habka loo kireeyo guryaha garisso

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • bismullahi raxmaani raxiim

Комментарии • 43

  • @ayaninabeautycooking1687
    @ayaninabeautycooking1687 4 года назад +5

    Masha alaah ad ban uu jeclahay garisa

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 2 года назад

    M.a

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 Месяц назад

    Buladee.waye.abaayo

  • @warsanshow6193
    @warsanshow6193 4 года назад +2

    Mash Allah Qurux

  • @abdihassanali1233
    @abdihassanali1233 4 года назад +3

    Garisa caday 💋👌

  • @qamarsharif1595
    @qamarsharif1595 3 года назад

    Masha Allah quruxey gariss cadey

  • @fardowsomuhuyadin6339
    @fardowsomuhuyadin6339 4 года назад +1

    Maasha allaah abaayo keep going

  • @fadnanoor5121
    @fadnanoor5121 2 года назад +1

    Mashacala

  • @farxahmaxmud8275
    @farxahmaxmud8275 4 года назад +1

    Mansha Allah abayo mahadsanidi

  • @CUNTOMACAANAHCHANNEL
    @CUNTOMACAANAHCHANNEL 4 года назад +1

    MashaAllah

  • @leilakorte9487
    @leilakorte9487 4 года назад +1

    Mash Allah ubah 👍❤️

  • @qureshomohamed4832
    @qureshomohamed4832 4 года назад

    Masha allah sister thank you

  • @asmaali4087
    @asmaali4087 4 года назад +2

    Manshallah abayo

  • @ruunqaali1774
    @ruunqaali1774 3 года назад +1

    Abaayo gaarissa see lagu yimaada 🙏🙏🙏🙏 anoo jooga somaliland

    • @hoyoomumtazfamily
      @hoyoomumtazfamily  3 года назад

      Wcs abayo ldiyaarad ayaad soo raaceysaa nairabi ayaad kuimaaneysa kadib waxaad sooraaceysa bas sithas ayaad kuimaaneysa

    • @musemuse6648
      @musemuse6648 3 года назад

      @@hoyoomumtazfamily asc hooyo aniga waxan kaa codsanaya inaad dhulka iibka nooga soo warantid adigoo mahadsan waxan joogaa Canada

  • @soyacatv2866
    @soyacatv2866 4 года назад

    Masha allah

  • @zetunodowa8308
    @zetunodowa8308 4 года назад +1

    Wcs abayo Manshaallah

  • @abdihassanali1233
    @abdihassanali1233 4 года назад +1

    Waa magalada an kudashe

  • @musemuse6648
    @musemuse6648 3 года назад +1

    2 qol miyaa $50 ah mise halka qol??

  • @qalbiqaali8467
    @qalbiqaali8467 3 года назад

    Intekulasohariraa

  • @bushrayasin9648
    @bushrayasin9648 Год назад

    Abaayo guryaha saan udhisan afarta qol kiradoodu meeqo

  • @musemuse6648
    @musemuse6648 3 года назад

    Aac mama dhulka iibka nooga soo waran maadama ay Somalia degiweysay si aan Gaeissa dhul uga gato haday macquul tahay

  • @sadiyoabdullahi5076
    @sadiyoabdullahi5076 8 месяцев назад

    Acs abaayo guryo isku xiran oo bananka shamito yahay mala heela

  • @hcs9766
    @hcs9766 2 года назад

    walaal waxaan ku weydinaa kirada gurida laba qol iyo fadhi

    • @hoyoomumtazfamily
      @hoyoomumtazfamily  2 года назад

      Wcs waa boqol iyo sodhon dhoolar misa sidhax iyo tawan kun lacagta shillinka

  • @hcs9766
    @hcs9766 2 года назад

    asc

  • @nimcosiyat1470
    @nimcosiyat1470 3 года назад

    Abayo qumaha lagu kiranayo wa maqa

    • @hoyoomumtazfamily
      @hoyoomumtazfamily  3 года назад +1

      Guriga lawadha qol iyo fadhiga waa 170$ guriga sadaxdha qol iyo fadhiga waa 250$

    • @ubaxmaxammed2403
      @ubaxmaxammed2403 3 года назад

      @@hoyoomumtazfamily MashaAllh 2 bedroom ka magaladha mid kuyaalo mahela , bula taqwa?

  • @nasradahirnasradahir1220
    @nasradahirnasradahir1220 2 года назад

    Halke lakasoxarir

  • @mohamedabowabdulaziz5754
    @mohamedabowabdulaziz5754 3 года назад

    Asc wr wb qaali
    50$ ma bilaa, ma week-gaa? Iga soo jaahil bixi. Jzkillaahu kheyran

    • @hoyoomumtazfamily
      @hoyoomumtazfamily  3 года назад +1

      Wcs wll waa bil waana hal qol iyo fadhi yariis ah

    • @musemuse6648
      @musemuse6648 3 года назад +1

      @@hoyoomumtazfamily waa qaali shacabkiina Gaeissa intaan la degi lahaa waxaa ii dhaanta inaan Kenyan ka kale la dago qabiiliista yaal waaye mar aan Gaeissa tegay ayaan arkay waxay yihiin

  • @mohamedabdullahidahir2637
    @mohamedabdullahidahir2637 2 года назад

    Maamo Mumtaz waad mahadsan tahay maamo waxaan ku weydiinaa haddii aan damco in aan u soo guuro Garissa sidee ayaan ku degi karaa kiro iyo school waan fahmay laakiin maxaa kaloo layga rabaa sharci ahaan si aan u noqdo qof degen magaalada Garissa

    • @hoyoomumtazfamily
      @hoyoomumtazfamily  2 года назад +1

      Asc wll xageed joogta hadaad wadhato sharciyadha wadamaha qurbaha degenaasho ayaad heli kartaa

  • @qalbiqaali8467
    @qalbiqaali8467 3 года назад

    Intukuyala