Masha allh. Hooyo fican baa ku dhashay illhy ha kaa caafiyo jecayla aa u qaaday qof aan ku fahmin. Illhy ha kaa masaxo. Wa xanun jecel qorbo kugu dhacay
Qalbiga Allaha kuu dajiyo,Rag badan oo qiimo iyo sharaf leh hooyoyin kaliya Soo koriyay,waxba kaama halaabaye,kasoco ninkaan,Is adkee ,be strong mom,I pray to see u successful soon inshaAllah,
Abaayo sax alahamdulillah wax Walmart oo illahey keney. Wanaagsan Ito xumanba. Move forward abaayo wax wall a ilmahaga ayaa ku baahan. Adkeso, Somali maxamed a waa ka walayan. Xanuunka aad mareso cidna ma daremi karto aan adiga aheyn. Hadalkan aan kuleyahey waa mid aan aniga experience o leyahey maha mala awal.
Adiga quruxdaada maujiidid nin kunacay siliciisa inuu tagaa laqaataa tankale nin fiicani niyada kaajabin maayo ilmahaaga hadad qaymaynaysid kabax media ha insha Allah
Sister, may Allah grant you patients and make you happy. Try to support yourself and forget the past open new page to yourself, say أعوذ بالله من الشيطان الرجيم ولاا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
Wl wey fahmeysa in culeys hada saaran yahay insha allah anaga dhan aya la rabna in ay xijaabkeda xidhato lakin xalaad depression ba haya allah ha caafiyo
Ma nin baa inacay bay u ooyeysaa mise xumaantu ku sameeyey ka ooyeysaa?mucjiso naa ma ninbaad jeceshahay horta?waa qaniinyadii u horeysay waa dhow bay numb noqonaysaa suga😂😂😂cafimaad baad haysataa hadaadan numb noqon bilaa jixaan jix raga jilaafaysa oo kaligeed taagan war ma waalid waad caafimaad qabtaa gabarey, waaba ooyeysaa ciil bilaa oohin ah biyo kuma liqin wali waad dhowdahay
Masha Allah waa hooyo fiican ee Ilaahay ha caafiyo gabadha nin aadano ayay is raacisay.
Masha allh. Hooyo fican baa ku dhashay illhy ha kaa caafiyo jecayla aa u qaaday qof aan ku fahmin. Illhy ha kaa masaxo. Wa xanun jecel qorbo kugu dhacay
Mansha Allah Hooyo mcn Allah ku daayo carurta Allah ku xafido ducadayda Allah ku xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Gacalo abbana wax mabadbaadsho Aabbe laaana wax uma dhintaan qofwalbaa qadar ayuu leeyahay illaah owlaada hanoocaafiyo hana nooxafido baarina hanooga dhigo Aamiin Yaarabi
Qalbiga Allaha kuu dajiyo,Rag badan oo qiimo iyo sharaf leh hooyoyin kaliya Soo koriyay,waxba kaama halaabaye,kasoco ninkaan,Is adkee ,be strong mom,I pray to see u successful soon inshaAllah,
Hooyo macan wlhi waa Hooyo ficaan o fahmaysa gabdhed illahaay qalbiiga ha uga sarao xusuustisa iyo xumantiisaba allah uamiin
Illahay wuu kuxafidi isha allah mafiishar
Alla hooyo fiican baa ku dhashay masha Allah
Abayo macan samiir alle haku xafido ❤
Maa sha allaah tabaaraka raxmaan illaahey haku xafido hooyo mcn baa ku dhashay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah Hooyo Mcn 🥰🥰♥️♥️♥️♥️🥰🥰👈
Hooyo fiican ku dhashay ee waanadeeda qaado huno
Ilaahay quruxdaada haku tuso iyo inan dhalinyaro tahay caruurta marna adogu hay marna isagu ha hayo marka jacayl cusub bilow oo nolosha sii wado qaali ilaahay halu gargaro
حسبنا الله ونعم الوكيل كل من خان امرأة
She is like my mom❤😢
Be strong
Nin raag ah gabar ka ma oohiyo🫦🫦
Wa hoyooyinki la yiqiin sharaf iyo cisi leeh
Gabadhedana si fican ula hadashay
Gabadha yarta ah allah ha caafiyo i
Hooyo macaane. Allah u xifdiyo❤❤❤
Abaayo sax alahamdulillah wax Walmart oo illahey keney. Wanaagsan Ito xumanba. Move forward abaayo wax wall a ilmahaga ayaa ku baahan. Adkeso, Somali maxamed a waa ka walayan. Xanuunka aad mareso cidna ma daremi karto aan adiga aheyn. Hadalkan aan kuleyahey waa mid aan aniga experience o leyahey maha mala awal.
Wll qalbiga adkeyso jaceyl waa balo runti isha allah khayr
Dumaashi waa jeclan kartaaa lkn waa ku jeclahye calooshada xiro
Xaqa Allaha kugu sugo Qalbiga Allaha kuu dajiyo
Qalbiga Allah hakuqabojiyo
Nin hadaad kadaba carartid wuu kaa cararaa ogaada ilmahana anaa aabo la aan korsaday malina uma baahan ee illaahay talo saaro
Soomaaliyeey Gabadha U Sheega Madaxa Daboolasha Ayey Aad Ugu Qurux Badan Tahey
Abaayo nin biloo aadamah qalbigaaga lama raacsiiyo ilaahey qalbiga hakuu dajiyo waalid kujecel ayaad heysataa ee ilmahaaga kumashquul iskadaa ninkaas tasbiixdana badso iyo adkaaraha insha allaah dhibka waad kabixidoontaa
Gabadhay dhexda xiro faarax faaiido ma leh ee ha israacin.
حسبنا الله ونعم الوكيل
Gabadh ha loo duceeyo😢😢😢😢
Nacarka Ilmaha Dhaley Ilmihiisa Wax U dhaamo Maleh Gabadha Hakusoo Noqdo Madaxa Ha U Dejiyo Ilmihiisa Ha Ilaashado Waa Gabar Aad U Qurux Badan
Adiga quruxdaada maujiidid nin kunacay siliciisa inuu tagaa laqaataa tankale nin fiicani niyada kaajabin maayo ilmahaaga hadad qaymaynaysid kabax media ha insha Allah
Sister, may Allah grant you patients and make you happy. Try to support yourself and forget the past open new page to yourself, say أعوذ بالله من الشيطان الرجيم
ولاا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
Sorry Abayo
Intaa ooy ooyi kartid oo waliba ilmo kaa imanayso farax majo baasto ka carar gabareey, anagu ciil bilaa oohin ah oo qalalan baa dhuunto markay na xiranto biyo isaga dajinaa oo gas aan ka qaadnaye
🤣😂😅
❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢
Hooyo rer magaala ayaa ku dhashay
Istares ba ka muqda hoyadan somliyed
Allah qalbiga howga saaro
😢😢😢😢😢
❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤😢😢😢
Labo rakkac salad duko ilaah tuug ilaah qalbigayga iga bixi dheh ilaah llaa yinsaa cabdo ilaah talada Saaro
Saan dan kuuma aha ee kadanayso nin kaa tagay hadad qaymaysid wuu sii cararayaa
naa iska illoow dee' faarax majobaasto meelkastuu joogaaye' waddan horumaray ayaadba joogtaaye ilmahaaga korso' ilmaha yaan lagaa qaadan' ninka dartiis ayaad u ooyeysaaye' ilmaha waxba kama hallaysnee' BE STRONG PERSON' 😏😏😏
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
naa salaada tuko oo alle bari oo madaxan rifrifan qarso foisha xun
Adiga miyaa uhoreeyay naag laga tago boqolkii sagaashan iyo shan waa laga tagaa maxaa kaa qaldamay mcnto Pls waad qurux badan tahay taas ogow
Nin Somali inuu gabar ilmo udhashay waalo maahaane dad nimo kale ma leh.
Inaanta waxaan dhihi laha caruurtada iyo adiga hooyada u taga inta xaalkagu degaayo
Way niyaada jabtay
Abaayo isdaji.
akhas
nin looma ooyo
Gabadhan ax
hooyadaa kuma odhan xijaab xidho
Wl wey fahmeysa in culeys hada saaran yahay insha allah anaga dhan aya la rabna in ay xijaabkeda xidhato lakin xalaad depression ba haya allah ha caafiyo
Horta ma ogtahy qofka hadu maskaxiyan u xanunsado inu marfuuc canil qalam yahy?? Salada ilahy nagu leyahy shurudeda waxa kamida al caqli qof maskaxiyan isgu bhqsan caqligisa mafadhiyo e dadka ad atagaysan iskadaya soomaliyey ilahy hacafiyo gabadha
Meeqa cunug ayaa haysataa sbaayo
Hooyo wanagsan