DAG_ MD MUSTAFE TALAABO , BANAANBAXYO IYO DAGAAL CULUS XAALKA OO CIRKA ISKU SHAREERAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 27

  • @IbraahimTuube
    @IbraahimTuube 2 часа назад +3

    Dagaal aancaadi ahayn baakadhacay nimanku hubki udanbeeyay iyo aaladihi ugu casrisanaa bay haystaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IbraahimTuube
    @IbraahimTuube 2 часа назад

    Dagaalka buuraha iyo dhulka isku mid ma ahan ninku kuud buuxaga kamarayaa boqol qof buudilayaa halkinin waana buur oolaguma ordi karo sidaas baa caawinaysa daacishta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahamedhoussein
    @mahamedhoussein Час назад

    ❤❤

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 Час назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    Diridhaba waa magaalada somalida waana in laga raro dhammaan oromada laguna celiyo meesha ay ka yimaadeen.

  • @abdirisaaqalaale5361
    @abdirisaaqalaale5361 Час назад

    Yes ogaadeen ma well diridhaba aye dacaayadaynayaan

  • @abdiashkir6259
    @abdiashkir6259 3 часа назад

    Jiri oo dhan Hassan sheekh ayay kuwaasheen

  • @mahamedhoussein
    @mahamedhoussein Час назад

    😮😮😮😮😅

  • @MuseAhmed-g2q
    @MuseAhmed-g2q 47 минут назад

    Af somali hindi zee tv live haidar and duwa

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 2 часа назад

    Jowhar Mohamed iyo Lemma Margerse waa kuwa ugu neceb SOMALIDA

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s Час назад

    Mustafe Cagjar wa khainu wadan wana u Fashilmay wa in u xilka banrya ina. Cagjar

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 2 часа назад

    Waa kusaxan yhy jawhar waayo Kii kasta Ee yimaada Dawlada deegaanka Sow kama bilaaban Sidii uu ulayn lahaa dadka Soo maliyeed Hadana sooma waa dhamayseene Yaa difaacaya Waakase Halaqaato wixii laqaadanayo

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 3 часа назад +2

    Yaa somaliayaay&yaa ogaadeen ha La kal daayo hh

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 3 часа назад +2

    Diridhaba waxay dhimatay mar
    Kii ogaadeen diiday in Laga dhigo caasimada D/deegaanka

    • @fuaadarahmankaleef7105
      @fuaadarahmankaleef7105 Час назад

      Umad ogaaden uun aale kayeer siiyay 1993 casimad mimada diridhabe ogaaden madiidin ee EEDF ayaa hor istagtay taariikhda haa ka been shegin

    • @ahmednur2922
      @ahmednur2922 40 минут назад

      War naanu joognay ogadeen madax waynihii isaaq ama dir diidan ayaa diiday jigjiga ayaanu dirqi ku keenay badiyaha goday ayay dawladii ula lumeen. 1954 agadeen ayaa Ethiopia gobolka ku iyagoo isaaq ka cararaya waa taarikh qoran

  • @omarmahdi4325
    @omarmahdi4325 3 часа назад +1

    Imikaan maayaax waadi oromo vs ciisse 😂😂😂 waa u dhaaamaate cisse

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 2 часа назад

    Halawaso soomalida
    Anigaba Soomalinimo waxba kumahaystee wixii laqaadayo halaqaato

  • @Badalcabdiaarey
    @Badalcabdiaarey 2 часа назад

    Diradhaba
    Aanle
    Ooromo
    Bosaso
    Watangaso
    Bixisaya
    Waraya
    Nagaland
    Wanarasana

  • @ahmednur2922
    @ahmednur2922 50 минут назад

    30 sano ka hor ayaa dir doonayay inay magaalo somalika dhigaan Laakin daarood baa gacanta Somali ka saaray

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 2 часа назад +1

    Waa in dds iska daafacdaa oromada iyo cid walba , waa ayo?😮? Waqtigu waa xunyahay , cunsurka somaliyee waa lagu kacey , reer absame waa iney is daafacaan, saba aakhir weeye , sidan maanta aanahay weyka sii xumaan , digniin diniin dadkeygow , cagjarow,😅,

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 3 часа назад +2

    Mustafe cagjar qabyaalad baa jar ka tuurtay ha eersado tolkii
    talo xumadooda hhhhh

  • @FouadElmi
    @FouadElmi 59 минут назад

    Dagaalka noficaan hadaan nahay somali,oromo yaan lagacabso,waa cawaan.

  • @MaxamuudAare
    @MaxamuudAare 2 часа назад

    Dadka putiland laga so masafuriyay aya u sobob ah mudahzradka

  • @1maza4w1
    @1maza4w1 2 часа назад

    Oromo in diridhaba somali ku qabsoto marna looma dulqaadan karo

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 3 часа назад

    Been badanaa qofku