SAMIA OO CAWA MUUFO IYO MACSARO TIJABISE MARKI UGU HORESE…..😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024

Комментарии • 656

  • @bileabdulkadir1
    @bileabdulkadir1 Месяц назад +315

    Inta markay Samiya Arkeen soo Cararay😂❤ like me

  • @Sundus_sheeko_xariiro
    @Sundus_sheeko_xariiro Месяц назад +249

    Samia iyo cadnan markey arken so cararay like 😂❤ asxaabta waxan sogudbiya sheekooyin igu dhirigaliya wacodsi ☺️☺️☺️

  • @yaayaabdi-g7z
    @yaayaabdi-g7z Месяц назад +123

    Caawa waxaa noqday qofka ugu horeye like 👍 badan ma helikaraa👏❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Месяц назад +117

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🫶🏻🤞

  • @IkraanCrashiid-uo2cd
    @IkraanCrashiid-uo2cd Месяц назад +58

    Ala saamiya qurux miyaan maq lay talo❤❤❤❤ waad isku soo baxysaan sedi

  • @user-jg4kq4qh5i
    @user-jg4kq4qh5i Месяц назад +97

    Cadnaanow inkastoo Nagu daahdey lkn codsigeenii waad noo tixgalisey ❤❤😂😂😂

  • @Jennie-w7x
    @Jennie-w7x Месяц назад +57

    Hayaaay hadaaad dawasho leeedahey anu samiya la maseera 😂😂😂😂

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor Месяц назад +50

    Samia burki say uriftay baba funny ah cadnan io ceyda gabdhihi wa washen 😂

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Месяц назад +183

    Only team cadsam one like 😇😇👊👊

  • @mirailkacas7905
    @mirailkacas7905 Месяц назад +52

    Xabiibkeni muxamed halagu.saliyo .....scw scw ❤❤

    • @nboss8028
      @nboss8028 Месяц назад

      Salallaahu caleyhim wasalim

    • @nboss8028
      @nboss8028 Месяц назад

      ❤❤❤

    • @nimcoorajinal134
      @nimcoorajinal134 Месяц назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-yy2pl1xw4c
    @user-yy2pl1xw4c Месяц назад +67

    War samiya io cadnan wa la isku tala galay inta igu racsan lime😂❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Месяц назад +68

    Samiya qurux baa imaday yasalam jcyloh waxan kabaqaya rew commentiyow inan jcylkan dhexdooda kudhimano❤😂😂

  • @AxlaamIpraahim
    @AxlaamIpraahim Месяц назад +41

    Zamiya qurux Mudhahay mise Waa Dhagahayga 😅❤

    • @maidoladanladan5534
      @maidoladanladan5534 Месяц назад +5

      Wuuuu dhahay😂😂

    • @maandeeq2121
      @maandeeq2121 Месяц назад +2

      Wu dhahay

    • @maidoladanladan5534
      @maidoladanladan5534 Месяц назад

      @@maandeeq2121 isagoo dhahayo macnto sogalna waa sugeeenaaa i.n😫❤️‍🔥

    • @CawoJama-px3zl
      @CawoJama-px3zl Месяц назад +1

      Wuu dhahay😂😂😂

    • @AxlaamIpraahim
      @AxlaamIpraahim Месяц назад

      @@maidoladanladan5534 Wlhei Waa Fariid Yarkasi M.a Ilhay Haysku Dayo ♥️👩‍❤️‍💋‍👩

  • @YaraMoh-g2t
    @YaraMoh-g2t Месяц назад +31

    Cadnaanow waad nagu daahdey 😢 lkn mar hadaa codsigeenii tixgalisey waan kaa qabnaa 😂😂😂

  • @iidodayibiido9764
    @iidodayibiido9764 Месяц назад +50

    Cagta geela dhahnaa roodhida kuukusan 😂from 💚🤍❤️

  • @abdiraxmaanyare9032
    @abdiraxmaanyare9032 Месяц назад +16

    Ku salin Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine All created prophet Muhammed ( صلي الله عليه وسلم ☝❤🕋

  • @deeqocraxmandagan5663
    @deeqocraxmandagan5663 Месяц назад +122

    Jack samiya brank ku samee inta ila raacsan like 👍 😂🎉😮

  • @NeimaMina
    @NeimaMina Месяц назад +22

    Adnan madhahay Samia quruh ❤ ooh🤭

  • @mss_Ziya
    @mss_Ziya Месяц назад +19

    Muufadii saxda mhan tan😂😂 muufo tinaar cida taqaana taqaan😂❤❤

  • @MarwiitaXasan-f4r
    @MarwiitaXasan-f4r Месяц назад +26

    Saasa laga rabnaa Waa na daaweysey Cadnaanow 😂😂😂

  • @Qoraxda
    @Qoraxda Месяц назад +23

    Dumashi bah ku jecel kuso biir samiyo qurux😂❤️❤️❤️

    • @user-rh2uc3mz7u
      @user-rh2uc3mz7u 18 дней назад

      Dhiiga 🆎️ ina ahay maleyga dareema 😂😂

  • @maandeeq2121
    @maandeeq2121 Месяц назад +22

    Ayyyy finally dumashi Qurux samiyo bah ku jacel kusoo biir🆎️❤

    • @namuush
      @namuush Месяц назад +6

      Xididka Sodhawada idine 😂🫡💋

    • @AanaSiciid
      @AanaSiciid Месяц назад +1

      ​@@namuush wadhaw nahay aqwaan hda laga bilabo xidid nahay yaah from AB😂😂

    • @namuush
      @namuush Месяц назад +1

      @AanaSiciid mncha allah Tolkeey wa ini salaamay inaa idin barto wa jeclay wlhi 😔🫡

    • @maandeeq2121
      @maandeeq2121 Месяц назад

      @@namuush welcome from 🆎️

    • @AanaSiciid
      @AanaSiciid Месяц назад

      @@namuush aqwantey ani ibaro ani xita love nigu ahay 🤣🤣

  • @saynabdaauud5679
    @saynabdaauud5679 Месяц назад +22

    Mashaa Allah wad isku nuuraysan chanalkana quruxdusu waa saamiya qurux mar kasta noo keen gabadhena

  • @FaadumoabdiYusuf-xn5it
    @FaadumoabdiYusuf-xn5it Месяц назад +22

    Wara cadnan iyoh samiya wiilka qlbiga uu ilasha peza all haku boga dhayo wll

  • @SahrocabdiQorane
    @SahrocabdiQorane Месяц назад +27

    Iyada xitaa marabo iney baburka xirto isagaa u xireyyy jah waxaas jaceyl laga dhahaa🎉❤💐🫶🎀

  • @KhadraCismaanghy
    @KhadraCismaanghy Месяц назад +25

    Samia walaaleey cagta geela boorama malagu cunaa burcuuba nafta nagaga Hayaaye ❤😂😂😂😂😢

    • @kaltuunibraahim9781
      @kaltuunibraahim9781 Месяц назад +1

      haa borama waa jiraa😂

    • @BrwaqoMuhmed
      @BrwaqoMuhmed Месяц назад

      Anagana hargeisa ayay nafta naga jartay😂😂😢 lkn cuntadan wan ku haystaa amirana wan arkayee​@@kaltuunibraahim9781

    • @user-jg4kq4qh5i
      @user-jg4kq4qh5i Месяц назад

      Samia reer boorama ha ahaatee reer abtiyaasheed Waa burco

    • @umalkhair6891
      @umalkhair6891 Месяц назад

      Land too dhan baa laga yaqanaa bahashaas

    • @KhadraCismaanghy
      @KhadraCismaanghy Месяц назад

      Walee oo yaa kuu sheegay miyaad taqaanaa

  • @ShirdoonCumar-n7u
    @ShirdoonCumar-n7u Месяц назад +6

    Inta Samia iyo cadnaan Isla jecel ❤😂

  • @laylolaylo2474
    @laylolaylo2474 Месяц назад +16

    Ani mar walbo aan soogalo Anoo like sarin mabajoogi kari walaalkeedamigiis isku dabee cad❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @kazuja.92
    @kazuja.92 Месяц назад +28

    Samiyo qurux imatay
    Omggg❤😂

  • @safabashiir-sw8fi
    @safabashiir-sw8fi Месяц назад +20

    Ala labadan jacaylkoda amaa udhinta kuwaygi cadsaam❤

  • @NoraAbdi-j9f
    @NoraAbdi-j9f Месяц назад +9

    Jah Waxaan ka helayba sida daaqada gaadhiga looga furey Cadsam family 😂😂❤❤❤

  • @hindahodan
    @hindahodan Месяц назад +24

    Inta ila fahantay inuu Labrada video ba cadnaan edit gareeyay😂❤❤❤

    • @user-tk9wf9je4e
      @user-tk9wf9je4e Месяц назад +2

      Me😂😂

    • @sacdiyoabdi6335
      @sacdiyoabdi6335 Месяц назад +5

      Jah wax ila fahmo adigle ka jiro video samia asaga Edti garaayo markasto

    • @maandeeq2121
      @maandeeq2121 Месяц назад

      ​@@sacdiyoabdi6335 ifahansiii

    • @user-tk9wf9je4e
      @user-tk9wf9je4e Месяц назад

      @@sacdiyoabdi6335 alaa somaha xataaa hal mosic lee waye😂😂

    • @hindahodan
      @hindahodan Месяц назад +1

      Haa waad haysaa😂​@@sacdiyoabdi6335

  • @HamdaAbdishide
    @HamdaAbdishide Месяц назад +36

    Samiya iyo cadanan arkeya mana so cararin hadana ka yelo😅

  • @MunaDiiriye-u6h
    @MunaDiiriye-u6h Месяц назад +17

    Jah Videogan camal Wuu igu soconayaa 😂😂😂

    • @sacdiyoabdi6335
      @sacdiyoabdi6335 Месяц назад +2

      Soma ahan anigubo wu igu socnayaa😅😅😅

  • @HoodoHibo-p3u
    @HoodoHibo-p3u Месяц назад +16

    Ayyy cawa wx malaydinka qaban karo lkn hees bad nafata nagaga jarten hadalkinanu rabny 😂

  • @Queenofworld-e7j
    @Queenofworld-e7j Месяц назад +60

    Team Cadsam one like ❤

  • @Samia2AHMED
    @Samia2AHMED Месяц назад +9

    Ala maxay isku soo baxayaan wiil dheer iyo gabar gaaban🎉❤

    • @Sihaamxasan8744
      @Sihaamxasan8744 Месяц назад

      Naa bal aamus adigu ileen saamiya ma tihid adigu yee😂😂💔

  • @sHMoHamOuTt
    @sHMoHamOuTt Месяц назад +20

    team jack nd samia ❤

  • @suleqamohamed9194
    @suleqamohamed9194 Месяц назад +18

    Mar wlba wax soo wada duuba wn idin wadaana😂❤

  • @NiciimaMaxamuud-up8xi
    @NiciimaMaxamuud-up8xi Месяц назад +15

    Samiyey shw isku reer waqooyi ayuun baynu ahyn eeg siday u jarjarayso 😂😂😂 waad iceebaysay samiyeeeeeey😂😂

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Месяц назад +38

    Inta sugaysay muqalkn cml one like 👊👊☺️☺️

  • @HaniAbdinor-vh9jk
    @HaniAbdinor-vh9jk Месяц назад +22

    Inta markey samiya maqashey so roortey😂❤

  • @HasanMahamedOsmaan
    @HasanMahamedOsmaan Месяц назад +20

    Team saamiya one like 👍🏻 ❤

  • @TiinaFaarah
    @TiinaFaarah Месяц назад +10

    Ayyyy finally dumaashi dhaqankii Waa la Barey 😂😂😂❤

  • @najmaahmed318
    @najmaahmed318 Месяц назад +9

    4:50 -4:54 sacdan lg bilabo abgal ban ahe dhhde 😂

  • @mohoyare7744
    @mohoyare7744 Месяц назад +21

    Team samia one like

  • @BarwaqoAhmed-mg4rk
    @BarwaqoAhmed-mg4rk Месяц назад +10

    Heyy wixiba wxd nogu dhamaysen music cadnan yo samia saannaa😂❤

  • @AsmaAden-z9p
    @AsmaAden-z9p Месяц назад +5

    cagta geela miyay magaca ka badaleen😂samia Qurux adi garow iyo cambaabur sii

  • @ifraahifka292
    @ifraahifka292 Месяц назад +5

    jah welcome dumashi bilaney kuso dhawow muufo iyo macsaro igaar 🆎 inaa no dhashaa rabnaa samiyo 🥰😂

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan Месяц назад +16

    TEAM SAMIA ONE LIKE 👍

  • @user-ig2qk8tv3y
    @user-ig2qk8tv3y Месяц назад +9

    Walaahi Cawada.waad.igafar.xisay.samiya.isnt.easy❤❤❤❤❤❤

  • @safa_mohmet
    @safa_mohmet Месяц назад +20

    Jack markaste samia prank kugu sameesaye kusamee adna dee😂😂😂😂 mid walia😢

  • @Issejookar
    @Issejookar Месяц назад +5

    Cadnaan samia routine codkaaga u saar noo soo dhig pagekeeda samia

  • @barlinAbdi-q8u
    @barlinAbdi-q8u Месяц назад +11

    Jeck cadnan wllkey guuleeso🎉🎉🎉

  • @Faadma7
    @Faadma7 Месяц назад +7

    Jack samiya markulajogo wijigiisa xishood kamuuqdo🥺

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o Месяц назад +6

    Mahadsanid cadnan unuku hada nahay 🆎 dumashidayo waso dhaweyneyna 🥰❤️

  • @AdnaYusuf-d1h
    @AdnaYusuf-d1h Месяц назад +8

    Videogan Waa kaa qabnaa ❤❤ prank inta sugeysa oo Samiya loo soo aaro

  • @caamirlucky8776
    @caamirlucky8776 Месяц назад +11

    Team daba yare wani salamy😅❤

  • @HamdaAbdirahman-y4b
    @HamdaAbdirahman-y4b Месяц назад +5

    aniga waa markii ugu horaysay ee aan kumanti usoo qoro cadnaan lkn wllhi waan taageeraa ❤

  • @Beru700
    @Beru700 Месяц назад +3

    Cadnaan iyo xaaskiisa samia qurux.
    Congratulations ❤

  • @ADENAFAF
    @ADENAFAF Месяц назад +8

    Inta markay samua aragtay soo caraarraay ❤❤😂

  • @dhaqanMuxumedcabdi
    @dhaqanMuxumedcabdi Месяц назад +4

    Samiyo abaayo waan kujacelnahay hadanahay reer hiraan ee magalada balad weyn jech cadnaan hori usoco aboowe mcn guul wanaagsan❤❤❤❤

  • @CawoYusuf-f2g
    @CawoYusuf-f2g Месяц назад +13

    Gabadheenii cidii bey naga raacdey 😂😂

  • @Zahrayalicolow
    @Zahrayalicolow Месяц назад +7

    Saamiya tartiib baa cidena usoo galonaa😂🆎️

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir Месяц назад +4

      Haa unuka unuka waye gabarna cidey udhaxdo waye😂😂

  • @XAMDAMAXAMUDYUSUFXAMDA12-jh6si
    @XAMDAMAXAMUDYUSUFXAMDA12-jh6si Месяц назад +9

    Heestu waab tii Samia yee anwye cawa wa na dawayseen 😂❤

    • @user-tk9wf9je4e
      @user-tk9wf9je4e Месяц назад

      😂😂😂😂😂😂😂ala var xumidaaa😂😂

    • @Atazha__turux
      @Atazha__turux Месяц назад

      Isaga saara de Wu edit greya lapada vedioba😂

  • @MaryankhadarXuseen
    @MaryankhadarXuseen Месяц назад +7

    Cagta geela muufo ladhahayo samiyo lee iigu horeyso😅😂

    • @BrwaqoMuhmed
      @BrwaqoMuhmed Месяц назад +5

      Wllo somalilan rodhida moofada hadaa taqanan laba nooc ayay Lee dahay cagta geela iyo dhaadheer😮😂 iska barao

  • @Hamda.471
    @Hamda.471 Месяц назад +5

    Amiira prank ku samee😂

  • @IlhanAbdi-n6z
    @IlhanAbdi-n6z Месяц назад +15

    Samia qurux muu dhahay mise ana u moodyay❤😂

    • @Barwako6
      @Barwako6 Месяц назад +1

      Ma maqlysay horta uuu uuu hadhow tiktok music qiira laso saraya 😂😂

    • @IlhanAbdi-n6z
      @IlhanAbdi-n6z Месяц назад

      @@Barwako6 hAah tiktik Lee ka firi subhii😂

    • @HafsaXubi-md9yp
      @HafsaXubi-md9yp Месяц назад +3

      Haa wlhi udhay wax kale waye ani cawa jacel jacel ban kadaribay mar dhar losogaleyo io mar casho aaa hooga😮😂😂😂

    • @IlhanAbdi-n6z
      @IlhanAbdi-n6z Месяц назад +5

      @@HafsaXubi-md9yp nio kuwaan way is rabaane may isku sheegtaan wayna daaliyeene wlhie yaqey naga boobsiiYa ya dhahA😂😭😂

    • @user-tk9wf9je4e
      @user-tk9wf9je4e Месяц назад

      Ala ma ila maqashay😂

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 Месяц назад +7

    Video yasha isku si loo edit garenayo maxa wye he wxiiba hees noogu dhamesene😂😭

  • @user-bv6dv7vw9b
    @user-bv6dv7vw9b Месяц назад +6

    cadnaan waxaan kaacod sanaa fiidiyoow qurux badan noosooduub plz🙏🙏🙏

  • @amiiraaxlaam9032
    @amiiraaxlaam9032 Месяц назад +7

    Aniga hadaan reer somaliland nahay waxan fahmi meyno 😂😂😂

  • @Aaram135
    @Aaram135 Месяц назад +8

    Cadnaan waa ku taageeraa 😂❤❤❤❤😢🎉

  • @user-zv8dq7qs1y
    @user-zv8dq7qs1y Месяц назад +8

    maanta saaid ayaanuufarxay waxaana arkay cadnaan iyosaamiyo oowaxislacunaayo😅😅😅m.a

  • @LeenBeauty-w7g
    @LeenBeauty-w7g Месяц назад +7

    Videogan camal saa u sugaayey 😂😂❤❤

  • @HiboAadan-n9l
    @HiboAadan-n9l Месяц назад +8

    Waa run cagta geela ladhahad😂😂

  • @HafsaAbdiqadir
    @HafsaAbdiqadir Месяц назад +30

    Couple❤inta fikirkaa ila amiinsan one like🎉😂

  • @TysraAhmed
    @TysraAhmed Месяц назад +8

    Alla caawo kale videogu Waa 🔥🔥🔥😂

  • @KhadiijoMaxamed-r4h
    @KhadiijoMaxamed-r4h Месяц назад +5

    Team cadnaan and samiya one like ❤😢

  • @Captian_Dool_20_24
    @Captian_Dool_20_24 Месяц назад +6

    Aar muufo waa maxay from Hargaysa waxan garan mayaan😂

  • @AyaanCisman-s7c
    @AyaanCisman-s7c Месяц назад +9

    War samiya rer xamarku way ku walayan inte ku aragten sugar macasran lagu daro😂😂😂😂😂

    • @Halaazi7
      @Halaazi7 Месяц назад

      Walaal gobolkada iska joog 😂😂😂

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 Месяц назад

      Waa dhaqanka abgaal

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Месяц назад +32

    Team cadanaan one like 👍

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Месяц назад +3

    MAASHA. ALAAH
    CADNAAN.
    SAAMIYA. WAXUU. BARAYAA WAXEY. RERR KOOFIRTA. CUNAAN
    NADAQO. MUUFA. CADEEY. MARAQEDA. MACSARADEFA. TA HELIKARA.
    SAAS LAGAA RABAA❤❤❤

  • @MinaDaud
    @MinaDaud Месяц назад +7

    Cadnaan iyo Samiya maqley 🙄🏃‍♀️

  • @AaminoCabdiqadir
    @AaminoCabdiqadir Месяц назад +7

    Saamia meshaan kamaqlo makaba ka maqnan kari❤

  • @mumtazciidle6005
    @mumtazciidle6005 Месяц назад +3

    Cadananow nago dhan baad na bartey cuntadiniii😂waa inad nagana tayda bartA from hargeysa

  • @Hawohefow
    @Hawohefow Месяц назад +2

    Ab rasmi wye macsaro iyo muufa dadka cadnan abgal umodiin like sar hda ani cml ahed ❤

  • @AaminaXaashi-wn6dn
    @AaminaXaashi-wn6dn Месяц назад +1

    Labadan xidiidkoodu uu cad yahey sxpow dhaxalka qudha ee ugu tagi kartid waa one like😅😅

  • @SamiiraCabdi-bp6sj
    @SamiiraCabdi-bp6sj Месяц назад +3

    Cadnaan team 27 marka laka reebo asad qof kale kulama somo❤❤❤😊

  • @nimcaosman8940
    @nimcaosman8940 Месяц назад +8

    meel fcn gaar aboowe mcn ❤❤ saamiya qurux salam IGA garsii yaa aboowe 😊

    • @user-qn3sz4gw8z
      @user-qn3sz4gw8z Месяц назад +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman Месяц назад +2

    Cadnan thnkyou samia chanlkagu wu tabeyey❤

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n Месяц назад +3

    team samiya qurux one like 😊❤❤

  • @BishaaroIbrahimAbuukar
    @BishaaroIbrahimAbuukar Месяц назад +2

    Wllhi waxaa tihiin dadka aan sugo kuna tashato allah idin barkeeyo wllkey iyo walaalaasheey qaaliy❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    😊

  • @IQriina
    @IQriina Месяц назад +3

    Samia qurux waaw❤😂

  • @NasriHirsi
    @NasriHirsi Месяц назад +3

    Hesa nodarteene heee maxa 😂😂😂jiraa hesta Naga yareyaa

  • @YasminDahir-h6l
    @YasminDahir-h6l Месяц назад +5

    Alla videogan saa u sugaayey 😂😂😂❤❤

    • @BrwaqoMuhmed
      @BrwaqoMuhmed Месяц назад

      MRkii la hagaajinayay arkayay snpka iamk 😂😂

  • @Muniiiiitamaxamad
    @Muniiiiitamaxamad Месяц назад +1

    Cadnan iyo Samia hadan maqlyo weji maihi 😢😂😂 kuwygiiiiii 😭❤️‍🩹🙏

  • @FatimaFasrax
    @FatimaFasrax Месяц назад +6

    Waad nagu soo daahisey videoga 😢

  • @MuwaahibabdiAli
    @MuwaahibabdiAli Месяц назад +22

    Team jach one like❤

  • @SafaAli-dc6bz
    @SafaAli-dc6bz Месяц назад +20

    M.a samiya iyo cadnan ayantan wan isku xiisnay no so badiya lkn wlhi gabdhan wey iga geesisan yihin aniga nin hortisa wax ma cuni kari wlhi

  • @Xamdacumar-xz2lz
    @Xamdacumar-xz2lz Месяц назад +3

    Cadnaan roodhidii wuu buquujiyay 😂😂😂😂😂😂