asc walaashey waad ku mahadsantahay sida wanaaga badan aad wax u soo dhigeysid Allaah ajar aan lasoogoobinkarin hakaasiiyo haddii warbixin kaa siiyo xamur gobkii ama qasli waan sameeyay waxa aan ku sameeyay hoyadeen subax ayaan siiyay toban daqiiqo madaxa ayaa xanuunsatay isla markiina wey ooysay quraan ayaan ku aqriyay waxa kale aan u mariyay cadarka miski aswadka waxa badan ayaa ka hadal waan ka saaray Allaah ayaa mahadaa leh midda labaad waxa mahadle hinda xaaji hadda weyfiicantay 4 maalin ayaan ku wadaa weyna fiicantahay
JAzaakilaahu khayr xbbti maantaan Arkay channellaaga I like your advices walaalo Aamiin aamiin , quraankii waaba laygu cusleeyee walaalayaalow ii soo duceeya .
Asc waxan ahay will dhalinyaro ah oo shaqeysani jiri balse in muda ah xanun ayaa ila soo darisay in muda ah quraan ayan isa saray markii danbe waxba iga qeyliyey qof aan isla shaqeyna ayaa iga hadlay wan xasiday ayu lee yahay ee maxan sameeya Qof asaga ah oo ii xasday miyu igu tufi kara hadii aan igu tuf dhaho jawaab
asc walaashey waad ku mahadsantahay sida wanaaga badan aad wax u soo dhigeysid Allaah ajar aan lasoogoobinkarin hakaasiiyo haddii warbixin kaa siiyo xamur gobkii ama qasli waan sameeyay waxa aan ku sameeyay hoyadeen subax ayaan siiyay toban daqiiqo madaxa ayaa xanuunsatay isla markiina wey ooysay quraan ayaan ku aqriyay waxa kale aan u mariyay cadarka miski aswadka waxa badan ayaa ka hadal waan ka saaray Allaah ayaa mahadaa leh midda labaad waxa mahadle hinda xaaji hadda weyfiicantay 4 maalin ayaan ku wadaa weyna fiicantahay
Allaah hashaafiyo qof walba oo muslim ah oo xanuusanaaya meesha uu kacabanaayana alle haw qaboojiyo wuxuu kacabanayana alle haka qabto ❤
asc walaashey waad ku mahadsantahay sida wanaaga badan aad wax u soo dhigeysid Allaah ajar aan lasoogoobinkarin hakaasiiyo haddii warbixin kaa siiyo xamur gobkii ama qasli waan sameeyay waxa aan ku sameeyay hoyadeen subax ayaan siiyay toban daqiiqo madaxa ayaa xanuunsatay isla markiina wey ooysay quraan ayaan ku aqriyay waxa kale aan u mariyay cadarka miski aswadka waxa badan ayaa ka hadal waan ka saaray Allaah ayaa mahadaa leh midda labaad waxa mahadle hinda xaaji hadda weyfiicantay 4 maalin ayaan ku wadaa weyna fiicantahay
اعود بكلمات الله التامات من كل شيطان وهام ❤
ASC ikhwaani WA aqwaati iisoo duceeya in allaah caafiyo ałlaah dartiis
Mashaa allahu Walaashey Illaahey khry badan adiga familka haka siiyo
JAzaakilaahu khayr xbbti maantaan
Arkay channellaaga I like your advices walaalo Aamiin aamiin , quraankii waaba laygu cusleeyee walaalayaalow ii soo duceeya .
Wlll isoo duceeyaa inuu allh cafimaad isiiyo isha iga dulqaado isoo duceeyaa piz qof walo arkaa qoralkyga isoo duceeyaa wlll😢
Ilhy hku ficnyo byo mcn
Illahey haku cafiyo
Masha allah wlal qali vedio muhiim ah naala wadaagtey
ماشاء الله تبارك الرحمن ماشاء الله تبارك الله ❤💞❣️💕🌹
Mansha alaah anigoo uur leh ma cabi karaa qasilka
Mansha Allah's sister ilahay haku barakeyo ❤❤❤
AAMIIN YAA RABBI Allaha ku celiyo insha allah.
Mashallah quruxey hore u soco ❤❤❤❤❤❤❤
Linkiga soo dhig videoga shiikh cayndaruus ruqiyada
Masha'allaah wlle. Ajar & xasanaad Allaha
Mnshllh allah ❤
masha allah alayaxfadak
Walal aniga ayaa xaaladaada oo kale ku jira ilaa yaraantaydi, ilahay sharta shayaadinul insi wal jini ha inaga qabto
Allhe hak dulqaado 😢
Asc ♥️
Walaal qasilka waxan haysta isago kii tumna ah maku isticmaali karaa mise ka caleenta loo bahanyahy😢
Msha alaah tabarakalaah
Asc waxan ahay will dhalinyaro ah oo shaqeysani jiri balse in muda ah xanun ayaa ila soo darisay in muda ah quraan ayan isa saray markii danbe waxba iga qeyliyey qof aan isla shaqeyna ayaa iga hadlay wan xasiday ayu lee yahay ee maxan sameeya
Qof asaga ah oo ii xasday miyu igu tufi kara hadii aan igu tuf dhaho jawaab
Wll mad iwaysayso tirahdid walow ay wakhti hore ahyd inad kaficnaty rajynaya
Asc abayo xabadka waxa ka dareemaa culees saaid ah naqaska ayaa lay qabanayaa mar mar wxn daremaa walwal bdn wxkasta wx iga daran naqaska
Isku mid nahy 😢
Isku mid nahay wll😢
Hda setahy wll
Xasadka boga maqbtaa 8:47 8:48
Marsha lah
Maaaash alaaah
Sc qaailka intee la wadayaaa wllo imisa cisho
Anigu Qasilkii Waan Dalbay Birita Layiso Diraya Insha Allah lkn Sida Saxda ah loisticmalayo Weli Manan Fahmin iyo Waqti Iyo Inta jeer La Cabayo Intaa Iga Caawi insha allah
Qasil mala cabayaa wll
ومن شر حاسد ادا حسد
Walll 2 hwenba degta saartay o an dhegeysay subXdi ani tacban so kacaa wlh jirka meel walibo labata ah xanun zaid wlh😢😢
شكرا حبيبتى
Asc wllo runtiih lanbarkaaga in badan baan raadinayey lanbarkaaga ma heli karaa ado raaliya wllo
Wcs wllo igala sooxidhidha instagram ka waa hinda_haji5
@@hindahaji Asc abayo. Sh caydarus ruqiyada side lo dhakesta hawen mise malin please 🙏
@@zuzu2728markaa rabtid dhageesi ani subaxdii dhagee san jiray alx waa ku cafimaady lkn wey igu soi lasbteen😢
@@hindahajiwalaalaha ha iisoo duceeyaan
Abaayo aad ayaad u mahadsantahay
Aaway muuqaalkii
Thanks
abyo hadaan biyo ku kariyo qasilka o kadib biyaha ku dar sado waa sidee
Anigaa finan idhiwen byo 😢l
Xasadka boga maqbtaa
Abaayo magaceed rugiyada
Ruquyadu meeday wll
Asc
asc walaashey waad ku mahadsantahay sida wanaaga badan aad wax u soo dhigeysid Allaah ajar aan lasoogoobinkarin hakaasiiyo haddii warbixin kaa siiyo xamur gobkii ama qasli waan sameeyay waxa aan ku sameeyay hoyadeen subax ayaan siiyay toban daqiiqo madaxa ayaa xanuunsatay isla markiina wey ooysay quraan ayaan ku aqriyay waxa kale aan u mariyay cadarka miski aswadka waxa badan ayaa ka hadal waan ka saaray Allaah ayaa mahadaa leh midda labaad waxa mahadle hinda xaaji hadda weyfiicantay 4 maalin ayaan ku wadaa weyna fiicantahay
Masha allah
Cadarka miskiga ma marka hore u marisay
Marsha lah