ADIGU MA TIHID GABAR CAADI AH! WAXAAD U DHALATAY SI AAD U GUULEYSATID! BANAANKA USOO SAAR MOWHIBADAADA, TUSINA ADDUUNKA OO DHAN QOFKA AAD TAHAY! HA ILOOBIN IN AAD LIKE/SHARE/IYO SUBSCRIBE DHAHDID. MAHADSANID.
Ayub Yusuf Sakiin mahadsanid wallo waxaad tahy wiil wanagsan xaqiiqada ka hadla More 100% I support you may Allah protect you Thnks alot👍👍 for encouraging girls
masha allah ayuub hadaan ku dhaho ka waran noloshaydii dhamaa tiir kamida noloshayda 1/2 kamida noloshayda ayaad ka tahay wllhi markasta waan sugaa video daada masha allah ilaahay hanoo kaadaayo naftaadi wad horumarisay ilaahayna annaga sidaada hanaga dhigo
mahadsanid macalin Ayuub waxaad sheegtay waxa niyadeyda ku jiray aad iyo aad ayaad u mahadsantahay marwalba oo aan dhageysto barnamijkaaga aad ayaan u farxaa sida kale waxbadan ayaan ka faa,iiday thank you so much mister Ayuub Yusuf Sakiin
Thank you macalinkeena qaaligaa🤍runtii marka dhahday wiiL isku xumaanay midkalana ma doonayo wan qoslay wlahi aniga taas ihaysatay mudo 2years ah Lkn hada adiga ibadalay thank you maclin🥰🤍🦋❤
maasha allaah walaal waa mahdsantahay Allah ku xafido gabar aa caadi eheen waa ahay Laakin fursada iyo nasiibka ayaa iga dhiman ilaaheey ha ina la garab galo dhamaan gabdha caadi aheen ayaa nahay
Mansh allah ilaahay ha ku cawiyo sidaad no cawiso waxaan ad ujecelay in aan kalmadn oo aniga ciwaan iha am an ku qoro mel kasnoo qalin waxa ku qoro {ضع اسمك مكان لا يضع غيرك}if allah wills l Hope me every one have ambition high will achieve at✈ once the time if allah say
ADIGU MA TIHID GABAR CAADI AH! WAXAAD U DHALATAY SI AAD U GUULEYSATID! BANAANKA USOO SAAR MOWHIBADAADA, TUSINA ADDUUNKA OO DHAN QOFKA AAD TAHAY! HA ILOOBIN IN AAD LIKE/SHARE/IYO SUBSCRIBE DHAHDID. MAHADSANID.
Ayub Yusuf Sakiin mahadsanid wallo waxaad tahy wiil wanagsan xaqiiqada ka hadla More 100% I support you may Allah protect you Thnks alot👍👍 for encouraging girls
masha allah ayuub hadaan ku dhaho ka waran noloshaydii dhamaa tiir kamida noloshayda 1/2 kamida noloshayda ayaad ka tahay wllhi markasta waan sugaa video daada masha allah ilaahay hanoo kaadaayo naftaadi wad horumarisay ilaahayna annaga sidaada hanaga dhigo
go forward broh
Ayub Yusuf Sakiin masha Allah wll aad ayaan kuu taageeraa wllky ayaad tahay alle haku daayo cimri dherer iyo cibaado suuban ayaan kuu rajaynayaa
Ayub Yusuf Sakiin thank macalin lkn intee kaaga soxariira
inta ayuup vedio kasta uu so saaro dawata plz like ha ii saran
sidra othman kkkkkkkk 😂😂😂😂😂💝💝💝💯Wan kuu saaray
sidra othman Adigana ii saar wll
Ismail Hussein thnx wllo qosolka iga dhaaf noh 😂😂😂
Faada Shegow ku saray sxp thnx
sidra othman sido kale wll wan isku leenahy ok
mahadsanid walaalka aan caadiga ahaynow ,waa runtaa rasuulkeena scw ayaa gabdhaha kusheegay( inay madaraso yihiin) .oo aysan caadi ahayn.
manta koow aya noqday masha allaah
masha Allah macalin Yusuf hore usoco Allah ku xafidee ilxun kuma aragto
wll ayuub ad baan kaga mahad celinaa runtii shaqo wacan ayad noheysaa number one tageero weyn ku ahay allaha ku barakeyo halkaas kasii wad
Ayuub waxaad tahay wllo dhiirigaliyaha noloshayda jasaka llah
videogan anigu jiifka iga kiciyay masha Allah mahadsanid sheikh
shukran
mahadsanid macalin Ayuub waxaad sheegtay waxa niyadeyda ku jiray aad iyo aad ayaad u mahadsantahay marwalba oo aan dhageysto barnamijkaaga aad ayaan u farxaa sida kale waxbadan ayaan ka faa,iiday thank you so much mister Ayuub Yusuf Sakiin
Wooow tas ayaa run aaha maclin mahdsanid
mansha alah mahadsanid wllo sida ad noo dhiiri galiso alle ajar hakasiiyo alhamdulilah inan qof sidaa dadka udhiirigaliya dawado mar walba
Masha allah tabarakallah brother
U are a great teacher
masha allah aboowe Ayub dhiiro galintaada la aanteet wax barashadeeda guul malahan waa ku mahadsan tahay qof dhiiro galin badan ayaan tahay hanaga joojin mahadsanit
Jazaakallaahu khyr maclin
mashaalh wlh dhiirigalinta wa muhim hadafkaga warqad kuqor darbiga kudhagso markasta ay warqada kasohorbaxdo hurayunbad usoconeysaa jzk kheyr walal ayuub
Masha Allah mahadsanid Ayub walal alle haku barakeeyo Aakhiro iyo Addunkaba
Waaw masha Allah
Msha allh ayuB mclon qliya.wa xqiiq .👍thankS
Best somali motivational speaker
Masha Allah jazakallah khayran walaal Ayub Yusuf sakiin
Thank you macalinkeena qaaligaa🤍runtii marka dhahday wiiL isku xumaanay midkalana ma doonayo wan qoslay wlahi aniga taas ihaysatay mudo 2years ah Lkn hada adiga ibadalay thank you maclin🥰🤍🦋❤
masha allah ayuub yuusuf sakiin waa mahadantahay adiga waxaa tahay macalin fiican waxaatahay macalinka guulsha🌷✍❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah Wllkey waxadba moda in aad so wada marte waxad ka hadleyso nolow abowe adiga iyo dadka aad ugu jecshahy 👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍💗💗💗💗💗💗💞💞💞💞💞💞
Jazakalhu khery wall ayuub yusuf
Thank you wllkeen wad iga farxisay Allh ajer haka siyo
mch allh ustaad wax bdnaa ka faa'iidnay ilh ajar ha ka siiyo
WAXAAN AHAY GABAR AAN CAADI AHEYN
Thanks ayuub wll vediowgan waxan uhadyeeyay walaashay IGA yar oo hda haysata fursad ay guushaas Ku gaarto ilaahay haka dhigo walaashay tii fahamta micnaha guusha
Ayuub Yousuf Thnks Walaaal Allaha ku Xafido Aduun iyo Aaqiro
waaah waaah masha Allah wllky Masha Allah mahadsanid
Motivational speaker ayuub yuusuf sakiin
Qof ku dayasho mudan✌️
Mahadsanid walal wax badan baan kaa faaiday mahadsanid markale
Shukran walal Allah kaa abaal mariyo
Masha Allah best motivator Ayub Yusuf
thanks brother Ayuub yuusuf sakiin sida aad noo gacan qabato oo noo tusida wadada aan guul ku gaari laheeh maadaama aan na garaad dheer tahay inta naka weyntahay mahadsanid wll
Iam glad I found this channel.
masha Allah wll ajar iyo xasanaat Allah ha kaa siiyo wanaagaa qaybjnaysid
Masha allah
mashaa alaah walal mahadsanid
@@aminasheik6246 masha alah
Mahdsanid wllky ayuub jaskumulahu khyrn
aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay ayuub manta wixi ka danbeeyo waxaa noqaa gabar aan caadi aheen waad idhiira galiday jazakalaahu
Hadafkaygu waa inaan meel sare garo inash Allah ❤💎🇸🇴😇
Ahlan wasahlan walaalakay wakumahadsantahay casharka qaaliga ah maasha allah
Ayub thank you very much aboowe waxatahay qofka kaliya oo an dhageesto Wana ii dhirii gelisaa marwalbo jazakallah kheir
Maanshaalah wlky ayuub alle caqliga iyo cilmiga hakuu daayo waxbadn ayaan kaafaa ,iidaysay mahadsanid runtii macalinbaad iinoqotay
masha allah jazakallah walalkey qali video yadada damaantod imadafaan kaad sodigtaba waan dawada. wanaxiseya shukran jazilan
جزاك الله خيرا استاد ايوب
Allaah hakuxafido macalin 😍🙏🏽
masha allh mahadsanid wad I dhirigalisay thnks
Mash Alle ayuub wll qaali markan arkiya adiga nolosha wet isbadash thank you ayuub
mansha Allah
thanks teacher
jisaa ka laah
Masha Allah walale dhiiri galintaada waad ku mahadsantahay jazakalahu kheyr
shukran walaal Ayuub waad mudantahy
Alle ha ku dhowro
Masha allah talo fiicaan jasakalah ustaad ayuub
jazakalah walal ayub aad ayad u mahadsantahay
Mansha Allah Walal ayuub run ahantii niyada ayad ii dhisty wax badana waan kaa faaiiday
Jazaka Allah
Ayuub yusuf sakiin allaha cimriga iyo caqli haku barakeyo wll wxn aad ayaa ii dhiri glisa mrkasta
Hadaf kaygu waa inaan mustaqbalka noqdo gabadhi ugu horeesay eesoomaliya madaxwayne noqota hadana waxan xiseya siyasada
www Masha Allah Abti Mcn hdlkaga wan ka faaiiday jazakal Allah
Masha allah wallkey markaan fidiyowga firisada wlhi hami ayaan igalo waad ku ma hadsanthy wallkey allah ku dhooro
Mansha ALLAH 👍
Jazaka Allah khyr wll Allah dartii banku jecelahay
jazakallAaahu khayral jaza Mudana Ayub Yusuf Sakiin Guulayso walalkay magacada hajiro.
Mnshllah كل رجل عظيم وراء امراه
Jazakallah kheyr wa axzanallah ileyk
Mashallah tabarakallah wllo jasakallahu khayr
Masha allh thanks wll si aad nodhirigaliso marwalbo
Masha Allah walaalkey Yuusuf Allaha ku barakeeyo
jzklh yaa ustd sakiin😀
masha alah wall ilaah hakaa abaal mariyo walhil cadiim go'aan ayaan qaatey caawo.😓😓😓 hadi an kuguleysto go'aankan an qatey caawo oo adiga sababta u ah waxaa ubaal ah inan dib kuuxusidoono I insha.alah 😔😔😔😔😿😿😿🙅🙅
maida 144 go ankii add qadatay afar bilood ka hor ma kuu hirgalay
Maida 2sano kadib maxa kuu hergalay go,aan kaakii abyO?
afar sano kadib abaayo see waye noloshada?
Masha allah Tanaka laah wallkey jasaaka laah qeyral jasaa
maasha allaah walaal waa mahdsantahay Allah ku xafido gabar aa caadi eheen waa ahay Laakin fursada iyo nasiibka ayaa iga dhiman ilaaheey ha ina la garab galo dhamaan gabdha caadi aheen ayaa nahay
M.a ustada tababare nolsha wll qliya ayuub Yusuf sakiin allha Ku xifdiyo WL wx badan ayaa ka faiidnayan
Mahadsanid wall Ayuub hadaan nahay gabdhaha soomaaliyeed guurka waa qabrigeena inta badan raga soomaaliyeed guurka waxay u arkaan in dumarka ay tahay in jiko loogutalogalay , aadna waa noo niyad jabiyaan ,dagaal iyo dhibaatana waan kala kulanaa markasta
Mar walbo dhira galin ayan ka helaa vedio gaga mahdsanid ayub Yussuf 😍
Maasha allaaah wllkay ayuuub aad baad ugu mahadsan thy sida qiimaha leh ee aad noo dhiiri gelinayso jazak allah khayr
Mashallah shukran wllo hore u soco
Masha Allah macalin
jazakal Allah kheyr aljazaaa
Thanks wlle Ramadan mubarik
mansha allah ayuub yusuf sakiin waxaa tahay tusaalaha ugu fcn nolosheena you are my best teacher long life akhii
Mash allah
Msha allh wllky qliga ahy hore u soco dherigalintana wankaaga mahadgelinayan
Masha alaah ayuub walal mahadsanid
Yusuf sakee wallhi hada ladaadu wayba idhi ri galiyeen shukran macalin waa ar dayadaadii khadka DR habon
thankz macalinkega ayub yusuf sakin
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 well Done ayuub
Jazaakallahu kheyran kama daalo inaan dhageysto waanadaada allaha ku xafido
masha allah mahadsanid ayuub allaha ku xafido marwalba waana dhiiri galisaa
Maasha allah mucalin ilaahay haku xafido ayuub yusuf sakiin
Thanks wllky runtii waxyaabo badan bn kaa faaiday jaazkllh
Shukrn teacher ayuub Alle hku xifdyo keep going
Masha qeyr allaha ku siiyo ustaad ayuub
Mansh allah ilaahay ha ku cawiyo sidaad no cawiso waxaan ad ujecelay in aan kalmadn oo aniga ciwaan iha am an ku qoro mel kasnoo qalin waxa ku qoro {ضع اسمك مكان لا يضع غيرك}if allah wills l Hope me every one have ambition high will achieve at✈ once the time if allah say
Masha allah Ayuub mahad sanid video kasta ad so saarta waa mid wax iga badalo o waxan ka helay dhiira galin badan shukran jazakallah kheyr
Msha allh my teach AYUB
mahadsanid walaalkeey
Ayub Yusuf sakin aad ayaan kugu mahad celinayaa barnaamij yadaada quruxda badan wlhi allaha Ku xifdiyo
mazhallaaH wllkay mahdsanid kaqadanay talada nasiisey
شكراً لك استاذ أيوب
Mnshaallh ayub ilahay haku xafido keep going anagana kuwii qato cashiradan dhaxal galka kuwa qato ilahay hanaga dhigo
mashallaahh aqii ayuuubb jzk qerr
Masha allh wll ayuub aad ayaad u mahadsathy wlhi wax badn ayaan kaa faiday allh
Yaxfidh
Wll
Qali
manshalah Ayub
Mahadsanid wll qaali
Masha allah walalkey alle xakuxifdeyo ramadhan kariim
Mashallah mashallah guul guul thank u brother
thanks my bro I appreciate everything you have done your people
mahadsanid dhirigalintaada
masha allaah tabarakalah ilahy haku xiftiyo walalken wa no muhiim taloyiinkad nasisay hadaan hablo nahy Thanks you so much bro
masha allh yusuf jazakalaaho qeyr dhirigalintada qaaalida ah iyo kobcinta nafta
Alle haku garab galo Yusuf