«اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»
Prank kiga Baquli aa lagu sameynayay warqada waxa la geliyay meshu farisan dono side lagu ogaaday meshu farisan dono mida kale dadka kale in labaaro wey ogoladeyn lkn Baquli wuu diiday si video ga u dherado xararadna u yesho. Ruwada fican Prank ma arkee.
Baquli boy meeshu fadhiisan rabo yaa ku sheegay o warqada ugalisay mida kle baquli.boy marki guriga igaga bax la dhahay wuuba qoslaayi ipadka wax lagu duubayi shashadiisa aya lo jeeda camero fronte lagu duubaayi
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤
Mash Allah Allah haku xifdiyo walaalo
Scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw
That’s true
Scw scw scw
Qofki ugu fiicna, uguna kheyrka badnaa, uguna udgoona, uguna qurux badna,uguna akhlaaqda badna, uguna xishoodka badna uguna wanagsana dhaman dadka uu eebe abuurry wa NABI MAXAMED ﷺ KU SALI SUBANAHEENA ❣
asc baabjee walle
Scw
Salallahu calayhi wasallam
Ramadaan Mubarak ya muslimiin 🙏🏽
RAMADAAN MUBARAK WLSHY
Team baaquli boy ismuujiya 🧐
Walal allaah dambigaaga
aduun iyo aakhiro ha dhaafo
Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔❣❤
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW WCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Prank laysla ogyahy waa baaquli markuu soo kacaaye wuu qoslaaye var var 🤣
Ku qaado
Waa ila aragty wlhi😂😂
Hhhhhhhh baquli boy waa funny isago xanaqsann waliba baba wan ku wada from Djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Waxan prank Maahnde 😅😆 somali prank qofkii aamina wapa mid waalan 🖐✌Dul qadka alle hnoo siyaadiyo 😎
🤣🤣🤣
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Waa maxay sababta kan kale u golàaday kana u diiday 🤣🤣🤣
Tag
😂😂😂 ma aaminayi 😂😂
Tiimir anka cune ma dhibatadan iimarsine wabaa 😂😂😂😂 baquli boy
«اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»
1rwtwrwre😮
3REER44😮
Prnk laizla ogyhey inta fhmoyza like😂😂😂
Soo badiya jabka baquli boy waa Ku raxaystaa kkkkk kawaaly wax badan dadka waa walay lejan ba thy Baba jaay
Ana oo horeyo wakula socda wll baba 🙏❤️❤️🔥
Subscribe isar please wlky
cabtan baara shaatiga wadato waxaa ku qoran ilaah ma jiro gaal aan diin aamisaneyn baa shirkada leh iska siib ilaah waa jiraa laailaah ilalaah allahu akbar
Baaqi boy kulahaa tarmuuska halaga dheereyo baabajey intuu igu shubin 😬😁😁Cabsi darteed
Baba lacag lagaxade ugugu baxda walahi waa yaal 🤣🤣🤣🤣🙈🙈
Walahay baquli boy waa laga gashaday xaqiqatay kkkk nolow baba waxan ahay team kaga sxb
Musliminta allaha noo danbi dhafo🤲🥰
Prank kiga Baquli aa lagu sameynayay warqada waxa la geliyay meshu farisan dono side lagu ogaaday meshu farisan dono mida kale dadka kale in labaaro wey ogoladeyn lkn Baquli wuu diiday si video ga u dherado xararadna u yesho. Ruwada fican Prank ma arkee.
wilasha kale weyla ogaayen midna aso soracay midna babajey oo lajookay 🙌
Wllhi aragti dheer aa ledahy alaha ku siyadiyo🤲✊
Ramadan mubarika all Muslim ✌
baaba lacagaa laxaday prank aan eheen maba kugu baxdo miyaa🤣🤣🤣🤣🤣
walashayda iyo walalkayga qalbiga iyo gacamaha furan 👉subscribe👈💕
Baaquli boy tagera kuu ahay 👋
inta fahantay in pranking la isla ogay like saara
JALIINKIINA AAD BUU U FICANYAHAY WLHI🎥🎥📹📹🤣🤣🤣
Hada ka hesho muqalada qisoyinka cilmi nafsiga iyo dhirigilinta please isoo boqo walalkeyga ama walasheyda 🙏☺️
Solwalka soo siib macawiisteydana magashaneysid 😆qortaa jilib kaga jaraa😅😅
Allah ku so aruuriyo 😂😂😂
Baaba qof sharaftiisa kudheeshe😡😡😭😭
Annoo qaado ku dhihin ayaad qaadatay timirta kulaha ar baaba jeeyaa Team baaquli tan waa nagu dhacday laakiin waan aarsaneenaa. 😂
Somalidu wa dadka kliye riwaayad intau dhigan prank kuso qora hadana 🤣🤣
🤣🤣ma argte
Baquli boy waa dulqadki oo qof ah
prank la isla ogyhy maa bilawday baba adne Hhhhh Var Baaquli boy wuu ogyhy wuu qoslooya😂
Another level baba jey hore usoco baba🙏❤❤❤❤❤
Baaquli lagend weyaan Nin raga 💪💪💪💪
in ay isLa ogyihin yaa arkey😂😂😂😂
Aniga kula arkay soo nalka shidan kwrn hee
Ninkaan tarmuuskaan shaaha ka siki kulaahaa 🤣🤣🤣
baaba jeey nin waalan, ninkan waxaa la dhahaa fara macaan😂😂
baquli boy waa funy😂😂😂
Subscribe isar please wlky
Wacaleykum salam 🥰 ♥ ❤
Prank Somali wax jiro maahin Yaqy 😂
😈😈😈😈
Masha alah baqule boy waa wiil daweecad fiicaan waxaan islahaa gormoo gacaan qaaday waa dulqaadkii oo qof ah
Kkkkkk baaquli boy umdena mhn wlhi
Babajay dadka maa dulaysataa hooga😉
BAQULI boY legend waye ninkaas
Baquli boy markad istagte maxad u qoso she nio bentiya ku si dheshee😀😀😀😀
Baabajey najib ku samey prank baquli sifican ayan u gashey yes 😂😂
Baquuli boy waji mleh ☝️🤣🤣🤣
Waxkamajiro pran kiga only legend lefahmi karo😁👊
Subscribe isar please wlky
Surwalka siwaaa 😂😂😂😂😂ar baba jeey dhib dadna
Baquli boy waji maleh indho adeg 😃
Tarmuskan shaha kasiki kulahaa hhhhhhhkkkkkkkk baqoli boy difac ayuu kujiraa wlhi
Wll baaba codka baaquli boy maa xiry
Gubataa wuu qoslay odayga wuu ogyahay prankiga ...hhhh
Baaba mid saxan noo keen saan u qosolno
Prank lesla ogyahay wye wx kale la imaada😂😂
CamirDa markaladitaariyay horay oo irida soogargaraacay 😁😁😁😁😁😁
Prank fake waaye waa la isla ogyahay fashil😂😂
Kulaha I told him to sit there 🤦♀️ ‘fake all over it’ 😠
Midas adan benta ahen
Wexe ila tahay cawa baba jey inuu kaga bad badey curyaanimada ee ma I hine wad ku yaa ci lahed qof kale haddi ay ahaan lahed 😛😛😛😛😛
😂😂😂😂😂 Wallahi qusul iguma harin… timirta wa iska qaadanee yaah
Baquli boy fara mcan
Maskiinka beska dhaha waaa uy rabaa baaquli boy warbaar baba jey bar 2 away baaba joy
Baaquli wllhi nin rak aya tahay kip goin
Jigad wa marku dhaha ka shaki waalis ku ogyhy papa prank feek asxptda ka ilaali
Kkkkkkkkk waxan wa been wey og yahiin dhamaan🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
ku shub shaaha babajey
Legend baaba jey
Subscribe isar please walalo
Baabajey foodo socoto waaye🤣🤣🤣
Captan Baara wuu dhaartay waliba isagoo og
Baquli boy meeshu fadhiisan rabo yaa ku sheegay o warqada ugalisay mida kle baquli.boy marki guriga igaga bax la dhahay wuuba qoslaayi ipadka wax lagu duubayi shashadiisa aya lo jeeda camero fronte lagu duubaayi
Waa ka gishatay baaquli boy hhhhhh beene baaba jeey keep going bro 😎
Baaba jey xisaloow waaye ayaantaan baaquli boy iyo labadi cunug usaaranyahay kkkkk
Baba big fan ku ahy sxb horey usoco
Sxb sare baladweene hadaad imaanla hed malagu baarile heen. Lkn dawaal ayaa lagubarilahay
Mayyee dheecan meekeentaaa 😂
Bismillah somalia 🇸🇴 kuleel badanaa ilahow dalka noo qabooji
Aamiin yaarabi
Baba jeey qoor madoow imtixaan aathy
BABAJEY waka gashday
Baaba jey schoolka goorme imaanee
Babajeeey wlhi ninka waad dishe🤣🤣🤣🤣
walahi baqoli cadi maha dhalin yadan aya duleesatey kulaha cabtanka wax na duleestey malah kulaha kkkkk waa ku wata baqoli
Baquli walahay hadalku afku ka sarsaran yahay maxad tiri jilib macan weye isaguna hhhhhhhhh walahay berka ixanunay sidan uqoslayay lejen bakuli boy waa kuwata zxp
Naagta caanaha iyo shidaalka waxaa iskagalay ganacsiga kuligiis sameyn ayuu isku leyahay sobarta ganacsiga hadiikale Riwayadiina iska jisha ganacsi mataqaaniin
Qoiorta jilib ka goynaa 😂😂
Baquli boy waan wataa walhi
Baquli nin nool wlhi💪💪💪💪
Walhi baaquli boy rageedi salaamu caleekum adiga mee kugusoo hartay kulahaa
Afay kulaha aboo aboo egland fiiri kulaha ninee lacag ka maqan tahay
Dhal culuma ahay ku lahaa😅😅😅
Baaba prankiga noo soo badi
Darbigaan waa jiingad 🤣😂🤣😂
Subscribe isar please wlky
Legend keep going
Comentigeyga hadaad aragtid 3k wax yar iiga dhiman igaarsii wll
Wll an ku salino nabigayna mohamed scw scw scw wa codsi wll so boqo ciwankayga wa ciwan cusub iso dhaweeya please and please😍😍😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎
Darmuuska ka siki kulahaa🤣
Subscribe isar please Walashey
Shaati buluuga kamirada uso firiyey been badanaaa 🤣🤣
Waxaan brank ma ahee waa sheeko caadiya ee caqli ku dara😎😎
Subscribe isar please walalo
Baquli boy balad weyne ha habarin fasahad
Baaba caaw bilaa istrees maal mahaan wan caajisnay mana qoslin viiva baaba jey
BAQULI BOY HALKA MAR UU HADLO WAA HADAL QOSOL LEH
Jaliinkiina aad buu u ficanyahay🤣🤣
Subscribe isar please wlky
Ninka shaati buluuga kamirada usoo firiyey hhhhh wax run la imaada hh