Gabadh si xun loogu xidhay Gabiley, gaadiid la waxyeeleeyay, wadooyin la xidhay iyo taageerayaasha..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 сен 2024
  • Gabadh si xun loogu xidhay Gabiley, gaadiid la waxyeeleeyay, wadooyin la xidhay iyo taageerayaasha Waddani oo ka dareenceliyay
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Комментарии • 87

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 4 часа назад +2

    Waar waa FAQASH Nijaasta nijaastu dhashay.
    Qudhmiye FAQASH
    Qudhmiseey way kuu dhamaatay.
    Guul xisbiga rajada shacabka Somaliland
    Guul waddani
    Guul madaxweyne Cirro.

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 6 часов назад +2

    Waxase waa ceeb dorosho ayaa la galaya ee la dagaalami maayo hadii kale reer kulmiyana waa la shiidi

  • @SalebanIsmacil-p1m
    @SalebanIsmacil-p1m 3 часа назад +1

    Xusbiga wadani ✌️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳

  • @SalebanIsmacil-p1m
    @SalebanIsmacil-p1m 3 часа назад +1

    Xusbiga wadani ✌️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🪂🇻🇳

  • @SalebanIsmacil-p1m
    @SalebanIsmacil-p1m 3 часа назад +1

    Wadani wadani wadani wadani wadani wadani wadani ✌️✌️💪✌️💪✌️🪂🇻🇳💪🇻🇳🪂💖❤️ ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂

  • @SalebanIsmacil-p1m
    @SalebanIsmacil-p1m 3 часа назад +1

    Xusbiga wadani ✌️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊

  • @SalebanIsmacil-p1m
    @SalebanIsmacil-p1m 3 часа назад +1

    Xusbiga wadani ✌️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✌️✌️✌️✌️

  • @SalebanIsmacil-p1m
    @SalebanIsmacil-p1m 3 часа назад +1

    Xusbiga wadani ✌️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳✊✊✊✊✊✌️✌️✌️✌️✌️💪💪💪💪

  • @AyaancaliAbdi
    @AyaancaliAbdi 6 часов назад +1

    Magaalada ka seexda wadani ma jiree😂😂😂

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 5 часов назад +2

    Ninkii maydkii ciidankuu jidgooyada ku laayay madaxa iskaga taagay ee Ku faanayay. Ninkii ciidanka jiida hore in isgaadhsiinta laga jaro u sabab ahaa cadawga gudaha ee Wadani ee kun jeer ka xun ka shisheeye halka afka ciida loogu darayaa waa Gabiley

    • @se1059
      @se1059 4 часа назад

      Caqli xumada ilmaha yar ee hargaysa jooga kaa caqli badan ciidanka isgaadhsiinta laga jarayna waa beenaha isku maaweelisaan markii talo xumada adeerka muuse iyo taani ciidanku ku jabay buurta raga lagu dilayna kibir iyo faduul baa u gaysay rag dhulkooda jooga abaalkoodna rag aan dhaxayn baa mariyay waxaaso dhana talada guracan ee muuse aftaag iyo kuwa u sacaba tumaaya baa ka masuula

    • @maryanmohamed6688
      @maryanmohamed6688 4 часа назад

      Hhhhhh Naayaahe Ma Xisbi Wadani Baa Jaray Khadkii Ciidanku Kuwada Hadli Jirey? Muuse Biixi Baa Khadka Ciidanka Ka Jaray, Oo Beeshiisiina Ka Soo Saaray , Oo Shidaalkii Tiknikada Ciidanka Qaranka Ka Jaray, Waxaana Kuu Cadaynaysa Ciidanka Dhintay Iyo Maxaabiista Xidhan Kuma Jiran Jifada Muuse Biixi

  • @SabaaxSuudi
    @SabaaxSuudi 5 часов назад +2

    Gabilay ma yusra hartiba leh adeer hanaga nijaasaynina janada galbeedka

    • @MABDI-nj4pz
      @MABDI-nj4pz 4 часа назад

      HEEGO NAAS DHEER
      GEBILAY dakoo dhan baa wada dega ma keligaa baa dega
      Samaroon , Akishe , Gurgure Madigaan jibriil Abokorka bilaa cuqdada ah.
      Down QUDHMISTA qudhmiye
      Down Abaarso family.
      Down faqashta qudhmiye
      Guul xisbiga rajada shacabka Somaliland
      Guul wadani

    • @se1059
      @se1059 4 часа назад

      Ceebtii aduunka idin raacday iyo doqoniimadii laydinku xaman jiray😂

  • @hasanmaxamed-mh8cc
    @hasanmaxamed-mh8cc 4 часа назад

    Gabiilay.waxan.odhan
    Lahaa
    Dhagta.la.jaro.daloolka.hadha.martida.hala.ilaaliyo.ceebna.haw.soo.jiidana.gobolka.hans.dhagaysanina.kuwa.guul.wadeeya..

  • @SomalilandSomaliland-t2o
    @SomalilandSomaliland-t2o Час назад

    Reer Gabiley ❤❤❤❤❤❤wadani wa basaas jajuus ah kulmiye ucid❤❤❤❤❤❤no wadani

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 5 часов назад

    Hhhh viva muse hooley hhh ku kaadi iidorka 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbdirahmanMohammed-p3z
    @AbdirahmanMohammed-p3z 12 минут назад

    Oo waad arkeyseen sidii loogu soodhaweeyay gobolada bariga kulmiye

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 4 часа назад

    Ninkii Baxaya Indhahaa Casaada, Muuse Inuu Baxayo Oo Tagayo Shaki Kumajiro Ee 40 Maalmood Ee U Hadhay, Illaahay Sharkiisa Hana Inadhaafiyo.

  • @mariyafarax9101
    @mariyafarax9101 2 часа назад

    Wadni Guul iyo gabnimo inzh ALLHAU 🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡

  • @rashidmire2648
    @rashidmire2648 Час назад

    WAAR MANINKAA XANUUNSANAYE EE ISAGOO DALKA HAYSTA LEH DHAGXIYA XUSBIGA WADANI ISAGOO ILAA CEERGAABO LAGA XISHOODAY OO LAGU SOO DHOWEEYEY.

  • @HRU20
    @HRU20 5 часов назад

    MADAXWEYNE BIIXI SI GOBONIMA LEH AYAA LOOGU SOO DHOWEEYEY, HALKA REER GABILEY BADHKOOD RABSHEEN WAFTIGA CIRO, KALA GOBSAN DADKU...

  • @abobasement346
    @abobasement346 38 минут назад

    wakah Qaranki kk Good job 👍🏾 museh oromoh

  • @Halgame334
    @Halgame334 6 часов назад +1

    NAAGAHAN DANTIINA RAACDA

    • @mataan4137
      @mataan4137 6 часов назад

      Xabaalo ceebeed lama arag e sidaa kuwad

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 3 часа назад

    Been badanaa wadani, sidaa kursi lagu koro yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yyy

  • @AbdirahmanMohammed-p3z
    @AbdirahmanMohammed-p3z 8 минут назад

    Dadku waaxor cidna maqasbi karto

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 5 часов назад

    Gabikey waa meel uqdadeed.
    Siiraanyo ayay kabo ku salaamijireen kkkkk
    Calanka wadani ayay Eey u xidhijireen.
    Mail gunnimo ku habsatay.

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 5 часов назад +4

    Cadawga gudaha xiisbiga wadani down ❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌

    • @Dulmar143
      @Dulmar143 3 часа назад

      Midgo ayaa tibiin midgo dhaleen ee adkaysta

  • @CaliIbraahim-d8n
    @CaliIbraahim-d8n Час назад

    Kuwii shalay garba haaray nagu sheegayay ee salaadiintoodu habalaha gabiley caaayayeen ee ay lahaayeen carmasha ka guursada marka laga guursaday idiin codayne salantintodi baa waxalahaa gabiley ma'maantay walaalo nagadhigteen naagtan bakh'bakhda haysa yaa'uyeedhay way uraysaaye huwaniyo faqash majoogto gabiley Ee Wadani halka lagarabo haqabato nacdalbaa hooyadood ku taalee

  • @TaaroAli
    @TaaroAli Час назад

    Islaantaa waxaanu leenahay idinku miyaad iska daysaan ciidankan aad aflagaadaynaysaan ee aad kolba heesaha ku caayaysaan?xusbiga wadani waxa laga doonayaa inaad joojisaan cayda iyo aflagaadada aad ciidanka qaranka ku haysaan oo marna hasoo caayina marna hakusoo cabaadina ee ololihiinu ha noqdo mid qarankana wax tara bulshadana kula dhaqma qarannimo oo xusbiga wadani hayska daayo ololahan qabiilaysan ee foosha xun ee aad bilowdeen oo sameeya waxaad bulshada ku kasban lahaydeen oo bilaa turxaana markaasaa laydiin arkayaa xusbi olole u socda?

  • @abdiabdulahi4890
    @abdiabdulahi4890 4 часа назад

    waa inaynu xiishona codkaka cida doonto Doro lkn lkn ceeb ah qadina ciro gabilay kama xigno waa nin reer sheek isaq ah

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 5 часов назад

    Safarigi sowkaa ceebobay maxad gabilay kala doonten

  • @MaxamuudHaybe-x3y
    @MaxamuudHaybe-x3y 5 часов назад

    Gabilay waxaa hargaysa kaga soo duulay taareeyashii Xisbiga wadani

  • @janomusic4783
    @janomusic4783 5 часов назад

    Reer gabiley waajibkoodii way guteen laakin kuwa xun xun ee magac dilka ku wada ee qudhmiye u adeega shaqo fiican baa laga qaban doonaa insha allah

  • @abdiasisnurtube7522
    @abdiasisnurtube7522 5 часов назад

    Thmks rer gebiley nolol wnaagsan ku naalooda dadku waa isbedel doon taariikhduna ma baaqato boqolaal sanoo tegey qalin keedu waa u bayaan mid ay bar madow ku qortiyo mid ay biyo dahab ku qortaba ma baaqato taariikhdu

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 5 часов назад

    cirro uu ogyahay inanayna gabiley waxba u'oolin cadadlayba loo gaadal maray

  • @faclon.
    @faclon. 4 часа назад

    anu gabiley baan ku noolahay waxbdna waa insoo waayo joogay xaga gobolka 2 nin ee soooo baxayana midna wax igamey gelin 2midna uma codeeynyo wlhi lkn waa ceeb sidanoo kle qofku rayi buu leeyhy kuu doonana waa ucodeynayaa waxna maayarka gabiley sameynayaa waa fal nin weyn ufcneyn dadku waxy ka dheefi doonanana in xaasinimo lagaga codeeyo xadhigu xal maaha

  • @cabdirashidshawr7664
    @cabdirashidshawr7664 37 минут назад

    Galilay waa lagu ceebobay manta

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 6 часов назад

    MUUSE CADAADLEY AYUU JOOGAA OO DEEGAAN HABARYOONIS AH IMIKA

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 5 часов назад

    Ciidanka ay sheegayso soo maaha kuwuu ciro caayay shaly nacs nimada kalata yaa yidhi dad soo gurta wadani waa huwan cidi ma rabto

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 4 часа назад

    Hadday ku shiideen maxaa idin geeyey Gabiiley!!!

  • @barkhadmahamud7869
    @barkhadmahamud7869 6 часов назад

    Asc bulshada waxaan leyahy neefka marka la bireeyo wuu
    Rafta sida darteed ragba rafanaye samra inta dhiigu ka dhamaanayo amnigana ilaa Liya waayo policeku amar ayuunbu qaba hadi ladha aabihiin so xidha wa amaruun insha allah hawshu way inaga dhamaan

  • @CaliCabdilcasiis
    @CaliCabdilcasiis 4 часа назад

    Gabiilay waa mee qabiil wasay bal eegnaa muuse af taag in ay meel gaadhsiiyaan
    Huunad

  • @khadramahamed-qn2dq
    @khadramahamed-qn2dq 6 часов назад

    Gabilay deganadeda kasii shaqayn maayso xukumada fashilantay hadii ay waxa ay waado ka daynwaydo ma waxay no haystaan xoolo meel ugu xaraysan reer gabilay hada Nahay . Inaka yar ee mayarka waa inankayagii no Soo adeegsan maayo muuse.waa la is ari

  • @AbdulahiAliyusuf
    @AbdulahiAliyusuf Час назад

    Kulmiye macaarid buu noqday

  • @mohamedmuuse-ck5gm
    @mohamedmuuse-ck5gm 6 часов назад

    GABIILEY DADKA IDIN CEEBEYNAAYA ISKA ILAALIYA XISBIGA WAXA ISKA LEH QARANKA RER SOMALILAND KULMIYANA WAXA ISKA LEH RER SOMALILAND LKN WAXA LOO JEEDAA IN GABILAY LAGA DHIGO MEEL DAD GAARI AY KU QATAAN LACAG OO LOO SAMEYSTO
    GABILAY GABONIMADA YAAN LAGALA DAGAALAMIN ISKA CELIYA WIXII IDIN SO JIIDAAYA CEEBTA SIDA GOBOLQDA KALE

  • @janomusic4783
    @janomusic4783 5 часов назад

    Dadka yaan gobanimada laga kaxayn reer qudhmiyow reer gabiley ka daayaa edeb darada walaahi kuwaa waa edebta daran ee sidaa u dhaqmayaa shaqo baa laga qaban doonaa maalin dhow

  • @Ahmed-v6g8g
    @Ahmed-v6g8g 3 часа назад

    Kulmiye waa rafadkuu rafanayay ee yan lo yaacin

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 5 часов назад

    Gabiiley way qudhuntay!¡!

  • @warss11
    @warss11 Час назад

    Wadani buuriga ku toof

  • @MedIsaac
    @MedIsaac 6 часов назад

    Anaga joognay idinkaa kala Socday is shiidayay

  • @umukhaliil3629
    @umukhaliil3629 5 часов назад

    Gabilay ma rabto marya cascas ee qasbaysaan

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 57 минут назад

    Huuno been badanida

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 5 часов назад

    Xukumadda fidnada oo quus joogta

  • @Ahmed-ds9qx
    @Ahmed-ds9qx 5 часов назад

    Madhawrka'qof'baa'dawladii'ah'??

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 4 часа назад

    Waar tuuladan iswalaysa eega

  • @sucaadabdilahi3375
    @sucaadabdilahi3375 5 часов назад

    Wllo ciro ayaa ku samayndoona

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 6 часов назад

    BAL BEELO GUBADAN EEGA HANA CEEBAYN

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 6 часов назад

    Waanu dooran wadani diiid ama ooya

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 5 часов назад

    Wanjalkaa baxaayaa waa Wadani

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 4 часа назад

    Baakhad baakhad dhashay

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 5 часов назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fowsiyaliiban7266
    @fowsiyaliiban7266 2 часа назад

    Kkkkkkk

  • @Halgame334
    @Halgame334 6 часов назад

    DR XAAL QADO

  • @MedIsaac
    @MedIsaac 6 часов назад

    Beenalay

  • @mohamedmuuse-ck5gm
    @mohamedmuuse-ck5gm 6 часов назад

    GABIILEY waa gob maaha dad yeela madaxayga U naca xisbigaa Somaliland guul wadani guul

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 5 часов назад

      Cadawga gudaha maydkii ciidankay laayeen madaxa kaga joogsaday guul daro iyo hoog if iyo aakhiro wadani huwan kalkaal 13 November baa cawdu u go’aysaa

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 6 часов назад +4

    Adeer cirro waalaga dooran gabiley waxaanu siin codka ugu badan ciro Annaga oo ah reer gabiley

    • @mataan4137
      @mataan4137 6 часов назад

      Gobanimadu reer maaha I agree with you plan

    • @jamiilaJama-c5c
      @jamiilaJama-c5c 6 часов назад +1

      beenaale hadaanu nahay reer gabiley codka ugu badan muuse

    • @Jibriil595
      @Jibriil595 5 часов назад

      ​@@jamiilaJama-c5cbeen hasheegin Anagaa xudunta Gabiilay ah.Codkana Ciro ayaa leh

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 5 часов назад

      Hehehehehehe adigoo garbahaaray ah baad siin. Cirro cadawga gudaha ee ciidankii uu laayay madaxa budhcadiisii iskaga taagtay Gabiley cod inaanay siinayn shimbirahaa og

  • @Xasmas
    @Xasmas 6 часов назад +3

    NO COD XISBI OFFWAREEN

  • @MohamuudNour-lm8qe
    @MohamuudNour-lm8qe 5 часов назад

    Gapilay waxay kutidhi wadani gapilay marapto

    • @Weliwaqal
      @Weliwaqal 3 часа назад

      Marka muuse ma isaga Laha burco oodweyne iyo sanaagba
      Ka dhac qudhacbd tahee😂😂

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 6 часов назад

    xusbiga oofwareyn no cod

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 6 часов назад

    Edeb yeesha cid baa soobixi wayday

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 6 часов назад

    MUUSE DUBJIR