SAMIYA ANIGA OO CUNTO CHINES CUNAY IYO BEEZA OO KUMATAGAY CUNTADA😂😳

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024

Комментарии • 405

  • @user-zh2ei2wv1l
    @user-zh2ei2wv1l Месяц назад +132

    Samia hada arko waji malihi horay ka soo cararay😂😂😊

  • @AdnaYusuf-d1h
    @AdnaYusuf-d1h Месяц назад +80

    Cadnaanow videoyda saamia iyo koko la soo duub waan ku hesanaa ❤❤😂 Samia hadaa maqlo Waa soo rooraa

  • @Mahirmo12
    @Mahirmo12 Месяц назад +123

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

  • @LeenBeauty-w7g
    @LeenBeauty-w7g Месяц назад +70

    Cadnaanow Waxaan rabnaa next time inaa samia siiiso muufo iyo Macsaro Waa codsi 😂😂❤❤

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Месяц назад +278

    Inta markeey samiya maqashay soo carartay one like 😭😭🏃🏃😂😂

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 Месяц назад +152

    TEAM JACK CADNAAN ONE LIKE 👍

    • @Abdirahim-sx7ow
      @Abdirahim-sx7ow Месяц назад +5

      Amiira wan ku wata abayo

    • @IdmanQasim
      @IdmanQasim Месяц назад

      Canaan cadi maxa amira❤❤❤❤❤😊😊😊😊🎉🎉

    • @AminaAcademy
      @AminaAcademy Месяц назад

      Amiirada malesia❤😂😂

  • @Samiaahmedp-3
    @Samiaahmedp-3 Месяц назад +29

    Aduunka masoo marin ruux ka fiican nabi maxamed scw ❤❤❤

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 Месяц назад +22

    Sida laydinka raba cadnaan saamiya mar walba wax soo wada duuba dadku way idin jecelyihin markaad wada jirtaan❤

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o Месяц назад +70

    samia inaa muufo iyo macsaro siisay ahayd 🆎😭😂

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 Месяц назад +46

    Samia Hada Lashego waa Joga le💋😭❤️Lkn aawe Hee Codka😂😂

  • @huthadiamond7700
    @huthadiamond7700 Месяц назад +75

    Saaamiyaa arko fadhi mayaalo aa carartaa❤😂

    • @Sacdiya-s7q
      @Sacdiya-s7q Месяц назад +7

      Samiya iyo cadnaan baa naga cararay anaga😂😂

    • @huthadiamond7700
      @huthadiamond7700 Месяц назад

      @@Sacdiya-s7qsawmaha😂😂

  • @user-sc9fv9mw4c
    @user-sc9fv9mw4c Месяц назад +47

    Waar samiya moofo iyo macsaro sii inta igu racsan like 👍 from somaliland

  • @ZamzamAhmed-qq2fq
    @ZamzamAhmed-qq2fq Месяц назад +71

    Inta sooroorty markaay saamiya maqleen one like

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Месяц назад +81

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🫶🏻🥹

  • @NajahMuse-gp3zi
    @NajahMuse-gp3zi Месяц назад +4

    Samia muufo io macsaro sii inta igu raacsan like sara😂❤

  • @user-xy1lg6kq3j
    @user-xy1lg6kq3j Месяц назад +191

    Samiaya arkay mana so ordin hdan ka yelo

  • @user-tk9wf9je4e
    @user-tk9wf9je4e Месяц назад +29

    Samia hadan arko no qaji waso cararaa❤😂

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah Месяц назад +17

    Cadnan legend adigane peza iyo marwan si fican uso saar like now marka wax dubeyso kuso dar dadka aan youtubeka lahen xoga saar wish u all the best❤

  • @manaalcarap8196
    @manaalcarap8196 Месяц назад +18

    Marwalba dharka maxa iskugu eekeysisaan 😂😂😂Qushi wan Idin wana ❤❤

  • @11naa44
    @11naa44 Месяц назад +22

    Yes finally tijaabadii an sugayey cadnaanow team ka dhan ku samee 😂😂😂🎉🎉🎉🎉

  • @user-zy1ru4xy1f
    @user-zy1ru4xy1f Месяц назад +12

    Xabiibkeena kusaliya scw❤❤❤❤😊😊

  • @MuuseJaamac-l5g
    @MuuseJaamac-l5g Месяц назад +30

    Zxp saamiya video badan isla soo duuba❤❤❤😂

  • @hanaibrahim-io2qy
    @hanaibrahim-io2qy Месяц назад +27

    samia maqlay fagtax 🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️😭😂😂👍

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 Месяц назад +16

    Wad socota wlh adi io samia hakala harina cayda io amiraba halkas sare waxn cml ku garen

  • @LeenBeauty-w7g
    @LeenBeauty-w7g Месяц назад +23

    Cadnaanow Waxaan rabnaa next time inaa samia siiso muufo iyo macsaro Waa codsi ❤❤😂😂

  • @Mohamed-q9l
    @Mohamed-q9l Месяц назад +26

    Team samia one like 👍

  • @user-mk3fk1li3i
    @user-mk3fk1li3i Месяц назад +3

    samia io cadnan inta islajecel ismjiya😂❤

  • @safazum4078
    @safazum4078 Месяц назад +25

    Samiyay hadaan ogaa lahayd sidaan ku jeclahay ❤😭😭😭😭

  • @user-kc1lw8qi8c
    @user-kc1lw8qi8c Месяц назад +3

    CADNAAN ROOTIIN NOO SOODUUB❤❤❤

  • @RuweydaRuuxii
    @RuweydaRuuxii Месяц назад +19

    Qofkii uguhoreeyay jack one love❤❤❤

  • @FartuunQorane
    @FartuunQorane Месяц назад +10

    Samia marka maqle wa soo biibey❤😂😂

  • @saamiyacabdiraxmaan7007
    @saamiyacabdiraxmaan7007 Месяц назад +9

    Saamia darteed ayaan udawada 😂

  • @miyaadoabdiqadir1723
    @miyaadoabdiqadir1723 Месяц назад +7

    Hhhh ar samiya war malay ceerin ma ahan waxa ladhaha suushii 😂😂😅❤😊

  • @SamatarMahamoud09
    @SamatarMahamoud09 Месяц назад +8

    The best person who has ever been the most knowledgeable and brilliant of all that Allah has created is Prophet Muhammad scw ❤❤

  • @MatCr7-zh2mu
    @MatCr7-zh2mu Месяц назад +12

    Dharka isku nooc woow jack vs samiya

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Месяц назад +23

    One like team cadsam 😍❤❤

    • @AminaAcademy
      @AminaAcademy Месяц назад

      Nio dadka waad ka waalaysaa mise magaca waad ku qaraab sanaysaa😂😂

  • @user-bs8vq7kl2g
    @user-bs8vq7kl2g Месяц назад +4

    Cadnan plz routing oo samiyo codeyneeso aa rabnaa taliye🎉❤

  • @MushtaaqLiibaansaciid
    @MushtaaqLiibaansaciid Месяц назад +36

    Saaamiyo iicamir yaah koko ku dhamaaneenaa at Bezaa🤣🤣🤣

  • @NiciimaMaxamuud-up8xi
    @NiciimaMaxamuud-up8xi Месяц назад +9

    Wan idiin salaamay cadnaan samiya abdale besa wlllhay horee u socda cadnaanow cunto yinka malaysia laga is ticmaalo nosoo wada tijaabi wll

  • @abdullahiali175
    @abdullahiali175 Месяц назад +8

    Musqusha horteed aa seexane funny saamia we xanaqde 😂😂

  • @user-de4re5bb9z
    @user-de4re5bb9z Месяц назад +23

    Wallahi cadnan qadka wn kabixi rabay vidio gaga ayan sugayay thanks

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 Месяц назад +6

    Congratulations move forward qofka qalbi wangsa channel soon 200k

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Месяц назад +44

    Team samiya one like 👍

  • @user-jg4kq4qh5i
    @user-jg4kq4qh5i Месяц назад +10

    Family score hore u socda❤❤ cadnaan keep going bro ❤❤

  • @user-ew1kv5sw1n
    @user-ew1kv5sw1n Месяц назад +9

    Samiya hada arko wa so rora yaqiyaw❤😂

  • @11naa44
    @11naa44 Месяц назад +7

    Sushi japanese qeyrin iyo biseel ala kala dalbada iyo wasabi oo ah bisbaska 🎉🎉🎉😂😂😂😂

  • @hodaniprahimosman
    @hodaniprahimosman Месяц назад +3

    Samia marka arko no face ahay 😂❤

  • @UR.c.ronaldo60
    @UR.c.ronaldo60 Месяц назад +5

    Kusoi dhawoow zeedi somaliland oo dhanbaa kuwadata hana xumayn we love you bro❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😮😮

  • @AffectionateDesert-rf9mf
    @AffectionateDesert-rf9mf Месяц назад +1

    Samiya waxy isku darstta qurux iyo XishooD iyo DaBeeCad wangsan wlhi i Love you sister ❤😊

  • @Hudaiidcabdi-vu9xe
    @Hudaiidcabdi-vu9xe Месяц назад +3

    Samia so maqlay biif fadhi iima yaal ❤😂

  • @user-be1ms1vz8q
    @user-be1ms1vz8q Месяц назад +6

    Horta cadnan dadka dhan abti muu u yahayna😂

  • @HoodoAadan-ns4vm
    @HoodoAadan-ns4vm Месяц назад +2

    Cadnaan marwalba samia noo keen❤❤

  • @user-kt9pr8fy9p
    @user-kt9pr8fy9p Месяц назад +6

    Samia and adnan❤🎉🎉🎉waaw

  • @CkaafiAbdulahi-wu4pm
    @CkaafiAbdulahi-wu4pm Месяц назад +11

    Koko aa hada kohor imaaday soofiiriya iyada iyo xazaazi

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 Месяц назад +6

    Inta markey samia maqshey so cartey😂😂😂

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Месяц назад +5

    Macan miyaan maqlay mise macuni weye 5jeer kusoo cel celiyey ilahada manan fahmin yailamid ah😂😂

  • @Mvioskry
    @Mvioskry Месяц назад +7

    cameraman ku dhib badnaa selfie caadiyu ka dhigey 😂😂

  • @AMraneyPpe
    @AMraneyPpe Месяц назад +7

    Cadnan bulle io koko muse 😂waku hesta labadas😂

  • @user-qv7vc7uh2q
    @user-qv7vc7uh2q Месяц назад +7

    صلي الله عليه وسلم ❤

  • @user-fe5hv2oy3b
    @user-fe5hv2oy3b Месяц назад +6

    Walahy shaxdee fahmeen kuwan😂😂

  • @safazum4078
    @safazum4078 Месяц назад +5

    Samia markaan arkey 🏃‍♀️🏃‍♀️❤️❤️❤️😭

  • @ZahraAhmed-lq7xj
    @ZahraAhmed-lq7xj Месяц назад +5

    Wll mcn gawadhan inaaa jeceshay toos nogu cadesay wyo bejkaga iyada leba ka buuxdo soo wada bax wll mcn nima bogine ani😂

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq Месяц назад +1

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️

  • @FaadumoMahamed-no4dk
    @FaadumoMahamed-no4dk Месяц назад +4

    Zamia wa ku haysta ani hada maqlo fadhi majiro 😅❤

  • @RaaxokhaireRaxokhyre
    @RaaxokhaireRaxokhyre Месяц назад +9

    Samiya la,aanted ma jogi karo❤❤

  • @MaahirSugule
    @MaahirSugule Месяц назад +3

    Inta aragta lamaha ianay isku dhar yihiin one like ❤😂

  • @idilmohamed8658
    @idilmohamed8658 Месяц назад +9

    Wlhi shaxda aye fahmeen kuwaan😂😂🎉❤

    • @DowsaDayib
      @DowsaDayib Месяц назад

      Ma aragty caadi bay ufahmeen😂

    • @user-pb8vh9ms2f
      @user-pb8vh9ms2f Месяц назад

      Haa

    • @Sabnacabdi-qy1ip
      @Sabnacabdi-qy1ip Месяц назад

      Adna viewkeda noqotay qalow😂😂😂

    • @user-pb8vh9ms2f
      @user-pb8vh9ms2f Месяц назад

      @@Sabnacabdi-qy1ip haa wlsheed maku raadsaneeso ku waan naftee ukeente lkn ani xaasidnimo ma fiirsanaayi TikTok asoo kar jaran ku arkaa

    • @Sabnacabdi-qy1ip
      @Sabnacabdi-qy1ip Месяц назад

      @@user-pb8vh9ms2f ayagaba dadka view ku radsada maxa udiday inay ayagana view helan😩

  • @walaalaha100suheybmadaxey
    @walaalaha100suheybmadaxey Месяц назад +5

    inta saamiya aragtay ka cararatay🤩

  • @AyaanMohamedqaasim
    @AyaanMohamedqaasim Месяц назад +1

    Apti Cadnan tagerahada weyn ani wye ogaw❤

  • @Zakariaabdiaden1840
    @Zakariaabdiaden1840 Месяц назад +2

    Team jack one love❤

  • @QureeshoAbdiJibriil
    @QureeshoAbdiJibriil 16 дней назад +1

    Wlhi cadanan wan isla kiin jecelahay adiga iyo saamiya form re boorame saalan sare cadanan 🎉❤❤❤

  • @cabdullahisheekhcali8145
    @cabdullahisheekhcali8145 Месяц назад +6

    Samia in the building one like

  • @nimadaahir834
    @nimadaahir834 Месяц назад +7

    samia cadnan arky mano so cararin 😂

  • @AmalAhmed275Ahmed-ft6rs
    @AmalAhmed275Ahmed-ft6rs Месяц назад +3

    Cadnaan cunto korean soo tijaapiya please 😂❤

  • @safazum4078
    @safazum4078 Месяц назад +6

    Samia I love wllo❤❤❤❤

  • @maryammaxamed2461
    @maryammaxamed2461 Месяц назад +6

    Samia muufo iyo mcsaro siii😂

    • @AminaAcademy
      @AminaAcademy Месяц назад +1

      Maba kaseeso salid caday bay taqaanaa😂😂😂😂

  • @user-vy3dp5rq1f
    @user-vy3dp5rq1f Месяц назад +2

    Peza hadalkisa ku hasta io qosolkisa😂😂

  • @AsmaMahamed-cz7hh
    @AsmaMahamed-cz7hh Месяц назад +3

    Samie arko wansi fadhiya ya yelaya😂

  • @MaryamaAbdirashid-xd4si
    @MaryamaAbdirashid-xd4si Месяц назад +3

    Samia mufo iyo macsaro soo siii❤

  • @RuweydaRuuxii
    @RuweydaRuuxii Месяц назад +6

    Team Jack like isar😢❤❤

  • @HoodaAdan-b5p
    @HoodaAdan-b5p Месяц назад +6

    Team Sam yaonelike❤

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 Месяц назад +2

    Ar ani Samia isku mid banu nahay😂😂ciyw wax urina😂😂ufey ya cuni karo waxas😮

  • @CadnanCali-dx2on
    @CadnanCali-dx2on Месяц назад +3

    Lablabada nagdaaya oocooc🎉🎉😢😢😢😢😢😢

  • @user-jj8km9ef5o
    @user-jj8km9ef5o Месяц назад +5

    Team Cadnam one like

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 Месяц назад +6

    Lamaanaheygii waa idin jeclahay

  • @bisharoyusuf4550
    @bisharoyusuf4550 Месяц назад +2

    Beza doli mayaaa kulaha😅😅😅😅

  • @mowliidmuumin8816
    @mowliidmuumin8816 Месяц назад +5

    Keep going jack cadnaan😂

  • @user-wl1gx4wf5x
    @user-wl1gx4wf5x Месяц назад +7

    Team samcad Like one 😂

  • @nuuraweys6896
    @nuuraweys6896 Месяц назад +3

    TEAM CADNAAN IYO SAMIYA ONE LIKE👍👍👍

  • @Anaaniyaa1938
    @Anaaniyaa1938 Месяц назад +4

    Next koko ❤❤

  • @user-tk9wf9je4e
    @user-tk9wf9je4e Месяц назад +5

    Dadka soo qoraya cod male ani waxkale maa maqlaya wah😂

  • @user-jn4kl7zd6n
    @user-jn4kl7zd6n Месяц назад +8

    One like adnan

  • @HiboMaxamed-ru9zl
    @HiboMaxamed-ru9zl Месяц назад +2

    Team cadnan🎉🎉 samaiya❤❤❤

  • @ElleChoukriawaleh
    @ElleChoukriawaleh 26 дней назад +1

    Wll walahi wan kugu fana jack cadnan nin sharaf e leh

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy Месяц назад +2

    Qabqab and Qarqar our families ❤

  • @user-hf6ym3jn9i
    @user-hf6ym3jn9i Месяц назад +4

    Manta ana ugu horeeyay

  • @hindamuxumed-ll8qq
    @hindamuxumed-ll8qq Месяц назад +1

    Jack Cadnaan keep going prather ❤

  • @user-pb8vh9ms2f
    @user-pb8vh9ms2f Месяц назад +3

    Inaa iska soo horjeesataan ee aheed iyo inee isla socotaan wxy sadexeeyaha meesha ku jirajaceyl jiloow mataqaantiin rufyaanimo lee lama rooyaa 😂😂😂😂

    • @SahroAhmed-xk1zz
      @SahroAhmed-xk1zz Месяц назад

      Dadka hawaalin😂😂😂😂

    • @user-pb8vh9ms2f
      @user-pb8vh9ms2f Месяц назад

      @@SahroAhmed-xk1zz hee jaceyl noo jila dheh anaka suuro suuro iyo kaftan iyo baashaala rabnaa mooye xishood iyo wxs maarabnaa

  • @Walaa-x2b
    @Walaa-x2b Месяц назад +4

    Inta ila jecel kuwaan loof saara❤

  • @maandeeq2121
    @maandeeq2121 Месяц назад +1

    Samiyo muufo iyo macsaro soo siiii cadnaan pls