Abwaan Hadraawi | Maansadii Galaal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025
  • Tixda Galaal.
    Tixdan waxa tiriyey abwaanka weyn ee Soomaalida Maxamed Ibraahin warsame Hadraawi, Sannadkii 1982 waxana uu ugu baroordiiqay Aabbihii Farta soomaaliga.
    Xaaji Muuse Galaal Cali oo ahaa Abwaan Xidaar, Qoraa iyo Cilmi baadhe weyn oo dunida laga yaqaanno.
    Qofkii doonaya inuu Muuse wax badan ka ogaadaa ha eego Linkga hoose
    en.wikipedia.o...
    saaroarts.org

Комментарии • 35

  • @saeedmohamed6253
    @saeedmohamed6253 2 года назад +7

    Rabi naxariisti janno ka waraabiyo Muuse Galaal iyo Maxamed Ibaraahim Warsame Hadraawi. Aamiin

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 2 года назад +2

    Hadraawi Allow Nuur oo dhowr , Allaahuma yarxam Muuse Galaal Jannatul Firdowsa hoygiisa ka yeel

  • @suguleadan1592
    @suguleadan1592 2 года назад +3

    INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN.Waxa aan ka tacsiyaynayaa geerida ku timid abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (abwaan Hadraawi) oo ay maanta ajashu u timid,waxa aan Eebe weyne u weydiinayaa dambi-dhaaf,naxariis iyo in uu geeyo jannooyinkiisa ballaaran.Qoyskii,xigtadii,asxaabtii iyo dhammaan soomaali-weyna ka siiyo samir iyo iimaan.

  • @AbdimajidMohamedKhadar-ou2nh
    @AbdimajidMohamedKhadar-ou2nh Год назад

    Alle ha u naxariisto Abwaan Galaal iyo Abwaan Hadraawiba.
    "Goblan baa xijaabtee,
    Miyuu geesi hoydaa?
    Marashadu wad leedahay?"

  • @mkyser64
    @mkyser64 Год назад

    Rabbi naxariis waasaca iyo jano fardawsa ha idinku abaalmariyo labadinaba adeerayal

  • @boqoradasomaliland5695
    @boqoradasomaliland5695 2 года назад

    Ale ha unaxariisto labaduba wey naga hooseeya🤲🤲🤲

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 4 года назад +3

    Taasa maanta haysta abwaan hadraawi alle ha caafiyo

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 6 месяцев назад +1

    AHUN LABADA ABWAANBA

  • @salmaali3886
    @salmaali3886 3 года назад +3

    Allah ha kuu raxmado awoowgay muse galal Cali😭

  • @rahmayousuf894
    @rahmayousuf894 3 года назад +1

    Rabi qabriga haw nuuro awoowgay muse galaal
    Abwaan haadraawi rabi ha caafiyo

  • @rashiidcumar8631
    @rashiidcumar8631 Месяц назад

    ❤❤❤❤❤

  • @abdulahiahmed5067
    @abdulahiahmed5067 4 года назад +1

    A deer muuse galaal cali ilaahay how naxarìsto

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Год назад

    Aun abwaan hadrawi 😂😂😂

  • @khaalidjoof6113
    @khaalidjoof6113 3 года назад +1

    Xageed ka heshay wll heego muuq dheer soo raadi iyo ina suldaan cod ahaan

  • @RobleMuse
    @RobleMuse 4 года назад +3

    Goblan baa xijaabtee
    Miyaa geesi goydaa
    Garashadu wad leedahay

  • @dalmarahmed8945
    @dalmarahmed8945 3 года назад +1

    Ha u dodin galalow dhidar maydka Daba gura😭

  • @xuseencabdullahi5410
    @xuseencabdullahi5410 3 года назад +1

    Muse galal keweye

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 года назад

    Hadraawi munaafaq umada Somalia ku dhex jirey weeye 70 sano e lasoo dhaafay

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 года назад +2

      Mahad Dirir geesood
      waaryaa Haadraawi munaafaq ma ah ee dadka soomaaliyeed wixii lagu sameeyay ee tacadi dil dhac iyo dhibaato ahaa ayuu ka waramay doofaar yohow qabyaaladu indhatirtay dawladii kacaanku shaydaan umada ilaahya ka qabtay ayay ahay inkastoo ay 21 sano nin doorkii cuntay hada hanbadii ilaahay ayaa ka kexeeyaya,

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 2 года назад

      @@ijoxasan9132 anigu saaqid baan u aqaan kaas iyo wixii lasocda

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 года назад

      @@mahaddirirgeesood9556 waa kee kaad saaqid u taqaanaa?

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 2 года назад

      @@ijoxasan9132 hadraawi iyo wixii taageera wa mooryaan saaqidiin ah

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 года назад

      @@mahaddirirgeesood9556
      waar haadraawi runtuu ka hadlaye ma been ku macaash baad tahay?