Adiga kudar xisabta dagaalkaas 1973 gii iney Masar ku iibisey calamul Islaam heshiiskii ay gashey ahaan in Masar iyo Israel ay hal dowlad ah ahaadaan dalalkii kele aa Islamka na laburburiyo iyadoo isla masar la adegsanayo taas oo laga bilaabey somaliya ilaa hadana khawarij ta ay tababarada siyaan masaari da taas na haka tagin runta ilaa inteebey qarsonaan doontaa
SADAAM XUSSEIN ALLAH HA U NAXARISTO.WAXAA U AHAA GEESI WLHI TOLWAYEY.DHIMASHADIISI KA DIB MAXAA DHAXAY.WAATA ILAA MAANTA LA BEKSANAYO DOWLADIHI ISLAAMKA IYO CARAABTABA.WAX YALIHI UKA HADLAYEYNA WAA LAWADA ARKAY. HADI AY ISKA CAWINILAHAYEEN MAANTA TANI OO KALEE M AYNA TIMAADEEN.
❤ Yeah you better before but now you're putting a lot of stuff when you start the news finish news after news but everything you have we gonna check house forever you have we gonna check letter but you know you guys something doing it's a good job
Nadaara sxpoow qisooyinkii horay u sow gudbisay maa ku sow celinay markaa ciwaanka shaykada arkay ayaa xasuustay qisadaan in aa sow gudbisay sadaam Sacada ii badal ayuu waliba dhahayaa.
Sadaam was no angel either. Sadaam wuxuu ahaa jaajuus USA waxayna ka caawiyeen Iran dagaalkii uu la galay 1983 uu sunta shacabka ku buufiyey. He was a coward on his last days he died running. He should have fought until last breath like Hero Yahya Sinwar Qof shacab dila is no hero. Somaliyeey history Sadam soo barta.
@Anisamohamed56 jaahil Somali ah baad tahay. Waxbarashada intee ka keentay? Mooryaan dalkiisii iyo dadkisii soon cunay. Gaalada was sheegayso was kuwa as dalkooda tahriibka u gashay. Dad kaa aqli badan. Do you even shower?
Masar waliged ba waxay so aheed qajafad Israel ku adeegato oo nijaaso ah Al shabab khawarij ta ah aa somali xasuqayona masar baa mamusho iyo Israel nijaaso wey isku egtahey
Allah ha u naxiirsto geesi garab waayay sadaam husien
Aamiin yaa rabi
Abageyba na haysata Maabta Masar tii Sadaam w
Imsha Alaah islaam and carab Falastiin aa hogaamin dooto because of geesinimo like sadaam xusein ilaahey xornimo hasiiyo ❤❤❤❤❤
Nabiga ku saliya
Cadawga maanta joogo waa siisii iyo salmaan
Alle ha unaxariisto wuxuu ahaa geesi tol waayay
aamiin yaa alaah
الله يرحمه ويغفرله ويسكنه فسيح جناته اللهم آمين يارب العالمين
Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤
Allaha unaxariisto geesigii islaam ee carbeed
aamiin ya allaah
أسد العرب صدام حسين/شيظان العرب محمد بن زائد MBZ
Allow unaxariso walalahan reer Palestine 🇵🇸 amiin amiin amiin
Nadaara iyo xikmada maanta
Allaah aniga calooxumada madhagaysto saamayn bay igu yeshaan allaahayow na astur
Walhi waa qiso cajiib mahadsanid nadaaro tv
Guuleyso Nadaara❤❤
Allh unaxriisto saddaam Cadowga islaamka Allh jawiyo
Saadan Allaha u naxariisto amiin, Nin ragga ayuu ahaa.
SAADAM XUSSEIN CARAABTA DISHEY.HADEEDNA CARAABTI IYO DOWLADAHA ISLAAMKA WAA LA BEEKSADAY.GUUNTOODIINA WAA LOO DHAADHACAY.
I❤sadama
Shared and liked thank you Mr nadaara
Maashaa allaah majiro weriye heeysta warkaas ama soo heli kara
Thanks for your time mudane
Wcs wrxm nadaara
Illahay ha unaxaristo geesiyadi Carbeed midba mar aya ciidla lagunay kufaarta magac uu bixisay
Allaah ha u naxariisto sadam geesi garab waayey ayuu ahaaa
Sadaad geesi buu ahaa. Ilaahey xusni khaatuma ku oofsadey.
ASC nadaara tv habeen wanaagsan
Waa xaqiiqda carabta dhexdeeda kasocota
Walaaxawla walaaquwa, Addunkaba Carab baa rogtay
Masari weligeed ayey rufiyan aheed
Waa ilmihii fircoon faido maleh
Ilmo Fircon wax qiimo iyo sharaf ah ay leeyihiin ma jirto , waa dad wax kasta uga kala weenyahay lacagta .
Gesi garab wayey ayu aha Sadam.
Ilaahay naxaristisi jano ha ka waraaniyo
Scw scw scw scw
Madaweeyne basaas ah
Waa damiir xumo
Wa cajib .midhnimadha ficana
Masha Allah waa xikmad badnaa Allah yarxamu
Sallalaahu_Caleeyhi_Wasalim
Mujaahid Nadaara
Waa Naga dhargisay warkii Waad ku mahadsantahay
Dhagarta carabta allaha Somalia ka qabta
Maxaageesi lagudilay barigadhexe
Carabna waa majhuul ama ehelu barsakh wa,lagusuureeyo male
Masha allah maclimoow nadaara waa khiso cajiib ah waxaan ani ahaan kaa codsanayaa Aduunka iyo Tariikhdeyna somalia kusoo kordhi mida somalia madsanid🙏
Ilahay ha unaxriisto wuxuu ahaa geesi wehel la-aan kudhacday
Xusni mubark wuxu pilot diyadaha gagaalka
Wacdro muujiyay dagaalki 1973 yuhudda lagu
Jebiyay marka ha kaboodin guulaha Mubarak
Adiga kudar xisabta dagaalkaas 1973 gii iney Masar ku iibisey calamul Islaam heshiiskii ay gashey ahaan in Masar iyo Israel ay hal dowlad ah ahaadaan dalalkii kele aa Islamka na laburburiyo iyadoo isla masar la adegsanayo taas oo laga bilaabey somaliya ilaa hadana khawarij ta ay tababarada siyaan masaari da taas na haka tagin runta ilaa inteebey qarsonaan doontaa
Soomaalida ayaa ka daran ee weli si sax ah ayaan loo hoowlgelin
Allah ha naxaarsto❤
Waligod ayeya Munaafaqiin Ahayeen madaxaweyn yaasha Masaariida
SUBXANALLAH. BAL EEG WAA CADOW WAXAA U U BASAASAAYEY.MAXAA SIDAN UGALEY DOWLADIHII ISLAAMKA.
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
SADAAM XUSSEIN ALLAH HA U NAXARISTO.WAXAA U AHAA GEESI WLHI TOLWAYEY.DHIMASHADIISI KA DIB MAXAA DHAXAY.WAATA ILAA MAANTA LA BEKSANAYO DOWLADIHI ISLAAMKA IYO CARAABTABA.WAX YALIHI UKA HADLAYEYNA WAA LAWADA ARKAY. HADI AY ISKA CAWINILAHAYEEN MAANTA TANI OO KALEE M AYNA TIMAADEEN.
Asc xaji cabdiqaadir ❤❤❤❤❤❤❤
Runbuu sheegay Saddaan
JazaakAllah khairan.
Waligaa Carab ha aaminin xitaa haduu Sheekh yahay jajusnimo
Wlh carabta qaar waa munaafiqiin
Ilah how naxaristo waa gesi garab wayay
Taariikhdu cidna Uma naxariisato
Mshaallh
Waa eeyda kufaarta
Jumca Mubarak
nadaara marka aad dhahday sadexdaba way dhinteen in sadaam kaliya aad u duceeyso ayay ahayd labada kale cadow ayay ahaayeen in loo duceeyo waa qalad
Niyow wad qaldantay soomaliya sooma jabin katir eraygaas meesha fadlan
Barlamaanka somaliya ayeey fadhiyan koox itobiyaanka ushaqeeyo
Wcs wrwb good News ❤❤
❤ Yeah you better before but now you're putting a lot of stuff when you start the news finish news after news but everything you have we gonna check house forever you have we gonna check letter but you know you guys something doing it's a good job
Subxanallah waa ceyb weeyn wlhi anaganeh iyaga ayaan wax ka sugeenaa 🤔
Rabitaankiisa kulamuusa dagaalameynine waa la isticmalayay markii laga dhameystayna waa la khaarajiyay
Inta Ay islaamku sidaa
Isku jalaafaynayan
Waligood gaalo iska dhicin
Maayan😢
sadam kuwii hubeynaayey ayagaa dilay
❤❤❤❤❤
Sheeko fiican waaye
Xayeeysiiska waa too much
Masar ayaga madaxdeda waliged rer galbed miyee daba dhilif u ehed tariqda falastina inee ingris la waregan cidanka masar ka qeyb qaten Allaha cadabe kuwas cidan jawasiis ahayen
Hadana weli waa munaafuqiin arabta madaxdooda
Maalintii la daldalay oo ciid carafo aheed murugo sariirta kama soo degin walaahi
Thankz Nabaara
❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
Wlhi waa nasiibdaro nagu dhacday hadaa muslim nahay carabne kumaba sii Jirto doqomo ayaa hogaamiyayal u noqday
SXB NADAARA TAARIKHDII DAGAALKII SOVIETKA AFGHANISTAN U QABSANAYE O DHAMESTIRAN NOSO SIIDAA
NOSOOBADI. TARIIQYADII. AAAN. KUPARANAY. OO AAN KUJECLEEN. DHAAN XTA. MISHINKII.
Waa sheeko xanuunbadan laakin waa lasaxikaraa.reexantedi ayaa bilaabantay sanadkii hore.mayla socotaa?
Waligodba waxày u ahhsyen fatalin yahud macdal waye masar
Carab waligeey waxeey eheed camiiliin waxeey kufiicanyihiin. In la gumeeysto
nadaarow iska hubiy dagaalkaas mareykan ayaa ka danbey aayatulaahi o cusub ayaa 3 jasiiro oy ladahay iiraan waana lisku jabiyey xoogooda 3 j iiraan loo gali waaye
WUXUU GALAY DAGAALKII 1972 EE MASAR IYO YUHUUDA WUXUUNA AHAA SARKAAL DUULIYE AH WUUNA KU DHAAWACMAY.
Wcs wr wbr akhii
Nadaar that’s painful why are bringing back
Asc nadaara anigo likta sarin mabadawado wararkaga
Carabta waxay u duleeysan yihiin America & Europa
Nadaara qisadaan waan dhageesanay marka weeye laakiin dad aan horay udhageesan ayaa jiro marka waad mahadsan tahay
Catabtu waleged bay munafiqin bay ahayd
Nadaara sxpoow qisooyinkii horay u sow gudbisay maa ku sow celinay markaa ciwaanka shaykada arkay ayaa xasuustay qisadaan in aa sow gudbisay sadaam Sacada ii badal ayuu waliba dhahayaa.
oo ilen masar waliged ayee basas u aheed marekan iyo israel subxanallah aneh hadan layabanahy sidey reer gaza ula dhaqmayan ilen wa munafiqin
Assalamu Allaykum Nadaara TV hada saad u bilawday program kan cusub halkii barnaamij ilaa 6 goor ayaad post gareenaysaa adigo rali ah halmar is enough page kii dhan wuu buuxsamayaa waa in maanta dhan hoos loo socdo. Mahadsanid walalo sàad ugu khidmayso shacabkena
Gaalka munaafaqa ayaa ka.daran
Hadeer ayeey socodaa jalaaafo carbeed
Waxan kalo xasusta matlekad hron Africa 2:00 pm ayad dagalka kahadlijirtay waxan aha quf said ulsocda markas waxan dagana ceymiska
Sheekadaan inaa hote uga aheekeese ma,iloowde?
Sadaam was no angel either.
Sadaam wuxuu ahaa jaajuus USA waxayna ka caawiyeen Iran dagaalkii uu la galay 1983 uu sunta shacabka ku buufiyey.
He was a coward on his last days he died running.
He should have fought until last breath like Hero Yahya Sinwar
Qof shacab dila is no hero. Somaliyeey history Sadam soo barta.
Nayaa iska amus wax aad ogtahay malahan orad wax so baro galada warkoda ayad nola imaday miya sadam waxuu ahaa geesigi carabta qasatan suniyinta bariga dhexe ninka loga baquu aha gadashis carabi dhimatay sharafti suniyinta dhulkay tala
@Anisamohamed56 jaahil Somali ah baad tahay. Waxbarashada intee ka keentay? Mooryaan dalkiisii iyo dadkisii soon cunay. Gaalada was sheegayso was kuwa as dalkooda tahriibka u gashay. Dad kaa aqli badan. Do you even shower?
Madaxda somalida ayaba ogu dulisan waxay ushaqeyan Carabtas dulowday 😂😂😂
Masar waliged ba waxay so aheed qajafad Israel ku adeegato oo nijaaso ah Al shabab khawarij ta ah aa somali xasuqayona masar baa mamusho iyo Israel nijaaso wey isku egtahey