Ilahay khayr ha ku siye iso Duce anigana ninkeyga Hal dalqo igu furay gabar yarna waa naga dhahaysay alle inuu reerkena no so cesho igu so duce wan is jecelnahy isfahmi waa yar iyo arimo family na so dhex galay 😢
Wahi waligay man ku fakarin nurdin iyo atarisho badiyo way kal tagayan 😢😢😢 waxan ku waydinaya lab ma markay matano ku dhashay ayayd qalbiga ka dhawacays wahi waxa ina rag nolo nala waxab fayido maleh wayo iniki laha adunk ayaan ugu jecely dhihi jiray waa kas waxa ina raga lo dhaloh wahi mah ax ax😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Dadka fiican cassis ma waayaan so🙏Nuuradiin iyo Atariisho Dad Cadow Badan leh Aa tihiin barkee waxaa waaye labo qof dhallin yaro ah oo illaahay Subxaana Watacaalaa Awlaad qurux badan Oo Caafimaad qaba illaahay siiyay so quraan isasaara illaahay caabudo You Tub waa ogahay dad talent leh Aa Tihiin so ✌️💕❤️
Prank nin iyo naagtiis irsaaqad ka gashay waa kala tagney iyagoo hal guri isla joogo walaahi waa qasaaro ilmahaan aad lacagta xaraanta lagu keeney cunsiineysiin joojiya ilaahey ka cabsada
Nuuridiin iyo atariisho hal mid baan dhihi lahaa waxaad tihiin lamaane nolosha hda ay u macaanayso plz noloshiina ka daaya beenta iyo balaayada bari tan inaad ka shalaysaan baa laga yaabaa ilahy Ulaabta
wll imaan amiin wll waxan ku dhihi lahaa wiilkan iyo xaaskiisa dhex gala hadey runthy Kala maqnaanshahooda Waa dad ilmo isu dhalay Sina Kuma Kala go. aan allaha quluubtiina haysku soo celiyo Kala tagiina Kuma faraxsani runtii
Ilahay ha isku sooceliyo waa fmily aan jeclahay dhaxdiina waxa kujiro ilahay ha idinkasaaro❤😭😭
Oo maxa ku dhacay sistar ya isku diray waligod may Kala tagine 😢
War ninkan wa.abe kada.suasha badan xiita hadey.kala.tagen. isku.caali inshallh.❤❤❤❤❤
Nuuradin iyo atariisho allow isku barakey ❤❤ waxana benwaaaye dhaha wayo lamanaha aan kugu jeclahey kamid tihiiin wahi😢😢❤
Nuuradiin wejigisa laga garta in problem hysto illahy suu jecelyhy ha uga dhigo inshaa allah😢 masskiinka haku diganina dhiba hystee
War reerka heshiisiya haday waxani run yihiin Allah ka baqa oo islaax iyo wanaag ka shaqeya.😢
Nagadaa nuradinow wajigaga waxas u eg yahay nin xasle ah 😊marka nagadayo dhibka waan iskin jecelahay adi iyo atarishado🎉❤
😊😅
Wa prank noi
Faduma iyo nurdin alle ha isku barakeyo wlhi wa dad aad uwanagsan
Nuuradiin arin tani haday runtahay please reer qurux badan ayad haysata haku ciyaarin.nimcada Allah ku siiyo wala ilaashada.
Iso rac inader
Aniga xitaa waan laba shakinayaa iney run tahy Io in kle walaalo yaalow quruxdiina meel. Ha ugu dhicina
Maxaa kaa galay
اللهم صل وسلم على نبينا مُحمَّدﷺ
Hada waxan run miyaa ilaahey dhexdoda qer ha dhiko wey isku faraxsanayen 😢
Noora diin hooyuw walaahi 50 ku
Dhali kartu waa ku duceeynaa
Reerkaada soo cesho
Waxan ku noolahay SuCuDiGa
HADAAn CiMRUTAGAN WAAN
KUDUCEEY NAA KACBADA
DARALAAN IDIIN JECLAHAY
Mamo qer alah ku siiye kacbada markaa tagtid ana isoo duceey wan xanunsahay mana haysti waxan kusoo ado xajka
Ilahay khayr ha ku siye iso Duce anigana ninkeyga Hal dalqo igu furay gabar yarna waa naga dhahaysay alle inuu reerkena no so cesho igu so duce wan is jecelnahy isfahmi waa yar iyo arimo family na so dhex galay 😢
@@umuhamam4616Allaha isku kiinso celiyo yaa rabi
Wahi waligay man ku fakarin nurdin iyo atarisho badiyo way kal tagayan 😢😢😢 waxan ku waydinaya lab ma markay matano ku dhashay ayayd qalbiga ka dhawacays wahi waxa ina rag nolo nala waxab fayido maleh wayo iniki laha adunk ayaan ugu jecely dhihi jiray waa kas waxa ina raga lo dhaloh wahi mah ax ax😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Walhi bilahi waa beeen furiiinku waayo qof aaad katgteeen ooo intaaa is dl hayò yaaan laydin walin
Waaaa been apyo wa Saad u fahnty
Masha alaaaaah xafidulaahi ❤❤ mami ruunta ka hadashey ❤❤ guuleso ❤ kuleyahay ❤❤❤❤❤❤ labadan hore u soco dumasha wlky Quran hala saro isha baniadanka wa xun tahay alaah isku qawojiya inshalaah ❤❤❤❤❤🎉
When this prank will end up
Dadka fiican cassis ma waayaan so🙏Nuuradiin iyo Atariisho Dad Cadow Badan leh Aa tihiin barkee waxaa waaye labo qof dhallin yaro ah oo illaahay Subxaana Watacaalaa Awlaad qurux badan Oo Caafimaad qaba illaahay siiyay so quraan isasaara illaahay caabudo You Tub waa ogahay dad talent leh Aa Tihiin so ✌️💕❤️
Illhay ha isku kiin soo celiyo inshaa allha illhay niima kala wado❤❤❤❤
Iso raac inader
Iman waaa reer comment
Hadadan rabin in ad ka hadasho why aad cinwan uga so dhige war veiwka meel kale Allaha idinka siiyo
Nuurdiinow Abowe Samir ayaa lagaa rabaa reer la aan waa wareer Ilmaha koriska waa Shaqo wexeey rabtaa samir gabadhana Anagaa lahadleeyno
Ani waxan ma fahmaye media yaha ka socda 🤔...family isku waara leyahy ❤
Lawathan iney kalatagan hasugina rer commentlanow .... ilhay makalageyo😢❤
ALLAH haku barakeyo wll rerka ee ha Kenin social media familiga hadad xata kaladhamataan ciyalkaga la fikir
Nuradiin wa atoraha somaali walahay mauqalmo xanaq ekadaya ninkakeliya ankawatoshashiyaallibiyaha quruxdaada alehakubarakeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Lamaanahn quruxda bdn plse sidiiinii kusoo nqda
Allaah khyr haka dhigooo wlll Allah idima kaĺà fogeeyo
Allah haysku kiin so celiyo inshlh ubad qurux badan ba idin dhex yale 😢
You never ever give up your family
Prank waaye 😂
Mama duni idin shegaye hada masajidka ciyarta ka dawadan
6:13 kkkk
Maxa ka galay Qac weyn waye kkkkk😂
Fans 27 1000 like
I should probably go 😢 ankh in his mind and his head are not in his hands 🙌 come back to this 😂
Nurudin dhafar iyo murugo ayaa ka muqato ee allo qerka wafaji familkaan🤲
Wa kaftan idah 😢😢😢
Asxaabeey arimaheena muuqal yar oo cajiib aa soo duuby ee maa fiirsateen 😂😂😂
Nuuradin iyo Atarisho badiyo may kala tagen ma ogene😢😢😢😢
Nin waa nocaas gbdha umusha oo qalan mxaa ufurte hdy run thy hadii klne ay ben thy kanoqda wxn maficne allh idin barkyo
Meshan prank ka socdo walee dadkaan waa dad is qaba ilmo isku haayo reer comment aa la rabaa in prank lagu sameyo 😢
Nuurdiin iyo fatmiina waa iga talo balaayo kaa maqan loma yeerto Allah unoqda
Kkkkkkk iyago isqabo ayay kala tag noojilayaan haduu ilaahay run run ukalageeyo ka waran 🤣🤣🤣🤣
Aamina cabduqaadir soo qabo pls
Iman miss u bro
THIS IS THE REAL PRANK...THEY ARE TOGETHER HUSBAND AND WIFE FOREVER ❤❤❤❤...KEEP GOING
It’s a prank hehehe
say swear ??????
Arimo family inaad gasho waad ku qaldan tahay, ee isasax.
Been badnidaa qofkasto oo aduunka saraan suaashaan uu iweeydiyaa yaa tahaay adiga oo dadka aduunka kunool dhaan kubaraay ciir miya tahaay mise dhuul mise miyo mise dhiig intaas ee qof kasto yaqana faanka beenta ah nagadaa ninkan iyo nagtiisa maxa naga galaay hade is furaan ama isqabaan 😇😇😇😇
Waa baan jcyl atrisho iyonuradiin miyaa kala tagey waaba yaab
Ida iyo soonka xafayadaha ilmaha iyo canahooda ayay inagu dulsamenayan waxkale tagay majirto ana dariskooda
wll nuiradiinaw ilahay ka baqo khiyali rerkaga ha dumimnin 😢
Il aa idiinku dhacday quraan isa saara
She is the one who is recording
team 27 rerka hishiisiiya 😢❤
Wllhi cwa vedio yadoodi Horan dawanayay dad isku wacan ayay ahayen😊❤aduun wax waliba sidad rabti kuma noqonayan so wixi dhib ah inaad iskugu dulqadatan ayaa idin wangsan waa isla kiin jeclaa qeyr dhexdiina Alle ha dhigo I.a
Prank nin iyo naagtiis irsaaqad ka gashay waa kala tagney iyagoo hal guri isla joogo walaahi waa qasaaro ilmahaan aad lacagta xaraanta lagu keeney cunsiineysiin joojiya ilaahey ka cabsada
😢😢😢😢😢😭🥰😭😭😢 no please no
Maya nuurdin qof aad ujecel ayuu u egyahay atariishada wllhi 😢maya maya macquul mahan 😢
Wa prank waxas ani maba aminayo 😮
Waa prank ngdaaya ciyaarta
Nuuridiin iyo atariisho hal mid baan dhihi lahaa waxaad tihiin lamaane nolosha hda ay u macaanayso plz noloshiina ka daaya beenta iyo balaayada bari tan inaad ka shalaysaan baa laga yaabaa ilahy Ulaabta
Nurdin hajojiyo qaladka atarisho wa dumar dumarka loma qabto reer kanex midbukudisma hakulabto reerka
You are beautiful Family
Qofka waxa uusan raali ka ahayn waxba hawaydiin hana qodqodin
Waa hadaad waxyaroo tixgalina uhayso
Hadiii ay tahay run waxa idinku dhacde waa il qumayo
Dadka sida saxda ah ugu nool Malaysia waxay og yihiin dhibku mesha uu kasoodo wayo qof ka mid ah Nuuradiin iyo fadamina ayaa ah qof xun
Ku labo wll reerkagi
Don't judge abook by it is cover
Noloshina qaaska ah qarsada iyo nimcada Allaah idin siiyey.marwalbana ku shugriya Allaah.waxwalbo dadka lalama wadago.
Ruun miyaa😢😢😢
Waad is la joogtiin ciyaarta naga dhaafa
Il aa ku dhacday gurigaan alle hasoo celiyo ❤
Ifra ma here islaayaaa noloshii oo prank laga dhigay😂😂😂😂
Mindhee idinma aamino tii hore igu khiyaanteen channel ba lagasoo dhex hadlaya maxa dareemoosa be bi bo anaga tabar uma heeno nagadaaya cayaarta😅
Hhhhhhh 😂😂😂😂😂😂😂😂 ma aragtay alla waa iga qoslisay 😂😂😂😂😂
@@umulkheyra2089 hhhhhh xbbti aaminadii bay nooga cayaareen hada nahay daawade yaal see camal
War wakhtigaan okale layskuma dhacee orad 3 bayb lahay gabadha ayadaaba dhib haystaa qof mataano hayee
Nurudin walky haday prank thy naga sogabiye haday runthy wan iskuken jclnhy isku solabta balz wax tihin reka kaliya an islaha marka rer yelato kudayp ❤❤❤❤
Nuurudin wuu saxan yahay
Reerka hadaa rabto inaad wanaag kuxaliso si khaas ah oo camera kujirin kuxali. Waa khalad inaad camera lasoo hor fariisato wax khuseeya reerkiisa
Nurudin way kamuuqata inuu kaxun yahay reerkisa waxa kudhacay
Hadaa kanaxayso camera inaad kuwaydiiso wax reerkisa khuseeya bataatan waa khalad wll
Waa wax laysku wada kala kacsanaa that's why midba mar loo Soo gelinaa RUclips Nurdin atariisho iyo amiin. Murankan aad arkeesa xita waa wax laysku ogyahay
RUclipsr badan ayaa waxaa sameeyay beentu waa xaaram family ga ha iska habaarin
Wey cadahay in ay prnk ay thy😅rer comments hadal yoo idinka tagin 😂😂
wll imaan amiin wll waxan ku dhihi lahaa wiilkan iyo xaaskiisa dhex gala hadey runthy Kala maqnaanshahooda
Waa dad ilmo isu dhalay Sina Kuma Kala go. aan allaha quluubtiina haysku soo celiyo Kala tagiina Kuma faraxsani runtii
Prank lee waaye
Nuur diin wll will fican thy bis is gabwji shidhanka is naaara please take care yourself and take care your family okay please ❤
Isku sop noqdaa plz Labo iskuqalmaa tihiin
Hadaa yelo video m sarin wana kala tagny
Prank wayi😂😂😂
You guys are making good pranks.😂😂😂😂
Hadaba igu horeso 😢 sorry Allah iskukin so celiyo
Furiinku kaftan magalo OO taas wan wada ognahay balse waxaan hubaa nuuradiin iyo atariisho inaad isleedihiin kuciyaara OO dadka kaga waala ileen afkiia kama sheegaysiine adeer anagu waxaan anagu wan😂fahansanahy markaa balaayo idinka maqan ha uyeedhanina walalayaal waa iga talo😢
Prank waaye😂
Subxannal allahu akbar
Warde iskaga tag wxba ka jawaabi maaye bow wiilka halku ugu qasbayaa family ada utagera wxa rajeenayh wxa la sheegayo ine been noqdaan
Thanks😂
@@asmoyuusuf1068 na yaatahay
Ala goosha goosha 😅😅
Wa qaldantahy iman amin fimil daxdhoda lama galo
War wxn lacag baa lagu samyinaya ninkan wuu ilamo.jecelyhy kama.tagaye somalida warka badan bay ka xarabyisteen ku wani😅😅
Waryaada ilahay ka baqa umada beenta adu sheeg soon joojiya hay yuan idiicaroonin
Barawo
viyus laan aya ku dhacday somalidey fahmen iney xumanta jeceshahay😂
Qofka Markuu qofkuujeclaa katago dhibkiisuu leeyahy iskadaaya yaaladhibinee miskiinka 😢
Prank waaye waxani waa filimkii aan hore ufiirsanay
Wllhi isku fikradaa nahay
Maxa waye sidan oo sowtan lugaha kala qaday naa asturnanta kujog wad walateen furin balaya jeceshihin ama been aya kudhexjirtam hush
Ilahey ha ni saqiro waxas nin iyo guur ku nacay jacel mahelesid qof ku lafhmo walhi aniga 2 ilmo i joogan raaxo waye singl nimo
Beenta nagadaya hee walahi ani waba naxe bisinka prank lewaye waxas lawadan maba isfurikaran bisinka ataricho iyo nurdiin family aan jeclahy❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Adiga mxaa rufyanimada kabax badooda mxaa wllky😢
Hadhow prnk ahyd lee ha dhihine sida cabs io faaisa😂
Asc wll beenta ma ficno manta inaad dhahdan waa kala tagni o been ah waxaas cml ciyaar ma galo view's raadis lee miya waa isla jogtin waan ognahy 😅