaty jacelkeygii hore
    Aan addunka ug jeclaaa
    La'antiis waan jirdooday😭😭😭😭😭
    8 bill kadib waanka kabsaday balse weli ma ilaawin
    Nolol wngsn sxbka waqtiga nakala waday

    • @mohamedmohamudyuosof3245
      @mohamedmohamudyuosof3245 4 года назад +2

      🤣🤣🤣waad ka kabatey misena maad ilaaawin

    • @munaabdi6614
      @munaabdi6614 4 года назад

      @@mohamedmohamudyuosof3245 weli ma ilawin lol

    • @fatxahassan3765
      @fatxahassan3765 4 года назад +2

      Insha allah bedel khyr qabo allaha ku siiyo mcnto😂😢

    • @anhaaranhaar6712
      @anhaaranhaar6712 4 года назад +1

      Wlhi hees qalbiga iga tapay

    • @munaabdi6614
      @munaabdi6614 4 года назад

      @@fatxahassan3765 mahadsnid qaali

  • @apdylahiozman8235
    @apdylahiozman8235 4 года назад +24

    DhuLbahante boy 🔥💪 saLaH SanaG

  • @barbiefaarah2192
    @barbiefaarah2192 2 года назад +2

    Yaa halkan jooga meherki saalax sanaag kadib 🤗🤗

  • @xafsacabdi8790
    @xafsacabdi8790 Месяц назад +2

    ayeeyo mcn ilahy haku naxariisto 😥😫🥺

  • @farhangomez
    @farhangomez 4 года назад +130

    QoFkii iGu HoreeYe Hestan DawaDa aYaan aHee Hadad Hestan Ka Heshay Like izaar🥰👑😅

    • @xamdasiciid2281
      @xamdasiciid2281 4 года назад +1

      LikEta ma lacagbaH laga hElaH quruxooww👊🏻😂😂

    • @khadarchannel907
      @khadarchannel907 4 года назад

      @@xamdasiciid2281 hihi

    • @camaroofficail8268
      @camaroofficail8268 4 года назад

      @@xamdasiciid2281 Haah mlaha nio wan yapay anuH mid kaztaBa like ayuu ku zo oyaaya 😅🤣🤣

    • @goosgooska
      @goosgooska 4 года назад

      Asc walal adoo raali ah subscribe iisaar ilaahay hakaa raali noqodo

    • @farhangomez
      @farhangomez 4 года назад

      Dadka ayaan La GudHinaYa ambaH Fool xumeey😅🤣

  • @abdiomer6275
    @abdiomer6275 4 года назад +132

    1k coment in Ka badan hadaad iga dhex aragto Dee wll maxaad like ila dHaaFi nacala sheydaan kuyale😂

  • @dhaqanwanaag1289
    @dhaqanwanaag1289 3 года назад +12

    Walaalsha ayaan ahaye like isara😪😪

  • @shamsoomar9582
    @shamsoomar9582 4 года назад +4

    ilahey dartiis aa ujeclhy wiilakan adunkan ugu jeclaa 💋💋💋❤♥️♥️😥

  • @abdiaziizfarah7027
    @abdiaziizfarah7027 4 года назад +65

    Heart touching song💔
    Legend Salah Sanaag👋

  • @xadaarioffcialxadaari_____527
    @xadaarioffcialxadaari_____527 4 года назад +291

    hadad ilhay jecesshay subceribe iyo likesaar hadii kele mac salama

  • @naciimonuura1651
    @naciimonuura1651 4 года назад +34

    Heart touching song i'm feeling lonely😭🔥😱

  • @anisah1215
    @anisah1215 3 года назад +4

    “Jagada qalbiguu lahaayo
    Naftana jeex buu ahaaye
    Sawtuu ila joogi waayay
    Qudhii jamataa ilmeysay
    Hankii la jiraa hungoobay
    Aduunkan ugu jeclaayee
    La’aantiis waan jirrooday
    Kun jeer anigoo cidlooday”😭

  • @aarka8204
    @aarka8204 4 года назад +43

    Ninkan waa another level🎧🔥
    Heestii labaad oo ex lo qaado 😂

  • @yonisibrahimlyrics7930
    @yonisibrahimlyrics7930 4 года назад +16

    Waqal studio is the best Somali Music 🎧 🎵❤️🎶🥰👌✊❤️🥰

  • @miskoo1333
    @miskoo1333 3 года назад +17

    Congrats for 700k✊😍

  • @abdirahmanmoh6382
    @abdirahmanmoh6382 3 года назад +4

    Wah hees kle oh qimo leh plz like iguh cimaaamada

  • @axlaammaxamed5866
    @axlaammaxamed5866 4 года назад +8

    Qofki 6mar ka bdn ku soo ceshty like bac ku sii🤣🤣

  • @cabdicasiismaxamuud3128
    @cabdicasiismaxamuud3128 4 года назад +45

    GOBTII SOMALILAND ISMUUJIYA🤗
    👇

  • @sumeya6849
    @sumeya6849 4 года назад +5

    Kun jeer aniga ucidloday💔dareen khaas ah bay watada heestan☺🏃‍♀️

  • @cumarmaxamud7471
    @cumarmaxamud7471 3 года назад +3

    Keep goinv salax sanaag pro like ta hala dhaafina

  • @clahitomka8578
    @clahitomka8578 4 года назад +8

    Musicgu waa macalinkii macalimiinta ustaad cadceed please like jugsiiya

  • @abdirahmanbk7911
    @abdirahmanbk7911 4 года назад +24

    Anigo qalbi jab iheysto ayay so baxde wayba isii holcisay😭😭

    • @ismalurto2479
      @ismalurto2479 3 года назад +1

      Holacu kama damo idim Allah faarax inki faaido laaway

    • @amaalibraahin721
      @amaalibraahin721 3 года назад

      Salax sang waxed ada hees Somali laguucayo salad waankubaryayi wall magacaygu was muxsin C,casiis

  • @tayomediaproducer926
    @tayomediaproducer926 4 года назад +6

    Heestani aneY IGu Zaapzan Tahay 😥😥😥 Lkn Nolozheydu IGamey Tegin Lik Isaar Hadaad Nolozhu Jacey Tahay😥😥😥😥😥

  • @user-fz3it6dw8p
    @user-fz3it6dw8p 7 месяцев назад

    Adunkan ugu jeclahay lanteed wan jiroday😭😭😭IllaHey haku naxaristo ayeyo mcny 🤲😭💔

  • @cabdicasiismaxamuud3128
    @cabdicasiismaxamuud3128 4 года назад +61

    INTA SALAADII CASAR TUKATAY
    👇

  • @Sakariajama
    @Sakariajama 4 года назад +32

    Eraydu MacaaN Weyee Lkn Sanaagow LaxaN inaa Qamar U Dhiiptay Ahayd CaLaaCaLka izkaga Loo Daayaye Ama KhaaLid KaamiL✌

  • @mohamedsuldan9117
    @mohamedsuldan9117 3 года назад +1

    M.a waqal studio muuqaalo qurxoon soo saara
    Saalax sanaag fanaan talent leh keep going zxb

  • @amrannoor604
    @amrannoor604 4 года назад +1

    Zaalax Apdirisaaq mohamed ugaa dhziiya heesta 1m incho Llah😚😚

  • @yaashjamakahin2534
    @yaashjamakahin2534 4 года назад +7

    Saalah Abdirisaak mohamed Keep Going brother ❤️💯💪💪

  • @mohamedismailaaden8279
    @mohamedismailaaden8279 4 года назад +8

    Hadaad Garowe 🇸🇱 ka daawanaysid Like iisaar✌

  • @armaanqalinle7150
    @armaanqalinle7150 4 года назад +1

    Salaax Apdirisaaq maxamed Faraax Keep Going Prother♥️♥️❤♥️

  • @nouraalibile7920
    @nouraalibile7920 4 года назад +2

    Aduunkan ugu jeclaaye la’aanti wan jiroodey😢

  • @zaedaliyussuf2616
    @zaedaliyussuf2616 4 года назад +7

    Waqal keep going bro
    Hoyga fanka iyo murtida Hargeisa

  • @abdiqanisomaliland4837
    @abdiqanisomaliland4837 4 года назад +6

    Sidaan u sugayay heestan waa daalay
    Aduunkaa ugu jeclaa 😥 💔 my 👉 ❤

  • @mumtazahmed917
    @mumtazahmed917 Год назад

    Keep going saalax sanaag jeclhy 😍beautiful masha allah 💪👏❤❤❤

  • @faizabullay2330
    @faizabullay2330 4 года назад

    Legend salah sanaag ❣🔥👑
    Onother level weye kunjeer aniga ucidloday 🔥🔥🔥❣

  • @eroofficial7577
    @eroofficial7577 4 года назад +14

    Fanaankii qarniga ee raga salah sanaag dhuloos xaga dumarkana kiin jama sanadkan fanka dhuloz baa hogaaminaya🤣

  • @Suhaila685
    @Suhaila685 4 года назад +8

    Inaankan dhan Baal jaceyl ha layga gaarsiyo la’aanti waa abaar can’t eat or sleep walalo am thinking of you Salaaxow jawaab degdega. By the way I like how calmly he dancing 🕺 bro keep it up you’re talented❤️. One advice to all Somali Singer’s make the song short like Salaax lol 😍

  • @abdihussein8020
    @abdihussein8020 4 года назад +3

    Heestani naafada caashaqa uun ayay taabanaysaa oo aan anuu kow ka ahay
    xusuuus hore before 10 yrs ayay dib ii celisaY 😢😢♥️

    • @zagalqueen2296
      @zagalqueen2296 4 года назад +1

      Ayyy💔😢😭😭ani cml miYad thy heesta meel fog maka gubtaY nabar an dhayey ayey uga si dartaY💔😭💔💔😭💔😭

    • @abdihussein8020
      @abdihussein8020 4 года назад +1

      @@zagalqueen2296 izku kid ayaan nahay sagaley naafo caashaq yaa u maqan talow

  • @abdureharir8386
    @abdureharir8386 2 года назад +42

    2 years from now and still listening to this piece of art🥺🥺🥺

  • @Alihindi5481
    @Alihindi5481 4 года назад +122

    Waa diamond films oo idinle like subscribte hala bakhaylin👏💯

    • @darwiishyare6581
      @darwiishyare6581 4 года назад

      Wn idin salamy

    • @goosgooska
      @goosgooska 4 года назад

      Asc walal adoo raali ah subscribe iisaar ilaahay hakaa raali noqodo

    • @duceysane5000
      @duceysane5000 4 года назад

      Done ✅ bro.

    • @anfacaboqor1693
      @anfacaboqor1693 4 года назад +1

      baryadana naga daaya oo shaqaysta meel walba haka soo calacaline

    • @sahamiyemedia6013
      @sahamiyemedia6013 4 года назад

      Ma Daimond Films Tii Burcaa

  • @sabirinqaali9039
    @sabirinqaali9039 4 года назад +31

    Inta wiilkaan quruxda codkiisa iyo wejigisaba jecel like dhuc iigu siiya 🤦

  • @sadiiqsabka6617
    @sadiiqsabka6617 3 года назад +3

    Masha allah ilahay hakudayo codkaaga qurxoon amiin

  • @rayaanhaldhaa904
    @rayaanhaldhaa904 3 года назад +1

    QOFKA ADUUNKA KU DHAGAYSTA HEESAHA
    WLLEE AAKIRA U DHAMBAYSA
    AZXAAPTAYDA QLIGA AH
    MAANTA MIDH IGA QORA
    HEESAHA ADUUNYADA wallahi wxaa ka mcaan
    Codka mcaan ee aakhira lagaaga ziraadayo
    INSHA ALLAH ALLE HA INA GEEYO JANATUL FARDAWZA
    AAMIIN AAAAMIIN AAMIIN 🤲🤲🤲🤲🤲