Xog Cirro oo ka leexday Wadadii Muuse Biixi miyu isu dhiibay Somaliya iyo Jabuuti? Aqoonsi Itoobiya?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 янв 2025

Комментарии • 64

  • @abdisalamelmi55
    @abdisalamelmi55 20 дней назад +7

    Mashallah Guuuuuuuuuul Somaliland waydhaqaaday Somaliland ilaahay habarakeeyo hailaayo hadhowro Qaranka Somaliland kanaxoo NAFTA waa Huwaneey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 21 день назад +2

    INSHALLAH KHAIR ❤

  • @BreakableLucid
    @BreakableLucid 20 дней назад +1

    Somaliland love somaliland 💚 Allah manshallah 💚 voted 💚 🗳

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 21 день назад +2

    Xirsi oo lacag yar la siinayo ayaa maseyrkii ummadan god ku ridaya. Xirsi waa in la khaarajiyaa. Khayaamadii hore ayaan waxba laga weydiin lkn tan maanta dhacdey waa in midh cas wajiga lagaga dhuftaa!!.

    • @IsbedelkaSomaliland
      @IsbedelkaSomaliland 20 дней назад

      Waar beenta dadka ka daa meel walba waxa ka qaylinaaya cayayaan kii kulmiye ee dalka iyo dadkaba baabiiyey

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 20 дней назад

    Waa run

  • @123xamda
    @123xamda 20 дней назад

    Guul somaliland ❤❤❤

  • @NagaadMohamed-s3x
    @NagaadMohamed-s3x 20 дней назад +1

    Guuul insha allah Somaliland

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 21 день назад +2

    Hjlo X wadani iyo X Kaah baa Hunguri iyo wasiir muqdisho ayey Damiirkoodii siisanayaan waxoogay midh midh baa raacsan

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib 21 день назад

      Jamhuuriyada dimoqoraadigaa ee soomaliland government guuuuul

  • @HajiabdirashidIssa
    @HajiabdirashidIssa 21 день назад +2

    Xukuumada Somaliland oo God Ku dhacday

    • @xaqudirir244
      @xaqudirir244 21 день назад

      Kaalayo ka soo saar afku xooglow meesha ma in kulmiye ka talinayad mooday

    • @abdirizakabdi1913
      @abdirizakabdi1913 20 дней назад

      @@xaqudirir244 kelbed inaga AA'mu adiga iyo hurdaaye ba. Keesheli iyo gorgorad buu Xassan sheikh iyo IOG usoo gashtey

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 21 день назад +1

    Ninka waalan tolkii ayaa umiyir qaba marka habar jeclo ama ha toogtan ama xa xidhaan iyagaa loodayn tolkii

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 20 дней назад +1

    Guul darro ayay ku hogaaminaysaa cirro wuxuu u haystay in muuse lala dagaalamayo laakiin waxa uu immika ogaaday in jsl lala dagaalamayo

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 21 день назад +1

    Xasan safar dab iyo gaas

  • @foosyakulmyaa
    @foosyakulmyaa 20 дней назад

    somaliland guul guul

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 21 день назад +1

    Lagama leexan karo wadadii shacabku u codeeyeen

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d 21 день назад +3

    Isbedelki wadani ma nowadays kkkkkkkk

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 21 день назад +1

    sow xirsi oo hada ka hir soomaaliland khatar galiyey meydaan dooran ka xaaxaabiya.

  • @امحسين-ي3ق5ث
    @امحسين-ي3ق5ث 21 день назад

    ❤❤❤

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 21 день назад +1

    News maxaad ku soo gudbisay macno la aan dheh Why waa Ogaysiis ee war maaha qof wargaleeni dheg siiyo

  • @ApdirahmanJamac-n1e
    @ApdirahmanJamac-n1e 20 дней назад

    Adigu mabaadshidaa warkaagawaanurskadaynaynaa

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 20 дней назад

    Cidkastaaba hays dar darcisee xaqa ayaa guullaysanaya noo shira turki iyo talyani cida aad rabtaan soo kaxasta daaaaalin ma aflaxo

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 21 день назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 20 дней назад

    Guultaro cirro waa niin aad ulitaa muxu ugubahanyahaay dawlaada fadiidka aah ee xamar iyo jabuuti waar ninku waa nacaas tulli foqool tulli weyan Belo kumarteey deeh

  • @demhalladbaruoras5270
    @demhalladbaruoras5270 19 дней назад

    Cadowga kobad ee Djibouti ledahay waa reer riyo kunol kuwana siyasad ayan ku babineyna ee hubmaha

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 21 день назад

    Jabuuti iyada meesha yaan la keeninba waayo siyaasadeedu somaliland iyo somalia labadaba midnimo iyo kalatag midnaba lama rabto Wax walba waa inay debada ka ahaataa jabuuti wixii kale ha joogaane

  • @ahmedosman6344
    @ahmedosman6344 21 день назад

    اخى الكريم انسى صوماليلاند هدا الرجل وحرسى هدفه مقديشو ولاكن يجب على الشعب التظاهر

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan 21 день назад

    Xirsi gaab ha la qabto ha dilo. MW.CIRO HA QABTO TUUG XIRSI GAAB. WAA CODKA SHACABKA S.LANDERS

  • @gjama9511
    @gjama9511 18 дней назад

    SOMALILAND 34 SANO HABAR AWL BAA CUNAYSEY OO KUJIRTEY JAQ OO JIIF, AWALOOW WAADKALAADLAADAA SOMALILAN SIDAAD UGA DEGTEY TALADA EE DADKAA 34 SANO DHIBANAA EE AAD XUURTADA KU HAYSATEY KA HADH !! WALAADAN TALADA DALKA AADAN KUSOONOQONAYNE !

  • @ClraxmaanAxmed-zy8ej
    @ClraxmaanAxmed-zy8ej 21 день назад

    Hush hush hush

  • @gurmadabiib5504
    @gurmadabiib5504 21 день назад

    Soomaliland waa lama taabtaan jabuuti maxaa yaal waa jasiirada Ethiopia waxa badan ayaa inaga dhaxeeya

  • @Mrkhadar555
    @Mrkhadar555 21 день назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wadani

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 18 дней назад

    CIRO WUXUU BALAMO LASOO GALAYE CADOWAGA SOMALILAND MUUSE KU XUMEE MAANTA GACANTAA LAGU HAYAA.

  • @asmamahed5176
    @asmamahed5176 21 день назад

    Madaxweynaha xata bilo ma hayne ha laga dhaco oo ha laga war sugo 😂

  • @haanihaaroun2865
    @haanihaaroun2865 21 день назад

    Xirsi iyo xaashi, ayaa,wadanka,lugooyay

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 21 день назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sulimandaud3140
    @sulimandaud3140 21 день назад

    Nabadi ma jirtee wax aanu iska celino isaaqow ilmaadeerayaal miyaa aniga lay tudhay ninkii taag yaraa dhimay

  • @HassanYousuf-b4f
    @HassanYousuf-b4f 21 день назад

    Shirla xirsi ee jabuuti miyaad illawday mise wasd qarinaysas😊

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 21 день назад

    Ku ma dhaco ciro waxa mash ka taliya xirsi laakin shacabka ayaa ish ku hay ciro iyo dowladiis

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 20 дней назад

    Bixiyoooo lagu tab ilaahaw tacabkii Snm ha baabin som dhawR

  • @XuddefiCfataax
    @XuddefiCfataax 21 день назад

    imika maxaad noosheegtay bal

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 21 день назад

    Waxaad iswaydiisaa cidii kulajirtay dagaalka dubla maasiyadeed jamhuriyada somali land cidii dagaalkaa kulajirtay wuxu ahaa xisbiga wadani oo talada maanta kuuqabatay somali land sidaasay kugudaysay mudane

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 20 дней назад

    Caqli idinka jiro? Ciro iyo Xirsi mashruuc bay soo qateen midayen ah. Bada xasan baa ibiyey iyagan shaxadkii ba hada Xisi Japuti u doonay.

  • @xuseenxasan
    @xuseenxasan 21 день назад

    XUKUMADU MARKAY SHIRK A SOMALIYA BILAAWDO AYAY SOMALIYA ODHAN NAYSAA FARO GALINTA IYO ICTIRAAFKA NAGA DAAYA WAN HESHINAYNAA, MARKAA SHACABKA YAAN LA KICIN AYAN LEEYAHAY XUKUMADAYDA. HAWSHII ICTIRAAFKA HA LA GALO WAA TALO NASTEE OO QARAN EE XUKUMADAY KA FAKER INTANAD FALIN.

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 18 дней назад

    Ciro godakaa muuse u qodayasaana ee ku xumeeda ayaa maanta adiga kugu rideena Cadowagii aan idina kala jecaleena adiga iyo muuse hhurdaayo

  • @hiboahmed4819
    @hiboahmed4819 21 день назад

    Reer somaliland idinka ayaa doortay nin dalka hore u dhiigaaya oo hurda maye dadkii qaylin jiray ee war baahin taagnaan jiray idinka ayaa doorateen ka xaaxabi

  • @KayseCaliShaqaleh-m7e
    @KayseCaliShaqaleh-m7e 21 день назад

    𝐱𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐪𝐨𝐨𝐬𝐥𝐚𝐲𝐞 𝐦𝐚𝐱𝐚 𝐢𝐧𝐚𝐚 𝐝𝐚𝐚 𝐛𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐠𝐚𝐮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @abdulrahmanali8421
    @abdulrahmanali8421 21 день назад

    Inkaa doortay

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 21 день назад

    Is qab qabsiga soomaaliya iyo Ethiopia waxay Dan u tahay somaliland

  • @SuadKab
    @SuadKab 21 день назад

    Adeerkaa Xirsi gaab ka hadal oo kii qaldan ee tuuga ee dalka qiyaamaya umada u sheega oo reer ahaan hawga aamusina waakaa jabuuti ku soo iibinaaya jabuuti tii horaa lagu dhaafay oo uu xamar inagu celiyee

  • @anabomar2491
    @anabomar2491 21 день назад

    😂😂😂😂😴😴😴😴😴

  • @siciidyare4185
    @siciidyare4185 21 день назад

    Madaxweynaha la doortay ee Ciro wuu ka aragti duwan yahay Muuse isagaana u madax banaan siyaasada uu dalka ku hogaaminayo

  • @macalinfarxaan321
    @macalinfarxaan321 20 дней назад

    Itoobiya bad ay leedahay ay rabtaa sifiican uga fiirso waxa aad Soo duubeysid waxa Aan kaalay Noqday subscription

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 21 день назад

    18 may ayuu muuse sheegay inay wax walba dhameeyen ee xaga ethiopia laga war sugayo, marka oromka labac labac laynaya

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 20 дней назад +1

    Kulmiye iyo shacabkuba diirad ayey ku hayaan dawlada huruda ee ciro haduu qaranka u hogaansami waayo kursi ayaa laga tuurayaa

    • @IsbedelkaSomaliland
      @IsbedelkaSomaliland 20 дней назад

      Qaran dumis ayaad tihiin reer kulmiyoow beentii way dhamaatay ee laqabsada runta

    • @HanaQalbi-x2j
      @HanaQalbi-x2j 20 дней назад

      @IsbedelkaSomaliland waa la arkaa cida cadowga u niikisa yusra hartoyey