DEG DEG: MD X/SHEEKH OO DAGAAL KU QAADAY BEESHA ABGAA~XAALKA XAMAR OO KACSAN & XOG CULUS OO LA HELAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.

Комментарии • 9

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 месяца назад

    Mahadsant walaalkey warqabad NEWZ

  • @osmannurmuhiddin3582
    @osmannurmuhiddin3582 2 месяца назад +1

    Waan ku taageersanha maxweeynha inuu burburio melakasto oo sharcidaro loogadagan yahay

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 2 месяца назад

    Hhhhhhhh
    Ku wada ilaa dhamaan
    Laga kiciyo dadkaan ayaxa ah

  • @mahamedabdille4489
    @mahamedabdille4489 2 месяца назад

    Dheeqaa lugaha lagilinow haayaa

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd 2 месяца назад

    Adeer Abgaal waqtigoodii waa Qaateen, soomalida kale ayaa iska
    Leh, doorashada soo socoto waa farmaajo ama saciid dani.

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd 2 месяца назад

    Wariye meeshu waa 4,5 ee meel ay leedahay halbeel ma,aha, Abgaal waa qaaten waqtigoodii,mana dhici karto in ay halbeel 2 jeer oo isku xigto, beelaha soomaliyeed ayaa iska leh tookada soo socoto.

  • @mohamed-t3q3y
    @mohamed-t3q3y 2 месяца назад

    Waxaan ka banana in ganacstada laga iibiyo

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 месяца назад

    ma idn iri xasan qabiil kuma socdo yaa amrkeyga fulinaaya shacabka daganow sharaf ku guura waad aragteen intii idinka horeysey in la kiciyey habeyn nimada waxaa laidin ku soo dirayaa in maalintii hadii laidin imaado waad buuqeysiin dad ayaa dariiqa maraaya booliska xabad ayuu tuurayaa dadka ayuu ku dhici karaa saas darted ayaa habeenkii cagafcagf la idinku qaadayaa