089 | Hadhkii Madoobaa | Maxaa ka dhacaya Itoobiya?!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
    RUclips: / @sahanka97
    Podcast: / @sahanpodcast97
    Facebook Page:
    www.facebook.c...
    X (Twitter): Aa...
    Instagram: / aadan_sahan
    Snapchat: www.snapchat.c...
    TikTok: www.tiktok.com...
    Sahanka Tiktok:
    www.tiktok.com...
    Buugteenna soo baxday:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
    3- Loollan.
    4- Faca koraya.
    5- casariye.
    6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
    7- Waayaha Daanyeerta.
    8- Ismalure.
    Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
    1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
    2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
    3- Hadhkii Madoobaa.
    4- الإسلام بين الشرق والغرب
    5- بروتوكولات حكماء الصهيون
    6- المؤامرة الكبرى
    7- الشيطان يحكم
    8- اعترافات عشاق
    9- إسرائيل البداية والنهاية

Комментарии • 123

  • @Caishafarhanaabdullahi
    @Caishafarhanaabdullahi Месяц назад +6

    Dadka yimaada youtube comments qurux badan bixiyan lkn tiktok video ga xataa hadu wanagsan yaha wax akhlaq ahaan fiicnen qoraan waxan ogaada dadka caqliga saliimka leh in yimadan halkan

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 Месяц назад

      nin caqli lo cilmi raba halkan yimaada

  • @NajiipSomaali
    @NajiipSomaali Месяц назад +29

    Aadananow👉sxb Alle ka sukow Adiga ayaa nolosheyda badalay Allaha ku xafido Maskax umada soomaliyeed Haysato🧠📖📚💯💯💯

  • @Abdi_aziz04
    @Abdi_aziz04 Месяц назад +8

    Ustaad Nairobi Kenya buuga halkeee LAGA helayaaaa

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 Месяц назад +8

    Macalimka Soomaalida Horumarka siyaasada iyo Dhaqanka ummadda soomaaliyeed Mahadsanid saaxiib

  • @MucaadDaahir-ru3dw
    @MucaadDaahir-ru3dw Месяц назад +12

    Zxp wllhi wanku jecelahay waxan jeclaan lahaa inan mar uun kula kulmo😢😢😢😢😢

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Месяц назад +1

      Ilaahay ha kuu rumeeyo

  • @suhuurqurux4541
    @suhuurqurux4541 Месяц назад +9

    Aadanow noo dhamays tir buugii the 48 laws of power 🥰

  • @mascuudabdi9401
    @mascuudabdi9401 Месяц назад +5

    Itoobiya Waa Dawlad Guun ahooy Gaalo Caawini
    - Gardarrana Ku Taageerayaan Ree Galbeedaduye. heelaale AUN Ayaa Marin jirey Gaby.

  • @professorhamza-i4g
    @professorhamza-i4g Месяц назад +5

    Yakunu amlak taariikhdiisa waan aqriyay aad buu ucadaabay muslimiinta Ethiopia lacanahu allah

  • @caalamonline3308
    @caalamonline3308 Месяц назад +6

    M.a

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 Месяц назад +3

    Maa shisheeyaha gacanta goyno marka

  • @abokormohamed-hz5oo
    @abokormohamed-hz5oo Месяц назад +4

    Asc = 2015 ayaan joogey Addis ababa ehiopia waxan ku tukan jirey masajid weyn oo ku yaal xafada somalidU dagto ee Boole kadib wan ka Tagey 9 sano kadib ayaan ku Noqday ethiopia 1 week ayaaan hada jooga waxan is idhi masajidkii kusoo tukO waxan arkay masaajidkii Oo laga ag dhisay kiiniisad weyn oo wey isku xigan masaajidka iyo kiinisadU markaa wadankas ethiopia aad bay ula dagalaman islamka Balse markasta islamka Alle ayaa la jira 🙌🙏🇵🇸🖤🤍😊

  • @AbdicasiisAli
    @AbdicasiisAli Месяц назад +3

    Mahadsanid wllo aadan sahan 😮

  • @SalutTech
    @SalutTech Месяц назад +4

    Libaax, taariikhiyan, baare xeeldheer, guuleyso saxib

  • @user-si3yt4fi8l
    @user-si3yt4fi8l Месяц назад +4

    Zxp ereyga waanala xasuuqe dib ufiiri somali kuma xasuuqin nin weeye 😢

    • @Tiktokers10
      @Tiktokers10 Месяц назад +1

      Maskaxdada uunbaa ka hadashay

  • @ApdizalanSaleepan
    @ApdizalanSaleepan Месяц назад +9

    Hadanu reer burco nahay waxa nalagu naanaysa halyay dhala aadan legend 👑🤩

  • @user-np3mv3cv4v
    @user-np3mv3cv4v Месяц назад

    Masha allah.waa farid.runta aya ka hadashay

  • @ApdizalanSaleepan
    @ApdizalanSaleepan Месяц назад +13

    Like saar qofkii reer burco ah ❤😅

    • @NastehaAli-hz4xs
      @NastehaAli-hz4xs Месяц назад

      Anoo reer xmra KY saarey😅

    • @user-wo6hi8nf8k
      @user-wo6hi8nf8k Месяц назад

      Anoo reer jabuuti ah aya saaray like maxad kabadalikarta

  • @axmedcabdilahi-nu9xp
    @axmedcabdilahi-nu9xp Месяц назад +2

    Masha allah ustaad wadankan ku noola ayad warbixin noga keentay

  • @cherrysmartgenz
    @cherrysmartgenz Месяц назад +2

    Masha allah guulaysoh hogaamiye

  • @aishabella4975
    @aishabella4975 Месяц назад +2

    Mashallah Sahan buugeyga goorsan in aad ii tafatirto

  • @asparo4497
    @asparo4497 Месяц назад +2

    Wll aadan cimri allh haku siiyo

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Месяц назад +3

    Salaam inta Samaha jecel ❤❤

  • @SeygaSeyga
    @SeygaSeyga Месяц назад +3

    Masha allah

  • @DeeqaAxmed-ts8bb
    @DeeqaAxmed-ts8bb Месяц назад +7

    Ethiopia yuhuuda Africa weeye

  • @cadowsacad106
    @cadowsacad106 13 дней назад

    Mahadsanid

  • @Abwaankamadaye
    @Abwaankamadaye Месяц назад

    Ustaad sidii hore buuggaagta usoo codee

  • @somaliman8162
    @somaliman8162 Месяц назад +3

    Appska Podcasts yada lagusoo gudbiyo soo dhig sida apple podcast, spotify

  • @nimcoabdikariin
    @nimcoabdikariin Месяц назад +4

    Azc aadan khadar cali roble❤💯

  • @Cadaani_7
    @Cadaani_7 Месяц назад

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @DeeqaAxmed-ts8bb
    @DeeqaAxmed-ts8bb Месяц назад +3

    ❤❤❤Aadanoow😊

  • @maalikhaype
    @maalikhaype Месяц назад +5

    War nio koofiyada maad iska bixiso hada dhowdahay adanow😂😂

  • @Ziyaad_goni_socod
    @Ziyaad_goni_socod Месяц назад +2

    Keep going my brother ❤

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 Месяц назад +4

    65% ayay muslimiintu yihiin wasiiradda difaacuna waa gabadh muslimad ah mana ku fikirto afgembi. Samora Yunis na aabihii oo Tigray muslim ahaa ayuu isaguna muqdisho xasuuq ka gaystay

  • @user-lh5yr8os1g
    @user-lh5yr8os1g Месяц назад +4

    Aadanaw buugi shley ee qiraalada mucaAshaqiinta isago carabiya helay mnta durba inka bdan rubiciisi xiiso leyhy wlow indhuhu igu yra xnuunyan hdana ano isku ilooby unba arkaya 😅

  • @Mansuur123-yf3hl
    @Mansuur123-yf3hl Месяц назад +6

    Masha Allah ❤😂

    • @power1774
      @power1774 Месяц назад +1

      Maxaa ku qosoahay dhaa dhan😅

    • @Mansuur123-yf3hl
      @Mansuur123-yf3hl Месяц назад +1

      @@power1774 shaqadaada ma ha, qof aadan sahan dawada!! sidaan uu ma hadlo .😂😠🤫🤗

    • @power1774
      @power1774 Месяц назад +2

      @@Mansuur123-yf3hl haye marka adaa daawado oo xigmad kujirta qosol kaaga soo maaha legend 😭😂

    • @Mansuur123-yf3hl
      @Mansuur123-yf3hl Месяц назад

      @@power1774 haa nio ii ka dhac tooshka ii geedaa

    • @Mansuur123-yf3hl
      @Mansuur123-yf3hl Месяц назад

      @@power1774 waa legendnoow ii ka dhac

  • @abdiasismahamed3144
    @abdiasismahamed3144 Месяц назад +2

    Taariikhdan aniga muhiimad gooniya ayay iilahayd aadanoow, waayo intaad noosheegtay cagsigeeda ayaan horay uhaystay.
    Wakhtigaan dugsiga dhiganayay taariikhaha aan diiday ayay kamid ahaayeen ee lanagu harqiyay.

  • @sooyaalka326
    @sooyaalka326 Месяц назад +2

    Waa xaqiiq runtii Somalida waa lagu jaaqanyhy

  • @caalamonline3308
    @caalamonline3308 Месяц назад +3

    48 xeer wuu naga ragaya zxp isgana nosi wad

  • @diiriyeoomaar816
    @diiriyeoomaar816 Месяц назад

    Aadanow alle haku barakeeyo ee soo raaci maktabadaha laga helayo.

  • @Cashraabi
    @Cashraabi Месяц назад

    waa mahadsan tahay Aadan, buugaas waa akhrisaa inshaAllah.
    inshaAllah Soomaali maamul dhab ah oo Danta Dadka, Diinta ka shaqeeya weey helidoonaan mar uun.

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 Месяц назад +2

    Aaden Sahan Xafidulaah waa warkuba waaa Intaas balse Ka dignoonta sumahaas sideeee somalidu uga Bad baadikartaa

    • @Abdikaniabdiabdilahi
      @Abdikaniabdiabdilahi Месяц назад

      Adigu is waydii furihii ayaa lagu siiyay bro caqligaagu you noqon maqal laguna leeyahay

    • @Abdikaniabdiabdilahi
      @Abdikaniabdiabdilahi Месяц назад

      Adigu is waydii furihii ayaa lagu siiyay bro caqligaagu you noqon maqal laguna leeyahay

  • @user-zu3sh7xz1o
    @user-zu3sh7xz1o Месяц назад +2

    Wadnaha jug jug cinwaankan iga siiyey ina adeer fulayad inaan ahay cinwaankan cabsibaa iqabatey inaan furo waayo xasuuqi garba ciise iyo dhacdooyinkii kadhacay ayuu cinwaanku magiciisuba isoo xasuusiyeen

  • @SaalaxYare-vx8ht
    @SaalaxYare-vx8ht Месяц назад +2

    Aadan khadar Cali madaxa korkiisa

  • @munocadey9436
    @munocadey9436 Месяц назад +2

    Wcs 0:11

  • @AhmedBulshawi
    @AhmedBulshawi Месяц назад

    Legend ❤

  • @user-np3mv3cv4v
    @user-np3mv3cv4v Месяц назад

    Waa xaqiq etthiopia waxa loga taliya kiinisadaha anigu waxan ahay rer jigjiga lkn hada waxan jooga qurbaha waa wax sax ah arinta ah in ethiopia loga taliyo kiinisadaha.

  • @ASLAT_TOP.1
    @ASLAT_TOP.1 Месяц назад +3

    buugta xamar sxb keen

  • @870mx
    @870mx Месяц назад +2

    Sidan kuwaari maynee waxaan bartaa kafahmay dawladaha haysta dhiib istaytka udegaya wadankooda marwalba inay katayabadanyihiin kuwa dawladaha xukunka uhaya haddii yaga la eryo dawladnimadu ladhacayso

  • @MalkaaBeekumsa
    @MalkaaBeekumsa Месяц назад +2

    Buugaan 2016 ayaan akhriyey hal mar

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 Месяц назад +2

    Itoobbiya maku dareernaaba kumanaan qowmiyadood oo kala diin ahi ma midoobi karaane laakiin hadday hal diin haystaan beri horay sidii Cusmaaniyiinta u midoobi lahaayeene

  • @Suudimedia7
    @Suudimedia7 Месяц назад +2

    Wlhi qodbkaa inaga ina kale furfuraya iyagana midayan ayan in badan ka fikiray ka dib waxn waydiiyay nin oday aha oo aan xaaab naha ka diba waxuu igu jabay tan aad sgeegso

  • @Abdikaniabdiabdilahi
    @Abdikaniabdiabdilahi Месяц назад +1

    Dhibaatada somalida haysata waxa weyi meelkasta hadal ayay la taganyihin jamacada inta laabka lagu jiro iyagu maqaxida shaaha ka eeg subaxina qish ama axmar ama oram in uu hoos fadhiisto waydii niyow somalidu wali ma bararugin aad oo wayn Wlhi itobiyanku intay jaamacada ku jiran waa unasasho laybareriga 90kaba
    Cafateriyaha iyo dhormiga
    Markay ka baxan beeraha ayan ka shaqaynaa ayay ku leeyihiin
    That is why aan isu waydiin laanahay wa ayo axmaaro

  • @abdinasirsheikhmohamed3869
    @abdinasirsheikhmohamed3869 14 дней назад

    Cajiib Adanow nio waxyaabo Badan oo Aad halkan ku sheegtay waxaan ku dhigtay Buuga History-ga Ee grade 12th new curriculum 2023 cajiib lihu ilyazu nin yar oo cajiib aha ayuu aha

  • @user-pb5jp5zz2m
    @user-pb5jp5zz2m Месяц назад +2

    Haye buugta inte laga Heli Kara

  • @abdishugri6930
    @abdishugri6930 Месяц назад +2

    war wax biyo ah oo dhamaanayaa majiraan😅

  • @AniisaAbdilahi-os8uc
    @AniisaAbdilahi-os8uc Месяц назад +2

    Anoo magaalada hargeysa ku noolaa noloshayda oo dhan ayaan shalay ok dhan raadinayey makrabada iqra si aan saddex buug uga soo iibsado oo uu ku jiro buugan

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 Месяц назад

      Kkk wlhy waad iga qoslisay oo malaha xga akhriska kumadan badnayn hdad akhriska bdnthy maktabadas waa muhiim any way inad heshay baan rjenaya insha allahu tacala anigu jigjiga joga maktabad aan ka iibsado oo aadan isku xidhanyihin baan la ahay cid ii tilmanta waan la ahay maktabada kuso hagajiyo in aan hargaysa udirsado moyee si kle maleh wll.

  • @yasinahmed3015
    @yasinahmed3015 Месяц назад

    Thank you Bro.

  • @MunamohamedSaleeban
    @MunamohamedSaleeban Месяц назад

    ❤❤❤❤❤ usutad

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 Месяц назад +2

    Amxaaro iyo Xabashi maxay ku kala duwanyihiin

  • @AbdirahmanMohamud-w7p
    @AbdirahmanMohamud-w7p Месяц назад

    Minilik 2 weeye wall maaha minilikh oo (kha) #Sixitaan.

  • @mazcuudmaalto1037
    @mazcuudmaalto1037 27 дней назад

    9:01 really

  • @abdiwelijaffaal
    @abdiwelijaffaal Месяц назад +2

    Lij iyasu,waa ninkii ugu horreeyay ee magaca “soomaalia” laga maqlo.
    Hees uu ciidankiisa ku guubaabinayay ayuu eraygaa markii ugu horreysay kusifeeyay dadkeenna soomaaliyeed.
    Isha=dirkii sacmaalada.

  • @Rabiile34abdimohamed-ym5mq
    @Rabiile34abdimohamed-ym5mq Месяц назад

    Legend

  • @abdifatahali4733
    @abdifatahali4733 Месяц назад +2

    Ethiopia Christian ka badan Muslim ta sxb Muslim ku waa minority. 33%. Lkn great episode 👍🏽 jazakallah

  • @maxamedawjamac8277
    @maxamedawjamac8277 Месяц назад +1

    الدولة العميقة ama deep state way leeyihiin dawladaha waawayni
    Tusale
    Joe biden wa oday duq ah mana maamuli maraykanka
    Waxa jirta dawlad qarsoon
    Insha alh

  • @obsacmajid6537
    @obsacmajid6537 25 дней назад

    Wa Suucal buugga harkii badowba isagoo application mala heeli kara???❤

  • @HanadCumar-ui1ec
    @HanadCumar-ui1ec Месяц назад

    ustaad arimaha somalia iyo somaliland ha dhex-gelin mardanbe! islam nimadu ha noqoto priority-geena

  • @warsame6896
    @warsame6896 Месяц назад +2

    Itoobiya waxaa ay Muslim ay helleen xaqoodii waa inta uu Abiy xilka qabtey ,codsigii 70 sanno kahor islaamku uu dawladihii hore udirey hadda ayaa lafuliyey, hadalkaas waa run

  • @abdihakim391
    @abdihakim391 Месяц назад

    Waxaan arkey maqaal sheegaya Lacag kab ama deeq ah sidii loosiin ayaa laga wada hadlayaaa waxaan ka wada hadlayaa dawladaha yurub iyo mareykan ufiirso iyadoo Deyn hore lagu leeyahay.

  • @obsacmajid6537
    @obsacmajid6537 25 дней назад

    Runtii weeye

  • @saiddirie2881
    @saiddirie2881 29 дней назад

    M.s

  • @fazaari6510
    @fazaari6510 Месяц назад +3

    Xigeen kala so xariireyna ?

  • @user-lg1nj5oq2b
    @user-lg1nj5oq2b Месяц назад

    Huno sidee ayaan ku helikara Buga ❤??

  • @xuseenaxmed8027
    @xuseenaxmed8027 Месяц назад

    Sxb Adanow buugaagtaada uganda malaga helayaa anigu waxaan ka mid ahay kuwii kugu xirnaa bilawgii kanaalkaan Mahadsanid.

  • @wizzaxmed675
    @wizzaxmed675 Месяц назад

    Asc aadanow salaankadib waxaan kaa cudsaneynaa in aad noo soo Afsomaliyaso booga ladhaho Atomic habits❤❤

  • @Kowtharali51
    @Kowtharali51 Месяц назад

    Ustaad suaaal in ay wadan ku jiraaan shisheeya mooyan ma tagaaan karto miyaa

  • @Abdikaniabdiabdilahi
    @Abdikaniabdiabdilahi Месяц назад

    Wlhi itobiya jaamacada jooga ayan
    Su aalo is waydiin jiray maxay itobiyanku qomiyado kala duwan weeyi hadana say noo haystaan
    Hadana intooda bdn dadka axmaarada waa la aminzan yahay oo respect ayay u hayaan marka
    Laga reebo soomaalida niyow markaa malintaan imtixaanka galayno kanisada ayay adan asagon ahayn sabti malmaha klena ma aadan
    Kanizada wa dadka u badan ee aada
    Axmaarada oramaduna iyo kuwa kle way ku yaryihiin xagaa
    Xitaa dadka itobiyankii dad hadal badan maaha oo hadad mado kaga ficanthy noo sharax ayay ku leeyihiin bes xaga somalidu kaa dhigayan mar la arag aan adunka so marin oo iyaguna waxba samaysan karin

  • @user-sx2wi4re1l
    @user-sx2wi4re1l Месяц назад

    دولال عميق ممن صومالىا قبيل

  • @AxmedMaxamuud-fd8yn
    @AxmedMaxamuud-fd8yn Месяц назад

    Dhaqanka ayaa somali deep state u ah

    • @Addour
      @Addour Месяц назад

      Deep state = bar-talis

  • @Yuusfkhadar
    @Yuusfkhadar Месяц назад +3

    Xge kala soo xirraa ?

  • @walalzaki6302
    @walalzaki6302 Месяц назад

    Wa waxa dadka soomalida gaar ahaan qabiilada somaliya waxa ay isku dagaalan badaiyaha markii ceel laga qodo oo waa isku dhacaan labada qabiil ee meesha daga u fiirso xoolaha markee noqoto daaqsiin ilaahey dhulkisa nabad haka dhigo

  • @user-np3mv3cv4v
    @user-np3mv3cv4v Месяц назад

    Tastuurka ethiopia waxa ku yalay in uu raiisalwasaraha ethiopia usan noqon karin qof muslim ah. Lkn abiye aya ku daray hada marki uu noqday ra iisalwasara in ay noqon karan muslim iyo galba. Moji waxu uga danleeyahay.

  • @momaano8304
    @momaano8304 Месяц назад +1

    Markasta waxad Ku soo celcelisa Somalia adigoo Ka hadlaya dhulka somaliland ma sharlaawe ayaa fikradiisii kugu qanciyay Mise hadalkan si kale ufahmey

  • @guuldoon1
    @guuldoon1 Месяц назад

    Intaas rer reer tolkaa haday fahmi lahaayen wax fican ayay ahaan lahayd

    • @Hargaysawi-pr6jh
      @Hargaysawi-pr6jh Месяц назад

      Khaniisow cuqdada iska saar anaga barnaamijku naguma saabsanee mise futada ku cuncunaysa

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 Месяц назад

      @@Hargaysawi-pr6jh ruux walpo wuxu yahay ayu dadka moodaa orod futada suuq uraadso ilmo xaaraan aan xalal lagu dhalin ayad tahay

  • @AhmedDahir-fq6xy
    @AhmedDahir-fq6xy 20 дней назад

    Damka ethiopia lacagta lagu dhisey shacabka ethiopia oo 100milion kabaden ayaa xafad walba lacag laga qaadey gaar xataa wxay usameeyeen sanduuq taburacaad ah oo sanado baden wax loogu ururuuniyey dakhligiii lagu dhisey xataa balayiin dollar oo deyn ah baa kujira
    Sidee israiiil u maal galisey marka adanow ?

    • @abdinasirsheikhmohamed3869
      @abdinasirsheikhmohamed3869 14 дней назад

      WLL Ethiopia Bangiga Aduunka lacagtiisa ayay iska bixin lahayd waxa uu wiilku sheegay waxyaabo badan ayaa ka jira

  • @user-fl6mx3et2v
    @user-fl6mx3et2v Месяц назад +3

    Su.aal xagee ka yimaadeen dadkan Ethiopia ee kiristan ka ah ee dadka muslimiinta ku dhexnool?

    • @professorhamza-i4g
      @professorhamza-i4g Месяц назад

      Waxay kiristaamoobeen qarnigii 7aad waxana baray kiristanka 9 awliyo ookayimi masar (qibdi)

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 Месяц назад

    Nacas nimada somalida
    Haysata inkabadan 30 sano
    Wa inan isu maawelino waala inakala fur furayaa qacan shisheeye aya inagu dhex jirta
    Lkn inagu wn garan weynay
    Inan is nidhah wr maxa ino
    Dan ah ilyn qarkeen wanagaa
    Ka hadhnaye ???

  • @jurganklopp9755
    @jurganklopp9755 Месяц назад

    Chp Aadanow Waad ku mahad santahy maclumaadkaa nosoo Gudbiso, Chp "Somali" Ma Qoomiyadbaa Mise Waa Luuqad, Waxaa La Sheega In Dadkeena Ee isaaq aY yihiin Carab aysan ahyn somaali 🤔

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Месяц назад

    Itobiya waa dawlada gaaladu ay minorty ka tahay hadana ay ku amar ku taaglayso muslimiinta, kumay amar ku taaglayseene muslimiintiibaa sida habar dugaag layskugu habar wacday, mrkaa mid kasta bartiisii ayaa dhaska lagaga tumayaa

  • @pilandahap3482
    @pilandahap3482 Месяц назад

    Suaal anku weydiio wayehe sabab bu talyaani isugu dayey inuu ethiopia guumeysto haduuba ilaalinayey unala dagaalamay halkay xisaabtu iska qaban la’dahay

  • @Cadaani_7
    @Cadaani_7 Месяц назад

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @Funyshort_1
    @Funyshort_1 Месяц назад

    M.a

  • @Cadaani_7
    @Cadaani_7 Месяц назад

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @Cadaani_7
    @Cadaani_7 Месяц назад

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @Cadaani_7
    @Cadaani_7 Месяц назад

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @Cadaani_7
    @Cadaani_7 Месяц назад

    Mahadsanid ustaad 🎉