NOLOL CUSUB: #45: MA TAHAY WAALID BAARI AH?! (NOQO WAALIDKA ADDUUNKA UGU WANAAGSAN!)
HTML-код
- Опубликовано: 22 дек 2024
- SIDEE LAGU NOQON KARAA WAALIDKA ADDUUNKA UGU WANAAGSAN? WAALIDKA ILMO KASTA UU JECELYAHAY IN UU AABE AMA HOOYO U NOQDO! MA JIRAAN SIFOOYIN LAGU GARAN KARO WAALIDKA BAARIGA AH?!
KA DHIGO CHANNELKEENA SAAXIIBKAAGA GUUSHA!
NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
/ ayubsakiin - Хобби
SIDEE LAGU NOQON KARAA WAALID BAARI AH?! Kaalay aynu barano Sifooyinka Ugu MUHIIMSAN ee lagu garto WAALIDKA ADDUUNKA UGU WANAAGSAN. Dhig Raadkaaga: LIKE/SHARE/SUBSCRIBE. Mahadsanid!
Ayub Yusuf Sakiin maasha allah illahay haku barakeeyo waayo cajaladahaaga waxyaabo badan ayaan ka faa iidna aabo kastaana waxan rajaynaya inuu adoo kale noqdo oo fahmo saad aduu wax ufahansanthy
Ayub Yusuf Sakiin maasha allah walaal waxaa thy qof wanaagsan mujtacma ka waaniya waaqica taagan jazakumallahu fill khery aqii.
Ayub Yusuf Sakiin abowe wad mahad san tahay wanku baryaa nashidada ad video sha sartid magaceeda igu caawi
Ayub Yusuf Sakiin walal hooyo Allaha unaxariisto iyo intii muslimiin ah ee geeriyooday anagana Allaha noo naxariisto markaan aduunka ka tagno waa lakala horeeyaa ee cid hareysaa majirto
xamdi abdi abayo nashidada waxa ladhahaa : ﻻتقل لوحدي
Alxamdulillaah illaahay ayaa mahad usugnaatay waxa illahay isiiyey zowj wanagsan oo baariya oo jacel caruurteena oo ana ijecel illahayna wuxuu nasiiyey 5caruura Alxamdulillaah
Mansha allah waxbadan ban sugayay qofka hadla arinta wayo walidkeen waxay uqaban inay caruurta basa bari noqdan mahadsanid ayuub
Allah u naxariisto ayuub walal allah naga dhigo walid bari ah ina noqoda dhawana rajenaya inashallaaah
Mshallah Allah naga dhigo walid wanaksan wll jazakallah kheer
Illaahayw janada gee waxay ahaydi hooyo aad iyo aad ufiican walaal qof walba oo aad aduunka ugu jeceshahay wuu kahoraynayaa ama adiga kahoraynaya anigaba aabahay oo qalbigayga ahaa sanadkii hore baan aduunka kawaayey si kadisa illaahay walaal aabahay iyo hooyadaa iyo intii muslinaba Rooda minrayaana jana hageeyo Aamiin Aamin yarabi
Masha allah tabrakallah waxaad tahay qof qali allah ha ku daaye wlhi inyar oo il 10 cisho ay dawaada video runtii aad ay u jecelhaye,
Manta nasiib aan leyahay madama aan noqday qofka koowaad
Deka Ahmed 😍😍😍
Aad baad Umahadsantahay ustaad
jazaakallaahu khayral Jazaa
Allah hooyo mcn haunaxariisto Jannadiisana haidinku kulmiyo
hooyoo baariya ahayd
allow unaxariiso
Asc wll horta guurku waa calaf marka haddii calafku isiiyey aabe naxariis laawe ah sideen yeelaa?
Mansha allah aqoonyahay Ayub Yusuf Sakiin walhi wa qodobo midba mid ka sidaran yahay waana. Note garaystay sida ugu dhakhsiyaha badana wan ugu dhaqmi donaa wana wado isugaysa oo ah inaan dhawaan bilaabo insha allah Thank U bro..
Allah alllah allah waxaay eheed hoyo qali ahh waxày eheed hoyo macan badan wexey eheed hoyo jecelkà taqano allaow naxaritata jana firdows sii ya rabii amiin masosarto wilkan okale hoyo cadi ahh bal waxaa sosartay hoyo ann cadi ehhen jazakallah walalkey qali
Masha allah Allah wuxu isiyey wiil magacnu wa Abdullah bari Allah hango dhigo thanks ayub
Maaasha allaaah habaryarow ilaaheey ha u naxariisto walaasheey raxmo maxamed,ilaaheey qalbiga hakuu qaboojiyo aaqirina janatul fardowsa al aclaa haku marti qaado hooyooyinkeen alahow meeshaas aad sheegtey waan u xiisey ban'edi waanku farxaa vidéo yaashaada dhamaan,adigana habo gabar saalixad ah Allaah subxaana watacaalaa allaha ku siiiyo aamiiin,Shukran. Xafsa faarax
Masha allah. Ilaah baa bixiya waalidka baariga ah ilaah ku shukri
Yuusuf walaalkiis aadbaad ii calool xumeeysay oo qalbigeeyga naxariis ka buuxsantay ilaaheey haku xafido
Masha Allah jazakallahu kheyran jazaa walal ayub kheyr badan Allah haku siiyo hooyo mcn Allah ha Unaxariisto Amiin waan kafaidey sandonaa Inshaa Allah my Allah bless you
Masha allaah, jizaakumullaahu kheyr. 🌻
Asc
Ayuub Yuusuf sakiin
Mahadsanid waa sax
Naxariista iyo wanaga
Iyo u jilcananta caruurta
Waxa Ay sabab u noqotaa
Farxad iyo ilma naxarista
Oo bulshada wanaag Ku biiriyo
Aaamiiin Hooyo allaah
Ha u naxariisto anaga allaah
Ha inooga daba naxariisto
Masha alaah jasakalaah qeyr Yusuf sakin
Masha allah tabaraka lah walal ilahay ajir iyo xasanad haka siyo dadalkaga baramajyahaga o dhan way qimo badanyihin
jazaakallaahu khair walaal waan kaa faaiiday runtii waxaan ahay hooyo hooyanimada ku cusub noo soo badi barnaamijyada ilmaha iyo waalidka xiriirkooda ku saabsab
Jazakallah khayr thanks
maasha allaah ayuub waxaad thy wallaal aan alle dartii u jeclahay oo agtayda qaali ku ahay waxaad noo thy dhiiri galiye markaste niyada noo dhiso illaahy hanoo kaa xafido rabbi hooyadaa macn janatul firdoows ha geeyo iyo hooyoyinka dhan aamiin
Insha Allah hadaa xaas arooso oo ilmo ilaah isiiyo insha Allah talaabadaada aa Ku qaada
تکرم عيونک أخي الكريم الباري يحفظک اتمنى لكِ كل سعادة الدنيا و نعيم الآخرة
mansha allah alle ha inaga dhigo ubad baari waalidkood u ah markay waalid noqdaana waalid baari ah ❤❤❤
Amiin walal hooyo allaha u naxaristo jazakalahu kheyra
Mancha Allah my baby future incha Allah wan jeclaan doona in badan alle hay gaadhsiiyo
Wali ma noqon waalid, lkn waxaan Alle ka baryaa aniga iyo inta ila midka ah inuu ilaahay ka yeelo waalid baarri ah insha allah. Mahadsanid walaalkay waxaad nala wadaagtay muuqaal qiimo leh 💜💜
Amina Äragsan Aamiin yaa rabi
Amina Äragsan amiin ya Allah
Amiiin amiin
Wll Allha unaxaristo hooyo mcnto janatul fardosaa allha ugu bishareeyo dhamaan hoyoyinkena insha allh
Walal jazakallah waa run waxad kahadashay hadad jeclato ilmahaga shuruud la aan waxay kujeclandonan shutud la aan anaa kusokoray aad iyo aad ban u nevlahay hooyadey waana kafogahay waana lahadlaa markasta anon kadhargin hadalkeda waxana kunilahay xasusta jacelkey igu korisay😍I love you hooyo mcn
جزاك الله خير وبارك الله فيك يا أخي
allaha unaxariisto hooyadaa qabriga allaha unuuriyo ayada iyo dhamaan muslimiita
waad ku mahad santahay adkaar taada saliim ah
Mashallah abowe yusuf Allah ku xifdiyo aniga casharadaada wan ku xirnahay jazzakallh walal
Jazakallah ayuub walid inna noqdo waxyar aya igadhiman Allah kheyr haigadhiigo wana noqodona walid bari ah
JazakaAllah kheir wallky
Mashallah walal ayuub sikiin alle hakuxifdiyo
Masha Allah jasakallah khayran walaal ayub Yusuf sakiin
Masha allah
Allah ha u Naxariista ayuub Hooyo Mcn
Masha Alllah Allah hakaa abaal mariyo ajarkaaada wll alle dartiis ayaan kuu jeclahay
Mansha Allah keep going my teacher
Walal shukran ilahey ha inaga dhigo bariyaal
Jzk ayuub mahadsanid Allaha ku sharfo ❤️ ❤️♥️♥️♥️♥️Markaan guursado on ubad dhalo InshaAllah jacayl waan siin donaa
Masha allah walal shugran
masha allah allah ku xafido wax wayn bad bulshada uhaysa jazaka llahu khairaa wll
Masha Allah walal yuuf jazakallah khayr👍👍👍💖
Mashaal Allah ku xiftiyo wllo
Allah hau naxaristo Hoyada walalkey Ayuub
Jazakalallh khery
Jazaakallaahu kheyral jazaa walalke
Jazaakalaahu kheyran yusuf wall hooyana allaha unaxariisto waxaa idhashay anigana hooyo sidaasoo kale uqaalia oo isiisay jacaylbadan ilaahay janatul firdows hageeyee hada wey geeriyootay lkn waxaad modaa jacaylkedii inuu isiiyey awood iyo kalsooni siaan nolosha usii wato
Ustaad ayuub
Mahadsanid
Masha allah allaha kuxafido
Masha allah wll allaha kuxifdiyo wanaagad nala jeceshay allah swc hakulajeclaado
Ayuub wa aqli badantahy su aashada waligay ma maqlin waaridka ilmahooda bari ma u yihiin cajiib
insha alalah waan usama fali Hooyo intaan ifka Ku noolahay wll
Alla ha u naxaristo ayuub hooyo mcn
khayr ilaahay ha ku siiyo wala sakiin
Allha kubarakeyo wllky waxyalo badan ayaan ka faiday
Asc walaakey waan qoslay waa run inta badan lama maqlo ubadka baari u noqo.mahadsanid wllo.
Asc waalaal jasakalaah khayiir hooyo Allaah ha unaxariisto iyo hooyooyin ka muslimiinta iyo dhamaan muslimiinta Allaah badal khayiir hakuugu badalo hooyo Aamin waa itaabatay qisadaan waxaad bamoodaa inaad hooyadayii kashee kayiinayiiso Allaah ha unaxariistee hooyada wanaag san iyo Aabaha wanaag san waa nimco Allaah kuugu deeqo nim cada Allaah halootar tamo Allaah ha ina waafajiyo in shaa Allaah
Masha Allah baraka laahu fiik wlle mahsanid .wlle waxan joogaa xamar marka buugaag ad sameysey maheli karaa?
Walahay Waa Cajiib
waxkale Oon dhoho ma garanayee Allaaha Hooyo Janada Idinku kulmiyo Illaahay Idan kiis
Hooyo Oo dhana Allaha unaxariito
Waxaad ISO xasuusisay Hooyaday Malintan Kasoo Safray Meeshay ila soo gaartay Ax
Aad u mahadsantahay wll illahey dartiisa ku jeclahay jazakallah waa kalmad fican ku hadashay xikmad allaha ku dhowro
Mnsha allah ilhy haku xifdiyo akhiriyo aduunba ayub yusuf sakiin shugran
Maasha alaah walaal qaali ah ayaa tahay ayuub aad ayaad ugu mahad santahay waxaa aad iixiisageliyay safarkaada oo hooyo macaan kusoosagootisay diyaaradane kusoodhexgashay waxaan dareemayaa jaceyl aniga xataa hooyo ayaan ahay oo ilmahaada kasoodhooftay walaahi maskaxdeyda waxaa kusoo dhacday xasuusti dhoofkeyga
Masha allah ayub illahey haku barakeyo wll waqti kasto wax wanagsan aano shegtaa
Deeqo Hassan جزاك الله خيرا اخي الكريم
Ilin ayaa iga timi ilahay walidkeen ha u naxariisto inta dhimatay
Asc Ayuub waa mahadsan tahay walaal, ilaahay ha ku xifdiyo.
Masha allah
jazakalh akhii
Masha allah wllo allaha ku xafido
umu bahja jazakala
thanks walaal
wllo amiin hoyo ale haunaxaristo amiin
Mansha. Allah mahad sanid wll wawano qimo badan
Mahadsaniid Ayub yusuf🎩🖒🖒🖒
Amiiin ya rab
Jazakumulahu qayra
Asc asaxabey waxan raba caruurtayda magacyadod banraba inaan idin lawadago ee balkaso warbixiya mubashir mucad mumtas maida
Fosiya Ali
Thanks wll
allaha u naxaristo
Masha aallh
اللهم ااامين يا ربي
mashaa allh
Masha allah thanks
mahad sanid wll yusuf qer badan allaha kusiyo sida wanag san eed Mar walbaa wax kasta oon ubahanahay kaaga helno allaha unaxaristo hooyo qabrigeda allha unuuriyo janatul fardowsa allaha geeyo
Jazaa kalhu qeyraa
Ani hooyo jacelkeeda nasiib umayeelan laki waxan rajeynayaaa in aanan naqdo hooyo fican insha allah
Hooyada illahay jano fardowsa hageye gesi bay no dhashe
masha allaah ilaah haku xiftiyo walal Ayub
waligay makamaqal waalidkay hadal niyaad jab ah alxamdulillah
Haaaa waan jecelanahay
ASC walal halke kalaso xirira sual ba ku wadinyaa ayuub
mash allaah
Mansha allah ayuub yusuf jazakalahu khair
Adiga sheikh kanyaawi maalidhalatay
Ani waxaheysta 2 gabdhood mid waxakusamiyey hoyadey macaan zahra midna waxa abahed ubaxshay mawadah magacas aadban uladhacay ,hadana waxajeclahay wiil magaca maxamed hadan baray jacelka abayo macsi merkaytirahdo,hoyo iqad nuna oynayo caloshukujiratabo,macsì makuqadikaro hoyo curadeyda wa 2sano iyo ber si aysan igaxuman waxa ushega sababta uqadikarin si aysan iga xuman
Asc walaal macne waa barnamij aad uqiima badan masha allh.jasaakalah qeer.qofka kaliya ee lagu soo koriye jaceel baa daremikaro masha allh hooyo macaan waan Ku jeclahay.thanks walaal.
jzkllhu kheyrn sh ayuup
MashaAllah lkn ragga somaliyed ma aaminsana gabdhaha
Mahadsanid hoyoyinka ad wanaisay iyo aboyinka lkn dhib ajira ilmaha marmarka qar waxey Wayan hoyada ama abaha yacni hoyada iyo abaha marmarka qar wey isku dhacan Xata rer waxa lagara in ey kalatagan hoyada iyo abaha kadib waxa dhacdo hoyadi ilmaha in abaha kaqato ilmihi hoyo laan kudhaceyso ama abihi hoyada udadiyo ilmihi abo laan ku dhacdo onol xumo kukoran ilmahas marka ishek wixi lasameynayo wll
yuusuf waka xanaaqney kuwi hore kuma jiraan talada
💕💕💕💕💕💕💕💕💕
Waad u cod egtahay