Dhibtii igu Dhacday iyo Dhaawicii isoo gaaray , Qisooyin igu dhacay oo layaab badan,isbadalkii Q9

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • WAAD KU MAHADSANTAHAY BOOQASHADAADA WALAAL HANA ILAAWIN INAAD SUBSCRIBE SAARTO SI AAD GARABKEENA U BUUXISO NOONA TUSTO TAAGEERADAADA, WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR abuuxamza7@gmail.com.
    MAHADSANID.
    Subscribe

Комментарии • 144

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  4 года назад +34

    Si arintaan meel dheer u gaarto walaal chanelkeygaan adna subscribe saar dadka kalena gaarsii :)

    • @farxiyacusman4026
      @farxiyacusman4026 4 года назад +2

      waad guuleysanee insha allah
      cadeymana waad heystaa , Loyar fiican Raadso aad kukalsoontahy ilaahna talo saaro ,ha quusan ee dhamaantood dacwey ninki dhibka geystay, boliseka , iyo isbitaalki hore, intaba ,
      Allah macka shiiqow

    • @adoontaalle277
      @adoontaalle277 4 года назад

      Meel kaka tag police wau ku cabsiyeen xarunkale police meeshaad joogtid

    • @muslimah.peaceloving.5947
      @muslimah.peaceloving.5947 4 года назад +1

      ASalaam Alykum wrt wbrt walaal waan ka xumahay dhibta ku gaartay xasbunllaah waa namca wakiil. Xalay anoo seexnayo arkay wallahi aad u naxay saakay inaa ka sal gaaro waxii kugu dhacay i soo galay.

    • @inawadaad7000
      @inawadaad7000 4 года назад +1

      Waa ballan ani inaan dadkan jeclahy gaarsiiyo

    • @xabiiboibraahim7688
      @xabiiboibraahim7688 4 года назад +1

      Waa qiso aad u xanuun badan ilahay haku gar gaaro cadaalad ilahay aktiisa ayey taalaa 😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @Fatxi821
    @Fatxi821 4 года назад +13

    wlhi waa xanuun blse waxan alle kaaga baryayaa in aad cadaalad heshid sidookle caafimaadid

  • @mym3057
    @mym3057 4 года назад +2

    Ilhy wadankeena amni hanoga dhigo gumaysi laguma nolan karee ilhy haku xifdiyo

  • @kawsaradan
    @kawsaradan 4 года назад +4

    May Allah make it easy and heal your pain sheikhuna but don't leave it to long deal with the case while healing seek advice from citizens advice and human rights resources ,post into media like news papers they are happy to hear you story and it may help to direct into right law person. This is very serious case especially the way police dealt with you insha Allah justice will serve soon . We make dua 🤲 for you sheikhuna 🌹

  • @sammie1163
    @sammie1163 4 года назад +2

    Kuwii dhibkaan ku geystayna alle ha soo qabto ee meel xun haku dhacaan sow gaalo may aheeyn ilaahey ayaa kaaga aaraya.

  • @inawadaad7000
    @inawadaad7000 4 года назад +6

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicun😟😟😟😟😟
    Dhimashan ka xignaa caddaalad darrada oo wllhi ah
    Nolosha kuma macaana cadaalad darro ....
    dhib way ku gaari kartaa lkin dulmi inuu kuu raaaco dhibtaadii waa arrin adag oo xanuunkii aad martay ka badan 😟😟😟😟😟😟😟😟😟😟....
    Ilaaahy gacanta sarreysa ha na siiyo haddaan nahay muslimiin ....
    Waxa ku xaqiiqoobysa siday iskugu kaa bahaysteen police iyo ninkiiba
    أن الكفر ملّة واحدة
    Ilaahy musiibo faajiaca ah ha tusiyo kaas si dag-dag ya rabbi

  • @milgomahamud61
    @milgomahamud61 4 года назад +2

    Allaha ku caafiyo dalimintana Allaha kaga aaro shiikh cafimad tam ah iyo cadalad Allaha ku siiyo aamiin

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 Год назад

    Ilaahay Bay agtiisa cadalad talaa alla ayaa kaga aaraya aaqiro Iyo aduun yaba isha allah

  • @abdisamadahmed2616
    @abdisamadahmed2616 4 года назад +3

    Alle cafimaad taama ha ku siiyo
    Sheikh ilahay aya ujeeda wxkasta
    Ilahay ku reeb gaalo faaido maleh

  • @fadtima3141
    @fadtima3141 4 года назад +2

    Yaa allaah yaaraxmaan allow ninkaas soo qabo oo xabsi daa ib ah uu ku dabeeyaa rabiiyow nooga aar oo u hiili adoonka ga maxamed ah allaah baan kabariyey ar gagax in uu kunolado akhiro iyo adunba cadowgaas

  • @hooyofiican9796
    @hooyofiican9796 4 года назад +2

    Sheeqow alle hakuu booga dhayo was xanuun.
    Walahy meeshaasi cadaalad majirto hadaad madow ama dadka muslims ah

  • @ruqiyaabdulqadir4261
    @ruqiyaabdulqadir4261 3 года назад

    Subaxalaha ilahay baa noshegay inay cadawagena yihiin ilahow dhagaratoda nagaqabo alaxamadulilah ilahay baa kabadabadiyay waxay kuladonayen

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 4 года назад +2

    Alaahu agbar subxaana laahi soomaali alaha wadankoodii ha u soo celiyo waala heestaas wadankii u duceeya

  • @suadhassan6195
    @suadhassan6195 4 года назад +2

    Alle haku caafiyo inta ku dhiman alle hakaga aaro aduun iyo aakhiraba alle ha ciqaabo kuwaas.

  • @farxiyomaxamuudkahyie7844
    @farxiyomaxamuudkahyie7844 4 года назад +3

    Allaha qafuru raximka ha kaaga aaro insha allh asaga ayaa ah bi axkamil xaakamiin

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 4 года назад +2

    subxanallaah sheekhaw dhagarta gaalada allaha ha iddinka ilaaliyo🙏🙏🙏

  • @aarkeiofficialchannel5096
    @aarkeiofficialchannel5096 4 года назад +2

    Sheikh sheekadii Dr. Kii habeenkii 1aad waxba ma qabatid ku dhahay ee ku soo fasaxay xoogaa faahfaahin Naga sii si walaalaha ugu faido qaataan Mahadsanid ilaah guusha Haku siiyo.

  • @xabiiboibraahim7688
    @xabiiboibraahim7688 4 года назад +4

    1 marka tagtiit maxkamada tus kaamirada daawada dheh 2 idhitin ku same poliska muuqaalkoda vidiyowguna hal meel haku shubin si lagaga tuurin ama lagaga daleed gareen si fudud ayey ku baxeen lagu oran wa dhib xanuun badan murugo walahi 🤲ilahay wadankeena haino hagaajiyo

  • @kafiyacabdulaahi7140
    @kafiyacabdulaahi7140 4 года назад +2

    Illaahay hakaaga hiiliyo oo cadaalad haku siiyo isagaa caadilee gaalo ja cadaato ama ha madoobatee waa cunsuriyiin

  • @ruunmohamed1530
    @ruunmohamed1530 3 года назад

    Ilahay baa ku hiilin Dona inshallah

  • @k.j214
    @k.j214 Год назад

    ilaaheey xaqaada alaha kaaga soo saaro
    isha Allah waad ka guuleysan
    Aamiin yaa Rabbi

  • @Hiba-ph4zo
    @Hiba-ph4zo 4 года назад +2

    ilaahay ayaa awood leh hakuu hiiliyo xasbunallah wanicmal wakiil

  • @sammie1163
    @sammie1163 4 года назад +1

    Alle ha kuu sikhiro. Alle ha kuu boogo dhayo insha allaah.

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 3 года назад

    Allaha kaaga aaro kuwa ku dhaawacay iyo kuwa xaqaaqa dulmiyey. Allah ayaa xaqsoore ah oon cidna dulmin

  • @mohamedmoussa5186
    @mohamedmoussa5186 3 года назад

    Allaah yashfiik cunsuriyad saanaa la dhahaa

  • @duceysansheikh7019
    @duceysansheikh7019 4 года назад +1

    walal qisadada bilaaw ilaa dhamaad wan dhaeystay
    waana wax lagu cimro qaato
    adiga iyo inta dulman cadaalad Allaha idin waafajiyo
    kuwii kugu xad gudbay labada dhinacba wad ka guuleysaneysaa insha Allah
    xaaskagana Masha Allah waa xaas wanagsan ayadoo kale Allaha inaga dhigo yacnii sidey kuu garab istaagtay
    inta badan dadku kuguma jecla xanuunka
    marka Allaha ka Abaaliyo walasheen wanaagey kuu sameysay
    aqbaartan aad nala wadaagtayna wad kumahadsan tahay
    جزاكم الله خيرا و احسن الجزء

  • @ubahlifestyle4396
    @ubahlifestyle4396 4 года назад +3

    Alla ayaa kaaga xaq qaadi insha Allah

  • @qureeshomar9637
    @qureeshomar9637 4 года назад +3

    caadaaladii alle haad heli insha allah alle ayaa kuu hiilin wll waan ka xumahay waxaasodhana waxay udhacayaan dhibta ina haysata alle wadankeenii nabad haynooga dhigo meel aadan udhalan dhibkeeday leedahy alle hakuu boga dhayo

    • @shukriamohamed428
      @shukriamohamed428 3 года назад

      Asc ww sheikh cafi tamm Allah kusiyo awalan katibna galado Allah kaga hiliyooooo Amiin Amiin ya rabi

  • @nuuramoaliim3623
    @nuuramoaliim3623 4 года назад +1

    Subxanallaah alle cafimaadka haku dheereyo sh wa dulmi cad waka xumahay

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 4 года назад +1

    Innalillahi wainaileyhi ranicun wallahi qisadan wa qisa aad umuruga badan wandhageysan wayay wallahi xanun ayan kawaaday matag anan hata uqabtay shekhow ilahey haakukalmeyo gaal kheyr malehe haday kuwi muslim nimada iskushegayen sida udhaqmen cadaladda gacanta rabigen ayay kukirtaye hadad habari lehed wallahi waykusotugi lahaten nacafi ayay kudhihi lahayen wana kumuslimi lahayen muckisada kudhacda

  • @nasradahir2692
    @nasradahir2692 4 года назад +2

    ASC xasbina laahuwanimal wakiil walaal ilaahay ha kugargaro aadban uga qiiroday

  • @aarkeiofficialchannel5096
    @aarkeiofficialchannel5096 4 года назад +3

    Dacwadaada Allah ubandhigo guusha waad heleysaa.

  • @nasramowlid8314
    @nasramowlid8314 4 года назад +2

    Dacwadad allé lacasho waad gulaysan dulmi magulaysto ha cadahin Dacwadad wad gulaysan insha allha 👋👋👋👋🤲🤲🤲🤲👍👍👍👍

  • @canabcabdixersi9151
    @canabcabdixersi9151 3 года назад

    Madaxda somaaliyeed oo daba ordeyso galada. Waa dhagar qarsoon

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi8758 4 года назад +3

    Walale insha allaah wad guuleysan donta ducada badi Allah aya kula jirah

  • @NasraMohamudyussuf
    @NasraMohamudyussuf 3 месяца назад

    Alle ha ku dhibnaamo

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 4 года назад +1

    Asc yaa sheeq illaahey ha kuu booga dheeyo, illaahey ha ku caafiyo.maalin baa illaahey idiingar qaadi doona alle dartiis ku daa.insha allaahu

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 4 года назад +2

    Hadda waan fahmay in wadan caddaan masuul ka yahay anigoo madoow aanan sharciga u wada sinneen marka somaliya ayaan ku noqon oo aan yaanyada babaayga bombeelmada mooska iyo canbaha kugadayaa halkaas aan insha allaah bisnis ku noqon

  • @halimsomar6450
    @halimsomar6450 4 года назад

    Allaaha kaaga soosaaro xaqaaga aaaaamiiiin yaa rabbi insha allaah

  • @nasramowlid8314
    @nasramowlid8314 4 года назад +5

    Qisadaa ma ilobi dono walhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @fardowsamohamed6151
    @fardowsamohamed6151 4 года назад +2

    Allah xaqada hakuso dhacsho caafimaad wasaca ne haku siiyo

  • @liinaxmed7619
    @liinaxmed7619 4 года назад +1

    Sh kh ilaahay hakaagahiiliyo daalimiinta ilaahay kafurtay ilaahay habaabi iyo

  • @faadumocusmaan9152
    @faadumocusmaan9152 4 года назад +2

    Waa xanuun wllhi ilahay hakaa cafiyo sheikh

  • @najmamahamed4410
    @najmamahamed4410 4 года назад +2

    Allaha kula garab galo insha Allah

  • @nasradahir2692
    @nasradahir2692 4 года назад +1

    Alxamdulilah Ilaahay ayaa kuhiiliya maalin ayaad cadalad xaqah helidonta bi idni laah

  • @asha3777
    @asha3777 Год назад

    Sheikh Illahay baa mahad leh
    Samirka iyo daganaasha kuugu deeqay
    Illahay meel kasta oo aan joogno ha inagu xafido

  • @ruweydaabdi9723
    @ruweydaabdi9723 4 года назад +1

    haye dhaqtarkii ku yiri wax ma qabtid maxa ka yeshay asaga wllken ale haku boga dhayo lacalahu qeyr laga yabe inow qeyr kugu iire Iska sabar ina adeer ale haku wafajiyo sabarka

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 3 года назад

    Allaha SWT
    xaqaaga hakaa siiyo Alle kaliya baa cadaalad ah

  • @سوسوالملكةسوسوالملكة

    Alshakaashaafiyoi. Intadhimana. Alahakuudhameydtiri. Oocaagimaadkaah

  • @shaimaali6330
    @shaimaali6330 2 года назад

    😭😭😭sheikh allah kareem

  • @farahmohamed1316
    @farahmohamed1316 4 года назад

    Marna haka harin illahay ba ku hiilinaye wargays ama tv kahadal wadanka aad dhalashada kahaysatid safaradooda u sheeg muslimiinta iyo soomalida lakasho waxada cadaalada laxariir iyo golaha deegaanka iyo xildhibaanka laga sodoorto dagmadaada anaguna waa ku ducaynayna waa guulaysanaysa xaqagana waad helin insha allah

  • @khadrakulane1591
    @khadrakulane1591 4 года назад +2

    Inshallah waat guuleysan Doon taa.

  • @abdirahmanjamac5815
    @abdirahmanjamac5815 Год назад

    Ax asc shiiqow waan xanaqay runtii wlh

  • @ruunmohamed1530
    @ruunmohamed1530 3 года назад

    Wa wax ay ku hayaan Madowga meel kasta ay joogaan police

  • @abshrio5316
    @abshrio5316 4 года назад +1

    Mashaallh alaha kuxiftiyo markasta

  • @hindaibrahim8899
    @hindaibrahim8899 Год назад

    Malaagu diilaay habaar qaabee qabayladeste ah guuul so 💚💬❤💚💬❤

  • @adoontaalle277
    @adoontaalle277 4 года назад +1

    Ciil waynaa inshlh mardhow ayaa helaysaa ninkaas waa laxirayaa

  • @barkhadali2968
    @barkhadali2968 4 года назад +1

    Allahay ha soo bidhbidhiyo xaqaga

  • @ruunmohamed1530
    @ruunmohamed1530 3 года назад

    Inshallah wad ku guulaysan

  • @masnaaxmed426
    @masnaaxmed426 3 года назад

    Allah kaaga aari sidoo kale samirkaaga kugu abaal marin insha allah sheekh

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 4 года назад

    Viral ka dhig

  • @bintisayid1872
    @bintisayid1872 4 года назад

    Cadaalad AllAAH Caadilka Ah Aya laga Helaya, Dadka Waxa lugu indho'Sarcaadiya Ereyga ( DIMOQRADIYAD )

  • @NasraMohamudyussuf
    @NasraMohamudyussuf 3 месяца назад

    Wcs walal qali sheekh aniga maba caruur aha leygaga hesta aniga waxa ku nolahay Uganda sidee ku helikar

  • @xabiiboibraahim7688
    @xabiiboibraahim7688 4 года назад +2

    Poliska muqaalkoda hadaad jartit kawaran shiiq 👈✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 4 года назад +1

    WAA INEEY OGAADAN SOOMAALIDA JOOGTO DHAMAAN WADAMADA REER GALBEEDKA OO U MALEEYO INEEY JIRTO CADAALAD
    WAXBADAN BAA IGA SOO MARAY CADALAD DARO DADKA CAD

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 4 года назад +1

    ALLAH XAQAADA HA KA SOO BIXIYO🤲

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l 4 года назад +2

    Aslamualykum walal aniga waxaan kugula talin lahaa in aad la xariirto sida bbc da oo kale with your evidence si aay arintaada public u noqoto markaas waxey ku qasban yahiin in aad xaqaagaga hesho police ka in aay camerada wajigooda qabato waa qasab cuz tfl ka ayaa kuu sharciyeeysay in aay banaanka wax ka duubi karto oo police iyo puplic kalama taqaano. My advice to you is make your case public.

  • @afifacadey4643
    @afifacadey4643 4 года назад +3

    Dhaqtarkii hbnkii 1 waad ku qaabilay maxaa asgane dacwad uku diriweysay sheikh

  • @hooyofiican9796
    @hooyofiican9796 4 года назад +1

    My daughter experience the similar situation so sheeq meel lagaala sooxidhidhi majirta

  • @muslimah.peaceloving.5947
    @muslimah.peaceloving.5947 4 года назад +2

    Runtii aad u adkthy markii police arinta ka gasho laakiinse ragii ku dilay Allaha soo qabto.

  • @faadumocabdi5133
    @faadumocabdi5133 4 года назад +2

    SHEEKHE ibaarkagaa banubaahna

    • @DulmiDiid
      @DulmiDiid  4 года назад

      Walaal wixii fariin ah emailkaan iigu soo dir
      Dulmidiidchannel@gmail.com

  • @ifraxxusen1852
    @ifraxxusen1852 4 года назад +1

    Illahey ayan kubaryaya iinaad cadalad hesho

  • @abdikarimmohamed969
    @abdikarimmohamed969 3 года назад

    Insha Allah waxaan rajeenayaa inaad cadaalad heshis sheekh❤

  • @ruunmohamed1530
    @ruunmohamed1530 3 года назад

    Af course cadaalad ma helaysid modow baa Tahay Muslim wa tahay

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 4 года назад

    ILAAHAY HA KU soo iftiinsho xaqaakii insha Allaah

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 3 месяца назад

    Subxaanallaah

  • @user-gz2vc5lt1t
    @user-gz2vc5lt1t 4 года назад

    Ilaahay xaqaada ha kaaga soo qaado, teeda kale police kamirada duubtay wajiyadooda maxkamad geeey waa in ay keenan waxii ay kaa qoreen madama ay wajidooda la haayo in maxkamadu ku amarto u badantahay.

  • @muslimah.peaceloving.5947
    @muslimah.peaceloving.5947 4 года назад +1

    Ilahay xaqaaga ha ku saaro walaal. Sharta gaalda na Allaha naga qabto.

  • @ibnrushdaverroes7633
    @ibnrushdaverroes7633 3 года назад

    Journal wanaagsan la xariir

  • @حقيقةعنالكرتون
    @حقيقةعنالكرتون 4 года назад

    Sheekh ilahey hakuu hiiliyo

  • @adoontaalle277
    @adoontaalle277 4 года назад +4

    Arinkaas saxaafada u ban dhig adigoo diyaarsan arinkaan dadka muslinka madow ayey caawinayso videos dadka udhiibo hamasaxin

    • @DulmiDiid
      @DulmiDiid  4 года назад

      Waad Mahadsantahay walaal lama masixi doono dabcan.

    • @ayaanaden7978
      @ayaanaden7978 3 года назад

      Anaaaa kygarabtagan alllskuxifdiyo

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 4 года назад

    Local news paper ogaysii

  • @wdwscommittee1915
    @wdwscommittee1915 2 года назад

    Shiikh Asc sidee ku dhamaatey dacwadoi iyo dhibtii ku soo gaarey Allah kuu booga dhayo hada lee arkey waxaana kugula noolahey uk 🇬🇧 walee waa runtaa badanaa uk 🇬🇧 cadaalad mw jirto police yada markaa u dacwooto qaabkee kugula hadlayaan waa qaab yaab leh Adigii dhibanaha ahaa bee dacwad iyo dood kugu furayaan. yaabka yaabkiis.

  • @honeyjama1660
    @honeyjama1660 4 года назад

    Allaa coving 19 soo kumadhaman

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 4 года назад

    Guulayso iinsha allaah

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 2 года назад

    Idacadaha wax baarbaara maa la hadashid, oo maa tusisit filmka aad ka duubtay. Arinkaagu markaa wuxuu noqonaa arin dadka oo dhan arkaayaan?

  • @nastexoabdi4012
    @nastexoabdi4012 4 года назад

    Ssababta markasta cadaanku garta uleeyahay waa ninba gurigiisa gaado kuleh sidaa darteed waqti haisaga lumin ina wadan gaalo ee xoogaagiina kasoo jafjafta oo kasoo guura.

  • @reflixsb1623
    @reflixsb1623 4 года назад

    wllkeyga allaha idin xifdiyo

  • @sahrayusuf422
    @sahrayusuf422 4 года назад

    Ilahey kuday faido malaha

  • @lovelyunicorn610
    @lovelyunicorn610 4 года назад

    Waa run taa sheeq waa arkay cadaan dhib ii geeystay waxbo lagama qaban

  • @adoontaalle277
    @adoontaalle277 4 года назад +1

    Hadi aad kaseexato arinkaas waa laguharuusaday policeman waa adigoo kale

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 2 года назад

    Policeka xataa inaa dacwaysay ahayd. Ha u joojin, ee kulligood dacwee maxkamad la'aad xataa haday noqoto international court.

  • @abdulahisuleiman9802
    @abdulahisuleiman9802 3 года назад

    Asc yaa shiikh ilaahay xaqaaga hakaaga soo qaado caafimaadkana hakuu wanaajiyo laakiin waxaanraba inaan kuwaydiyo reference number makusiiyeen oo mawaydisatay police ka koley waad dhaawacnayd hadaad haysatid reference number waad dacwoonkarta

  • @ruunmohamed1530
    @ruunmohamed1530 3 года назад

    Wa run

  • @buuhoodlelive3897
    @buuhoodlelive3897 4 года назад +2

    Maxamada EU da, la aad. Waqti ha iskaga lumin UK, maxaayeelay markay arintu internatinal noqoto bay wax kuu qaban. Nin Somali ahoo waqti bilaa dambi ku xidhnaa Talyaanigaba waa tii Talyaanigaba 5 milyan oo dolar oo ma dhow ahba siisaye. Security Video yagiina ha iska lumin.

  • @زهرهمعلم-ش6ص
    @زهرهمعلم-ش6ص 4 года назад +1

    Africans and Somali Moslim no live Inow Uk Iam in Sheffield.
    Say olwas Allaho Akbar
    Allaho akbar
    Allaho Akbar
    Walellahel Hamdoo.
    In shaa Allah be okay.
    ASC warahma.
    Wallal inta iyo kabadan baa igudhaca aniga iyo ubad keeygaba hadana ma anan helin wax cadalad ah iyo wax xaqeena noso dhiciya
    IWMida Askarna majirto iyagaba dadka handadaaya Loyarna majiro watuugo lagta iska qato
    Maxkamadna kudhageeysam meyso
    Wayo waxan nahay wa
    Muslim & African.
    Allaha Sub xaano Qaadirka Ah waxan kabaryayaa in uu mucjiso
    An la aqoon kurido oo u keno
    1 dhul giriir quwad weyn omukoban
    Xery hooda
    2 Duufano ama Dabeylo kuskconaya
    Xawli xoogbada sacadiba 150
    3 Roob dharbaxo xogbadan wato
    Wayo qalbigaygay wax yeelo badan sogarsiyeen cid an oga dac wodn majiran tha are whayt and you are from Africa. Xasbiya Allah wa nemal Wakeelan Allaho Akbar.

    • @mohamoudali6830
      @mohamoudali6830 4 года назад +1

      Wllo sorry wan kaximahay dhibka kugu dhacay Lkn waxaan ku xasuusinaya
      Sheffield ayaad dagan tahay waxaanad ku habaaraysaa duufano iyo masiibooyin kudhaca adiga iyo dadka kale ee Somali yeed ama muslims ma nabad galayaan hadii masiibo timaado waamayo Cadha ilahay haday tomaado Muslim iyo Gaal midna madhafayso
      Ka ugu soo horeeya aya lagaga bilaabayaa

  • @Khadra-y7n
    @Khadra-y7n 2 года назад

    Aniga xitaa dad cadaan eh oo FBI IS DHIGAAYO WADNAHA IGA BAXSANEN

  • @adoontaalle277
    @adoontaalle277 4 года назад +1

    Sheekhow askarta iyaga laftigooda looyar u qabso hakaharin arinkaas

  • @farhiyoali7571
    @farhiyoali7571 4 года назад

    Asc Aniga Lamasano kahor ayaa wiil 12 jir ah aya ninwey iga dilay mar badan ilaa hadana wax leyma qaban bal waxay iku dhahen mabaheyno ninki dirisna wan hahen xaqiiqdi kadibna waa guuray.

  • @suleeqoquruxwanaag5636
    @suleeqoquruxwanaag5636 4 года назад

    Allow kuu hiili shaykhunaa