Ma kii wax inoo qabta baynu ku qaylinaa, kii ina qashana waynu qaddarinaa?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 дек 2024
  • Ma kii wax inoo qabta baynu ku qaylinaa, kii ina qashana waynu qaddarinaa?
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 50

  • @nim5-r1v
    @nim5-r1v 3 дня назад

    Mayir Moge deserve to be Minister of environment, wax badan wuu badali laha.

  • @YasinRamservice
    @YasinRamservice 4 дня назад +3

    Muuse sidii loogu kacay weeye waayo qof waxqabanaya lama rabo

  • @KadanAliIsa
    @KadanAliIsa 4 дня назад +3

    Mustafaw mayee sheedadaadaa waanu ka dharagsanahay oo waa dhiiga hoosee qabyaaladaynu qooshanaynaaye waa nonkay la qadhaadhaato.
    Wayo marka ninka reer qudhac joogo cadaaladu ha shaqayso marka ninka reer galool joogana dulmigaa lagarb siinayaa miyaa.

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 4 дня назад +1

    Guryaha dayrka lagu wada xidhay dayrkaas oon dhukii qofku lahaa kamid ahaa aan ahayn oo wadada lasoo galay taana waa in wax laga qabtaa dadkan wadadii soo wada galay

  • @ahmedhersi9169
    @ahmedhersi9169 4 дня назад +1

    Nin yar oo igu sawir ku shaqeeya ayaad noo amaanaysaa qablaad darteed.Adeer haduu cumar binu khadaab aad keento maanta isagoo yursra hartiya anagu waxba ka qori mayno.
    Waana xeer cadawadeed ood dhigateen Mustafe dib jirooy.

    • @se1059
      @se1059 4 дня назад +2

      Haduu mustafe dibjir yahay tolow adiguna maxaad tahay nin aanad gadhi karin haku daba lumin meeyar moogena waanu gsranayna waxaad ku haysataano solteco iyo teamkiisii buu qaawiyay iyo cashuurtii reer hargaysa ay xadi jireen baa reer hargaysa iswaydiiyaan. Indhihii fayoobi way arkayaan meeyarku wuxuu qabtay inta qaylinaysa waa tuugtii cidina u joojin mayso

  • @FasYus
    @FasYus 4 дня назад +2

    Mustafa,Soodaadi.Easy.Dukakis
    Mustafa,Maxaad is kadhigtaa
    Heelaley 66Route.Hooper.!!
    Maya Magaaladaa Maahan..
    Xavso>Is the coolest City,USA
    Waa Saad U Aragtid Adigu.Adigu
    Looks Like Lobbiest.Joji Daqarka
    ✋️😊🫎

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 4 дня назад +1

    XAQ MA ARKE DULMIGA KA WADA FARIID U YAQAAN DIIN QABIIL AAMINSAN XISHOOD DAMIIRKAA KU DHINTAYE XISHOOD

  • @Ali-zl7jj
    @Ali-zl7jj 4 дня назад +1

    Qabyaaladii ku qaaday kuma dhigto.

  • @MohamedAli-gh8wj
    @MohamedAli-gh8wj 3 дня назад

    Kkkkkkkkkk
    Inamooge waxaad tidhaa!!!!!!!!!!!!
    ● Sidii maayar JICIIR Isdifaac ama
    ● Sidii SOLTECO Dulqaad yeelo. Mida kale
    ● Qof waliba wuxuu beerto
    Ayuun buu goostaaye wixii
    Aad hore utidhi ayuun baa
    Lagu yidhiye madayrkii makaa ladumiyay.
    ●AFKAAGOO KUXIDHA OO KUFURI WAAYA ALLA GOOBAA LAYIDHAA

  • @anisayusuf90
    @anisayusuf90 4 дня назад +1

    Imika qabyaalad buu suntan yahay iyo u ksla hiilin magaaladiisa

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 4 дня назад +1

    IRBAD DUN MUU GALIN ADNA IDHO ADAYG BAA UGU HADLEYSAA XUMAA TOLKEY OO XUMAA

  • @NasirOsman-y9e
    @NasirOsman-y9e 4 дня назад +3

    Mayer Mooge waa Mayerkii maayerada soo maray Hargaisa. Qoladan ku shimbiro waaqlaynaysaa waa Stresskii Dhicistii Muuse Biixi. Waxaana wada kooxo ku jira golaha degaanka Hargaisa oo uu campaignkii ka badiyay .

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 4 дня назад

    SHALAY LACAGTA GIINBAARTA KAA BADALAY OO HADLAYSAA QASAB SOMALILAND KUGU OGOLEYSIIYEY SHAQADAN KUU DIRO UUN QABO TUUG HADII NOQOTO WAA KU ERYAYAA NAAGYOW

  • @XasanXormeeye
    @XasanXormeeye 4 дня назад +2

    inamooge waaciilqabe

  • @IsmaciilcRaxmaan-z5e
    @IsmaciilcRaxmaan-z5e 4 дня назад +5

    ina mooge waa nin wax weyn qabtay ma jiro qof la wax qabada iyo lexejeclaaba jasa hiisana Alaah ha siiyo waxaa la odhankaa waa nin kii lahaa adna Waad mahadsantahay

    • @fatimayassin2049
      @fatimayassin2049 4 дня назад +1

      Wa ruun doorashdi iyo tageradi wadane ba lo daba qalya.

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 3 дня назад


      Xaafidihiina dariiqyadooda ayuu idiin dhisey, marka Waad amaani kartaan.

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 3 дня назад

      Mooge Somaliland oo dhan baa soo saaratey, laakin sidii loogu hiiliyey Hargeysa umuu ugu wada adeegin .
      Waa la is bartey, cashar ha unoqoto kuwaa Maangaabka ah ee codadkooda sadaqada iskaga bixiyaa.

    • @fatimayassin2049
      @fatimayassin2049 3 дня назад

      @@halimamumin3643 2015 ban hargisa yeme xera awl ban ku daqaay waxaa lyqoo udhan jeray dantene madobayyed bad ka temee wana ruun deqanka Garxajiis wado xumo iyo bela lidh bay ahayyd.musa bixi marke wadani ka modahrady wake beyaha ka jaryy xafadii hyunis. Mayar moogi wad ka dalban kartaan waxad xaq ku ledehen .lakin dulqaka iyo samerka Garxajiis o kalyna yeesha.

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 4 дня назад

    Waxbad looma baahnee,
    Ninku waa qolamaa !
    Lagu qaadanayaa !
    Loogu qaylinayaa !
    Wax buu qabtay !
    Qiil u bixinmayso.

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 дня назад

    MAAYIR MOOGE WAA KHAAYIN 50 KUN OO DOOLAR AYAANUNUDHIIBNAY OON XISAAB.TEEDA KA RABNAA WAX KALE KUMA HAYSANO TUUG HANOO AMAANIN ILAANUU XISAAB LAYIMAADANA LAGAMA HADHSYO

  • @azadlanguagesandresearchtr9330
    @azadlanguagesandresearchtr9330 4 дня назад +1

    Kolayba af qabiil ayaad ku hadlaysaa..... Isla xisaabtanku baryo maaha

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 дня назад

    Waa Tuugtii wax lacunaysay Ayaan UMALAYNAYAA kkk

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 4 дня назад

    Mayaar moogi tageerade wadanii ba lu tohmyya.

  • @CaaqilcabdiXaruur
    @CaaqilcabdiXaruur 4 дня назад

    Muusaa idin xukumay markaa daaya waliga loo soo diray hargaysa

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 4 дня назад +1

    Faysal Cali Waraabe geesiga qaranka ayaad ciisheen oo aad niyada ka jebiseen Cirro huwan ayaad daba ordaysaan wax ka dheefa!!!

    • @Taarikhcad1311
      @Taarikhcad1311 4 дня назад

      Magaalada haegeisa adinka ayaa huwan ku soo hogaaminayey marku Muse jogay hadana waddani qarankooda u naxaya ayaad iska dhigeysaan subxaanallah

  • @SarahZhafir
    @SarahZhafir 4 дня назад +1

    Moryaan mooge Canshuurta Ummada kaqaaday uu kacunay marka lagu yidhi aan isla xisaabtabna wuxuu ugu daray Xadhig waa moryaan caadi ah mooryaan mooge waa in la iska qabtaa

  • @SaleebanYuusuf-b2v
    @SaleebanYuusuf-b2v 4 дня назад

    Iibka iyo Kala wareejinta been baa laga sheegaa

  • @Bertil-r5q
    @Bertil-r5q 3 дня назад

    Waar QARXAJISKA koka walaan iyo sheikho ka waa QABYALAYSTAA..
    Waar us HABAR AWAAL Soltelkow SACAD MUSE u ku daarnaa hee Qarxajis QIIRO KHAN dhabarka aye ku sitaan miya 😅

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 3 дня назад

    Mayar Mooge hadii uu daacad yahay Shacabka hala xisaabtamo, muxuu isku qarineyaa?
    Markaad daacad tahay, dadka ayaa la hor yimaadaa oo lala xisaabtamaa.

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 4 дня назад +2

    Waxad tahay nin warkiisu meel dheer gadhi karo haa dhiri falin waya arag aqoonba raga looga baa hanyahay baad tahay haka daalin waxanan kuugu bushaaraynayaa hargaysa Mooge wax wayn buy kabadalay sida biyaha iyo wadooyinka waa ninkii loo baah naa waar haladaayo hada anigu gar xajis ma ihi waxan ahay reer axmad dhagax waar inoo daaya mooge

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 4 дня назад

      Muxuu gaadhi ninkii isagoo sakhrad cirkaa maraya diinta ku jeesjeesayay ee lahaa waxbaan waxeeyay laga duubay

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf 4 дня назад

    Waryee Kala baydha ciidagalow

  • @abdirizakhassan6635
    @abdirizakhassan6635 4 дня назад

    Asc Musdhafa Mahadsanid

  • @dannanemedia6445
    @dannanemedia6445 4 дня назад

    Falaqaynta ayaad ku wacnayd kkkk

  • @acacius9903
    @acacius9903 4 дня назад +3

    Ask Mooge, where the money is? We need the receipts, and why is he scared of the things he was talking sh*t about Solteco, corruption? Did he spend the money on Wadani party election rallies and buying votes? We need accountability asap.

    • @abdullahabi3362
      @abdullahabi3362 4 дня назад +2

      Wuxuu wax u qabtay reerkiisa ee hargaysa Uma wadaqaban qofka in lala xisaabtamaana waa waajib idinku garxajisnimo ayaad ugu doodaysaan ee u sheega inuu xisaabtan ogolaado

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 4 дня назад

      @@abdullahabi3362
      Dib u dhegeyso Mayir Mooge kaalay ila xisaabtama buu idin yidhi lacagaha dawladihiisa hoose ku shaqeyaan waa la rejisgareeyaa buugoduna yaalaa soo doonta la idin yidhi maxaa RUclips iyo dariiq idin taagay hadaanay qabyalad ku weerar ahayn
      Mida kale Mooge garxajis inuu dafaco uma baahna waxqabadkiisu waa sida cadceeda aan sacabku qarin karine duufka naga du’
      Hadaad fadhiisan waydaan anagu mid saxan oo la xisaabtan ah baan ku dhaqaaqeynaa reer dawlad ku naaxow ugu horeeyo Solteco… ina Biixi iyo caruurtiisa…Nuux tani…iyo qaar kaloooo badaaaan…ok

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 4 дня назад

      QABIL KU NOOL KU WALO ​@@abdullahabi3362

    • @wolloseniors3973
      @wolloseniors3973 4 дня назад

      😂

    • @wolloseniors3973
      @wolloseniors3973 4 дня назад

      ​@😂abdullahabi3362

  • @BashirHashibuux
    @BashirHashibuux 4 дня назад

    Bal daadkan qaylyaya wax u sheeg

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 3 дня назад

      Dadku iskama qayliyaan, waxbeey tabaneyaan.
      Halala xisaabtamo Mayorkan aad difaaceysaan, oo dadka ha u sheego meesha ay canshuurtoodu geshey?
      Qabyaalad looma baahna in la isku difaaco, oo qabiil kursiga muu saarin Mr. Mooge?