Mareykanka & ISR|L oo 15bil ka dib dagaalka Qasa,isla qirtay in ay fashilmeen,XMS xoogan awood tahay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 янв 2025
  • Mareykanka & ISR|L oo 15bil ka dib dagaalka Qasa, isla qiray in ay fashilmeen,XMS xoogan awood tahay
    Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Комментарии • 25

  • @cabdifataaxmuuse8760
    @cabdifataaxmuuse8760 6 часов назад +12

    Hore ayaan idiin kusheegnay in uGudanbaynta ay Guulaysanayaan mujaahidiinta Jamaahirta Xaq udirirka ah ee Xamaas insha allaah waxaanan daawan doonaa oo arkidoonaa jamaahiirta mujaahidiinta Xaq udirirka ah ee Xamaas oo katalinaya ama kutamashalaynayaa Caasimada Yuhuuda ee talaabiid insha allaah Dhawaan waan daawan doonaa oo waan arkidoonaa ee aynu siniyad ah uguducayno Jamaahiirta mujaahidiina ah ee Xaq udirirka ah ee Reer Xamaas insha allaah Guulaysta oo Gacan sareeya marwalba insha allaah💪🏻💪🏻🙏🙏

    • @garissatube
      @garissatube Час назад

      Maba ku arkine intee nogu shegtay walal

  • @MuradMohamedMuradmahamedmuse
    @MuradMohamedMuradmahamedmuse 4 часа назад +4

    Mahadsanid masuul

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 5 часов назад +4

    Guul hamaas insha Allah way xoraynaya masjid aqse ❤❤❤❤

  • @CabdiqaniAxmed-b4d
    @CabdiqaniAxmed-b4d 6 часов назад +4

    Xamaas marnba haka shakinin way quda islaamka suniga ah❤

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv 4 часа назад +2

    Ilahayow rabiyoow raxmaanow guul dagdag ah sii israel iyo mareykan jabbi oo duleey

  • @mubarikahmed812
    @mubarikahmed812 6 часов назад +9

    Gaylan media waan ku taageersanahay wariye fiican oo aan Qabyaalada somalida madax martay aan marnaba ka hadlin oo nadiif ka ah Beelaha iyo maamul goboleedada somalia midna aan la safan isla markaana iska dhaafay warkooda iyo Qabyaaladooda xun e aan meelna gaadhsiinayn mahadsanid wariye heer caalami ah oo gaalada nijaasta ah warkooda iyo jabkooda nala socodsiiya ku soco wariye jidkaaga nadiifta ah
    Mubarak ahmed ibarahim jooga hargaysa somaliland

  • @fatumanoor3261
    @fatumanoor3261 5 часов назад +1

    Mahadsanid gaylan

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 5 часов назад +1

    Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤❤❤

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 6 часов назад +1

    guul insha allaah camaas iyo reer falastiin insha allaah

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd Час назад

    Allaahu akbar

  • @Farxiyomahamed-v5q
    @Farxiyomahamed-v5q 5 часов назад +1

    Cadowga wuxuu xasuuqa shacabka masakiin ta ah waxaa ilaahay mahadiis ah in iyagana mujahidiintu xasuuqaan

  • @AdanGuhat
    @AdanGuhat 5 часов назад +1

    Guul xamaas inshallah

  • @cckoronto
    @cckoronto 6 часов назад +2

    الله اطبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Час назад

    Illaahow wllehena reer Gaza guul daain ah sii, meel aysan fileynin Alloow ka quudi Adigaa leh Awood sare lehe, aamin

  • @XasanAwxasan
    @XasanAwxasan 5 часов назад +1

    Fadlan weriye gaylan mediya adoo mahadsan kubedel aryga kooxda areyga xaq u dirirka falastiin

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 6 часов назад +1

    GUUSHA FALASTIIN BAA LEH AMA FOORI AMA QORI JABI

  • @maxamedseyga-gh6cd
    @maxamedseyga-gh6cd 5 часов назад +1

    Guul xamaas insha allah

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet 5 часов назад +1

    Guusha ilaahay ha siiyo cadog haka qabto reer falestine xaq iyo baadil miyaa isku mid ah

  • @AhmedAbdi-w6i
    @AhmedAbdi-w6i 6 часов назад +1

    asc

  • @mahadqaasim6112
    @mahadqaasim6112 Минуту назад

    @Gaylan media Kanaalka kaliya e Xaqiiqoyinka so Gudbiyo

  • @AminaMaxames
    @AminaMaxames 4 часа назад

    Nio xayiiska mad Naga Dayiisid wlhi youtobaradii wn nacay