Abyo mcn whi kuma garaneenin ayan dhweyd oo aan ku dawaday kahor Lkn ilahah ha kasakow abaal weyn ayan kuu hayaa Anigoo hurdadii iga tagtay ayan RUclips kugu arkay adigoo dhaheysid hadii albaqra aad aqrisatid hurdada aad hurudid wa yabeysaa alx wan aqristay wana hurday hurdo aan mudo bdn xiiso u qabay Alle aya mhd u sugnaatay marka 1 iyo2 bo then asiga oo ilahay ikaaa tusay oo aad ii shegtay dawadii aan.ku dawooway 🌺🥰 Ialahay qeyr haku siiyo alx hada sidii hore 100%waan ka wanagsanahay Ilahay janada haku geeyo🌺🤲
Nabi Scw dadka la tusa yey in sihir jiroh. Umada kale nah qof walba jidka saxda marku ka lee doh il Jin sixir wuu qabah karoh lakin intee na badan Diinta waa iska hey sanah
maaasja Allaah waxa aan dadweynaha ugu baaqaa hinda xaji in ay hadash runta anaa sameeyay walaahi waxa aan dhahaa dadka ha ka ga ideystaan ajar aan la goobinkarin ayaan Allaah ugu baryaa aad iyo aad ayaa u mahadsantahay
@@hindahaji amiin wll dhibka aan xanuunkan lasso maray ma qiyasi karo sanad iyo badh ban la dagalamaya alx hada natiijo fiican ban maraya maskaxdayda waxad mooda inaan wax yar kaantarolayo anigu I a wanka gulaysanayna daaliminta
Walahi bilaaha aniga waxas ban qabay iskuma ogayn in kastoo marmar ixanuni jirta gacanta bidix marka aan bilabay istiqfaarta oo an 3bilood waday baa la iga dulhadla marka astiqfarta aqtiya o badiya wixi jirkina kujira way sobaxa yan isoo duceeya wali xanun ban dareema yaye
Iskumid baynu nahay imika jaamacad baan dhigtaa inkastoo aan ahay qof waxbarashada ku wngsan lkn imika ma awoodo inaan sii dhigto familyga way la xanuunsanayaan
😢😢😢😢 walahi wan la liita qof idaaremyo ma haysto 30 saano ban jiira ila intan gardsaday wan dareemyay wali sidi ban ahay 😢😢 i soo duuceya inu alle iga cafiyo😢😢😢
Ilaahy haku cafio walal, ilaahy uun baana ku dareemaya waxba qof bini adam ah uguma baahnid haduu ku ogaadaba. Waayo waxba kama qaban karo allah moYanE Swt❤🫶🏽
Taaju dikr aqriso walal , ilaahay baa kaa ilaalinaya. لا إله إلا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير. 100 jeer. Sheydaanka waa lagaa ilaalin siduu rasuulku sheegay csw.
Ani mudo sided sano kahor schl an dhigan jiray ba kuriyodayaa haben walbo iyo labo gabdho walalo ahaa oo isku class ehen riyadas nafta ii kentay waliba marka bilabo adkaar ama is cilaajin riyodaas hada dhulka madaxa dhigo oo sexdo qasab waku riyodaa schoolkaas wuxu aha schl an aad ujeclaa oo laigana jeclaa sa ujogay ba halmar nacay waka baxay waliba marka ka baxayy wu igu adkaaday oo macaliminta ba ii diiday 😢 wagaas ba igu dambesay firfirconi io farxad bila farxad ahay ilahow iga dulqaad oo igu soceli qofka ahaa
Qasil 2022 baan mar wajiga marsadey saa wajiga finankii iga soo baxay ilaa hda raadkooda igu yalaan wax iga ba,iyo wala waaye lcg wey iga dhamty xitaa skin care baan bilby wlh mba arki karo hda 😢
Abaayo gabar baan jeclahay hooyadeed wee ila rabtaa lkn gabadha waxee dhahee wiil dhan hadaa la hadlo si kle aan noqonaa hadii laga xanaajiyo wee jareynee kabacdina waxbaa ku soo dagaayo wiil cismaan la dhaho ayaana ka kor hadlaayo intuu joogaa hadaa dhahdo itoopiyo ayey dhaheysa iyadana muqdisho joogtaa waana gabar 19 jir meelahaas ah anigoo yar 10 jir bee i qabteen ee i dhahday marka talo isii gabarta ma guursadaa kabacdi ma quraansadaa oo wixii qarash oo kubaxaayo ma dhibaa runti aad baan u jeclahay gabartaan mana ka samri karo
3bil hurdo la aan igu dhacday caajis culees isaran banan ma aadikaro waxbo ma qabsan karo sarirta iska saranahay ma nasno nolosha dhan waa nacay caririr ayn ku jiraa
abyoy lugaha ee xanuuna mudo way iska kay karayan lafaha dhan lugaha madaxa wu e xanuuna dhakada iyo dhinac ee xanuuna wadnaha wuu ee xanuuna neefta way igu dhagta quraan sarka hada tago laigama hadlo
Walaalaha xanuun ka sheeganaaya allah idin caafiyo oo barya oo duceysta oo salaadaha si wanaagsan u ooga insha'Allah, soona umreysta insha'Allah.
Aamiin I.a jazakalahu kheer wll
Maşallaah abyo inaa yaqiinsato quraanka waa waxa ugu weyn ee lagu helo caafimadka Maşallaah Shukran abyo ❤ inta laxanuunsan xanuunadaan Allaha ka qaado umada inşaallah ❤❤
Abyo mcn whi kuma garaneenin ayan dhweyd oo aan ku dawaday kahor
Lkn ilahah ha kasakow abaal weyn ayan kuu hayaa
Anigoo hurdadii iga tagtay ayan RUclips kugu arkay adigoo dhaheysid hadii albaqra aad aqrisatid hurdada aad hurudid wa yabeysaa alx wan aqristay wana hurday hurdo aan mudo bdn xiiso u qabay
Alle aya mhd u sugnaatay marka 1 iyo2 bo then asiga oo ilahay ikaaa tusay oo aad ii shegtay dawadii aan.ku dawooway 🌺🥰
Ialahay qeyr haku siiyo alx hada sidii hore 100%waan ka wanagsanahay
Ilahay janada haku geeyo🌺🤲
Walaalayaal dadka xanuunadan ladhibanoow ogaada ilaahay idinma necbee wuu idin jecelyahay xanuunka wuu idinku imtixaamayaa samra waxana waa shayaadhiine dagaal adag oo aydaan kadaalin lagala quraanka kuladagaalama anigaba dhibka ay iigaysteen anigiyo ilaahay uunbaa og ilaa 10 sano ayaan garan la aa waxa ihaysta kadib dagaal adag oon lagalay kuladagaalamay kitaabka ale rabigay wuu icaafiyay
Xaaj maxamad igu caawi waxa aad sameeysay
Sxb maxaa Isku daaweysey 8 sano xanuunka Isha igu soo laalaabteen
Pls I cawi 15 I bilabatay qurbana wan jogtaaa maxa ku ladnatay I sheeg
Nabi Scw dadka la tusa yey in sihir jiroh. Umada kale nah qof walba jidka saxda marku ka lee doh il Jin sixir wuu qabah karoh lakin intee na badan Diinta waa iska hey sanah
Maashaa Allaah walaal mudo ilaa 8 Sano Ayaan xanuun Khan qabaa meel kaso an tagey aad iyo aad ayaa u dhibaatoday lkn maanta qail oo lacabaayo waan kaa faa iiday walaasha qaali maashaa Allaah Allaah ku barakeeyo
Abyo marka cabtay maxaa derantay iso sheeg
@@shuuchannel3135adi ma cabtay xapipti
maaasja Allaah waxa aan dadweynaha ugu baaqaa hinda xaji in ay hadash runta anaa sameeyay walaahi waxa aan dhahaa dadka ha ka ga ideystaan ajar aan la goobinkarin ayaan Allaah ugu baryaa aad iyo aad ayaa u mahadsantahay
Mxaa sameysay wll
masha allah alle hakubarakeyo waxbadan ayan kaafa iday❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
AMiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN ❤
Asc wllo mcn anaa leh madax xanuun xad dhaafa iyo wadna xanuun burco degnahy. Wll mcn soota la dhoho qasilku xasuustuu biiyaa
Mashaa allah 🎉🎉allaha ku xafido adeer
Masha Allah TabarakAllah. JazakAllah khayr
Alx aniga isha dhibatadedi way igaso yaranaysa micnahayga waan daciifiyay xasadki xooga badna I a kaliya waxan sugaya cabaadkoda ilaahay ha cafiyo inta xanuunsan
Run ahaantii allahayow kuwa buka ha barakeeyo
@@hindahaji amiin wll dhibka aan xanuunkan lasso maray ma qiyasi karo sanad iyo badh ban la dagalamaya alx hada natiijo fiican ban maraya maskaxdayda waxad mooda inaan wax yar kaantarolayo anigu I a wanka gulaysanayna daaliminta
Maa shaa allah thank you very much walashy waan kufaida alx
Waan soo samesanaa insha allaah waan kula soocodsinaa
ASC ikhwaanii iisoo duceeya in allaah i caafiyo ałlaah daetiis
Ilahey haku caafiyo wll
Asc wllshey geedki gobka wan cabaye ka dib mantaga iyo dawkhada iso jwb plz
Abayo jasakallahu qeyr abayo wali adigoo uurleh ma isticmashay waxa rabaa inaa isticmalo uurne waan leeyahay abayo plz iso jawab
Wll qaali waxan jogaa qurbahaa gedka qasilka xage ka hela
Walahi bilaaha aniga waxas ban qabay iskuma ogayn in kastoo marmar ixanuni jirta gacanta bidix marka aan bilabay istiqfaarta oo an 3bilood waday baa la iga dulhadla marka astiqfarta aqtiya o badiya wixi jirkina kujira way sobaxa yan isoo duceeya wali xanun ban dareema yaye
Abayo khayr ilahay ha kusiiye iga jawaab caloosha wax idhex socsocda maxaa u daawo ah
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ❤❤❤❤
Illhy Ha na cavio dhamanteen🤲🏻
Aniga abyo gaas an dhamaad laheen iyo caajis aya ihaayo qarow markan seexdo ina wax qabsado marabi marwabana qandha isaaran mxaa xal ah iso jwb abyo
I.a abyo wan soo tijaabinaya aad ayaad u mahadsanthy ilhy ha i. caafiyo😢
Mashaallaah allaah ha xafido
Qasil Nairobi malaga hela?
Asc wll aniga waaa dhibanahay maalmahan dhan waxaa dareemayaa
Cabsi dhimasho ah iyo wareer ama qof dhici rabo cml ayaaa dareemayaa
Wadnaha dhankisa waaa leyga qabtaaa xitaaa korka dhan wey ihurayaan
Hurdo faro badan ayaaa leeeyahay
Cuntada waa ka go ay
Markasto waxa iga dhax guuxayo dhimasho hada dhimanesaa
Gaari ma wadi karo waaa baqanayaa
Hada ayaa wadnaha ku istaagayaaa baa leeyahay
😢
Xitaaa banoooni gi ma ciyaari karo oo Waa dhimanesaa baaa lee leeyahay
😢 Waa yaabanahay
Hada waxa sugaya Inaa dhinto aduunka dhan woooba isooo yaraaaaday
Hadi qof igu dhahdo sidaan baa sameeneenaa a waxa dhahaa waaa ba dhimanesaa 😢😢😢
😢😢 ooohin ayaaa iqabaneso iyo waaa ciishooonayaaa calooosha wey ihureesaaa ma aqaaano waxa iga qaldan 😢😢
Doctor waa tagay wax igama soo sheegin 😢😢😢
Isooo duceeeya inuuu ilaaahey iga dulqaaado culeyskan 😢😢😢😢
Wllo illahy hakaa dulqado hana kufududeyo wllo waxa kuhaya waswaas ayaan umalaynayaa
Amiin illahay hacafiyo intii u hayo
Aaamiin aaamiin wllo ilaahay haynoo caafiyo intii u hayo
xbbti hindaالله يشفيك
Abayo waxad shegeysid dhan anigey hada iheystaa wlh bishii 2 kusii socdaa wlh tacbaan ba ahay 😢😢
Mxaa drentaa abyo
Sidee ka tahay hada wllo
Masha Allah abyo ana hda xaladas kujira hda alxm❤👍
Abayo aniga wadno xanuunka gacmaha iyo lugaha qaboow cabsi dhimasho anka cabsadaa wan wareera wan dawaqmaa aniga dhan nolosha wan nacay ciriiri ban dareema korka jareys
Abayo kula mif baan ahay
@@MubaarakabdinasirOmer-rt1nw ssxbiib adna malagu hayaaa
See noqotay xapipti isku mid nahy 😢
Raqiysomar abyo kula mida ahay side thy hada
@@Haboncudoon1437 see laguu Hayaa abayo
Abaayo xiligee bala caba cuntada kahor mise kadib
Jasakalaah khayr
جزاك الله خير
Wax weyn ban ka faa iidey video gaga. Mahadsanid walaal.
Aamin aamin yaa allaah 🤲
Allah ku caafiyo hno amin
Manshallah mahdsnid walshay badana wan samaya lkn sidan umasamyo waxbadan ayan kafaiday
Walahi ana guri yaraantaydii aan ku so koray ban ku riyoodaa wan fahmi la aa
Wllhi warunta wan arkay suurtul baqra
Aamin wwlo Rabi haku siyadiyo
Abaayo Cagaha iyo wadnaha Ayaa Isla mar i Xanuunaa dhaqtarki wax iguma arkayo? Hurdana waa ku qarwayaa?
AAMIIN AAMIIN AAMIIN YAA RABBI.
Wllo anig dhibka ihaysta wax weyan nin kaste oo an guur ku heshan wuu iga si carara ixtaa sheko iskaa dhafaa labaa iskugu key dhacayna iso jwb pla
Amin
Walal bidigta ku cab waxa sunaa in midigta wax lagu cabo
Asc Abyo Mahadsanid 😢isku xanuun baa na hayo lkn markaan arka waa madag wana xanuunsana dhowr mar li siyay qasilka
Abayo wa so tirjabin wa xanunsana aad ba u madsanthy 😢
Masha Allah
Wll wax an maqly qasilka wax laga qada qalbi adayg
Hinday wllo Ana xalada kujira wllhy abdiwahab iyo cilaaj Yadkin burco wn dhameyey wxa iga ga dran jidhkyga finan madow Aya kudhigy 9 mrkn aha high schookii jamacadii intaba Wan rafaadsana cadhada murugada an xadkalhyn xitaa dad dhexglki ilaawey😢 wllady iyo walidky dhamn wy qabn hdana mdamo waxa igaya iga dhex hdlin ma aminsana dhibatada buuqa is maaga iyo cidhiidhiga arsaqada soo glysa ,shaqo laanta in Dib loodhibteeyey I.n in ilkahy Kashif rajeynya 😢wll suaal qasilka miya lacabya wll wn caby wana bukoody closhu ii fariisty
Wll qasilka miya lacabya asago khafiifa pls hlja iga jahil sar💟
@@mssmonday7902ha wllo hadaad helayso caleenta gobka intaad tunto 7caleemood biyo ku rid quran ku akhri cab
Iskumid baynu nahay imika jaamacad baan dhigtaa inkastoo aan ahay qof waxbarashada ku wngsan lkn imika ma awoodo inaan sii dhigto familyga way la xanuunsanayaan
Amiin walal cafimaadka allaha ina siiyo dhamaanteen
Mashallah ❤ thanks. But how can I finish all baqarah.,I am slow reader.
Just divide it through the day.
After every salah read the pages you can,InshaAllah.
Hi apyo ❤ , I hope you're very well 😊
I finished 3 times a day and night
abaayo xageen kala soo xidhiidhaa
Masha Allah guleeyso mama
Asc aby wd mahdsnthy alle ha ina cafio😢 wxad isheegta wlshy qasilka ma kan lamarsda iso jwb please
Haa wllo waa kalamarsado lkn safi hanoqdo oo waxkale yay kujirin
Abayo dhabarka la iga hay mudo 8 bilooda in badana dhakhatar waatagay ila tali jirkayga na hadu wax kudhaco gaduud buuno qonaya jaamo ah
Masha alh qeyr alaha kusiyo wll
Asoobodo ah itaa kahelaa
Cuntad ka hor mise cuntad kadib jwb wacan abyo
I subscribed for you my sister thanks,but abayo I don't have qisil am in Germany.
Online ka dalbo waad helaysa epay or amizom
maansha allaa
Asc abayo qasilka iyo gubta ma iskumidba
Haa wllo
Please inaan kula soxirira ayaan raabaa xageen kagala soxirira
Wcs instagram hinda_haji5
Qisadada mid lamida aya hada ihaysta xage kalaso hadla
😢😢😢😢 walahi wan la liita qof idaaremyo ma haysto 30 saano ban jiira ila intan gardsaday wan dareemyay wali sidi ban ahay 😢😢 i soo duuceya inu alle iga cafiyo😢😢😢
Wllo alle haka dul qaado
Ilaahy haku cafio walal, ilaahy uun baana ku dareemaya waxba qof bini adam ah uguma baahnid haduu ku ogaadaba. Waayo waxba kama qaban karo allah moYanE Swt❤🫶🏽
Wr wll ilahy hakucaafiyo sabar iyo jihaad Baad ubaahantahay iyo ladagaalan sabatoo ah (ان كيد الشيطان كان ضعيفا) waxan waa daciif ooliitaayaya anigaygan kulahadlaya walhy wuu ihayaa waliba kaygu waa xasad 😢 haddana ilahy ban talosaartaa
@MaxamuudSaleebaan-r1q Maxamuud xasadka dhib igu hayaa 15 sane wax ku ladnatay hdey jiraan iso sheeg
Walaal,qasil mala cuni Karaa?
Asc abayo anigu xanuun baa ihaya dhowr sano habeenkii riyo walwal iyo dhibaato mararka qaar waa ley cejiya marna Korkeyga dhiig baan soo kaca waxa ihayane waa il iyo jin labaduba marka maxaa igula talin laheyd abayo insha allah
Baqra iyo fatxada subixi biyo kutufo cab kuma qabeyso ilahay haku cafiyo walal
@@ilhan6838Shukran Abayo Quran Waan Aqrista Alxamdulilah Sido Kale Adkaarta Lkn Habeenkina Baan Kusexdaa Malmahan Sidii Hore wanka Fiicnahay ❤❤
@@mohamedali4884maxaa sameesay abayo😢
Suratul baqrah aqriso marwalbo abaayo hana kala joojin hamaynkiina adkaarta kuseexo.
Taaju dikr aqriso walal , ilaahay baa kaa ilaalinaya.
لا إله إلا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير.
100 jeer. Sheydaanka waa lagaa ilaalin siduu rasuulku sheegay csw.
Aaamiin aamiin
Really wlhi Masha Allah ❤
qasilka wagi hore wan marsan jiray hada malay tuso
الله يشفيك ويعافيك
Masha allha ❤❤❤❤
Amiinamiin yarabi
Amiin
Asc mcntoy qisdads noso kale
Qasqas miyaa mise qasil
Qasilka sidu uyalaa
Qasil maxaa layiraahdaa
Calen haysta wll ma cabi karaa
Ani mudo sided sano kahor schl an dhigan jiray ba kuriyodayaa haben walbo iyo labo gabdho walalo ahaa oo isku class ehen riyadas nafta ii kentay waliba marka bilabo adkaar ama is cilaajin riyodaas hada dhulka madaxa dhigo oo sexdo qasab waku riyodaa schoolkaas wuxu aha schl an aad ujeclaa oo laigana jeclaa sa ujogay ba halmar nacay waka baxay waliba marka ka baxayy wu igu adkaaday oo macaliminta ba ii diiday 😢 wagaas ba igu dambesay firfirconi io farxad bila farxad ahay ilahow iga dulqaad oo igu soceli qofka ahaa
Ilaahay sidadii hore hakugu so celiyo wll❤❤
Qasil 2022 baan mar wajiga marsadey saa wajiga finankii iga soo baxay ilaa hda raadkooda igu yalaan wax iga ba,iyo wala waaye lcg wey iga dhamty xitaa skin care baan bilby wlh mba arki karo hda 😢
Abaayo inan kulaxadhlo ayan ubaxanahy aniguna numbarkaga maxaysto plzzz
Wll si private ah ayan rabay inaan Kula soo xidhiidho ee seen kuu heli karaa
Aamiin yaa rabi
Aamiin aamiin yaa rabi
❤❤
Abaayo gabar baan jeclahay hooyadeed wee ila rabtaa lkn gabadha waxee dhahee wiil dhan hadaa la hadlo si kle aan noqonaa hadii laga xanaajiyo wee jareynee kabacdina waxbaa ku soo dagaayo wiil cismaan la dhaho ayaana ka kor hadlaayo intuu joogaa hadaa dhahdo itoopiyo ayey dhaheysa iyadana muqdisho joogtaa waana gabar 19 jir meelahaas ah anigoo yar 10 jir bee i qabteen ee i dhahday marka talo isii gabarta ma guursadaa kabacdi ma quraansadaa oo wixii qarash oo kubaxaayo ma dhibaa runti aad baan u jeclahay gabartaan mana ka samri karo
Maya walaal wiilka biya ugee kadibna weysayso ku dheh kadibna gabadha biyaha ugu maydh
Adiga Meeqa Jiraa Tahay Ahmed?
Jin ba ku jiro wll ee waxad sameysa quran badan hala saro weyna ficban inshalah
Shoodhe juweeriya
Aniga wax ba igu dhax socsocda
Abayo aniga sidokale waxbaa igu socdo
qalbi wad mahadsan tahay anigu wan ku maydhaaa lkn gobka isago an iminka soo gostanudo yar an xanunsana
m sha allah
Asc abaayo
20 sanno baan jiraa 7 sanno oo noloshayda ka mid ah baan la qaatay ilaahay hayga dul qaado macaa familygayga way la xanuunsanyaan
Qasil mala cabaa?
3bil hurdo la aan igu dhacday caajis culees isaran banan ma aadikaro waxbo ma qabsan karo sarirta iska saranahay ma nasno nolosha dhan waa nacay caririr ayn ku jiraa
Ilhy hka saro byo
Abyo xabo zawda cafimaad miyaa
abyoy lugaha ee xanuuna mudo way iska kay karayan lafaha dhan lugaha madaxa wu e xanuuna dhakada iyo dhinac ee xanuuna wadnaha wuu ee xanuuna neefta way igu dhagta quraan sarka hada tago laigama hadlo
Dhibka iheeysta weye hadda😢
Wll
Qasil cafiga hadi cabo kawaran