Qabyaaladda Haddii Ay Kugu Weyn Tahay, Arag Halka Aad Ku Danbeyn Doonto.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 июл 2024
  • Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
    Sidoo kale Nagala Soco
    Facebook Page: / jiilmediaa
    Instagram Account: / jiilmedia
    Twitter Account: / jiilmedia
    Tiktok Business Account: / jiilmedia
    Linkedin Page: / jiil-media
    #jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

Комментарии • 36

  • @maryanmaxamuudcumar6712
    @maryanmaxamuudcumar6712 17 дней назад +20

    jiil media youtubero wey dhaafeen wacyigaliyaal waaye

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 17 дней назад +20

    Aduunka ugu necbahay qabyalada waxanan ahay reer somaliland ❤

  • @xamdixalane767
    @xamdixalane767 17 дней назад +3

    xasuusin kheyr iyo wanaaga jiil ajir iyo xasanaad allah ha idinka siiyo ani ahanteyda runtii wanaagga nagu haga insha allah

  • @SADAAMZIZU
    @SADAAMZIZU 17 дней назад +9

    Qaranimo na deeqdo❤

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 16 дней назад +1

    Waa xaqiiqda jirta ❤❤❤

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 17 дней назад +4

    Wa runta qof waxa ku tarah ba waxa ku ah adunkan la jogo

  • @AyanAliFarah-kk7op
    @AyanAliFarah-kk7op 16 дней назад

    Aad iyo aad ayaa u mahdsantiin team jiil media. BArnaamijyada noocano kala soo badly si ay nulshadu wax ugukala qaadato.

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 17 дней назад +2

    Hubaal weeye ❤❤❤

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc 17 дней назад

    Jiil media 1m by xaq uleeyihin in lagaadhsiiyo waa dhalin yaro fcn❤

  • @mohammedabdisalaam8821
    @mohammedabdisalaam8821 17 дней назад +4

    Aad ban uladhacay barnamijkan iyo baraarujinta bulshada waxana jeclan lahaa in aad sido kale barnamij qurux badan kaso sameysaan dhalinta taruk salada ah iyo in ay san jirin damand nolashan loogo sii wadayo oo cid lasiiyey aynan jirin
    Mahadsanid

  • @MuunaAhmed-c3e
    @MuunaAhmed-c3e 17 дней назад +14

    Wllhi anaa uhoreya manta😂

    • @abdihashi3062
      @abdihashi3062 17 дней назад +1

      Jill ani waa jeclahay adine Taligent🫠🥺🤩

    • @raxmaxasan2867
      @raxmaxasan2867 17 дней назад

      Ani xita naya❤❤😂😂

    • @SowdaNuurSowdaNuur
      @SowdaNuurSowdaNuur 17 дней назад +1

      Ha dhahran naayaa anaa kaa horeeyo 😂❤😂😂baastarad yahee😂😂❤

    • @abdihashi3062
      @abdihashi3062 17 дней назад

      @@SowdaNuurSowdaNuur walaashaydamalugu balimiyay😭🧐🤔

    • @abdihashi3062
      @abdihashi3062 17 дней назад

      @@raxmaxasan2867 gaalgaaldhalay gaalgaaldhalay nag ma imoday mesh’s yaa Nan kugu imaanin🥱😴😴🫵🏻🫵🏻🧐🧐🤔🤔

  • @nurfunny6411
    @nurfunny6411 17 дней назад +1

    Somali nimo ayaa naga badan Qabyaalada.Allow.quluubta soomaaliyeed ka tirtir

  • @JonathanCkay
    @JonathanCkay 17 дней назад +1

    Hayey Macalin mahdi😂😂😂

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t 17 дней назад +1

    Waa xqqo dhab ah qqbilku inusan melna ku geyn krn

  • @IkraanIlyas-cx5hj
    @IkraanIlyas-cx5hj 16 дней назад

    Soomaliya hanolado🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-jb4wo7vs3c
    @user-jb4wo7vs3c 17 дней назад

    Walalayaal aan iska dhaafno qabyaalada io reer hebelka waa nafib dhigeenee ilhy qalbiyada umada haka masaxo qabiilka

  • @user-pj8zr3ev2l
    @user-pj8zr3ev2l 15 дней назад

    Qabyaalad faido maba lahn wakas gabadhi shalay qeylineysay qabyaad faido maba lahn e iska dhafa

  • @user-pe8sg5cf6s
    @user-pe8sg5cf6s 17 дней назад

    .

  • @Bessiecanbes
    @Bessiecanbes 17 дней назад +1

    Qof aya logu danleyahay😅

  • @ABOUFALAHREACTIONS
    @ABOUFALAHREACTIONS 17 дней назад +1

    Ilaahow qabiilka noodaa qabiil la'aan waa nolol la'aan😢😢

    • @abdallamaxamad
      @abdallamaxamad 17 дней назад +2

      Qabiil laga hadli maayo ee waa qabyaalada qurunta ah allah Hana dhaafiyo

  • @kheyrka9816
    @kheyrka9816 17 дней назад

    Horta kuwii laxiraayey aawey xabsiga maa lagu ilaawey

    • @NajaxMohamett
      @NajaxMohamett 17 дней назад

      Haa😂

    • @kheyrka9816
      @kheyrka9816 17 дней назад

      ​@NajaxMohamett alla yaab badanaa qawiiladii ey difacayaan oo sababtooda looxirey mey soofasaxaan alla jaahilnimada dhib badanaa .
      Kaxaa xaabsha dheh hee 😂🤣