HEES | Garayskaaga Soo Ma Goyn karo | Xasan Diiriye Iyo Farxiyo Cali | Lyrics

Поделиться
HTML-код

Комментарии •

  • @BacadweyneMedia
    @BacadweyneMedia 2 года назад +13

    Heestaan waxaan dhagaysan jiray anoo ku safraya inta u dhaxaysa Bacadwayne iyo baraag ciise barigaan reer muduga ahaa 2004 tii ❤

  • @kederhagy3751
    @kederhagy3751 11 месяцев назад

    Aadbanu UGA mahad celinaya soonoolaynta fankii hore bal eega debts iyo usluubta iyo dhaqankii Somalia xiliga iyo erayada. Maca and heestan! Waaaaaw waaaaaw thank you for this posting

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Год назад

    Illaahoow u naxariiso faanaaniinteeni naga hormaray iyo inteena kale ee daba taal Aamiin yaa Allaah

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 2 года назад +7

    Axmed S Bidde waa heesihiisii loogu jeclaa lixdamaadkii.

  • @somaliland6718
    @somaliland6718 2 года назад +3

    Maansha-Allah ant-Wahaabsi Al-qaacida and gawrac heeso ... Islam is peace love and tolerance

  • @haweeyasnm1988
    @haweeyasnm1988 2 года назад +6

    Gacan rag wey salaaxi gaadada oo gal iyo naasba wa la gaadhsiin 😅😅😅 dadkii hore waxba may qarin jirin daahir yaa shamis

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 4 месяца назад

    Muusigaa cajabta badan ee u eg kii carabta, waxaa tumaaya Axmed Naaje Sacad iyo kooxdiisii.

  • @M.Cabdulle
    @M.Cabdulle 2 года назад +11

    Tubeec iyo maandeeq ayaan ku bartay heestan. Tani waa originalki, mahadsanid saaxib.

    • @idirismowliid8870
      @idirismowliid8870 Год назад

      Maandeeq iyo Tubeec maaha waa Baxsan iyo Maxamed Yuusuf.

  • @ahmedabaaz2281
    @ahmedabaaz2281 7 месяцев назад

    Rabi haa haa uwada naxariisto xasan diiriye faarax io farxiyo cali

  • @sadiqabdi2716
    @sadiqabdi2716 2 года назад +1

    Rare Somali gem. Allaya raxma Somali legends Hassan Dirie and Farhia Ali 🙏

  • @Ahmedsadiq58
    @Ahmedsadiq58 Год назад +1

    Waa Rawaayadii Alle Aamin ma iisho 1961 kii sidaan maqlay. Waxa Heeskan lahaa S.X.Cali Baxsan & Maxamed Yusuf Rabbi ha u wada naxariistee.

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics 2 года назад +8

    Hassan Dirie Farah Iyo farhiya Ali Wayeeladii Fanka

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 года назад +1

    Erayadii axmed saleban bide
    Laxankii maxamed cige ilbir
    Kabanki xasan greet 😊

  • @Abduljeylani
    @Abduljeylani 2 года назад +10

    Xusuusteyda Heestaan waxay qeyb ka ahayd Ruwaayaddii ALLAH AAMIN MA IISHO!
    Fanaaniin badan baa hore u qaaday oo aan ka xusuusto:
    MAXAMED YUSUF & MAANDEEQ
    MAXAMED YUSUF & BAXSAN

  • @cabdinaasirkadiye
    @cabdinaasirkadiye 2 года назад +1

    Axsan cod iyo erayo macaan dad waa kii hore

  • @hassanosman5669
    @hassanosman5669 Год назад

    Makes u proud to be somali people with many similarities

  • @BashirBashir-d3j
    @BashirBashir-d3j Год назад +1

    Waxaa.qaaday.orojinal.ki.maxamed.yuusuf.iyo.saynab.xaji.cali.baxsan.markii.danbana.maandeeq.iyo.m.s.tubeec.waa.riwaayadii.alla.aamin.ma.iisho

  • @idirismowliid8870
    @idirismowliid8870 Год назад

    Maxamed yuusuf iyi Saynab Baxsan ayaa caan ku ah heestan.

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 2 года назад +2

    Afsoomaali iyo fanba waa soomaali waqooyi

  • @binuashkir6764
    @binuashkir6764 12 дней назад

    wayo wayo xsan dirye farah wayihi wacna

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 2 года назад +4

    WLL FANKEENII AFSOOMAALIGEENII IYO MURTIDEENII IYO SUUGAANTEENIIBA ILAAHAY HOWNA XARIISTO INTA NOOLNA CAAFIMAAD IYO CILMRI DHEER ILAAHAY HA SIIYO

    • @somaliland6718
      @somaliland6718 2 года назад +1

      Maansha-Allah ant-Wahaabsi Al-qaacida and gawrac heeso ... Islam is peace love and tolerance

  • @roobraac
    @roobraac 2 года назад

    Hool wacan ayaa qabatay heestan waa ku waterman cida kowad qaday

  • @liibanmaxamad2286
    @liibanmaxamad2286 2 года назад

    Farxiyo cali nuur miyaa mase
    Farxiyo cali shiikh

  • @Toosane88
    @Toosane88 2 года назад +1

    Ashqaraar

  • @Cartan7
    @Cartan7 2 года назад +1

    somali waqooyi aa heesaaya Xasan Diiriye Iyo Farxiyo Cali

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 2 года назад

      Ma reer waqooyipay ahaayeen labdan hobol

    • @Cartan7
      @Cartan7 2 года назад +1

      haa-heey, iyo kuwan sameyay fikrad heesta

  • @kederhagy3751
    @kederhagy3751 11 месяцев назад

    Salaan Sare Maadeeys Aad umahadsanid

  • @IbraahimHaji04
    @IbraahimHaji04 2 года назад

    Heestaan waxaa Wada Qaadi jiray Mohamed yuusuf iyo Saynab Xaaji Baxsan markale mohamed yuusuf iyo Faadumo Abdullahi mandeeq

  • @mohamedousman7973
    @mohamedousman7973 2 года назад

    Wax kale 🍂

  • @maxameddaacad9622
    @maxameddaacad9622 Год назад

    ❤❤❤❤❤

  • @suugaantatv2809
    @suugaantatv2809 2 года назад

    Waa Heello

  • @qadafinuur
    @qadafinuur 2 года назад

    Cajiib weeyaan

  • @looyaan323
    @looyaan323 2 года назад

    1964❤

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 2 года назад

    wa hess iyo badh kal iyo laab

  • @Shujaac_gaming
    @Shujaac_gaming 2 года назад

    Wooow

  • @abdiladiifali9780
    @abdiladiifali9780 2 года назад +1

    Waa Hees 18+ kkk

  • @MohamedAli-cq5wh
    @MohamedAli-cq5wh 2 года назад +1

    Yaab badanaa inabti hey eryine soo.geli oo labadoodaa

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 2 года назад

      Ina abti waa sahra axmed qofta la qaado