HABEEN:Adaa yaabi doona!! Xog muhiim ah oo lahelay Maxaa kudhici lahaa israalll hadii aanu Mareykan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • HABEEN:Adaa yaabi doona!! Xog muhiim ah oo lahelay Maxaa kudhici lahaa israalll hadii aanu Mareykan
    iyo xulufadiisa aysan hub ukeeni laheyn.

Комментарии • 198

  • @baxsan698
    @baxsan698 12 дней назад +8

    Hubka mareykanku bixiyay hubka casrisan oo ka awoodbadan beyhastan waa kanrabi nin alle hastaa ninna kama awoodban guuuuul falasten binlilaahi karim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-xd6zm3of2j
    @user-xd6zm3of2j 12 дней назад +34

    1 falastiini ah = 1000 Isra'iili ah Masha-Allah
    Alxamdulilah Allahu Akbar

  • @LabaDhagax
    @LabaDhagax 12 дней назад +5

    ALLAAH SUBXAANAHU WATACAALAA Inta dhiban dhibta haka qaado asiga umbaa wax dila waxna nooleeyo

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 12 дней назад +10

    Falastiin cumer bini qadaan faraciisa waaye wa geesi yaal garab waayay ilaahow u gargaar falastiin oo garab u noqo ya allaah ya raxmaan ya raxiim aamiin yaarabi

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 12 дней назад +5

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 12 дней назад +9

    ALLAHOU AKBAR DEE WAA LA CUUNI LAHAA ISRAIL.HADAABA AY CUUNAYNE OO ISRAIL LABEEKSADAY BARI HOOREY MASHAALLAH XAQ UDIRIRKU GUUL GUUL GUULBAY GAAREEN MARHOOREYBA.HADANA WAA AY GUULEYSTEEN XAQ UDIRIRKA REER FALASTIIN MASHAALLAH ALLAHOU AKBAR WA LILLAHI XAMDI FALASTIIN

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 12 дней назад +6

    Bismillah asc talaabiib waala dhaafi lahaa oo gobolka bariga dhexe oo dhan ayey iskaga carari lahaayeen marhoraa la g'o doomi lahaa talaabiibta lasheegaa hubka lagu soo daldalaa illaheyba tayada kaqaaday kuma shuhadaa al yaasiin kooda ayaa illahey ubarakeeye waxey heystaan allaha ubarakeeyo kufaartana shimbir baalasha laga jaray allaha kadhigo illahow aamiin

    • @haa8793
      @haa8793 12 дней назад

      Weysosocotaa inyar ayaa kadiman wlh

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 12 дней назад +10

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 12 дней назад +7

    Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah ❤❤❤❤

  • @nagiibkamaal
    @nagiibkamaal 12 дней назад +17

    Ilaahay swt dhibta haka dulqaado reer falstiin 😭 😭

  • @MohamedAhmed-go2cb
    @MohamedAhmed-go2cb 12 дней назад +7

    الإسلام يعلى ولا يعلى عليه
    الله اكبر ولله الحمد العزة الله ولرسوله وللمؤمنين

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 12 дней назад +33

    Reer Falastiin maraykanka baa xasuuqay taas ha ogaadeen🇵🇸
    Ilahayoow yuhuud iyo maraykan aduunka ka dhamee🤲🏼🤲🏼

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 12 дней назад +3

    Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 11 дней назад

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين و في يمن و في لبنان 🇾🇪 🇱🇧 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @zahrasaleh396
    @zahrasaleh396 12 дней назад +2

    Viva to the Palestinians. May Allah extended to them the highest glorious always.

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 12 дней назад +9

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud mareykan cirib tir aamiin yaarabi

  • @nimohaji5440
    @nimohaji5440 12 дней назад +1

    Allahuma sali alaa sayidinaa Mohamad

  • @farahomar463
    @farahomar463 12 дней назад +2

    Hubka gaza wa hub barakesan kan kale barakada ayu Allah kaqaday

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 12 дней назад +15

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 12 дней назад +2

    Allaah akber Axdulaah guul xamaas muqawinda Alqasaan caawi reer falastiin 🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪☝️❤️❤️

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 12 дней назад +3

    Yaarabi Yaarabi ugargaar walaalaheen falastiin

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 12 дней назад

    Mahadsanid walaalkeen Saad noola socod siisid akhbaaraha

  • @abdulwarsame7443
    @abdulwarsame7443 12 дней назад

    Allahu akbaar falztiin guuuuul mashallah Mashallah

  • @aliyahabdurrahman6599
    @aliyahabdurrahman6599 9 дней назад

    كم من فئة قليلة غلبت فئة كثيرة بإذن الله والله مع الصابرين
    Sidii ku dhacday cidankii jaaaluut oo ahaa gaalo
    Waxa ka awood badiye in yaro muslimin ah
    Dagaaladii muslimiinta kuligood gaalada ayaa ka badneed 50 jibaar ah ama ka bdan

  • @HassanAbdi-x3t
    @HassanAbdi-x3t 11 дней назад

    Nadara Masha'allah ilahow u gargaar Falastiin Insha'allah Wa Fadxu Qarib Wa barashal Mu'muniin Swc Swc Swc Swc

  • @MOUSTAPHAISMAEL-v2f
    @MOUSTAPHAISMAEL-v2f 12 дней назад +3

    Hadii reergalbeedku cawinlahayn amass talabib way ka eedamilahaayeen

  • @bilecadeahmed2781
    @bilecadeahmed2781 12 дней назад +3

    Allhi Akbar guul falastin insha allah❤❤❤

  • @adanbashiradan592
    @adanbashiradan592 11 дней назад

    MashAllah almighty Allah give victory to brother Palestine and patients in mother land victory is coming soon

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 11 дней назад

    اللهم انصرإخواننا في فلسطین یارب

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 12 дней назад +1

    Wcs nadaara show. Guul.shacabka.falastiin❤❤❤❤❤

  • @KadraCheikIsmael
    @KadraCheikIsmael 12 дней назад

    ilaahay ayaa caawinay waayo xaq ayay ku taagan yihiin waanay guulaysan idamka ilaahay kuuda dhintaana waa shihiid

  • @moallim1000
    @moallim1000 12 дней назад

    Bariga dhexe oo dhan waa laga saari lahaa. Waana imaanaysaa In-Shaa-Allaah

  • @xamdiaxmad928
    @xamdiaxmad928 11 дней назад +1

    Illahow yahuuda iyo xulufadeeda

  • @nimohaji5440
    @nimohaji5440 12 дней назад

    Walaahi aad ayaan ugu farxay aqbaartaada allaah hakugu bashiro khayr

  • @user-cr7ts2vo4m
    @user-cr7ts2vo4m 12 дней назад

    Allaah aya garab tagan iyo kartidoda masha allaah tabarakalah gul

  • @sahramumine3727
    @sahramumine3727 12 дней назад

    ASC Nadaara show.
    Hadii aanan hub la siin lahayn Falastiin dhulkeeda dib bay usoo ceshan lahayd Dadkaa dhamaaday ey yuhuudu Laysayna maanta ma ay shahiideen .Imikana way guulaysanayaan Isha’Allaah wa bi’idnillaah.

  • @XawaCige
    @XawaCige 11 дней назад

    maraykan allha hababiyo iskaga aya xasuqa wallaheen rer farastin iyagana ciidlomajoogan waxa lajoogta ducada dadka muslimka Allaw gulaystaan rer farastin Allaw gulaystaan rer farastin Allaw gulaystaan

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 11 дней назад

    الله اكبر
    ولله العزة ولرسوله وللمومنين

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 11 дней назад

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 12 дней назад

    ilahayow natanyahu soo qabo ya rabi ummadii waa dhameeyey

  • @hodansuleyman8463
    @hodansuleyman8463 12 дней назад

    Yahuuda iyadoo ay hub siinayaa maraykanka iyo xulufadooda ayay yaabanyihiin xamaas haday haysan lahay lidka diyaaradaha sida ay u dhamaadeen kaarayaasha ayay u dhamayn lahayeen diyaarada dagaalka iyo elkobtarka waxaan Laga qasan lahaa talaabiib illaahoo hubka diyaaradaha lagu sorido xamaas sii shacakooda inta ka hartay ha badbaadee Yaa facaala limaa yuriid jundigaaga ka adeeji yahuud iyo xulufadooda Yaa Rabi samaa waad wal ari Yaa waduud ugargaar Falastiin iyo masjidka yahuuda kabaha lagalayso Yaa Ra,fuu Yaa qafuuru Raxiin iiraan ku dalab aamiin

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 12 дней назад

    Waxaan ku faraxsanahay Nadaaro in USA ninka laga diley in lagu dilo hubkii ay rabeen in lagu dilo caruurta Falastiin in lagu diley waa Arin aan Ilaahey ugu Mahad celinayaa Alxamdu lila ah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @KadraCheikIsmael
    @KadraCheikIsmael 12 дней назад

    ilaahay galada taageeraysa iyo yuhuudba aduunyada ka shamee ku salid junuudaada yaa alaa

  • @abdikadirdokata4421
    @abdikadirdokata4421 12 дней назад

    InshaAllah wa baabaidoonay

  • @SakariyeMohamed-o9l
    @SakariyeMohamed-o9l 12 дней назад

    Allaha guuleyo falasatina 😊

  • @umuyaasir3376
    @umuyaasir3376 12 дней назад +1

    Aniga waxaaan isleeyahay in falastiin aysoo ceshan laheed dhulkeedii quruxda badneed ee gulaaf gaza iyo xoreenta masjid alaqsaa

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 12 дней назад

    insha allah falastiin xor amiin

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 12 дней назад

    allow u hili reer falastiin iyo muslimka.

  • @maryanxuseen5620
    @maryanxuseen5620 12 дней назад

    Mashaa Allah Allah u gargaro

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 12 дней назад

    Asc Sxb Nadaara Allaha ku Xafido InshaAllah

  • @mohamedmohamud159
    @mohamedmohamud159 12 дней назад

    Mashalala my bro nadaar

  • @user-bc9ei5lx4q
    @user-bc9ei5lx4q 12 дней назад +1

    ❤❤qofki rabo quran online sodawaw

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 12 дней назад

    nadaara mar horey u carari lahaayeen meelehey ka kala imaadeen 75 ka hor

  • @xasanaadan7019
    @xasanaadan7019 12 дней назад +1

    Falastiin iyo dhammaan Islaamka guul. Insha A l l a h.

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 11 дней назад

    جيش محمد رسول الله بدأ يعود

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 12 дней назад

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara waan dhownahay qeyr sheeg insha allaah

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 12 дней назад

    Asc Nadaara Macalin weeyn iyo Xulufadiisa hubka aay siiyeen Israel maahan wax hadal lagu soo Koobi karo eey ku Garaaceen Shabka Dulman een cidi u doodeeyn ee reer Falastiin waxa ka Bada Baadiyay illaaheey Cadaw ga Yuhuuda, macalin weeyn iyo Xulufadiisa Allaha Jabiyo Aamiin Aamiin Reer Falastiin Allaha Xafido Aamiin Aamin iinshaa Allah Qeeyr

  • @ahmarmudeyr3922
    @ahmarmudeyr3922 12 дней назад

    Dowlada ogo awooda badan bariga dixee wa xamaas ❤

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 12 дней назад

    Waan Soo dhowaynayaa heshiiska turkey iyo masar waayo waayo waa laba dal oo Muslim ah waana laba dal oo awood iyo saamayn leh oo muhiim ah alle ha adkeeyo Erdogan iyo turkey waan hubaa waanan ku kalsoonahay siisina alle ha Soo hadeeyo

  • @MuminaMohamud
    @MuminaMohamud 12 дней назад

    Ninkaas xaqa ayaa ka hadal siiyey Allah Akbar, Allah Akbar, Allah Akbar, Allah ha u gargaaro walaalaheen reer Falastiin Alhuma Ameen Ameen Ameen.

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 11 дней назад

    ❤❤❤ Maasha Allaah ❤❤❤

  • @MahamedJiliyow
    @MahamedJiliyow 11 дней назад

    Taasi waxay nootahay guula uwey waxaan illaahey kabarineynaa inuu guul ugudeego wallah falstiin

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 12 дней назад

    Yuhuudi waa beed ama ukun oo kale sidaa darteed waa lagu qureecan lahaa haduuna maraykan u Soo gurman

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 12 дней назад

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @OsamaArahmanYonis
    @OsamaArahmanYonis 11 дней назад

    ilaaahayow usiyaaadi isqab qab siga iyo xaalad kacsananta udhaxeysa yahuda dhexdeeda

  • @user-wz2od4tr7t
    @user-wz2od4tr7t 12 дней назад +2

    Warbashin run sheega aad baad umahad santihin

  • @nuruhussein7409
    @nuruhussein7409 11 дней назад

    Israel gacmaha ayaa lagusoo qabqaban lahaa televiv ayaa lala wareegi lahaa. Masha Allah geesiyalka falastininta guul ayan urajeynaya .

  • @WaissomarMohamed
    @WaissomarMohamed 12 дней назад

    Alah. Ha.iskukeno.ohawalaleyo.dawladaha.musliminta.haday isracan.falastin.waybadbadi

  • @SahalCumar-j2c
    @SahalCumar-j2c 12 дней назад

    Hal Bil Kuma qaadan laheen falastiin yahuuda

  • @Zaak100
    @Zaak100 11 дней назад

    allahu akabar

  • @Naziito
    @Naziito 12 дней назад

    Allahu Akbar guul reer Palestine 🇵🇸

  • @ShaakirJaamac
    @ShaakirJaamac 12 дней назад

    Allahu Akabar cawa wan sugayay warka inta Anan sexan

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 12 дней назад

    AYAGAA ISDILEY YUHUUDU.MAXAA NAGA GALEE YUHUUD.KUWAYAGAY MAXAABISTA AH EY REER FALASTIIN WAXAY KU SUUGAAN YIHIIN LAMA OGA.ALLAH AYANU U BARYEYNA INUU GACAANTA CADOWGA KASOO SAARO AYAGOY NABAD AH.INCHAALLAH.ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 12 дней назад

    Way ka adkaan lahaayen kuwa cadaalad lahaynba ugu hiilinayo laynta birimagdada

  • @karuur_Ali.
    @karuur_Ali. 12 дней назад

    Islaanka Alle haw hiiliyo falastiin Allaa taageraya insha Allaah

  • @Maqade-j9o
    @Maqade-j9o 12 дней назад +1

    5 Salaada ku jihaad akhii ❤

  • @ubahhussein1925
    @ubahhussein1925 11 дней назад

    Thank you for sharing ❤

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 12 дней назад

    XAYEESIISKA BADAN NAGADAA

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 12 дней назад

    Insha Allah nasriga guusha wey imaan falastiin wey xuroobayaan gumeysiga yuhuuda iyo kuwa kale ee la jira iyo munaafaqiinta wey jabi doonaan Allah dagaalyahanada Falastiin iyo shacabka cagahooda dhulka ku haya oo imaanka u siyaadiya intii ku shahiiday Allaha shuhada uga dhiga intii ku dhawacmatay Allaha cafimaad qeyr qabo ugu badala dambi dhaaf ugu dhiga Allaha cidankiisa qarsoon ku xoojiya mujahinta Falastiin Allaha guusha siiya Allaha dagaalkan ugu dhiga midkii ay ku xoroobi lahayeen ay dowlad awood leh ku noqan lahayeen Allahuma aamiin 🤲🤲🤲

  • @user-cs8ke5gt4z
    @user-cs8ke5gt4z 12 дней назад

    Daalimiinta reer galbeedka haddeyan aheyn yuhuudda biyaha lagu soo dhaan san lahaa beerahana waa lagu falan lahaa lacnad haku dhacdee

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 11 дней назад

    ilaa iyo maanta oo mujaahidiinta reer Palestinian ay isku bahaysteen zahyuuniyada allaah yanaclak,e iyo kufaarta western & Scandinavians ayay mujaahidiinta reer Palestinian jilbaha dhulka ugu dhufteen zahyuuniyada allaah yanaclak,e OKI midakale kufaarta is bahaystay hubkooga culculus waxa ka awood badan geesinimada iimaanka iyo adkaysiga iyo xaqku dirirnimada mujaahidiinta reer Palestinian OKI allaahu akbar allaahu akbar welillaahul xamdu

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 12 дней назад

    Waa laga adkaan lahaa

  • @user-vz2gw2jw7k
    @user-vz2gw2jw7k 12 дней назад +1

    Ilaahow ugargaar falastin

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 12 дней назад

    Waa cajiib

  • @baazimufti5807
    @baazimufti5807 12 дней назад +1

    MashaAllah nadara ❤❤❤

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 12 дней назад +2

    Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran Hanjabadeda Hakaa rumeso Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤😂❤❤

  • @user-wq5jb9rg3n
    @user-wq5jb9rg3n 12 дней назад +1

    Wcs wrxm nadaara

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 11 дней назад

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.

  • @kawsarmuxumed7814
    @kawsarmuxumed7814 11 дней назад

    Qarkaakahadh siisiyow

  • @mohamedibrahim1741
    @mohamedibrahim1741 12 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤
    Keep going. Nadara

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 12 дней назад

    Insha allah guul palestine

  • @sadiqcabdirisaq1848
    @sadiqcabdirisaq1848 12 дней назад

    Aawey siyaarada sab rabna

  • @user-ol4pc4cm5b
    @user-ol4pc4cm5b 12 дней назад

    Waa 100 yuhuuduye ragbaa baashadinahayoo baarka ufirahayee barqo la iskuma garaan. Saas buu xaalku noqonlahaa hadaa nimankaan garablasiinayn.

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 12 дней назад

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 12 дней назад

    Allah

  • @afarah4929
    @afarah4929 12 дней назад

    Newskaaga u ka ficnaan lahaa hadaa SOMALILAND so qadan laheed. Wax aad ka heesho waad heli laheed.

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 12 дней назад

    Muqaawamada waa qatar

  • @alimehamud31
    @alimehamud31 12 дней назад

    Hadii Israel hubkeeda mooyee Reer galbeedku siin lahayn, telaviv yey hawli noqon lahayd

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 12 дней назад

    ❤kusaliya❤ rasulka❤scw❤scw❤scw❤

  • @MaxamedCismaan-xm2xq
    @MaxamedCismaan-xm2xq 12 дней назад

    Adc sxb warkaa waxaa kuu bdn xayaasiiska pzl yare