Taakeeye 4 qof ayuu hortayda ku dilay,Siyaad Barena wuxu ahaa"wariyihi akhriyey warkii Siyaad Bare

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Комментарии • 221

  • @Qabooje
    @Qabooje 2 месяца назад +19

    8 April 1991 ayuu diley weriyaasha Taakeeye.
    Abuukar Maxamed Nuur = Sheekhaal.
    Cabdulqaadir Cali Iidle= Xawilaadle
    Cabdi Sheekh Cali = Carabsaalax
    Maxamed Cali Xaange = Majeerteen
    Mahad Aaden Xasan = Ogadeen
    Waxaa goobjoog ahaa oo nool weriyayaal badan subaxdaas Markhaati ah
    Fanaaniin meesha gabaad ka dhigtay ayaa iyaguna joogey waxaa ka mid ahaa Shankaroon Axmed Sagal

    • @Alimuse07
      @Alimuse07 2 месяца назад

      😮

    • @NaleyShire
      @NaleyShire 2 месяца назад

      Sax

    • @joblessarts
      @joblessarts 2 месяца назад

      Si fiican iyagoo lawaraysanayo waa daawaday,
      Si kaluu u turjumay ninka lawaraysanayo

  • @hawohussein2919
    @hawohussein2919 2 месяца назад +7

    1991 Daarood waad laysaan 1 million people, not crying daarood strong, ❤❤❤❤❤

    • @fhuddle2311
      @fhuddle2311 2 месяца назад

      Daarood waa Nasab Nasab dhalay ma arag iyagoo ooyaya oo leh waa nala xasuuqay.

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 2 месяца назад

      ​@@fhuddle2311hhhhhh kuwa 2024 xamar kaga dhex cabadaya dhulkaygi baa la qaatay t3eda kale saw ma tihid kii ubadheedhay dilka dilka midh hadii lagaasoo reebi laha ma odhan kartid

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 месяца назад +1

      @@fhuddle2311 Yaa ku yidhi qofka la dilo ee iska illoobaa waa nasab, doqon, wallaahi waa xayawaan, those who forget their history are likely to repeat it again, gobtu godobteeda ma illowdo, kamana hadhaan cidda xumeysa , xawayaanka ayaa iska illaaba iyo gunta

  • @ahmedmahdi88
    @ahmedmahdi88 2 месяца назад +21

    Taakeeye illaahay mooyaane cid cadaalada marinaysa ma jiro. Maxaa yeelay kuwa cadaalada marin lahaa waa isagoo kale. WAA DAMEER IYO LABADIISA DHAGOOD.

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od 2 месяца назад +14

    Allaha u naxariisto qabrigana Allaha u nuuro jaalle siyaad dowlad soomaaliyeed kama dambayn oo sharaf iyo magac leh

    • @AhmedAliSame-kaab
      @AhmedAliSame-kaab 2 месяца назад +2

      Alle raali haka ahaado mujaahidiintii Eryay Rajiimkii Siyaad Barre

    • @abdinasiryalahow9077
      @abdinasiryalahow9077 2 месяца назад +2

      Tuugdii dalaka dumiyay iyo mujahid waa kala 2ba dad cadaw u shaqaynayay ayay ahayeen oo lagu shaqaysatay ​@@AhmedAliSame-kaab

  • @HilaaHilaac
    @HilaaHilaac 2 месяца назад +10

    MANSHA ALLAH DADKA REER SOMALILAND EE HORE WAXAY WADA AHAYEEN DAD CAQLI BADAN OO WADA MUTACALIMIINA AFAF KALA DUWAN KU HADALA WAXAN KU QORA WAXAY AHAYEEN DAD DHAQAN KOODA KU ADAG ISNA JECEL OO IS GACAN QABTA. WAXAA FICAN DHALINYARADA MAANTA INAY KAGA DAYDAAN DHAQANKAA WANAKSAN OO AY ISKU DUUBNAADAN NAFTOODAN HORE U MARIYAAN QABYAALADA DALKA AFEEYESANA ISKA DHAAFAN. ❤❤❤❤❤

    • @Faarax20973
      @Faarax20973 2 месяца назад +6

      Anagu ma naqaan Somaliland ee waxaan nahay reer borame gobolka awdal somaliya

    • @HilaaHilaac
      @HilaaHilaac 2 месяца назад

      @@Faarax20973 FAQASHEEY YAA ADIGA KULA HADALAYA DANIHIINA RAACA WAXA BADAN AYAA IDINKA BAYLAH AH. SOMALILAND ILAAHAY AYAA KARAAMEYEY DUCO IYO HABAAR MIDNA KAGAMA BAHANA. SOMALILAND HAKU DABA LUMIN LAMA GAADHEE. KKKKK

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 2 месяца назад

      @@Faarax20973Cajiib, yaa kuu magacaabay af hayeenka Boorama?

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 2 месяца назад

      Maasha alaah taas waan kula qabaa tacliintu waa sheey qaali ah waxaa mudnaanta koowaad ieh Dadka xigmad leh sida bfr macalim wariye daahir adeer cimridheer caafimaat alaah ku siiyo waa in laga faaidaasto xigmad mar beey tagi Dadka yar ee faraku tisiskaa waa in la keydiyo war kooda guuuuul baan idiin rajeen dhamaan soomaali weyn meel walbo eey joogto qabigooda alaah ha, isku soo celsho shugran wariya ha dada yar noo soo badi Dadka xigmad leh asc 😊

    • @sharmakejibril1300
      @sharmakejibril1300 2 месяца назад +1

      @@Faarax20973anaga boorama kaso jeedne magalada hanaga ceebayn duliyow somaliland is one

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 месяца назад +9

    Maansha allaah tusaale fiican waayo arag aqoon yahan caqli badan guulayso❤❤❤❤❤❤❤

  • @IlyaasBicola
    @IlyaasBicola 2 месяца назад +8

    Umadan ku haayo siyaad bare 22 sano xabad iyo xoog ku mamulayay waa adiga lahee 🤔 33 sano maxad ka faideyn 😎gus jilicsan iyo xkun jilicsan midnah faido ma lahan viva Somalia hanoolaato 🌍🇸🇴🐅🤝

    • @saeddahir7600
      @saeddahir7600 2 месяца назад +6

      Niyow miyaanad hagaagsanayn dee 33 sano badhaadhaan kujirnaa walaahi ilmaha dhasha dar aluu udhinta mooyee faqash disha loogama baqo hooyo dahab laga goosto guri layidhaa waa labaarayaa
      Oo wixii yaala laqaato gaari kii udanbeeyaa lagu wataa halkay awal ka ahayd isaaq magayo ganacsade xoolihiisa lama qaato waan shaqatagaa hooyaday iyo aabahay iyo xaaskayga caruurtayda midna kama warwaro

    • @queenabdi4319
      @queenabdi4319 2 месяца назад

      Alx 33 sano waxba nakama maqna somalind hurumar iyo nabad fiican ban haysana just waxaa naga dhiman aqaansi bini adam kana waan helayna 100 sano ha gaadhe, allow noo siyaadii wanaga lkn adigu ka xun xaasid ah oo ciilqabe ah bad tahay yaahuu….

    • @MohamedHassan-nv1gm
      @MohamedHassan-nv1gm 2 месяца назад +1

      Alhamdulilah Waxaanu Haynaa waxaanay Somali Hayn Kolay Anagu Aduunkaanu La Tartamayanaa ❤ Somaliland

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 месяца назад +2

      ​@@MohamedHassan-nv1gm
      Maxaad haysa
      Gaalo iyo khaniisiin ayaa Schoolo u furay ayagoo kaga faa,iidaysanayo faqriga iyo dhibaatada haysato
      34 Kadib Dhaliyaradii ayaa Ka cararaysa oo
      Magafe Saxaraha Libiya Ku xiran
      Oo maalin walba loo dawaranaya oo Ku calaacalayo yaa Soomaali ahayd
      Wax aad Ku faanto ma jirte iska aamus

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 месяца назад +2

      H​@@saeddahir7600
      Ba, iyo baroor jifojifo qirga la isugu haysato tuulo tuulo u gudbiyo jirin Faqri
      Tahriib intaas ayaad dhaxasheen

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 2 месяца назад +4

    Waa marqaatiga nool oon lakala jeclayn, xanuun badanaa. Welee arinkaan wuu soo noqnoqday marar badan balse "xaq Allaa uwali ah"

  • @saidegal4110
    @saidegal4110 2 месяца назад +3

    Subxanallah at this age you would think he should remorse when describing ppl getting killed in front of him, but he was giggling and smiling. Also the Govt that has done all that for him he chose to work on its destruction from inside.

  • @MohamedAbdisalam-f9v
    @MohamedAbdisalam-f9v 2 месяца назад +9

    Waxaan aad ula yaabaa dadka taakeeya difaaca oo weliba ummadda hor keena ninkaas dad badan ayaa ku markhaati furay

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 месяца назад +1

      aniga oo isaaq ah ayaa ku collownay nin ay ilmaadeer taakeye yihiin oo wadaad iska dhiga oo difaacaya dambiilahaa, Somali waa wada caynkaa

    • @MohamedAbdisalam-f9v
      @MohamedAbdisalam-f9v 2 месяца назад

      @@mhassan0163 walaahay walaalkay hadduu yahay madifaaceen

  • @mahammedhassen2260
    @mahammedhassen2260 2 месяца назад +1

    Subxana allah qof wayn oo kuraxaysanaya in 4 qof lagu hordilay walibi uu aqoon hore ulaha

  • @Mohamed-x2i9b
    @Mohamed-x2i9b 2 месяца назад +5

    Waa markhaatiga nool taakeeye inuu dilay 4 qofood

  • @Suldaan-Maakhiri
    @Suldaan-Maakhiri 2 месяца назад +6

    Asaasaq
    Wax waa la baray lkn waaku caasiyey aqoontii iyo Dawladnimadii

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 месяца назад

      wallee nacas nacas dhalay baad tahay, qabyaalad iyo qudhun buuxiyey, caqli lahayn

  • @mohamedsalah771
    @mohamedsalah771 2 месяца назад +14

    Manta kuwa jooga oo adiga ka mid ah iyo siyaad bare kebaa dikatoori ah siyaad tuuk maheyn
    Dal iyo dad wuu dhisey
    Siyaad waa kan wax ku barey
    Marka hanoqon abaal laawe

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 2 месяца назад +5

      War waxani abaal male wey kigu xaarayaan,oohin badanaa,kani waa abaal laawe

    • @Abdikadir2020
      @Abdikadir2020 2 месяца назад +3

      Waa ma gudbe abaalaawe ah
      Canshuurti somalia ayuu wax ku soo bartay

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 месяца назад

      cashuurta laga qaado hooyadii iyo islaamaha bacadka fadhiya ayaa wax lagu baray, yaa ku yidhi madaxweynaha ayaa wax bara dadka markaa jooga, siyaad muxuu dhaxal somali uga tegay, guri ba'ay iyo goblan soomahaa

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 2 месяца назад +2

    Wariye Abdirizak: you are asking politically loaded question when you ask the Mr Haddi whom I deeply respect for his balanced and honest opinion, about the difference between South and North.
    I don’t think there is such difference between South and North.
    Somalis are close-knit community irrespective of where they hail from in Somalia

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 месяца назад +1

    Waa doqon ! In uu Daruud tirobeel ah dilo ayay ahayd, markaa cidi ma eedayseen . Haduu intii Afweyne, Cali Samatar, Adan Gabyo, Moorgan, Tuke, Cabdilcasiis Cali Barre, Ina Cumar Jees iyo Jaamac Green dileen in le'eg uu dilo aad yar ayuu dalkiisa iska danshadaanshoon lahaa !
    Cidi ma xagxagateen

    • @Fadumaabdirahman22
      @Fadumaabdirahman22 2 месяца назад +1

      Odaygan wa doqon xiliga jilasha iyo laabkaca wa nacas laakiin ma is weydiidsay inta xiliga dadka dishay aaway ragga 45 nin oo nool ku duugay xeebta xamar odayga doqonka xasuuqii dhacay dadka shacab dWlad duqeysay dadka hanti xoolo nool danbiile imagine a eeg bal cimriga ku nicking fiiri yahuu 🎉🎉🎉

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 2 месяца назад +7

    "Part time"- maalin-goosad, waa eray aan ka faa'iday macallinka.

    • @GeediAbdi-ue3zi
      @GeediAbdi-ue3zi 2 месяца назад

      Part time iyo maalin goosad ismalahaj wllkey
      Part time tusaale waa qofka usbuuci 2-3 maalin shaqeya ama shaqo 8 saacadood ah yiraahda waxan shaqaynahaya 4saac
      Casual work waa maalin goosad tusaale maalinti waa 24saac hadaa doonto 24kaas saac baa wada shaqenaysa( si gaaban inta saac ee aad shaqaysid baa leedahay 1saac hadaa shaqayso ama 20saac hadaa shaqayso)

  • @tawakalcallalah3861
    @tawakalcallalah3861 2 месяца назад +5

    Waa Oday qalbi fiican oo Fariid ah..

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 2 месяца назад

    Nageeye maahayne, Iidle ayuu ahaa..Cabdulqaadir Cali Iidle.

  • @ROBLE-g7v
    @ROBLE-g7v 2 месяца назад +2

    Dadka beenta ku akhrinaya dhalinyarada waa noocan oo miiran.
    Intuu dowladiisii burburiyay buu wuxuu ku leeyahay xaqooti baan noqday😂

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 2 месяца назад +3

    odaygan waa hooley kale qabiil ayaa ka buuxa iyo naceb darood taakeeye ragu dilaay waxbu ka ogaa darood ayeey ahayen 5 nin. Waana qaiinuul wadan.tuug tuug dhalay Dahir Xaadi waa criminal ah U.S.C ayuu basaas uu ah daroodka ayuu soo sheegi jiray.

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 2 месяца назад

      Mooryaan uma xumid, soomaaliya waxa burburiyay ee ila maanta hooga ay ku jirto ka masuul ah adiga iyo adeerada . Ina Hague laa idinka dhaadiciyo oo xabsi daa'ain laa idinku xukumo ahayd.

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 месяца назад +12

    Kacaankii barakaysnah ee 21kii Oktober. Allaha u naxriisto dhamantod. Jannada Fardowso Allaha geeyo. Cirtada dhamah caydada yaqaan. Kuwii Kacaankii barakaysnah uu waxbaray ama ka dhigay ayaah uguh daran. Hees ma'ahee.waa geraar

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 2 месяца назад

    MUJRIM taakeye baa iminka diin inooga sheeekeyneya. Subxanallah

  • @ShAbdirazakSugulle
    @ShAbdirazakSugulle 2 месяца назад

    MaashaAllaah Xaddi waa ninkii i soo saaray ee iga dhigay wariyha wararka ee radiyo muqdisho

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 2 месяца назад

    Masha Allah, I would like to meet him next time I go to Somalilad insha Allahu. I have a degree in linguistics, and I think it would be very interesting to meet someone who understands the science of languages. He is very informative person Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ilyaasmaxamuud8473
      @ilyaasmaxamuud8473 2 месяца назад +1

      I don't think you gonna benefit from him, at least not in somali language, but not sure other languages. His ability to speak in somalia language clearly is very weak. Like when he is saying XAMARTA Meaning reer xamarka. This guy don't even understand there is too many dialogues.

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 2 месяца назад +3

    Soomaalida waxeey wax ubartaan ineey dhulkooda destroy gareeyaan shame one yuu adoo siyaad bare wax kusoo baray oo free wax kusoo bartay baad wax kasii sheegeeysa dawladi waxa eey u file gareeysana siyaad bare isaaq buu meel walbo udhiibay bal adigu hadaad dad daba dhilf xil udhiibato maxeey kaa sameeyn ilaahay waa nin ninkale ushaqeeynayee

  • @yasinabdulah8262
    @yasinabdulah8262 2 месяца назад +7

    Odaga waxa uu yiri shaqaalaha waxii Daarood Ah Soo Sooc raga uu soo soocay maxay ku danbeeyeen ma sheegin Odaga

  • @HaabiilLove
    @HaabiilLove 2 месяца назад +3

    Taakeeye dhiigi muslimka ayaa gubaya markaasuu leeyahay urur baa leeyahay qarsoodi 😂😂

    • @alikaafi3793
      @alikaafi3793 2 месяца назад +2

      Walaahi waa iga qoslisay ❤

    • @alikaafi3793
      @alikaafi3793 2 месяца назад +2

      Urur aan leeyahay muudhahay qarsoodi kkkkkkkkkk

    • @alikaafi3793
      @alikaafi3793 2 месяца назад +1

    • @HaabiilLove
      @HaabiilLove 2 месяца назад

      Haa ururka magaciisa waxaa layiraahda talo kunool sidu sheegaye dadka ururkiisa kamid ahna kaligiis baa garanaya hoolkee shirka ku dhigtaa waa bilaa leer cidina maduubto waa dad shartee maleegayan umada alaha ka leexiyo😂😂​@@alikaafi3793

    • @HaabiilLove
      @HaabiilLove 2 месяца назад

      ​@@alikaafi3793 haa walal youtube ka kabaar oo ku qor ururka taakeeye

  • @computergadgetsmore2196
    @computergadgetsmore2196 2 месяца назад

    Ma jiraan ama waa naadir qof saxafi ah oo kuuliyad saxaafadeed soo maray oo hadda waddanka ka shaqeeya, qaarkood qoraalkooda iyo wareysigoodaba waa aad ka garaneysaa!!!😢

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 2 месяца назад +2

    NINKANI xog & cilmi bdan ayu HAYAA waayo arag weYaan Lkn wariyahan wareysanaya ayan tababar fiican hysan plzz wariyeyaasha saxaafada Somalida kujira wxan ka codsan lahaa inay tababaro fiican & seminaro so qataan sbbto ah qofka wariyaha ah waa inuu qofka uu wareysanayo hadaladiisa su'alo ka dhex sameyn karaa Ee maaha inu su'alaha uqoran kaliya ku weydiiyo inta saxaafada heer fiican ka gaartaY unbaa ifahmi karta✓💯

    • @NaasirMeecaad-hw5qz
      @NaasirMeecaad-hw5qz 2 месяца назад

      Walaahi waa runtaa dad aan ehel u ahayn ayaa Saxaafaddii hada Sheegta inay Wariyayaal yihiin.

    • @computergadgetsmore2196
      @computergadgetsmore2196 2 месяца назад

      Ma jiraan ama waa naadir qof saxaafi ah oo kuuliyad saxaafad soo maray oo hadda waddanka ka shaqeeya!!

  • @advyser
    @advyser 2 месяца назад

    Horn cable best of the Somaliland tvs

  • @2daysago_
    @2daysago_ 2 месяца назад +4

    Oo ayaga isma arkaan miyaa ....8 sano ayuu Muuse biixi iska haysta walina meel uma socdo.
    Dictator ayey ka carareen isla ayagii ayaa midkale xoog ku haystaa

    • @mazatoshi7501
      @mazatoshi7501 2 месяца назад

      Kan qabiilkooda dictator ma aha kan qabiilada kalaa dictator ah waa madax adeyga iidoorland

  • @essamusa7060
    @essamusa7060 2 месяца назад +1

    Doorkaagu muxuu ahaa dadkaa lalaayay?

  • @Alimuse07
    @Alimuse07 2 месяца назад +1

    TAAKEEYE 23:48 mnt

  • @XaliimoMuuse-n8r
    @XaliimoMuuse-n8r 2 месяца назад +3

    Taakeeye waa qaatil

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 месяца назад +1

    Siciid Tahliil Weligii kama Shaqayn Shabeelle. Marka warkiisa layskuna halayn karo 🤔

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 2 месяца назад

    Waa .idin kaa ee maxaad dhax sheen😢 aan dhiig ahaayn . Allaah wax xun iidiin qari if iyo aakhiro ba.

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 2 месяца назад +1

    Taakeeye waa qaatil qayaana badan

  • @XasanDhore-w7d
    @XasanDhore-w7d 22 дня назад

    Taariih aan siyaad bare ahayn malihiidiin miyaa asagoo askari ah buu 21 dalka ku hormariyay adinkuna 40 sano adinkoo ka aqoon badan baad wax soo kordhin ladihiin miyiinaan damiir lahayn

  • @NaleyShire
    @NaleyShire 2 месяца назад

    Sax takeye waa gacan ku dhiigle oo waxu diley wariyashii radio moqdisho uu ka mod aha ma had cad, cabfulqdir cali idle, iyo 2 bo kale

  • @farhanhade6561
    @farhanhade6561 2 месяца назад

    Taakeeye haduu aduunka ku dafiro aakhiro ayey sugaysa lagamana cafinayo waayo aduunka ayuu ku dafirey xaqqii Islaamka

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 месяца назад

    Wareysi fiican weeye, weriye sare, bal ninkan oo kale wasiirka warfaafinta laga dhigi maayo, waayo Muse Biixi iyo Ina Kaahin waxay jecel yihiin sida Buunni oo kale oo caqli lahayn oo wuxuu doono ku hadlaya oo lagu shaqaysan karo oo xataa ciddii la rabo caayaya, wax aqoon ah lahayn. Sidee dal ku horumari haddii dadkii wax garanayayey la iska diiday

  • @ladanjama7928
    @ladanjama7928 2 месяца назад

    Waa danbiile akhiraa war jiraa

  • @Naasir6317
    @Naasir6317 2 месяца назад

    Yes waan ka helay

  • @pdfomanpdf137
    @pdfomanpdf137 2 месяца назад +1

    Ninkan waxn ka fahamay wuxu ah nin ku shaqaysta hadba wixi laa siiyo, mechnery & bribery taker. Kacanki siyad bare to USC to manifesto return Again USC to Refugee Yemen to SNM.

  • @gadhoodhle
    @gadhoodhle 2 месяца назад

    Horn Cable waa television fiican oo bulsho badani ku xidhan tahay ... Cinwaanka aad doorateen wuxuu u egyahay kuwii Horyaal TV oo kale ... Cinwaanku kama turmayo nuxurka waraysiga oo aad nin wayn ku waraysanaysaan wuxuu u soo joogay.

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 2 месяца назад +1

    Waayo arag iyo qofkaasoo kale barnaamijyada nooso badiya

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 месяца назад +1

    wataa kartidu iyo qabku !!!!!!!!!!!! ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 2 месяца назад +1

    Kulahaa baydhabo ayaan ka waayey digir iyo kibriid,waxayba ahayd (Baydhabo jannaayo )

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 2 месяца назад

      ciyaal aan wax ogayn baa tahaye aamus, baydhabo soo ma ahan magaaladii loo bixiyey caasumada dhimashada aduumka baahi daraadeed 1991Kik.

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 2 месяца назад

    Waa odey baqti ah oo ciilan oromo ah waxaan

  • @Abdikadir2020
    @Abdikadir2020 2 месяца назад +1

    Salaad baa lagu jiraa ayagana warbeen u badan ayay dhoodhobayaan

  • @MohameeJirde
    @MohameeJirde 2 месяца назад

    Aniga waxaan ka mid ahaa ragii kula jogay

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 месяца назад

    Wuxu Ahaa Mareexaan Ziyaad Barre AUN

  • @KhalidOmar-s1y
    @KhalidOmar-s1y 2 месяца назад +1

    Waleee Taakeeyoow dilkii ABDULQADIR ALI IIDLE kuma badbaadid tuug tuug dhalay

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 месяца назад

      Adiga ma qof kaliya baad u doodeeysaa. Ileen ninkaan 4 qof buu dilee?

  • @MohameeJirde
    @MohameeJirde 2 месяца назад

    Asc

  • @hassanfarah3992
    @hassanfarah3992 2 месяца назад

    Siyaasiyiinta Reer waqooyi dhan faanka iyo been isku darsadeen😮

  • @osmanahmed3512
    @osmanahmed3512 2 месяца назад +1

    Qayin qaran ayad ahayd in maxkamad lagu saro aya fican

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 2 месяца назад

    Sheydaankaan Taakeeye Macawisley ayuu ka cararay Waa Mujrim dilaa ah hala toogto

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 месяца назад

    Si caadi bi ushegaya subxanaallah

  • @HassanObseyeHOM
    @HassanObseyeHOM 2 месяца назад

    Waxay ahayd wariyoow heesta oo dhamaysa inaad barnaamishka ku xidho ayay ahayd

  • @fe8445
    @fe8445 2 месяца назад +7

    Dawlada Xadi ka sheekeeyay baa bahal looga dhigay beesha dhexe. Soomaalidu markay idinku eedeyso "brain wash" & been in laydinku aqriyay soo run ma aha. Daahir Xadi baa marqaati ah.

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 2 месяца назад +1

      Maxaa maskax meeydh keenay qabiil dhan oo iskumid noqon karaa majirto kasoo qaad daarood oo dhan ama mareexaan oo dhan miyey taageer sanaayeen ilahay ha u naxariisto maxamed riyaad bare? Su'aashu waa maya xasan sheekh abagaal oo dhan meyey raacsan yihiin markaa adigaa u baahan inaad maskaxdaa meesha dhow wax ka eegeysaa ineey yeelato aragti fog

    • @MohaamedAli-py2lx
      @MohaamedAli-py2lx 2 месяца назад +1

      Waad xanuusanaysaa Xadi so2kaa sheegaya digtaytarka qaabka daran ee umadiba Isla aragtay

    • @fe8445
      @fe8445 2 месяца назад

      @@MohaamedAli-py2lx Muuse Biixi, dugsi hoose ilaa heer jaamacadeed caruurta Hargeysa bilaash wax ma ku baraa? Ka dib, shaqo mushaar fiican ma siiyaa? Shaqooyinka aqoon iyo karti ma lagu bixiyaa? Tababaro joogto ah ma la siiyaa shaqaalaha? Madaxda Xadi sheegay ee Radiyow Muqdisho waxay ahaayeen gebi reer Waqooyi. Adeer waa inaan maskaxdeena dadka amaahin. Ha fekerin. Nin iska daba soco sax ma aha.

  • @abdirashiidahmed5382
    @abdirashiidahmed5382 2 месяца назад +3

    Su,aalo lama waydiiyo miyaa ragan aad kamaradaha la hor rooraysaan

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s 2 месяца назад

    HADII AY CALI BADAN YIHIIN AMA AMIIN ANDREYS COPER MAYKEENEYN

  • @Pro-justice
    @Pro-justice 2 месяца назад

    24:27 iyo 31:32 bal ila eega oo maxaa laga fahmayaa

  • @maxedcali4232
    @maxedcali4232 2 месяца назад +3

    Kkkkkkkk SNM markeey fashilantey 34yrs after dhawacii ssc iyo owdal waa ay wali dagaalameeysaa barabagaandho ayey bilowdey taakeeye ayaa afar diley waxaa dhacay dagaaladii hawiyo iyo daarood nooc minal kicin camal war hawiye iyo daarood waa ay islaayeen waxii kala gaareyba somalinimadiina ka meey tagin iidooroow waad fashilanteene dadkiina dhinac kasooraaca nacnacda iska daayee

    • @MohaamedAli-py2lx
      @MohaamedAli-py2lx 2 месяца назад

      Daarood awalba waa la layout jiray hawiy3na way isu dhiibeen hadii hada labaatan laydinka dilana damer baqriyey uun band tihiin oo waad u niikisaan hawiye oo hvis jogaad u tihiin hadii aad istidhi somaliland band ka hos baxdeena casharba waa ka dambeeya kurdi uun band dhankasta ka tahay Taakeeyena wixii idaacada ka barooranayey ee lahaa rag buu naga laayey idinkay ahaayeen lkn hawiye 90 kiina Caspar Bay idiin dhigeen imikana googarad band u xidhantiin økning reet somaliland gobonimay idiin muujiyeen balse gun gunimo ayaa lagula dha1maa jabkiinba waa ka dambeeya. Iska xiniiyo salaax hawiy3 kolay isaaqo2 gobonimadii laydinku yaqaan meeday uun baydin ku hadaaqi doontaan dhawaan.

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 2 месяца назад

      Ninkan waa samaroon aad moodayso snm

  • @ilyaasmaxamuud8473
    @ilyaasmaxamuud8473 2 месяца назад

    Waxaan oo kale aa ku leh cilmiyeenta afka ayaan ka shaqeeyaa wuxuuna kuleeyahay "XAMARTA" nuucaan oo kale oo caqli yari ciro uga soo baxday waa waxa ree wuqooyi jahliga u horkacay

  • @joblessarts
    @joblessarts 2 месяца назад

    Oo taakeeye dadka uu dilay waxa kujiray yar xawadle ah oo hawiya ah? Maxa dhacay odayga ragii kawada dhigay daarood.
    Tolow allaha u naxaristee haduu gaariye noolaan lahaa muxu ka oran lahaa ninka afsomaliga xafidaa leh hadana xabashida u riyaaqsan.
    Xaashac Hadrawi iyo Gaariye midna waan hubaa inaysan ka suuroobeen.

  • @daresavage345
    @daresavage345 2 месяца назад +1

    Ar yaa Daarood gob waaye kan kaleeto i ay wax bareen oo ayagii caynooyaa ama jaasuusooyaa yahuu dheh

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 2 месяца назад

    Xeradii abyan cadan xasuuso

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 2 месяца назад

    Waxbaad ku dar dartay ogow dad badan baa la socday wixii dhacay .iidle ayaa xabad kaga fakatay Ugu danbeyntii ma aheyn nageeye.cabduqaadir Cali iidle

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 месяца назад

    ODEYGANI WAA DHIIGYOCAB AH WAANA WANTED DAAROOD BADAN AYUU LAAYEY AFKIISA KA SHEEGEY

  • @xamralive
    @xamralive 2 месяца назад

    Soomaaliyu way ka Guulaysatey Itoobiya ee waa nalooka hiiliyey Adeero

  • @zainabosman6991
    @zainabosman6991 2 месяца назад +1

    Subhanalahaa, oo abaal daranaa.. imisa Daarood buu shirqooley? Waa asagaa leh, D/ noo sooca. Shame on you, dadkaa waa inuu cafis weydiistaa xaalna ka bixiyaa

  • @farhanhade6561
    @farhanhade6561 2 месяца назад

    Qof dad islaama laayey oo diin ku gabanaya taakeeye kahor ma arag subxaanallah ninkaan waa markhaatigii 3aad

  • @mohamedmahiMahi
    @mohamedmahiMahi 2 месяца назад

    Odeygaan waa caasi ku caasiyey madaxweynihii wax barey waxaan ka dhan dhansadey in uu dhiig qabo odeygaa because waa dadkii dowladii iyo dalkaba burburiyey kama dhaaran karo odeygaan dhiig in uu qabo taakey markii la heystey maxuu u sheegi waayey in uu diley raga Xaqa ayaa ka soo ifaaya

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 2 месяца назад

      Hada ka hor bu ka hadlay wa samaron dagal kuma jirin ninkan

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 2 месяца назад

    Adeeroow odaygaan Aad buu isu faaniyey

  • @awiljama5234
    @awiljama5234 2 месяца назад

    Afarta nin ee la diley waa weriyeyaashii la shaqeynayey ee uu ka mid ahaa MMJ wuuna ku qoslayaa. Siyaad Barre baa wax ka dhigey oo ka ilaaliyey in qabiil lagu riixo haddana cay buu ugu abaal gudey.

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 месяца назад +2

    Beenale Beenale Beenale. Beenale Beenale Beenale

    • @diiriyeali1073
      @diiriyeali1073 2 месяца назад +1

      ADIGA MA JOOGTAY? NOO SHEEG RUNTA WAXA UU QALDAY.

  • @AhmedHussein-lu3tn
    @AhmedHussein-lu3tn 2 месяца назад +1

    Tuug iyo innan gumageed inaad tahay afkaaga huuradale ayaad ku sheegtay.
    Waxaa tahay nin weelkii uu cuntada ku cunay ku xaaray waayo dawladii intaas oo lacag iyo wakhti wax kugu soo bartay ayaad maanta caayaysaa, huuraale, fooqal huuraale orodoo soo cadayo. Kkkkkk

  • @ilyaasmaxamuud8473
    @ilyaasmaxamuud8473 2 месяца назад

    Waxaa la yaab ah somaliland lama gumeysay dhaqan keenii ayaan wadanaa laakiin koofur waa la gumeestay dhaqankiina waalaga badalay. Jahliga intaas la eg ayuu umad la hor fadhiyaa iyo cimrigaas.

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 2 месяца назад

    Taakeeeye. Maatane diinta islamka buu ku ciyaarayaaa. Waxaas oo miiran oo Qadaad weyn ah baa aduunka iskaga nool

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 Месяц назад

    Daahiraw magacii ba maad wasiiraysid marba hadii aad katirsanay kacaankii shaqaalihiisii

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 2 месяца назад

    Jimmy Carter waqti horee ayu aha ee Bill Clinton miyad ka wada

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 месяца назад

    Impressive quality of journalism❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m 2 месяца назад

    Adna waad dhaci oo waad dhiman ogoow

  • @nasiib157
    @nasiib157 2 месяца назад

    Af soomaaligaa soo bartay kulahaa

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 2 месяца назад

    Hadana wadaad buu iska dhigaa dhagarqabahani waxaa u fiican in la toogto oo laqisaso si uu Ilaahay hortiisa xujo u helo.

    • @QARDHAAS
      @QARDHAAS 2 месяца назад

      Hala ololeeyo si maxkamada loo keeno

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 2 месяца назад

      Macno subin mayso wayo dhowr sano ka hor ba lagu markhati furay

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 2 месяца назад

    Rehearsal is dib-u-eegid AMA baroobayn

  • @MohameeJirde
    @MohameeJirde 2 месяца назад

    Saxiib war laliska culays kama jirin

  • @axmedwali4010
    @axmedwali4010 2 месяца назад +2

    Ala maxaad ceeyboobi doontaa meelkhaldan soogashey duqoow

  • @nasirabdi5249
    @nasirabdi5249 2 месяца назад

    Markuu lahaa waxba ma dilin waxna kama jiraan maxaad ugu cadayn wayday ?!!!!

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 2 месяца назад

    Taakeeye. Naar baa lagu taakeeynaa. Asigane

  • @ahmedyusufgoolcadeabdi2641
    @ahmedyusufgoolcadeabdi2641 2 месяца назад +1

    Daahir glad to watch you on Tv show.
    We were class mates at Dababuur, in Amoud and at Xalane.

  • @abdi1502
    @abdi1502 2 месяца назад

    Kani waa shakhsiyad laawe gadabuursi ah

  • @faisalhersi5681
    @faisalhersi5681 2 месяца назад

    Taakeeye wa gacan ku dhiigle weyn

  • @MohamedCawil-zk2bz
    @MohamedCawil-zk2bz 2 месяца назад

    Qoraalka video ku dul qoran iyo muuba sheegin
    Horn cable youtuber bay noqon teen views raadis

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 2 месяца назад

    Odeygan babarka xiran isagaaba been socoto ah waa sacsac

  • @AbdilahiYare
    @AbdilahiYare 2 месяца назад

    Daalimin qofkii la shaqaystaa iyaguu dembiga la wadaagayaa ku talo gal

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 месяца назад

    Saladii ayaa la adimayaa xataa joojin maayaan hadalka cajiib.
    Xiliga salada maxad waraysiga ula eekataan.
    Wax kabadala wakhtiga

  • @zaynabderiye9856
    @zaynabderiye9856 2 месяца назад

    ❤❤❤❤