Wa laga duceysta Faarax socdaal,Wa cadow ku qoskayo dhimashada rabo.Naag ayadana dulqaad iyo been ay Nafteeda u sheegatay aya dhibtey.Inaad ku waano qaadato Naago kale Nin dhibaateyay oo ad maalinkasta arkeysaan.Naftiina jeclaada Naagoow.Walaahi sidaan dareemayo Masha Allaah Nin wa ba buuq miiran an aamisanahay.Ilmo inaad dhasho kaliya u guurda Marka ku daneeyso ka daneeyso Faarax socdaal yuu ku waalin wa cadow.
Walaahi gabadha iyo wiilka waxay ahaayeen reer RUclipsr laakin waa dad wax barta is caawiya see u dhaqmi jireen inkastoo qurbo marka aad tahay family hadan caruur haysta jaamacad dhigta kuma ay badneen markasta waxay dhihi jireen anaga arday baa nahnay oo waa marka ay I soo guursadeen kabacdi awlaad baa illah siiyay anigoo rabin inaan ku danbaabo reerka ma laga dhex shaqeeyay walaahi marka aan arkay waan yaabay waxaa iri wejigan ma kugu cusub ee see wax u jiraa in kastoo gabadha kasta oo dhib ku dhaco la soo aado social media hadan reerkan uma maleen maayo wax ku dhacay in ay wax yar yihiin laakin aan u duceeno inuu qalbigeeda uu dhaawacin dhibka haysta 😢😢walaahi waan ka naxay reerkan see isku jecelaayen illahow qayr dhex dhig
Nagaha somalida in laga tago ayaga sabab u ah rumiyay tunta alla nagu jecel labo mid ayana looga taga inay tahay qof xun oo aan nafteeda iyo ilmaheda iyo ninkeda waxba ugu ool ama inay tahy qof ninka ka dabo cararto aan nafteeda qiimo siin
Asc wr wb abyo rumiyey meelo badan in laka fiiriya were sababto ninka iskama tagayo bila sabab hadu balwad walan leyahay waa tagaa op qofka balwada leh midba midee ka xun tahay hadu aheyn qof balwad leh ninka ima la sixray oo asigaba iska dhiban yahay si wuu kaaga tago ima lo dhibateyay meelo badan halaka tuujiyo arinkaa kheyr alle haku dhsmeyo❤❤❤
Haduu ninku tago ma ilaahayba tagay ninkauyga wanaag uun ba nagadhexeeya mana daba galo imana imana dabagalo koloyba waxaa ogay inaan maruu kaltagi doona ama wad hanakala qaado ama calf
Alaa rumiyeey ilahow odayasha noo daa manta heerka tagan tahay xaaji lacag ba ku so garsiyeey isaga yurub ku kenay wa ku asturay asagaa bu ka kor mariyey lacag Kuma xisabiyo caruurta quruxda badan ba ilahay ka siyey nin sirtisu wa Haye wax kasta bariyad hada iska dhigto xata nag kale hawaysan maayo iyo carafta iyo caloshana u buxi ilahow aan Nala furin wa ceeb nag la furaa Baye akh weye
Riyo ad ku jirtaaye ku soco,Adigaa yaabi doono,Walle waxan dhacayo hadadba weli ku waano qaadanin riyo dheer ayad ku iirta ama Doqon ad thy.War armaad Nin tht magac Naag so qaadey si uu Naagaha qoor sagaaro loogu hayo uu rabo.
Maasha allaah hooyo qaali sh aya dhashay wa runted qof bini aadam ah la iskuma xiro . maskinta qalbiga ilaahey ha uga tir tiro
Gabdhow nin tagey yuusan caafimaad kiina la tagin. Hadaad stress dreeentaan kuwiina wadamada horumaray jooga fadlan therapy aada intaad social media kasoo dhax oynlaheed oo faaraxii tagey dhoosha ka qosli lahaa oohintaada ku raaxeysan waxaa kaaga fiican oo aad nafis iyo caafimaad ku dareemeysaan inaad therapy la xiriirtaan, Xowqadana aad aqriskeeda badisaan oo Allah isku xirtaan.
Wa laga duceysta Faarax socdaal,Wa cadow ku qoskayo dhimashada rabo.Naag ayadana dulqaad iyo been ay Nafteeda u sheegatay aya dhibtey.Inaad ku waano qaadato Naago kale Nin dhibaateyay oo ad maalinkasta arkeysaan.Naftiina jeclaada Naagoow.Walaahi sidaan dareemayo Masha Allaah Nin wa ba buuq miiran an aamisanahay.Ilmo inaad dhasho kaliya u guurda Marka ku daneeyso ka daneeyso Faarax socdaal yuu ku waalin wa cadow.
Gabdha ha qaar waa masaakiin ninku hadu tago ilaahii ku abuurey kaama tagin gabdha waxaa jira markii la furey go'aan ku gaarey nin dambe ineysan guursan laakiin ilaahey go' aan ugu badaley mid aysan malaysaneyn oo ay isleedahay waxaan run maaha malaha waad riyooneysaa naxariista ilaahey lagama quusto
Qalbi manta sidan U farxay gacanta calanki wadaniya Ku jira love you qalbi
Masha’allah inader manta aniga ugu soo horeeyeey❤❤❤ ilahay caqliga ha ku barakeeyo❤❤
Waa runtaa abyo anaa kooow ka ah. Kaliyah wanan so fadhiisan tuugow xolahayga isoceli😢
Hada dumar nahay qaladka ugu weyn aan galno ayaa ah in qalbigena isla markiiba uwada furno farax taasna waa qalad weyn aan naftena ka galnay aniga xitaa wan kujira qalad ayaan galnay oo aad uweyn hadaba hal talo idin siina ana nafteyda siina taaso ah nabar wan kadhig cida udhawaneso cida raaligilineso hanoqdo ilahey weyn oo waaxid talo saaro raali galin weyn oo weyn oo weyn oo weyn ilahey raali gali walaahi cidan tageyn waa allah ilahey waxoo yiri nabigii alow rabiga muusan katagin oo mausan kucaron kwrn marka ilahey ayaa leh kama tagin maahin in nabiga bis oosan katageyn adigan adoonkiisa ah oo cabudayo xitaa kama tagayo adiga lee haka dheereyn rabiga raali galintiisa kudadaal hubal wan liibane adun iyo aaqiro aniga quran barta macala tafsiin waxaan raba ina noqdo macalimad hami qiimo leh yeelo hayelan hami nin waiga talo dumarow aaqiro wax uhor marso
Dhibaatadu waa nimankaas faraha hadii laga qaadilahaa waa farisanlahaayeen naftaada,ilmahaaga,ehelkaaga ,diintaana,dikrigaaga hadadku mashquushin waa kugu filnaanaysaa hadii lagaa tago
My allah grant her quick shifa😢😢, wax badan ayaan ka faaiiday taladaada walaashay ruumi JAzaakilaahu khayr❤
Wa sax walalaahay wan ka xumahay gabadhan
Walalay gabdhaha Allah ha udhibyareeyo
Masha Allah waaruntaa abaayo kuwa warkaada maqlo Allaha naga dhigo ani kuwa aan israacinin ayanku jiraa alx
Mashalah is true what u saying my sister ....and I feel sorry for that girl I hope she gets better ❤
May Allah grant her shifa. Ameen
illahey dhibkan ha naga dulqado malinjasto hooyo unbaa ooyeso gabdhow dhib markey idin ku dhacdo illahey ucarara ninkan hadu katagan illahey kama tagin illahey xiriir kisa wanaji wax kasto wey ku hagagayaan lnsha Allah
Abaayo waxaa tahay wax garad maansha Allah
Nimanki Sweden wexey noqden niman sidi nagaha u caron jiren oo u caroda tolow in laso caro celiyo mey raban
Walaahi gabadha iyo wiilka waxay ahaayeen reer RUclipsr laakin waa dad wax barta is caawiya see u dhaqmi jireen inkastoo qurbo marka aad tahay family hadan caruur haysta jaamacad dhigta kuma ay badneen markasta waxay dhihi jireen anaga arday baa nahnay oo waa marka ay I soo guursadeen kabacdi awlaad baa illah siiyay anigoo rabin inaan ku danbaabo reerka ma laga dhex shaqeeyay walaahi marka aan arkay waan yaabay waxaa iri wejigan ma kugu cusub ee see wax u jiraa in kastoo gabadha kasta oo dhib ku dhaco la soo aado social media hadan reerkan uma maleen maayo wax ku dhacay in ay wax yar yihiin laakin aan u duceeno inuu qalbigeeda uu dhaawacin dhibka haysta 😢😢walaahi waan ka naxay reerkan see isku jecelaayen illahow qayr dhex dhig
Waa ku mahadsantahey abaayo waanada Aad na waanisey
Nagaha somalida in laga tago ayaga sabab u ah rumiyay tunta alla nagu jecel labo mid ayana looga taga inay tahay qof xun oo aan nafteeda iyo ilmaheda iyo ninkeda waxba ugu ool ama inay tahy qof ninka ka dabo cararto aan nafteeda qiimo siin
Jacelka 💯 mafiicno wallahi ruuney youtube ayee ahaayen
jacaylka 2024 waa , Sida kubad 90minuet socota ,markay dhamaatan ruux uun ayaa uu ku dhacaa qalbi jab
Asc wr wb abyo rumiyey meelo badan in laka fiiriya were sababto ninka iskama tagayo bila sabab hadu balwad walan leyahay waa tagaa op qofka balwada leh midba midee ka xun tahay hadu aheyn qof balwad leh ninka ima la sixray oo asigaba iska dhiban yahay si wuu kaaga tago ima lo dhibateyay meelo badan halaka tuujiyo arinkaa kheyr alle haku dhsmeyo❤❤❤
No Gabadhas wa iney Quraan saar ama cilaaj sameysa wxa dhici karta in sixir kala geynta reeraha lagu sameeyey aysan ogeyn mrka plz usheega
Wlhı waa runta nın somalıyeed oo dhanba waa safar bırı ayuu baxaya manta xalada aan daremayo waaye diadıgo dacada marka lagu dulmıyo ma samreysıd dhaqso waayo waa xanun adan xamılı karın 😢😢😢😢😢😢😢
Hooyo waxgarada kartileh
M.a abayo waxaan ahay hooyo cusub waxbadan baan kaafaa iday ilaahi hakuxif diyo❤
😢😢😢
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha nonaxariiso
Sax weeyaan
WCS WALAASHAY 🫀 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤
Asc abaayo runta ayaad shagtay illahay xaqaada illahay baa siinayaa
Asc iskumal majogtin. Abayo caawi. Please
Naa wlal hde ruumiyey qalpigu waa isku mid ama wax baro ama wx ha baran hhhh mida kle illaahy dumarkena hno xafido
Si fiican baad ula hadashay. Xataa hadaysan waligeed nin helin uma qalanto inay nin baniaadan oo 9 bilood ki dhashay iskugu bahdisho
❤❤❤❤
Xayawaan jahiilad ah.
😂
Mxa dhacy
Haduu ninku tago ma ilaahayba tagay ninkauyga wanaag uun ba nagadhexeeya mana daba galo imana imana dabagalo koloyba waxaa ogay inaan maruu kaltagi doona ama wad hanakala qaado ama calf
Wlhi waa taan hbn iyo maalin ku seexdo inuu maalinuun tagi doono sababtoo ah kama fcnd waxaa dumar laga tagay isna kama fcna waxaa rag tay hada shan caruuran noo joogta alxmd hadana hbn kuma tashado alana qalbiga ha inooga reebo wlhi sidaad ka arkay aduunkuu iigu jecelyhy hawsha guriga wuu ila qabtaa alxmd caruurta dhmntood wuu ila koriyay umusha cidi ilama joogto aan isaga ahay waliba anigoo xafadayada isku magaalo joogna hada sidaasoo ay thy qalbigu wuu is badbadalaa biribii is badali karaa
Saasa karaba ilahey dhib haidinka haayo xabbti lkn waxwalbo kutasho waayo qalbiga biniadamka qalbigiisa woo isbadala markasto miirkada hauwayin ibno adam ado kaleh ah ilahey nagama qaado miirka@@UmuUpthirahmaan
@@Hidanhuda aaamiin aaamiin wll mcn
Alaa rumiyeey ilahow odayasha noo daa manta heerka tagan tahay xaaji lacag ba ku so garsiyeey isaga yurub ku kenay wa ku asturay asagaa bu ka kor mariyey lacag Kuma xisabiyo caruurta quruxda badan ba ilahay ka siyey nin sirtisu wa Haye wax kasta bariyad hada iska dhigto xata nag kale hawaysan maayo iyo carafta iyo caloshana u buxi ilahow aan Nala furin wa ceeb nag la furaa Baye akh weye
Walee war mahaysid saas waaladhahaa lkn illhy kuma tuso nin aad raliyo uthy caloshisa sankisa isqurxintada kadhistid ayaaa waxaas dhan arkenin kuxumenayo kudhobaayo markaad caruur badan udhasho adoo kusabraayo kufuraayo matuugee nin kaasocdo ha I furin Maad ledahy
Hhhhhh Maxa Furninka ceeb ka dhigay sis hadu ceebyahay maxa quranka iyo sunadaba lugu shegay 😂Naa naga amus waa adokale kuwa marka la furo oya
Inta hore baaba lagu qaatee
Naag la furay akh kulaha ka fiirsho hadalkaga
Riyo ad ku jirtaaye ku soco,Adigaa yaabi doono,Walle waxan dhacayo hadadba weli ku waano qaadanin riyo dheer ayad ku iirta ama Doqon ad thy.War armaad Nin tht magac Naag so qaadey si uu Naagaha qoor sagaaro loogu hayo uu rabo.
@@Xalimo421 qoor sagaaro hhhhh
Nin weeye say ila tahay mise wali dad aan aduunka waqtigaan la soconbaa jira
Naagtaan mental illness mataqaan miyaa?gabadha waxanuusan karataa… waxabarasho iyo karti iyo waxa kastona is out of the window.
bal ii sheeg, ma laa talisay mise waad dhaleecaysay. Hooyada waas
Way latalisay maca dhacay
Runta miyaa kuxanuujineeso walal😂😂😂😂😂
Ruumi waa gaber boqorad ,hooyadeed haha caayiin,nimanka noocaaga bee gabdhaha ugadigeesaa....
Sax
waxba nooma sheegin. 80% waxa aad sheegayso waa been. waxaad isticmaalaysaa muuqaal gabadh yar. Waxaan aad u hubaa inaad isticmaalayso muuqaalkeeda ogolaansho la'aanteed.
Ma farax safar baa walaisla safraya faraxow inader laisku fahan😅😅😅
Farax isdaji 😂😂😂
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤