Sida loo sameeyo YouTube Channel Step by Step (Part 1)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 сен 2024
  • Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
    ✅Subscribe
    🔔Notication-ka furo
    🟢Koorsada ka dalbo website keena
    👉abdishakur.me/....
    Telegram: t.me/abdishaku...

Комментарии • 224

  • @Abdikadirkhalif
    @Abdikadirkhalif 6 месяцев назад +36

    First comment pin pro

  • @Kaahin7-11
    @Kaahin7-11 6 месяцев назад +41

    Ilaahayaw na sii asxaab nagula tartanta khayrka. 🤲🏻

  • @ABOWABOWOFFICIALABOWKE
    @ABOWABOWOFFICIALABOWKE 6 месяцев назад +6

    Masha allah Wallahi Wax Fahansiiska Wa Lis Dheer Yahay aad iyo aad ayaan Kugu Mahad Celinayaa Hor Mar Wacan Macalin Abdishakuur Mohamed

  • @macquul_7
    @macquul_7 6 месяцев назад +11

    fadlan like saara si aan annaga u faidno macalinkana u faido qeyr allaha siiyo

  • @mokhtarmohamed304
    @mokhtarmohamed304 4 месяца назад +2

    Thank you so much. I'm Very glad to be one of your Followers, You're great man thanks brother.

  • @aqoonsidemedia8805
    @aqoonsidemedia8805 3 месяца назад +3

    Thanks Masuul wlhi wan ku hamin jiray inan RUclips furto Allah aya Mahad oo dhan u sugnaatay iyo adigo oo saba u noqday wadadi an u furan lahay Mahad sanid sxb adne hoosha halka ka sii wad

  • @abdirahmanaadanmrjunior3787
    @abdirahmanaadanmrjunior3787 6 месяцев назад +14

    Waxaad tahay qofkii uguhoreeyyay ee sifiican noogu faahfaahiya ee zxb soobadi
    Waannan kugudarsaday❤

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  6 месяцев назад +3

      Mahadsanid wll

    • @abdirahmanaadanmrjunior3787
      @abdirahmanaadanmrjunior3787 6 месяцев назад

      In aad howl iga caawiso ubaahnaa Gmail aankaala sooxidhiidhilahaaba waan waayay ee tolow sidee kuula sooxidhiidha

    • @Nolol_Toosan
      @Nolol_Toosan 3 месяца назад

      Anoo Somalia jooga residency kale hadaa sheegto, qolada RUclips mafahmaan? ​@@AbdishakurHM

  • @Bashiir12398
    @Bashiir12398 6 месяцев назад +4

    ustaad noosoo badi barashADA RUclips IYO DHAMAAN XOGAHA MUHIIMKA U AH

  • @gobaadXinna
    @gobaadXinna 5 месяцев назад +2

    Aad iy aad u mahadsanid tahay eng abdishakur waan ku faiday wlhi faiday

  • @cabdicasiismahamuud8426
    @cabdicasiismahamuud8426 6 месяцев назад +2

    Aad iyo aad yaad umahad santahay wll inta dhimana noso dhamaystir wlhy 1m iyo inķa badan ba wad uqalanta wll ajar iyo xasaanadna allah ha ka siiyo🙏

    • @Islaam252
      @Islaam252 6 месяцев назад +1

      Amiin yaa (ALLAAH)

  • @NaimaSaleban-ch6of
    @NaimaSaleban-ch6of 4 месяца назад +5

    Haa masha allah

  • @AhmedHussein-yt5wt
    @AhmedHussein-yt5wt 6 месяцев назад +1

    Masha allah wll wax bad noo iftiimisay insha wixii kale ee dhimana nala soo wadaag thanks.

  • @Burcaawi
    @Burcaawi 6 месяцев назад +1

    Ustaad xagee kaala soo xidhiidhaa wlHi cilmi aan xad lahayn baan Ka faa idee❤🎉

  • @AbdiazizElsisi-ud8yx
    @AbdiazizElsisi-ud8yx 6 месяцев назад +2

    Saxiib noo soo badi jazakallah

  • @moaliali454
    @moaliali454 6 месяцев назад

    Part 2 soo geli macalin jazakallah khyr how to optimise iyo keywords. How to rank videos on RUclips

  • @Kulmiyesomali
    @Kulmiyesomali 6 месяцев назад

    Mahadsanid engineere fadlan waa codsi part two iyo waxkasto oo muhiim eh inshaa Allaah ❤️

  • @Looscade
    @Looscade 6 месяцев назад +6

    You tub ayaan leeyahay cilada ayaa ika heesato icaawi ciladaas adigoo mahadasan

  • @AshrafMoalin444
    @AshrafMoalin444 6 месяцев назад +1

    Mahadsanid wax badan ayan ka baranay

  • @championsleaguematches
    @championsleaguematches 6 месяцев назад +1

    mahadsanid wax bdn kaa faaiday runtii

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 5 месяцев назад +1

    Waad mahadsan tahay
    Waa macluumaad kii aad ugu baahna

  • @Hargeisaawi
    @Hargeisaawi 6 месяцев назад +3

    Team Canva 🎉❤

  • @HEALTHMEDIA-z2w
    @HEALTHMEDIA-z2w 6 месяцев назад +1

    THANK YOU SO MUCH ✅️

  • @user-zq4jz8ey2h
    @user-zq4jz8ey2h 5 месяцев назад

    M.a thank wll waa video waxtarleh oo anfici doonana bulshadeena keep going

  • @JimcaleJey-mb4yw
    @JimcaleJey-mb4yw Месяц назад

    Mahadsanid ustaad wax badan Ayaan ka faa'idnay thank you

  • @fatimamohamud1571
    @fatimamohamud1571 4 месяца назад +2

    Ana hadad kugu soo biray walalkey RUclips aan rabaa I caawi insha allah ❤❤❤

  • @tourisminyourcountry6208
    @tourisminyourcountry6208 6 месяцев назад +1

    Masha allah soo dhamestir wllo

  • @Kabtankaarto08
    @Kabtankaarto08 3 месяца назад

    Mashaalaah alahku barakeeyo cilmigaada aamiin❤❤❤❤❤

  • @mursalkhaliif
    @mursalkhaliif 6 месяцев назад

    Ustat mahadsanid milion jeer inaad noosoo badisana wan ka codsanaynaa mahadsanid

  • @AQOONT_IFTINSHE
    @AQOONT_IFTINSHE 6 месяцев назад +1

    Please natuus Djibouti sida loogu sameeyo lambar Djibouti ah ❤❤ dit a nous si vous plaît mon frère on te souhaite que vous arriverez 1M suscription insha allaah 🎉

  • @OmarBakoyo
    @OmarBakoyo 5 месяцев назад +1

    Mahadsanid wll

  • @amalahmed9008
    @amalahmed9008 2 месяца назад

    Maashaa Allah mahadsanid wallo ❤🎉

  • @Shudeyste
    @Shudeyste 5 месяцев назад +1

    Thanks pro keep going

  • @MaxamedxasanOmar
    @MaxamedxasanOmar 4 месяца назад +1

    Magadsanid

  • @abusheequna1446
    @abusheequna1446 6 месяцев назад +2

    Thnks ustat

  • @AbdulRaZaaqMualim-th1oc
    @AbdulRaZaaqMualim-th1oc 6 месяцев назад +1

    Sida loogo loo sameeyo waa kaa sugaynaa ustaad

    • @Masdille
      @Masdille 6 месяцев назад

      Logo noocee ayaad u baahantahay zxp?

  • @AbdishakurHM
    @AbdishakurHM  6 месяцев назад +3

    Hadii aad su'aal qabto comment iigu reeb

    • @Qaabtur
      @Qaabtur 6 месяцев назад

      Somalia ano jogo sidee thumbnail usarta vedio an so galiyay ano yutube verify gareynin

    • @Horyaal123.
      @Horyaal123. 6 месяцев назад

      Step by step iyo markalaan ka hadli doonaa is qabadsii.

    • @Khalidbarreali
      @Khalidbarreali 6 месяцев назад

      Ustad youte part 1 ka dhig mid part 2 oo ah advanced kuso dar
      Channel ayan leyahya 1k subscriber madaxa galiyay alx
      Hami weyn ka leyahay ustad

    • @Sheikh.Suleyman97
      @Sheikh.Suleyman97 2 месяца назад

      Ustaad Talefan malaga dhex sameyn karo miyaaa???

  • @CamirAcademy24
    @CamirAcademy24 6 месяцев назад +1

    Masha Allah ustaad guulayso 🎉

  • @Bilaal14
    @Bilaal14 5 месяцев назад +1

    Thanks bro

  • @qaadisiyahqudus
    @qaadisiyahqudus 6 месяцев назад +1

    Ugaas sii wad qaybta 2 labaad RUclips ka

  • @rasta023
    @rasta023 6 месяцев назад +1

    Mahadsanid ustaad

  • @CabdiSalaan-ws1ox
    @CabdiSalaan-ws1ox 3 месяца назад

    Ok😊

  • @ShekShekeye
    @ShekShekeye Месяц назад

    Yes pro

  • @Mayowze
    @Mayowze 3 месяца назад

    Ok❤

  • @TijaaboChannel-cx4fw
    @TijaaboChannel-cx4fw 6 месяцев назад

    My teacher thanks you ❤

  • @myfamilyisekalthouma1009
    @myfamilyisekalthouma1009 16 дней назад

    Wallky ina wax ku weydiyo u banahay abdishakur sida kula so xariira mhd snd

  • @Heesbilaamusicah
    @Heesbilaamusicah 6 месяцев назад +1

    Thanks wll 🎉

  • @URCristiano12346
    @URCristiano12346 6 месяцев назад

    Soo dhameestir waxyalaha dhiman macalin mahadsanid

  • @user-ph5og1by4j
    @user-ph5og1by4j 2 месяца назад

    Ok

  • @Cayncayker
    @Cayncayker 6 месяцев назад

    Masha all qofkii kowaad ee arka videogaaga waa aniga ❤

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 3 месяца назад

    Wad mahadsantahay wllo wax muhima keentaw

  • @Qisoyar
    @Qisoyar 6 месяцев назад

    Wax badanbaan ka faaiiday khayr alla haku siiyo sxb

  • @shamsaawi143
    @shamsaawi143 5 месяцев назад +1

    Asc
    the youtube partner programme is not available in your current location, Somalia. if this is mistake, please update your location.
    Ciladaa maxaa u xal ah wllo

  • @mafaatixulkhayr
    @mafaatixulkhayr 6 месяцев назад

    Wllhy waligay ma arag qof sidaa wax noo Fahansiiyey Illahay Khayr Ha Ku siiyo wll Mahadsanid Noosoo Dhamaystir Mawduucan Inta Naga dhiman

  • @user-hl6cu1le5l
    @user-hl6cu1le5l 6 месяцев назад

    WLL SHUKARAN ALLE KHAYR HA KU SIIYO WLL

  • @Fanah992
    @Fanah992 5 месяцев назад

    Mashallah qof fican ayaa tahay sidaa wax inoo fahan siisay lkn meelo qaar ayaaa fahmin wll

  • @Abdalle_Ab
    @Abdalle_Ab 6 месяцев назад

    Wow

  • @nasraaden1971
    @nasraaden1971 6 месяцев назад

    Tx walalo ad bn oga faiday mahadsanid

  • @subeermohamed4034
    @subeermohamed4034 5 месяцев назад

    Part 2 baanu kaa sugaynaa masuul

  • @caashacabdisaleban
    @caashacabdisaleban 3 дня назад

    nooso Badi

  • @user-hw9yl6gc5q
    @user-hw9yl6gc5q 6 месяцев назад

    Mahadsanid ❤

  • @Apdala-kaatun64
    @Apdala-kaatun64 6 месяцев назад

    Sxb waad uqlanta legend❤❤

  • @AQOONT_IFTINSHE
    @AQOONT_IFTINSHE 6 месяцев назад +1

    Way suurta gali waydaye channel youtubeka Djibouti iyo Somalia Noo disponible zones géographiques 😢😢😢

  • @Timo_cade1122
    @Timo_cade1122 6 месяцев назад

    Ustaad wa kula socona wx badana wa ka faidanay Zhp

  • @Team_waxqabad_Tv
    @Team_waxqabad_Tv 6 месяцев назад

    Muuqaladaan cml inoo soobadi kuna saabsan youtubeka sxp

  • @zakkyhassan8041
    @zakkyhassan8041 5 месяцев назад

    Mahadsanid ustaad🙏

  • @Dhalintamaanta-lr5pw
    @Dhalintamaanta-lr5pw 3 месяца назад

    Mashallah thanks

  • @Tocatoastfan_11
    @Tocatoastfan_11 3 месяца назад

    Mahadsanid

  • @CabdiwahabAxmed-ny9it
    @CabdiwahabAxmed-ny9it 3 месяца назад

    Soobadi wallkey❤❤❤

  • @quruxdumar6622
    @quruxdumar6622 3 месяца назад

    🎉🎉🎉

  • @NIYADSAMECHANNEL
    @NIYADSAMECHANNEL 6 месяцев назад

    Thanks wll C shakuur intaas ba wll meel sare kola jecel lee laga helaa nosoo dhameys tir wll aad iyo ayaa u mahad santahay Guuleyso 🙏

  • @RidwanMed-vp2hg
    @RidwanMed-vp2hg 6 месяцев назад

    Parti 2 soo sii daaa

  • @queendahabo
    @queendahabo 6 месяцев назад

    noosoo dhamestir abwe mhdsnid mida kale waxaan rabaah sida videos channelkaada ku jiro sidee private looga dhigaa noosoo samey mhdsnid

  • @HassanAbdulleMohamud
    @HassanAbdulleMohamud 6 месяцев назад

    Wllhi waxbadan kaa faaiidnay bro thanks

  • @abdirizakmuuse2005
    @abdirizakmuuse2005 6 месяцев назад

    Cashirada noso badi ustaad❤❤

  • @FilsanCabdulahi
    @FilsanCabdulahi 2 месяца назад

    M.a

  • @user-oh8fm6qk2f
    @user-oh8fm6qk2f 6 месяцев назад

    mahadsanid ustad

  • @sakariemohamed9291
    @sakariemohamed9291 6 месяцев назад +1

    Qofka 1 waad aya noqde please in aan youtube kashaqesta rpaa shp icaawi

  • @jaamacwarsame819
    @jaamacwarsame819 6 месяцев назад

    Zhb xagee kaala soo xariiraa adoo raliya

  • @user-hw9yl6gc5q
    @user-hw9yl6gc5q 6 месяцев назад

    Mahad Sanid ❤

  • @MacalinAxmednuurofficial
    @MacalinAxmednuurofficial 6 месяцев назад

    video Part 2 Sxb

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m 6 месяцев назад

    Tok tok na soo samee

  • @modawiil.4kedit
    @modawiil.4kedit 6 месяцев назад +1

    Zxp sidee copyright loogu xirtaa youtube kaaga kasoo hadal zxp

  • @dhacdomedia5136
    @dhacdomedia5136 6 месяцев назад +1

    Ok zxp

  • @user-cv4hx6rn8i
    @user-cv4hx6rn8i 6 месяцев назад

    Mahadsanid malcalin horey u soco fadlan stock marked ino same

  • @Mmr728
    @Mmr728 4 месяца назад

  • @user-ts7jw6sd9k
    @user-ts7jw6sd9k 4 месяца назад

    Ustaad waad mahdsan thy isku day fiidyow kale in aad soodiyriso mackuumadka dhiman noo dhameesirto canve fiidyow dhanestarna wn kaa sugynaa i a

  • @FarhanJaMa123
    @FarhanJaMa123 6 месяцев назад

    🎉🎉

  • @nastehoelmi2401
    @nastehoelmi2401 6 месяцев назад

    Watch page ads iyo qaabka loo buuxinayo basic information ka

  • @sakariyesiciidmohamed
    @sakariyesiciidmohamed 6 месяцев назад

    loogo soo samee ustad

  • @Maidacaddey
    @Maidacaddey 3 месяца назад

    Shukarn wall

  • @AshrafCismaan
    @AshrafCismaan 4 месяца назад

    Haye iwad sheekada

  • @somfrp
    @somfrp 6 месяцев назад

    Waa vedio anfacaada dhalinyarada

  • @AhmethAkhyaar
    @AhmethAkhyaar 6 месяцев назад

    Canva

  • @mohammedadenmohammedisruxy9562
    @mohammedadenmohammedisruxy9562 3 месяца назад

    Giimeeyl,account,,seen,ubilaabaa

  • @xajarhayyaaj1790
    @xajarhayyaaj1790 6 месяцев назад

    Wll Abdishakuur sidee Tiktok lacag looga sameeyaa adigoo soomali jooga

  • @Sookoob2
    @Sookoob2 6 месяцев назад

    Sxp advanced feature kaso hadal channel kan wax copyright malahan lacagta marka. Apply dhahana wuxu leeyhay building your channel history

  • @h-sc1zp
    @h-sc1zp 6 месяцев назад

    Halkan kaalaso xidhiidhna pro

  • @Xamari75
    @Xamari75 5 месяцев назад

    Hi

  • @soloali6844
    @soloali6844 6 месяцев назад

    Canva inoo sharax walal.thanks

  • @MaxamedSoome-de8kn
    @MaxamedSoome-de8kn 6 месяцев назад

    Logo so samey sxb🎉