Ayub Yusuf Sakiin السلام عليكم و رحمة الله وبركاته jaza kallahu qeyr alle haku xifdiyo Insha allah walal ayub misanka aaqiro alle haku daro wanaga ad iso gaarsineyso Insha allah
asc Ayuub aad iyo aad ayaan uga faaiday video sidaa lagu galo qalbiyada dadka oo dhan aad iyo aad ayaad u mahad santahay Ayuub Yusuf Sakiin ilahay miisanka xasanaad ka hakugu daro
Walaal ilahay xasanaad iyo ajar farabdn ha ku siiyo dad bdn ba nolashoda wax wngsn ku siyadisey dhiirigalintada waa mid dhista dad bdn nolashoda chennalkaga waa mid ugu bdn aan dawado
Hada ka hor ayaaan hargeisa u guurny anagoo rabna Ina aan deegaan ahaan u dagno waana dagny mrka wxaa dhacdy Ina school kii iyo dugsigii ngula daro waana dhigy mrka wxaa dhacdy walalky iga yaraa in loo bixiyo magac ardeyda u yqanaa kaas oo ah xamaraawi mgciisa oo dhan waa la ilaaby mlin mlmha ka mid ah ayaa angoo guriga joogno ayaa hooyo ugu yeedhy mgciisa sax da ahaa aydoo dooneeso in ay wx u dirsato mrkaas intuu farxay ayuu yidhi hooyo mgcaas inta aaan school ka jiro ma maqlo ee meeshan iga ka xeey meel mgceyga liiga yeedhaayo igeey 😢ma ilaawo
Waad U Qalantaa Guusha! Ka dhabbee Riyadaada Dhigna Adduunkaan Magacaaga! Biloow Maanta Nolol Cusub! Dhig Raadkaaga: Like/Share/Subscribe. Mahadsanid.
Ayub Yusuf Sakiin like share subscribe wax ka badan hadaan helaayo waan ku samayn lahaa macalinkayga nollsha
waa barnaamij aad uqiimo badan alle haka abaal mariyo wax ku rajenaya nolol ifesa Ayuub sakiin
Ayub Yusuf Sakiin asc. Like
Ayub Yusuf Sakiin السلام عليكم و رحمة الله وبركاته jaza kallahu qeyr alle haku xifdiyo Insha allah walal ayub misanka aaqiro alle haku daro wanaga ad iso gaarsineyso Insha allah
Ayuub sakiin
1)Jeclow nafsadaada.
2)kufiiri labada indhood.
3)uga sheekee sheekadooda.
4)dhagayso sheekada xitaa hadii aad horay umaqashay.
5)noqo dhagayste fiican.
6)kalasaar qofka iyo ficilka.
7)ha cabanin.
8)dhoolacadeey.
9)qofna ha weydiinin meesha uu usocdo.
10)ugu yeer magacyadooda.
asc inta guusha jecel
waa uqalantaa like iyo wax kabadan allaha kuu naxariisto macalinkayga nolosha waan awoodnaa inaan guulaysanno
Masha Allah wiilkan Mar dhawayd baan bartay ilahay ha barakeyo anagana ha nagu anfaco waa qof lagu daydo walhi
masha allh!Ayuub yusuf sakiin wllken cilmigaga alle haku waasiciyo ,waka hela xaqiiqatan taloyinkaga cilmiyeysan.tnx
🎀🎀🎀🎀🎀🎀
cimri dheeri iyo cafimad qap ku noolow
maasha allah runtii umada weey i jecel yihiin ane waan jeclahay mana qayaamo oo daacad ayaan ahay balse aad ayaan uga helaa waanadaada iyo fikradaada waana kugu xiranahay waxaan allah kaga baryayaa intii aad jeceshahay in allah aduunka kugu siiyo aaqirana janatul fardowsa walaalkeygoow
asc
Ayuub aad iyo aad ayaan uga faaiday video sidaa lagu galo qalbiyada dadka oo dhan
aad iyo aad ayaad u mahad santahay Ayuub Yusuf Sakiin ilahay miisanka xasanaad ka hakugu daro
Masha allah wax badan waka faiidi doona insha allah jzklh qeyr walal🙏
maa shaa'Allah ayub
shukran ayuub waan rajenaa nolosheeyda inaa wax badan ka badasho
qadruuni kaybee msha allaah
Mahmaah qaaliya
Masha Allah
Ayuub
MAHADSANID walaal mcn
wooooow waxan ka helay [ qof walba wuxu jecel yhy in laga sheekeyo lkn ma jeclah in aad iskaga sheekayso ]
Aniga qof I jecel see isku so jediyaa
masha allah wax badan ayn ka faaiiday horay usii wad dadaalkaga
masha allaah shukran alle qeer haku siiyo
mahadsanid walal ayub aad noga faidaysaa jazakalah
Shukran wall waa ku mahadsan tahey dhiiri galintaada
Ayub Yusuf sakin ilahey geridadaa imamaqashiyo dar Alla ban kujeclahay
ma shaa allah wll ayub yusuf sakiin wax badan bd no faa ii daysy hore u sii waad allah yacizak 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Walaal ilahay xasanaad iyo ajar farabdn ha ku siiyo dad bdn ba nolashoda wax wngsn ku siyadisey dhiirigalintada waa mid dhista dad bdn nolashoda chennalkaga waa mid ugu bdn aan dawado
شكرا يا اخي بارك الله فيك
Masha llh aaad baad ugu mahadsan thy Yusuf sakiin barnaamijkaaga waa markii u horaysay ee aan ku xirmay bartaada wax badan baan faaiday guulayso wll
Ayuub yuusuf sakiin
Macalin aan wax badan ka faaiday Alle Haku sharfe
mansha Allah tabarikallah jazakallahu khayr jazaa macalinkayga waxbadan ayaa ka faaiiday hore u soco
macalinka guusha iyo faraxfaraxada Ayub ysuf sakin way ifaceen baramijyada
guulayso libaax
Maasha alleh wxd tahay qof alle haybad siyay waxyaabo badan ayaa kaa faaiday waad mahad santahay boqol kii ba boqor
Masha allaha jasakalah qeyr AYUUB insha Allah wxbadan aan kabadali doonaa nolosheeda wxaan bartay wxbadan alla dartii Ku jeclahy
Jasakkallah khayr wllkay rabi abaalkaga jano haka dhigo
Mzha allh asxbey ayub wadan ke ayu jooga
shukran ayuub waad ku mahadsanthy waanoyenkaad wanagsan horey u Soco walalkey
mansha alah mar walba waxad noso gudbisa waxyabo wanagsan oo na dhiirigaliya shukran wllo
ayuuboow asc walaale aaaaaaad baad umahadsantahay wlhi niyada kaaga duceeya walaalkeyoow nolosheyda dhib ayan kala soo kulmay balse hada wan kacay wan istaagay oon dhaqaaqay wax barasho aanan usoo jeedin baa igu dhiira galisay waxaana rajaynayaa in aan noqdo dhaqtarad daaweysa haweenka run ahaanti bacdallaahi subxaanah nolosheyda wey badaleen video yadaada
Faduma Shariif
maasha Allah Faaduma waa Ku farxay inuu hadafkaagu yahay mid weyn cz dhaqtarad haween aad baa loogu baahanyahay Alle hakuu fududeeyo ayubna Alle haka abaal mariyo wabaaga
Yuusufo sidee ku loo gartaa qofka rasmiga kuu jecel!?
wlh wax bdn ayaan kaa faaiday ustaad alle haku xafido
masha Allah wll aad iyo aaad baa kuku mahadcelinaaa illaaah ha ikaaa dhaafo waxaa tahay qof bulshada kaalin weyn uku jiro👍
Mashallah alle ajar haga siyo walal xage ka heli kara ayub
maasha Allah Ayuub Yusuf sakiin alle ha ku xafido waxaad noo samaysay barnaamij qiime badan guul Ayaan kuu rajaynaya 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
Huda Abdi
Ok
Ok
Ok
msha alah alah ku dhowro ayuuub
allah ku dhooro wlkeyga qaaliga ah nolow heer sare
Msha allh yusuf allh ha ku xifdiyo
Ayuub wn ku jeclnaHy ❤️
mansha allah ayuub waad noo faaidaysaa alle ha ku dhawro
Hada ka hor ayaaan hargeisa u guurny anagoo rabna Ina aan deegaan ahaan u dagno waana dagny mrka wxaa dhacdy Ina school kii iyo dugsigii ngula daro waana dhigy mrka wxaa dhacdy walalky iga yaraa in loo bixiyo magac ardeyda u yqanaa kaas oo ah xamaraawi mgciisa oo dhan waa la ilaaby mlin mlmha ka mid ah ayaa angoo guriga joogno ayaa hooyo ugu yeedhy mgciisa sax da ahaa aydoo dooneeso in ay wx u dirsato mrkaas intuu farxay ayuu yidhi hooyo mgcaas inta aaan school ka jiro ma maqlo ee meeshan iga ka xeey meel mgceyga liiga yeedhaayo igeey 😢ma ilaawo
Yusuf mhdsnn Ustaad inaa kudhaho Wa muhiim sbbto ah Wxbdn ba kafaaide thanks
Aad baan kuu taageeraa yuusuf waalo
jazakalah macalin
Asc walalkey waxan ka bartay waxyabo anan waligey maqlin aad bey kaga faiday nafteyda inti kudhageysatay aqontada farhabadan wad nogu deqday allaha kusiyadiyo wan kuduceyey abalkada lama sokobi karo alaha ku abalmariyo janatul ferdaws adunka barwaqo allha kugu siiyo aamiin jazakallahu qeer wll
Macalin fican iga dhe msha allh jir macalin nolaw
Masha allaha jasaka allah kher wllo
masha allah alaa ku xafido barakallah
mahadsanid ayub yusuf sakin illah haka abal mariyo wllo
Wall. Jisaakalaahu kheeyeran. Waa kaa faa ideye 😍
Alle haku xifdiyo ayuub wax badan ayad ka badashay noloshayda
Masha allaah ayuub yuusuf kaapo waa runtaa guushu waa wax lagaaro
masha allaah akhii shukran
jazakallah qeyr walaaal Ayoub
Rabbi haku jeclaaaaaado
Masha Allah wll alle haku xifdiyo waanad kumahad santay taloyin kaga fiican ❤❤❤❤❤@Ayub
masha allah
Masha Allah aad ayaad u mahadsantahay walaal
Mashallah Ayub yusuf Allah nokadayo waxaa tahay my role modal
Masha allaah Wallo ale hakuku xafido aduyna iyo akhirab
Mashalah alle haku anfoco ♥♥♥✌
waana soo sheegi maalinkaan hadafkeyga gaaro iina soo duceey
mashllah wlhi wan jeclhy wax yabaha sogaliso kheYr Allaha kusiiyo walal❤
maasha allaah ilaahey haku xafido walal shukran
wad mahad santahay wax badan ayan ka faidaystay wll siiwad dadalka wlky
masha allah mahadsanid wllky
Asc walalo muxuu ka dhigan yahay SAKIIN ?
thnkz ustaadkeyna
Ilaahy haka abaliyo ader LA talintaada way I anfaci insha Allah😍😍
Yusuf suaal wllo wllhi inbadan ayaan doonayaya inaan suaal ku sheego
JAZAKALAHU KHEYRAN YA MACLIN YUSUF
Mnshallh wlo qaali ale haka abaal mariyo jasaka laahu khayr
Msha aallah well ilaah haku barakeyo
man sha allah walal wad mahadsantahy
Wewe Cabaa walal masha allah walal is haku xido masha allah
masha allh shukrn wll
Mahdsanid..
Bugaagta horumarinta nafta miyany jirin wabsaydyo lagu iibiyo?
shukran walal
Jasakallah macalinkyga❤️
aaad iyo aad ayaad umhdsanthy
jzakallah kheyr
mahadsanid nabadoon
ayuun inaan kaa iibsado doonayey markaa sidee u iibsankaraa numberkaaga what'upp
Shukran Akhi
thankz mashallh
Alla haka abaal mariyo walaalkay waa darsi fiican
Maasha Allaah wllky
Jasakallaahu kheira
Asc wll sidee uheli karaa buugan hanashada dadka
Sxb qaaali, waxan ku waydinhaya qofka aad xidhidhka ledihin mawaydin karta markasta mesha u aaadayo
Mnch allaah wllky
Thnks bro
mshllh wlal Allaha kubarakeeyo
Masha Allah
full xushmad ustaad ayuub sakiin yusuf
manshaa allah
tabaraka laah
Kkk wlhi waa iga qosliyey Ayub
Insha Allaah
thanks my brother
Mashaallah tabaarkallah
ala yacisak ayub siwacan kaga faiday aniga run ahanti kahelaa
Mansha Allah alle ha ku barakeeyo
Masha Alh wil
Mash allhaa wllo