7sanaddood ee sacad muuse barwaaqadda la jiqi waayey ma habaryooniss oo30 sanadood gaajooneysey ayaa barwaaqo keeneysa ilaahay ka sokow iska hadle hunguri ayuunbaa u muuqda dadbaa juud jamaajuud u arka balse xasuusta ilaahay ku dara.
RER AAN CUUSHUUR BIXIN OO BARWAQO KA WARAMAYA DAD AN DHAQAYNAYN CASHUUR BIXINAYN RIYO MAHA HORVUMARKU. WELIGII KIIKO MU SHAQAYN XASAS KIISA U SHAQEEYA WA QAYRUL MASUUUL NIN KASI CAR KIISA UU CAYDHA LA CUNA SHAME ON U
@@osmaanmunasar😂😂😂😂 😂😂😂😂Sacad Muuse Kulmiye Ma Wada aha lkn si xun ayaa loo wada nacay Kulmiye waanu ku qasban yahay Muuse inuu Xil ka nabad ku wareejiyo..
Maraa waxid aleylehee afkaaga caano lagu qabay ♥️♥️♥️
Isha allaa khar mustafe waa ku salamayaa waa haybe
Saab tv waana salamayaa ish allaa khar
😂😂😂😂 waqtiga wuu iska iman halbeen ayuu jiraa barwaaqo daaye armaa layiraa waaryaa harageedii nagaga soo celiya .
Adeer naartii uu cado gude sheegay albaabadii waanu u furnaye janadii ku qaboojìya
Amiin isha allaa
5 year's Banu madaxwaynaha dooranay, 7 years xagee ka keenteen
7 sanno ma distuurkay ku qoran tahay mise muuse la bareejaynayaa. Musiqa bal u kaadiya maba bilaaban, bahashu waa curdane😂😂😂😂.
7sano majirto waa hadalki madaxweyne cirro
💚🤍♥️
7 sanadood wixii Muuse Biixi iyo Habar Awal ku hayseen baa laydin marinayaa yaanay idinla qadhaadhaanin.
😂😂 5 sano oo lacadaabayo ciro udiyaar garooba 86 balamood buu qaadey ciro hurdaaye waa lajarjarayaa😂😂
Bal ninkan wajigu madowyahay eega ee malayacniga ah waxba muu sheegi allah kariim😅😅😅😅😅😅😅😅
Adeernarti cadagude ushegay ayan albabada naarta ayaan ufurayna huwanta xamila tugyahay
Muuse dadkii waa kala dilay walhi
Ree somaliland waaba wada caraysanyihiin
7sanaddood ee sacad muuse barwaaqadda la jiqi waayey ma habaryooniss oo30 sanadood gaajooneysey ayaa barwaaqo keeneysa ilaahay ka sokow iska hadle hunguri ayuunbaa u muuqda dadbaa juud jamaajuud u arka balse xasuusta ilaahay ku dara.
Habar yoonis miyey ku wastey dhakhyahay😂
RER AAN CUUSHUUR BIXIN OO BARWAQO KA WARAMAYA DAD AN DHAQAYNAYN CASHUUR BIXINAYN RIYO MAHA HORVUMARKU. WELIGII KIIKO MU SHAQAYN XASAS KIISA U SHAQEEYA WA QAYRUL MASUUUL NIN KASI CAR KIISA UU CAYDHA LA CUNA SHAME ON U
Waaryee nabad nabad iyo midnimo
Mustafa kiko eyeydhalay badtahay cudur sacad musakuhaya udhimokansar ciyalasuqa
😂😂😂😂 Sacad Muuse isbedelka ayay u codeeyeen maasha Allah
laakiin si sharafta iyo mustaqbalka dadka iyo dalkee ku wareejiyeen sacad muuse .sidii ciro may odhan kuwa xabaalaha kujira codeeyey
@@osmaanmunasar😂😂😂😂 😂😂😂😂Sacad Muuse Kulmiye Ma Wada aha lkn si xun ayaa loo wada nacay Kulmiye waanu ku qasban yahay Muuse inuu Xil ka nabad ku wareejiyo..
@@ayaanqaali8570 haa markee yiraaheen hadaanu wweyno waanu dagaalameyna ayaa xal looga dhigay ee khasab majirin takale hadey waayilahayen deegaanada ay dagaan odhan bey calanka soomaaliya katagilahaayeen.
Wllo run baad shgtaÿ😅