24HOURS OO AAN LA KULMAY TEAM KOKO IYO GURIGEY OO LAGA SO BUXSAME

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024

Комментарии • 1,6 тыс.

  • @iidodayibiido9764
    @iidodayibiido9764 4 часа назад +853

    Koko dunida waa lagaa jeclaadey waxa rajaynaa akhiranaa in laga jeclaado❤❤🫂🫂

    • @RayaanHonasti-i6e
      @RayaanHonasti-i6e 4 часа назад +2

      Aamiiiiin❤

    • @HiboHussein-u3i
      @HiboHussein-u3i 4 часа назад +4

      Aamin

    • @cuud_
      @cuud_ 4 часа назад +9

      Aamin I.n sidey ujeceshahy ilmaha yaryar aya misana iyaguna ujecladen koko M.a waxas kasbasho😢❤

    • @SadiaBillow
      @SadiaBillow 4 часа назад +1

      Amiin

    • @QamarAli-x3y
      @QamarAli-x3y 4 часа назад +2

      Wan jaclaalahay inaakulakulmo❤❤

  • @SalmaCilmi-cg3sg
    @SalmaCilmi-cg3sg Час назад +16

    Abaayo koko waxa kuu dhiman jacaylka ay kuu qabaan reer Borama ee imo waxa aad heli
    Doontaa jacayl faro badan
    Team reer Borama is muujiya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @EdurOnline1
    @EdurOnline1 4 часа назад +825

    Wiilashan iyo gabdhahan qalbiga qurxoon leh uma leen maayo in ay dhaafayaan saliga nabiga

  • @user-ir3fe3wj1j
    @user-ir3fe3wj1j 3 часа назад +17

    Reer Xamar dad qalbi fiican oo ilbax ah Mash'Allah❤ wa Hormuudka Social Mediaha, la'antod abar. Adi iyo Amira Qurux ciyaal xamarnimo iyo tolnimo (Digil iyo Mirifle) wa sababta aad uga reyseen inti rabtey iney isku kiin balamiso. Ciya Xamar no qabiil dad xorr ah o daacad ah❤.

  • @SantosMed-v3n
    @SantosMed-v3n 4 часа назад +135

    Barnamij keena maanta wuuxu kuu saabsan yahay???? Full respect🙏💪 koko

  • @LeylaIsmaciil-n9w
    @LeylaIsmaciil-n9w 3 часа назад +10

    ciyaal xamar qalbi wanaga wanalagu yaqana koko cidedine wa cid fiican sa ilamaha uso dhawesen masha allah ❤

  • @HadiyaReermagaal
    @HadiyaReermagaal 4 часа назад +104

    Yeeeees koko wanaga ragtay blz malin kasta nosodhig❤

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 3 часа назад +10

    Masha Allah tabarakallah macanto farxad ku nolada dhamantiin Yaa Rabi Allaha ku xafido adiga iyo ehelkaga dhamaan Yaa Rabi yaa Allah guuleyso macanto illahey idankiisa Quran halagu saro isha Allaha ka xijabo Yaa Rabi Yaa Allah illahey haku xafido macanto

  • @deeqocabdi5890
    @deeqocabdi5890 4 часа назад +73

    Oh my garoooooooorrrrrr koko yeey wlhi qalbiga ibni'adam ka waad hanatay maansha allaah dadku inuu kujeclaado waa hadiyad rabi bixiyo adna eebahay haku jeclaado abaayo nabad ahaw idanka alle❤😢

  • @janaat11
    @janaat11 3 часа назад +20

    Hargeisa noogu kaly koko wan ku so dhawaynayna wllhi🥺💗💗🫂

  • @Zulubo-yar90
    @Zulubo-yar90 4 часа назад +141

    Abyo magaalooyinka dhan oo wadanka tag taageerayaal badan leedahay alle haku xifdiyo Koko qurux badaney❤

    • @XilwaqaaliQurux
      @XilwaqaaliQurux 4 часа назад +3

      Sax wlh ❤

    • @rahmafarah6892
      @rahmafarah6892 3 часа назад +3

      Haa wey ficnan lahayd lkn waqtiga ku yar bil an jooga ay dhahday

  • @Ubah14
    @Ubah14 3 часа назад +14

    Koko waxaan kugula talinaya in aad inshallah madama dadka ugu badan ee ku taagera ay ubadan yihiin dhalinyaro iyo caruur in aad ku booqato dugsiyada ay dhigtan hadii aad wakhti uhesho ama meelkalaba oo aad motivation usamayso dhalinyarta dhanwalbo ah
    Waa fikradayda hadii aad igu raacsantihiin like saara si ay uaragto mahadsanidiin❤

    • @Jennie-w7x
      @Jennie-w7x 3 часа назад +3

      Sidaaasa u rooon dugsiga iney tagto

  • @NeyruusCabdixakiin
    @NeyruusCabdixakiin 4 часа назад +91

    Koko maalin walbo video no so gali saa inta xamar joogto 900k ku gaartid xbbti 🎉

    • @cuud_
      @cuud_ 4 часа назад +12

      1m dheh akhwan I.n shakilan wee gale ama iyado waxyar ugadhimane labane❤

    • @maandeeq2121
      @maandeeq2121 4 часа назад +4

      1m laga rabaa

    • @SulekhoApdi
      @SulekhoApdi 3 часа назад +6

      Abyo 1m gaarsiye intey xamar joogto plz faraxada la qaybsaneyzaa ani ma jogo xamar wlhi wan jeclan lahaa inan.jogo oo an arko 🎉❤👸🏻

    • @canabcismaanhappy5328
      @canabcismaanhappy5328 Час назад +1

      1m uqlntaa boqoradan ❤😢

  • @AmiinaismaciilCabdi
    @AmiinaismaciilCabdi 3 часа назад +9

    M.a koko qalbiga dadka wey hanatey marka xaga ilaahey laga jeclado dadkuna wey kujeclanayan❤

  • @hodandahir4088
    @hodandahir4088 4 часа назад +101

    Alla koko xamar mrkaa ka tagay baa timaday waka xumahay mr aduunka waku kulmidoonaa Insha Allah

    • @HodanHajji-y9b
      @HodanHajji-y9b 4 часа назад +5

      Yaaa kula midaa 😢ehee

    • @hodandahir4088
      @hodandahir4088 4 часа назад +1

      @@HodanHajji-y9b xgee so aaday hodanyaasha dhan nasiib malahnmiyaa

  • @hsm940
    @hsm940 2 часа назад +5

    Koko sida loo jecelyahay waxaan soo xasuustay Hodan naleyeh Ilahay ha uu naxariisto ❤

  • @SalmaMohamed02
    @SalmaMohamed02 4 часа назад +384

    Wllh been ma fiicne qof caan ah dan makalihi mana jecli ina xata salamo 😂❤lkn koko bulle wllh hab ta siiyo iyo saan udhu dhunkado in liiga fujin doonin

    • @HodanMohamed-gb5ij
      @HodanMohamed-gb5ij 4 часа назад +15

      Ani xita wlhi dadka caanka kalama jecli lkn koko waa jeclahay❤

    • @cuud_
      @cuud_ 4 часа назад +9

      Alla ani miya kudhaley wllhi same xita waligey qof hug masin😂😂

    • @EdurOnline1
      @EdurOnline1 4 часа назад +2

      Ani ninaa ahay sorry hab ma siin keri😂

    • @maandeeq2121
      @maandeeq2121 4 часа назад +1

      Same

    • @nimcomoxamed2345
      @nimcomoxamed2345 4 часа назад +1

      Sem

  • @bahjabahjabilan5161
    @bahjabahjabilan5161 2 часа назад +6

    Koko sidan ku jecelnahy all haku jeclado boqorada waye walhi koko angana no imo hadu nahya duriyada ❤👸🫂🥺

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 4 часа назад +204

    ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤

    • @NawalFarahali
      @NawalFarahali 3 часа назад +3

      Sallahu caleyhi wasalim ❤

    • @mariaadow9704
      @mariaadow9704 2 часа назад +2

      salalaahu caleyhi wasalam

    • @Walaalahaqarniga
      @Walaalahaqarniga 2 часа назад +3

      SALALLAAHU CALEYHI WASALAM

    • @HabiboHabiba
      @HabiboHabiba Час назад +2

      ,,الله يسعدك يارب ويوفقك يا رب يا كريم ان شاء اللة يسلمك يا غالي الله يسعدك ويوفقك ويرزقك من فضله مرحبا مليون مبروك ربنا يتمم بخير دامك بخير يا ٨

    • @Amaalamishaaa
      @Amaalamishaaa Час назад +2

      اللهم صلي على محمد ❤

  • @Nur.Ducale
    @Nur.Ducale Час назад +8

    Well done koko nacabka iyo inta kaa maseyrsan dhag ha udhigin ayagoo Facebook ga waxey rabaan kadhahaaya ayey hadana si ay ku arkaan raban 😂 ha ubixin inta ku jecel aya badan we love marwalba koko❤

  • @HiboHassan-xi6uu
    @HiboHassan-xi6uu 4 часа назад +115

    Koko qof lajecel yahay xabbti hargaysa kalay❤

    • @azmaahmed8410
      @azmaahmed8410 3 часа назад +2

      Waruntaa

    • @bahjabahjabilan5161
      @bahjabahjabilan5161 2 часа назад +1

      Wa run hppti❤

    • @falisa576
      @falisa576 2 часа назад +2

      Koko hargaysana ha tagto wa balad
      Dad qalbi fican dagan yihine

    • @bahjabahjabilan5161
      @bahjabahjabilan5161 Час назад

      @@falisa576 haa walhi wan kuso dhawanan Isha all hadu all idha❤️

    • @HiboHassan-xi6uu
      @HiboHassan-xi6uu Час назад

      @@falisa576 wlhi sifican usoo daway naynaa waliba fadhiga looga kacayaa

  • @abdimohamed3122
    @abdimohamed3122 3 часа назад +7

    Xushmada waa shey qaali ah dadkaan xushmad ayaa ku kasbatay ee halkaas kasii kawad sister

  • @tilly7322
    @tilly7322 4 часа назад +63

    Koko somaalia way gilgishay...qofta waa sharma boy cml sidaa lo jecelyahy....m.Allah tageero full wllsha...hore usoco....1m sabiscriber way dawdahay inshaAllah....

  • @SafiyaBarud
    @SafiyaBarud 3 часа назад +3

    Koko 800k ayay gadhysa mar dhow inshallh marky noqotana 1m inshallh😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sihaamiita183
    @sihaamiita183 4 часа назад +41

    Dadka caanka mana tagero mana jecli inlakulmo lakiz koko waan jeclahy waana taageraa macnei inaan ku arko ilaahadana waa rajeynaa 😢😢❤❤

  • @Maidamohamed3810
    @Maidamohamed3810 3 часа назад +6

    Dadka kenya 🇰🇪 joga aya ka daran sidee aan kujaclhay allah lee ogwaa ❤

  • @اذكرالله-ب8ج
    @اذكرالله-ب8ج 4 часа назад +40

    Anaa u soo horeyo team koko like bls

  • @Naduuuuuuuu
    @Naduuuuuuuu 3 часа назад +4

    Koko wali wax aa kuu dhiman waxyar aa araktay dadka aa wali arkin inaa aragno aa rajeynaa kokadena❤❤😢

  • @muna_____somali
    @muna_____somali 4 часа назад +46

    Masha Allah kokoo sida dhulka lagaga jeclady samada hlagaga jeclaado 👸🏻❤️

  • @SahroIsaaqxasan-cr2ez
    @SahroIsaaqxasan-cr2ez Час назад +7

    Wllhi koko waa gabar zaaid loo jecelyahay m.a wllhi malaayiin quf baa jecel anigana ukoow ahay 💋
    Waxaan raheyna kookaay inaan janada kukulano ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SuleeqoIsmacilcali
    @SuleeqoIsmacilcali 4 часа назад +34

    Mxaa rajaynaa Koko inta ay noqon in aan la qulmo rajaynaa wllhi waa Iska jeclhy Koko xppti ❤

  • @FartunAhmed-n8j
    @FartunAhmed-n8j 3 часа назад +2

    Dugsi quran isu bedelay gurigi masha allah❤

  • @FarxiyaHussein-zg3fg
    @FarxiyaHussein-zg3fg 4 часа назад +33

    Koko hargaysa waxa buuxa dad Alle dartii ku jeclay ❤

  • @IkraamAhmed-v3d
    @IkraamAhmed-v3d 3 часа назад +7

    Wah reer Somali wali waye😂😂Locationka yaa siiya gurika koko 😮😂

    • @Nimco15
      @Nimco15 3 часа назад +3

      Walalahed school ley moho ayaga soo tusiye 😂

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 4 часа назад +22

    Qurux badanaa markee dadko dhami ilahey dartiis kujecladan🥹❤️❤️ dadka waa Hanti ilahow Noo daa❤

  • @mss___samuu
    @mss___samuu 3 часа назад +2

    Koko abyo waku tagera xamara joga inta Laban Ina kula kulma rapa abyo 😢❤

  • @HatimHatim-p7l
    @HatimHatim-p7l 4 часа назад +68

    koko xabibi wan ku jeclahay wan ku faxsanaha arktida hoyo iyo abhaa masha alaah, alaah ku xafido yaa ruxi ❤❤❤

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo Час назад +1

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team team team saki soomaali soomaali salax salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤

  • @GodeyGacalo-zk3qs
    @GodeyGacalo-zk3qs 4 часа назад +40

    Anna ugu horeyo maanta like dhac kusiii team koko❤

  • @AsmaCabdi-f1y
    @AsmaCabdi-f1y 2 часа назад +3

    Koko abyo qali ee hargaysa manogu timadiid ❤😢

  • @ikraam_72
    @ikraam_72 4 часа назад +30

    Ciyaal xamar qalbi furnantaas walgu ogaa adigna ciyaal xamar kale tahe dad la iskgu tala galay ba wada ahyden❤jaceelka dadka been been ma ahan💋❤️qofkii ku nacana waxu kgu nacaba qalada guuleyso koko bulle 😘❤️

  • @Skokkkkkkkkkkkkkkkk
    @Skokkkkkkkkkkkkkkkk 4 часа назад +120

    Anaga galab sabti baan daawaneynaa🤣🤣

  • @najuurn6619
    @najuurn6619 46 минут назад +2

    Koko hargeysa i maaw diyaaradaad soo raacdid adoon kasoo dagin aad ogaani rer hargeysaad say ku jecelyihiin wallahi ani say samiyo❤ kuu jeceshahay aan kuu jeclahay wallahi oo bilaaji oo tallahi koko i love you aan ku lee yahay adoon i kasayn.

  • @fatuushmoher12
    @fatuushmoher12 4 часа назад +37

    Fanaanad jaalaha caadi maahan😂😂😂 koko we love you abayo Cme to Nairobi 🥺

  • @Maaidoqurux
    @Maaidoqurux 39 минут назад +2

    Masha Allah koko sida dhulka lagaga jeclady samada hlagaga jeclaado 👸🏻❤🔥❤❤❤

  • @FardowsaAli-ll3lu
    @FardowsaAli-ll3lu 4 часа назад +24

    Koko walahi kenya joga lakini qalbiga kasodaweyi walahi runti abayo mcn ♥️ wankujeclahy mcney

  • @AbdiAsma-n3m
    @AbdiAsma-n3m 18 минут назад +2

    Masha Allah koko sister bqoradaydii Qaali nolosheyda farxadn wans ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BarwaaqoJaamac-f7i
    @BarwaaqoJaamac-f7i 4 часа назад +46

    Haddan muqdisho joogi lahaa waan kula kulmi lahaa 😅
    Waayo waxaad thy qofta kliya een taageero dhab ah u ahay Ilove you so much ❤❤fron hargeisa

  • @SafiyaBarud
    @SafiyaBarud 3 часа назад +1

    Allh koko wllhi wa qof wangsan m
    M.sh koko qalpi wanaag 😢❤❤aniga nasiib xumiya koko malesiyana ugu tagiwayay muqdishana ugu tagi wayay iya dann hargysa iigu iman way dey❤😢😢😢

  • @NajahAbdicumar
    @NajahAbdicumar 4 часа назад +18

    Koko Malinka NoqoNaYsid team 27. QaasaTan Samia Subrise ugu Tag Plz Nh 😢🎉❤

  • @naimayusuf1003
    @naimayusuf1003 3 часа назад +2

    Koko qalbiyda ilmaha zaaid ayaa u hantay 2do guriga ii jooga kugu waalanooyan meel aan kugu keeno ma aqaan sido kale intaa xamar joogtid aaad ayaan u rajeynaa inaa is aragno ❤ we love you ❤

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 4 часа назад +37

    Ayyy❤ kokodeeena Waa dashay wlhi Anaga neh Waa Kuu sii dhiman nahay ❤ Team Koko isn't Easy yaqay ❤

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 3 часа назад +2

    Masha Allah waa mudan tahay ka badan gabadh qalbi wangsana oo lawada jecelyhy tahay❤😢

  • @Sundus819
    @Sundus819 4 часа назад +34

    Ani horta qof caana hada arko waa dafira lkn hada koko arka Ina ku suuxo kacabsana saa u jeclahay walhi😂😅

    • @shamsocabdullahimaxameds-qg1is
      @shamsocabdullahimaxameds-qg1is 2 часа назад

      Aniga xateer wllhi😂😂

    • @abdifatahabdilahi8462
      @abdifatahabdilahi8462 2 часа назад

      😂😂😂😂😂waxaas waa faataabakh markaad aragto qof caan waxaa laga yaabaa inaad cagaha qabsato 😂😂😂😂

    • @Mineyyyyyyy
      @Mineyyyyyyy Час назад

      isla meshi lewye waxba ha is xayesiin😂dadka canka ina kudhago jeclhy deh axsan😂💔

  • @safasiman9548
    @safasiman9548 4 часа назад +4

    Abyo video yada naso badi alle haku sharfo dadka qalbiyadoda hanatay❤❤❤wanu ku jec2lnhy basaso imow xbtii wan kuso dhowaynaynaa wlhi

  • @AshqarBoy-g7d
    @AshqarBoy-g7d 4 часа назад +23

    Team koko one like❤

  • @AsiaCali
    @AsiaCali 3 часа назад +2

    M.a walhi Koko waa gabara qalbi wanaga sana i.n malina una inaan kula kulama rajina nolowo xppti mcn❤❤

  • @xasanabdirahman487
    @xasanabdirahman487 4 часа назад +10

    Koko asxaabta la kulmay nasiib badaanaa, alaha ku sharfo waa ku jecelnahay❤.

  • @fahmocramaan3731
    @fahmocramaan3731 45 минут назад +1

    Koko inaa ku arko jeclahay ❤❤❤❤ muqdisho kula joogaaa

  • @XanaanAxmad
    @XanaanAxmad 4 часа назад +37

    Abaayo koko wllhi waa ku jeclahay inaa ku arko rabaa ee meel nagu balami aa kugu aragno plz and plz qalbi wllhi saa id kuu jeclahay😢😢

    • @MohamedHassan-pf5iz
      @MohamedHassan-pf5iz 4 часа назад +1

      Buulxubey imaw wa arke ani daris nahay marwalba arkaa

    • @asmaabdikadir
      @asmaabdikadir 4 часа назад +3

      ​@@MohamedHassan-pf5iz bulxubeey dhinacee hee

  • @ZooyaAhmad-nr1iv
    @ZooyaAhmad-nr1iv 2 часа назад +1

    Koko Wlhy saaan ku jeclahay hooyadey moye qof aan kale uma jecli lkn nasiib aan kugu arko malihi😢😢

  • @anisacusmaan-z5p
    @anisacusmaan-z5p 4 часа назад +24

    Wan ilamyey 😢sbbtna ma aqoono m,a wlhi dad kujcl hddi aad argto ilaah ayaa ku jcl ❤wllshei hore u soco

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 11 минут назад +1

    Inaan kul kulmo waan.jeclaaa lkn nasiiip kuum dhawi wlhi lkn qalpiga kaa jeclhy apaayo mcn😭❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹

  • @hiboabdikarin7349
    @hiboabdikarin7349 4 часа назад +15

    Qalbigena aa naga xaday koko ma aqaan xiligaa kula kulmi doonao waa rajeynaa

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 3 часа назад +1

    Koko magalka sifiican u gal nooh xeebta liido kaama haayo ,,Xamar ayaan tagay xeebta liidana ma Tagin lagaa yeeli maayo ee guriga kabax nooh❤❤❤

  • @ShugriMacalin-h7p
    @ShugriMacalin-h7p 4 часа назад +16

    Koko abayo plz degmada yaaqshid imow hotel towfikh❤😢

  • @Sheekhada
    @Sheekhada 2 часа назад +2

    Koko wllhii waa jeclhy🥹🩷 iNaa arkaa rabaa 😩❤️❤️❤️❤️😍🫶🏼

  • @Maria-om1vs
    @Maria-om1vs 4 часа назад +26

    Koko walhi makayelin yaah video rabnaa angaa dadka ku argaayo kuma jirino nh qarar ihaayo😂😂

  • @DeeqoxanafiMohamed-j2q
    @DeeqoxanafiMohamed-j2q 3 часа назад +1

    Wn ka xumhay kokodeyda wxad timd waqati aan safar kahay moqdisho marka xppti aduunka hdn isku arki weyno ina aqiro isku arkno l.a xppti koko aaad aaad ayn ku jclhy ❤❤❤❤❤😢😢

  • @haniabdihakiin2670
    @haniabdihakiin2670 4 часа назад +21

    Saa ku sugaaye waa daaay soo badi vidioyaasha koko miss you

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 2 часа назад

    Wow, Koko celebrity ayaa noqotay mansha'allah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Zuduu23
    @Zuduu23 4 часа назад +31

    Koko waan kulo kulmi waaye 😢 na siib xumo 5 mar soo labtry😢

    • @Zuduu23
      @Zuduu23 4 часа назад +1

      From ceelasha

    • @Aliza.Mahamed
      @Aliza.Mahamed 4 часа назад +1

      Abyo madiino xagee ka dagan tahay koko inaa la kulmaa raba😢❤

    • @SacdiyodaudQasim
      @SacdiyodaudQasim 3 часа назад

      @@Aliza.Mahamedbulaxubey jira maskin😂❤

    • @LiibaanUgaas
      @LiibaanUgaas Час назад +1

      Abayo intee dagantahay koko plz Abayo 😢😭💔

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834 Час назад +1

    Iloveyou koko qalbi wanaag qalbi xareer ❤❤❤❤❤👑👑🥰🥰🥰🥰👑👑

  • @NajaxNalka-q4v
    @NajaxNalka-q4v 4 часа назад +20

    Waaa wxn naqdey qofta ugu horeso oo dawto nqdey ❤❤❤❤ kokoo abyo wn ku jclhy tan kle ina ku arko rwa inte kugu arka qali ishek noo

  • @AminoSheikh-r2s
    @AminoSheikh-r2s 3 часа назад +2

    Kooko adi xamar bas ayaa umaleesaa in lagaa jecelyahy anaga intee noo ilaab tay kismaayo noogu imoow hotel ayaa kudajinaynaa❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊

  • @QueenDheeman
    @QueenDheeman 4 часа назад +15

    Koko 2 ciishan ku waynay please sa Naga daa qaali 😢😊

  • @hamzemustphe7392
    @hamzemustphe7392 Час назад +1

    Qofka AllE jecel yahay ayay dadkuna jecel yihiin ❤❤🎉

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir 4 часа назад +23

    Asxaabey kokodena intaysan bixin 900k kutuura❤❤

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 4 часа назад +3

      Inteysan bixin 1000.000k gaarsiiya.

  • @Najmo-n8e
    @Najmo-n8e 3 часа назад +1

    Koko ilamaha wexe ogyihin ina qof qalbi fican thy❤

  • @SagalQueen-b2o
    @SagalQueen-b2o 4 часа назад +18

    Fiiriyawyada soo badi please koko 😢 🙏

  • @XabiiboSheekhxasan
    @XabiiboSheekhxasan 3 часа назад +1

    Koko intee dagan tahay car idhaaf goormee imaanee🎉❤❤❤❤❤❤

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 Час назад +3

    10:49 m.a fmilyga koko aqontoda waxa qiraya qolkas wa fadhi goniyaa oo wax aqris logu tala gly leeeee ❤ fadhiga qolka guduhuu kuyal ❤

  • @XaawoXaawoxireey
    @XaawoXaawoxireey 4 часа назад +12

    Haa wlhi ciyaaalka way kujeceljihiin kuwa xafada nojoog nawad noogay eeba soo istaagen wlhi

  • @caashaaxmed9591
    @caashaaxmed9591 Час назад +1

    Meeday meeday koko meeday koko hargeysa kaasoo salamayaa😢❤

  • @ZamZamu-l9z
    @ZamZamu-l9z 4 часа назад +11

    Koko ani xamar majogi ina ku arko waan jeclan laha lkn maumaleynayo ina kulmeyno sawabto ah ani Nairobi ayn joga Nairobi manugu imani wan jeclan laha ina imati😢😊❤

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 16 минут назад +2

    Cominsoon.8000k.koko buule ❤❤❤❤❤

  • @Inaboolo
    @Inaboolo 4 часа назад +9

    Koko mar badan waxaa rajeenaye markasto inaaa maalin kula kulmo lakiin madhiicin inta badan magalada bishii hal mar banaanka ubaxa inta kale wax barasho ayaa ku jira lakin waxaa rajeenaya inta bixin inaa kula kulmo I.a mar un I.a waa kula kulmi doona love you.koko ❤❤❤❤❤💋💋

  • @meeragalbi6248
    @meeragalbi6248 9 минут назад

    Koko sida adunka lagu jecelyhy akhirana halagu jeclado ani Lee dhiman inaa ku arko waa happy gareyna inaa ku arko❤❤❤

  • @SaaraHaji
    @SaaraHaji 4 часа назад +10

    Waxan JeCLaHay INaN KuLa KuLMo MaR UN KoKo Mogadishu KuLa Jooga WeliPa Wadajir KuLa DaGanahy SaFarKaakana Nawad Allaha Kuku Dhameyo Abyo🤲❣️

  • @Sagaliitacadey
    @Sagaliitacadey Час назад +1

    Koko dadku jecel haysata❤❤❤❤❤❤

  • @KhadarMaxamed-yi9ku
    @KhadarMaxamed-yi9ku 4 часа назад +10

    Aduun lagaa jeclaa koko❤aakhirana jana fardowsa inshlh alha ku geeyo wlshey❤🎉

  • @hafsajamall
    @hafsajamall 2 часа назад +1

    1:31 koko koko koko ❤❤🥰😘🤗🤗🤗🦄🌹🌹🌹💐🌷🌼🕋🕌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤ 2:12

  • @hanimohamed2198
    @hanimohamed2198 4 часа назад +9

    Koko abayo wlh blh talh ilmaheyga dhan mida ugu yar xitaa 2year jirtaa toto daar i dhahtaa gurigena 27 le laga daraa side ciyalka ku jclyihin alle ha ku jelado wa jeclaa lahayen ine ku argan lkn madino iyo shankani iskuma dhawo ❤

  • @JaamacMaxamuud-ki4cn
    @JaamacMaxamuud-ki4cn 13 минут назад +1

    Koko inta aad aragtay waa inta xamar jooga bes weeye bal kawaran inta kalle aniga iyo inta reer waqooyi ah ka waran😂❤

  • @daudofficial29
    @daudofficial29 4 часа назад +50

    aan Ku Wada Salino rasuulkeena Muxamed SCW ❤

  • @NuurOmarali-ff8uh
    @NuurOmarali-ff8uh 3 часа назад +1

    .kooko bulle anaga ayaa kuu Shimano xeebta liido ayaa noo balan ah 1maalin intaad bixin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DrsAychaElmi
    @DrsAychaElmi 4 часа назад +13

    Wallaahi waa qoslay koko xaafadeeda sab maa kajirto macnaha saan maxaa waaye ar reer xamaraaa way ku shamuumeen😂😂😂😂

  • @Sahrayaan
    @Sahrayaan Час назад +1

    Way nasiib badanaa qofkiii Koko la kulmay❤i.a mar un inaa la kulmo ayaan rajeenayaa❤from jigjiga🎀🫶

  • @qadroomar4143
    @qadroomar4143 4 часа назад +13

    Walh qof kaliya ee canaaaa ee inaaa la kulmaaa jeckahy tahy abyo

  • @hibaaqxirsi6145
    @hibaaqxirsi6145 48 минут назад

    Kokoo quruxeey aakhiro in lagaagajeclaadan ku rajaynayaa sida adunka lagaaga jcylyay ❤❤❤