Waayojoog: Hawlgal Khatar ahaa oo Faysal Dheere iyo Ciidankale ka fuliyeen Gudaha Burco 1987.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 июл 2024
  • Waayojoog: Hawlgal Khatar ahaa oo Faysal Dheere iyo Ciidankale ka fuliyeen Gudaha Burco 1987.
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Комментарии • 29

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 2 дня назад +5

    Faysal dheere waa mujaahidiintii hore ALLAH guuleeyo

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 2 дня назад +4

    Mujaahidkan waan jecelahay waraysigiisa

  • @xaajishiineaxmednuur
    @xaajishiineaxmednuur 2 дня назад +6

    Fayasal maxamed cabbdi ooku magac dheer faysal dheere waa mujahidka kaliya ee ila malintii uu S.N.M ukubiray ila malintii dalak laqabsaday hal malin anan dagaaalka kabixin isago dhawaca moye 6 jeerna wu dhawacmay
    aynu uducayno dhamanteen

    • @NajaxCabdi-te2xv
      @NajaxCabdi-te2xv 2 дня назад

      Ilaahey ha barakeeyo waa halyey mujaahidkani from gabiley

  • @YasinYasin-wo4jw
    @YasinYasin-wo4jw 2 дня назад +3

    Somaliland guul ku waara ❤❤gobalkii raga

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 2 дня назад

    Waan salaamayaa mujaahid faysal dheer from gabilay

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 5 часов назад

    Muj maxd dhere from Hargeisa maamihii hard worked ahaa tan hadhadlaysaa wax loo soo maray ma oga isaaqna mid buu ahaa

  • @keyseamare8658
    @keyseamare8658 День назад

    Burco iyo Maalmihii 1987 ... waan Xasuustaa sidii Bandoo ( Curfew) naloogu soo rogay, oo la yidhi 5:00 pm Galabnimo ha la xeroodo, iyaga oo guryaha dadka uuga dhigaaya xabsi.. waana sacaada ay Kubadu nacaan tahay, inta aanu askarta ka gabano, ayaa marka ay na dhaafaan aanu garoonka dib ugu noqon jiranay oo ku ciyaari jirnay..

  • @hctvs0mali327
    @hctvs0mali327 14 часов назад

    Walaahi Waa Sidaan Isutaageyo

  • @abdullahihussein6225
    @abdullahihussein6225 2 дня назад

    Ururkaa haragwaafi waxy ahaayee mucjiso. SNM special opps unit. Salute

  • @yohancabbaye9787
    @yohancabbaye9787 2 дня назад +1

    SNM ❤

  • @suldaancaydaruus9352
    @suldaancaydaruus9352 2 дня назад

    Mujaahid faysal dheere. Geesi 1980. 1992. Malin muu nasan Mujaahid xalaala geesiya. Nasiib badan. 5 jeer ugu yaraan uu dhawacmay.

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 2 дня назад +1

    Habeenkaa 20mtr ayaan u jirey lkn dad caynaad ahi kumay dhiman nin heegan la odhan jirey oo dhulbahante ah

  • @SomalilandHargeisa-of5ng
    @SomalilandHargeisa-of5ng 15 минут назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 2 дня назад

    ISMAACIIL DHEERE WAA LA GARANAYAA❤😂

  • @MustaphaCabdi
    @MustaphaCabdi 16 часов назад

    Ninkaa khamiisa buluug ah muxuu leeyahay 😂reer burco waa dhib miidhan

  • @abdinasirhashi3588
    @abdinasirhashi3588 2 дня назад

    Naasirow wll bal hawlgalkii axmed aadan lagu dilay barnaamij kasoo samee

    • @keyseamare8658
      @keyseamare8658 День назад

      Hawl galkaa, Buug baa laga qorey, uu qorey Boobe Yuusuf Ducaale, raggii fuliyeyna waxaa ka nool intaan ogahay Cismaan Awr Liqe iyo ina Aw Aadan...
      Bal sidaa aad sheegtay Naasir ragaas nool ha soo waraysto, waa Aduunyoo maalinba nin baa ka tagayee

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 19 часов назад

    Niyaw naagtan maad naga qabatid lasoo taagan uun kani waa premier wallet lacag ugu dir sxbkaa lacagtu sidey nagu soo gashey miyaad ogtey xagaad noo leedahay sxbkaa lacag udir naga qabso intaanaan tiktok ku soo qarxin naagtan

  • @user-bp4oz7ti3n
    @user-bp4oz7ti3n 2 дня назад

    Dhagawayne warayso zhp

    • @wacayscaanood2984
      @wacayscaanood2984 13 часов назад

      Shegaweyne annagaa kaa jecel ee jooji ducfinnimada oo mujaahidka ha ceebayn waxba xayaysiisa kaagama baahnee oo kiniin liq kaniba waa tolkaaye laabta usii daa.
      Waan xasuustaa hawlgalkaas burco wuxuu ahaa mucjiso waayo immisa saldhig oo ciidan ayay soo dhaafeen

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 2 дня назад

    HAVAR YOONIS NAAC BAY KAGA DHEGTAY SAQAJAANIMADIINA AYAA HALKAA IDIN DHIGTAY ...WELIBA REER OODWEYNE WAA XINIIN QABASHADA HABAR YOONIS LOO ADEEGSADO

    • @wacayscaanood2984
      @wacayscaanood2984 13 часов назад

      Waataas maantaba ceel ku dhacday sidaad garxajis fogeeya u lahaydeen ee car karti aad kaga baxdaan tolkaa ha keeno, immikaaba bari iyo galbeed iyo ceerigaabo intaba lagaga soo siqayaaye, oo habarjeclona loo xoogsheegtey oo dhulkoodii dab la sudhay oo weerarka ay qaadaanba maxaabiis hor leh laga qabanayaa, laakiin nasiib wanaag garxajisku isaaqa ceebtiisa ma jecla.
      Nin habaryoonis ah ayaa bishii May 2024 dhulbahante diley waxaa isaaqii isku darey cayda HY waana nacaybka uyo garxajis loo qabo. Bal aannagu HJ intii goojacadde laga soo baxay lix jeer ayaa dhulbahante karaamada ka qaadey mar uu magaalooyinkoodii gubo oo dadkii ku laayo, mar uu cagaf mariyo dhismayaashii, mar uu maxaabiis ka qabto oo eryado mar qudha lama arag qof GARXAJIS ah oo ku farxaya.
      Ilaahay ayaa ina kala duwey, tii siyaad barrena GARXAJIS ayaa 90% dumiyey maantana idinkoo garxajis talada u dhiibta mooyaane waa la idin qabsanayaa sida cid waliba u jeeddo.
      Xalay FIRDHIYE ayaa jabbuuti joogay si uu isugu xidho labada jabhadood saddexda RAQOOD ee maskaxdii engegtey siday GARXAJIS u xaasidayeen (Muuse nacas, fule ina Kaahin, Saleebaan yuhuud) iyana warba uma hayaan haddey u hayaanna WEY DAAWANAYAAN waayo KARTI ay wax ku sameeyaan maba hayaan oo aan ahayn GARXAJIS cadaadi

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 2 дня назад +1

    Habar Yoonis waxay kaga dhagtay snm iyo wax sula iyo xaadha laga soo gudbay. Maxaad ka haysaan maanta falastiin baad ka tihiin dhulkii aad u soo halganteen.

    • @muhiyadiinmaxamedxuseen5497
      @muhiyadiinmaxamedxuseen5497 День назад

      Shaqdaada maaha😂

    • @wacayscaanood2984
      @wacayscaanood2984 13 часов назад

      Car wax iska Celi waata DHULBAHANTE futada idiin qaawiyey ee dhulkiinnii dabka sudhey, ILKODHEERTIINA gudabiirsi iyo Ciise ayaa usoo MILLIKHSANAYA maalin dhow ayay odhan doonaan GARXAJISOW noosoo gurmada iyo ARABOW, immika waxay ku marmarsoodaan GEBILEY ayaa la caayey oo WADDANI cod siin maynno.
      Waddani ayay XAMAR aanu aqoonba ku taaraan markaasaa ilaahay ku ciqaabay HARTI oo intuu soo eryadey OOG kaga hadhay ciidankii ay GARXAJIS u diideen inuu saraakiil ku yeesho ee 95% Jeedaanta ahaa markaasaa naagihii HARTI afkooda ka yidhaahdeen MUUSE BIIXI waanu fuuleynnaa iyagoo CALANKII SOOMAALIYA ee ay waddani ku masabidayeen qoryahooda, dharkooda, baabuurtooda, riyahooda uu ku buufsanyahay