DHAANTO CUSUB GORGOR FT RAHMA ROSE (GOBOLADA) OFFICIAL MUSIC VIDEO 2019

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • COPYRIGHT PROTECTED BY SAHAN MEDIA MPLS
    SUBSCRIBE AND SHARE OUR CHANNEL FOR MORE VIDEOS

Комментарии • 73

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 4 года назад +5

    I love ogadenia guul & gobonimo insha allah, ogaden waxaan kujeclahay waageesiyaal calanki blue ga ahaa ayey si bareer ah eithopia ugudhex wataan 😍😍😍

  • @nimoadam5968
    @nimoadam5968 4 года назад +10

    Waaaaaw dhanto iga dheh mansha allah reer dumashiyaday guuleysta💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @suhaybcabdinuur8592
    @suhaybcabdinuur8592 5 лет назад +6

    Wwwwwwwww waa fananiinti ugu cadcadaa fananinta Somaliyeey salaan gobeed yarta sanadka Raxma Rose

  • @clinteastwood392
    @clinteastwood392 5 лет назад +2

    Viva ogaaaadaniya , Qof raran o Ogaden baaan rabaaaa USA beeerka u jiiifa 🇱🇷🇱🇷

  • @nasromohamud2044
    @nasromohamud2044 5 лет назад +3

    Ax ax allh dhigaa ikacay mansha allh dhanto dhaxal kal ah iga dheh

  • @iamamillionaireiamamillion4205
    @iamamillionaireiamamillion4205 5 лет назад +15

    God cusbo iyo Hargeele
    Gobolka Afdheer
    waa Meesha ugu Geel badan
    dhamaan Ogadenia
    yaa dood kaqabo
    muran looma baahne

  • @shucaybkoke4971
    @shucaybkoke4971 3 года назад +4

    Viva onlf 🥰🥰🥰❤❤

  • @somaliproduction3579
    @somaliproduction3579 5 лет назад +13

    dhagax buur jarar jano ilkacasti allah iga beeray viva ogadenia

  • @xamdim.i681
    @xamdim.i681 5 лет назад +4

    😍😍😘❤💋💋💋❤ ogaadenia 💪💪

  • @abdisalanibrahim69
    @abdisalanibrahim69 4 года назад +3

    MARKAAN GUULAYSANEE GUUD CALANKA LA SUDHO GOD CUSBO AYAAN KU GAYNAYAA

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 2 года назад

    Best of best LOVE you bro... I LOVE Jigjiga my home 💙💙💙💙💙👍 .

  • @zeynabali2270
    @zeynabali2270 5 лет назад +5

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 woow cadi ma ahan i like it 🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 4 года назад +1

    Gabadha qurxan ee usoo horaysa gabdhaha way kayardhacsanatahy jabinta , way kucusubtahaan umalayn 😉

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 5 лет назад +3

    Woow ilma adeyrayal nolada jiro jogo 😍😍😍😍💘

  • @fathiyaahmed9309
    @fathiyaahmed9309 3 года назад +1

    isha Allah guul ogadenya 👸👸🤴🤴🤴🌺🌺🌺❤❤❤🌹🌹🌹🌹⚘⚘⚘⚘🌟🌹🌹🌹🌹🌹🌹☘☘☘

  • @asmayuusuf9810
    @asmayuusuf9810 5 лет назад +2

    godcusbo iyo hargeele waa mesha loga raro ethiopia oo dhan cusbada waan kahelay afdheer jano

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 2 года назад

      Gobolkii reer Afgaab. 💪🏽💚💙❤

  • @axmedcaydid4694
    @axmedcaydid4694 5 лет назад +6

    Viva onlf

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 2 года назад

    Ogadenia 👍💙❤💚

  • @alinurabdulmejid8048
    @alinurabdulmejid8048 5 лет назад +4

    mashaa allaah guul iyo gobannimo Ogaadeeniya!!!

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 5 лет назад +3

    Raxma rose she is good hard ❤❤💓 i Love you raxma rose my sister

  • @keysanabdi6121
    @keysanabdi6121 5 лет назад +4

    Manshaallah .nolada dadkeygow.

  • @hispllmohamed8730
    @hispllmohamed8730 3 года назад

    Wow viiv ogaadenia dadkii la iga beerayow allahow xoree ogadenia

  • @intaawalanwalashoodallahua1445
    @intaawalanwalashoodallahua1445 5 лет назад +6

    Masha allah garowe ilaa lasqoray dadkii layga beerow majeerteeenow allah haydin dhowro♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @imanali3821
      @imanali3821 4 года назад +1

      Kkkkkkkkkk dhanto sooqad nasar cam iga dheh

    • @asmakayse7551
      @asmakayse7551 4 года назад +1

      Laasqoray ma hooyadaa baa leh naaya🤣🤣

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 2 года назад

      😂😂 Majeerteen maxaa meesha keenay quruxeey? 🤣

  • @abdimalikahmed3481
    @abdimalikahmed3481 5 лет назад +2

    Masha Allah 👍❤️❤️❤️👌👌👌

  • @rahmaahmed231
    @rahmaahmed231 5 лет назад +1

    Guul iyo gobanimo inshaa alah

  • @khadarshugri8333
    @khadarshugri8333 Год назад

    Ogaaden power❤💪

  • @bashirmuhammad7756
    @bashirmuhammad7756 5 лет назад +1

    Wwwww manshallah labiskaada baa kaaga gadi godey gacalo my city land godey gacalo

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 5 лет назад +3

    Aar ogaadeenow daanto iyo dance qurbaha laga dhoosaaliyo marka welfare laga dhargo looma baahnee dhulka hala xoreeyo axmaarkii waa kibrey hadana oromo afqadhmuun baa inoosoo dhigataye oo dadkii madhisey dhulboobna ahe dalkii hala xoreeyo.

  • @bashanewiilqardho5036
    @bashanewiilqardho5036 5 лет назад

    Cod IGA dheh god cusbo iyo gobalka afdheer

  • @abdisalanibrahim69
    @abdisalanibrahim69 4 года назад

    Dhagaxbuur baan kugaynayaa

  • @abdisalanibrahim69
    @abdisalanibrahim69 4 года назад +1

    MARKAAN GUULAYSANEE GUUD CALANKA LA SUDHO DHAGAXBUUR KU GAYNAYAA

  • @rahmamohamed245
    @rahmamohamed245 5 лет назад +2

    Lv ogadenia nolatha dadkilaigaberayow

  • @abdisalanibrahim69
    @abdisalanibrahim69 4 года назад +1

    Ogaadeeniya alaw barwaaqee

  • @nimcoyare0563
    @nimcoyare0563 5 лет назад +4

    My city hargere afder

  • @qarijiqoodtv5395
    @qarijiqoodtv5395 3 года назад

    M.a

  • @amalahmed9762
    @amalahmed9762 5 лет назад +3

    💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗👍

  • @waaiskaaduun3422
    @waaiskaaduun3422 5 лет назад +1

    Dalkaygow allow cadow ka hay

  • @buthainabdulkadir7383
    @buthainabdulkadir7383 5 лет назад

    Hecliyaa raxmo Roos sharaf

  • @NimcoGlam
    @NimcoGlam 5 лет назад +4

    💕💝💕

  • @mustafe773
    @mustafe773 5 лет назад +2

    💚💙❤

  • @ayaanayaan2784
    @ayaanayaan2784 5 лет назад +2

    💋💋❤

  • @jabirmukhtar9469
    @jabirmukhtar9469 5 лет назад

    ❤️❤️❤️

  • @abdirahmanmohamed1621
    @abdirahmanmohamed1621 5 лет назад +1

    #Nogob

  • @jamalmohamed8766
    @jamalmohamed8766 5 лет назад

    😍😍😍😍😍

  • @farahmowlid1414
    @farahmowlid1414 5 лет назад

    Cod qurxan godcusbo

  • @hindaicawimohamed9266
    @hindaicawimohamed9266 4 года назад

    Sax ogadeniya free

  • @Shakiib99
    @Shakiib99 5 лет назад +1

    War heedhe Somali galbeed dhaha. not ogadenia

    • @Am-pk3zh
      @Am-pk3zh 4 года назад +1

      Map ka waxaa kuqoran ogaden somali galbeed waxaa loo isticmaala halganki larabay in lagu xoreeyo ee fashilmay, somali galbeed map ka kumataal dhibmaleh ogaden/ogadenia intuba waasax

    • @Shakiib99
      @Shakiib99 4 года назад

      Ogadenia gumaystaha bixiyey si dadku isugu khilaafaan.

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 2 года назад

      @@Shakiib99 Ogadenia? 💪🏽🦁💚💙❤

  • @hassanabdisalam5814
    @hassanabdisalam5814 5 лет назад

    OGADENIA wax la dhaha majiro ee beenta iyo qabyalada daaya...
    Ogaden qabilada daga ee badan bay kamid yihiin..

    • @reo9475
      @reo9475 5 лет назад +1

      Hassan Abdisalam
      Walakay Somalidu waa hal waada walalo
      We love you too Huuno ee hays foogeyn huuno♥️♥️♥️♥️♥️

    • @hudadirectioner12
      @hudadirectioner12 5 лет назад +1

      Way jirtaa cuqdada iska saar baan ku idhi...Magaca wax laga xasaasiyooda ma aha

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 2 года назад

      ma hooyadaa baa dhulka leh marka?!

    • @hassanabdisalam5814
      @hassanabdisalam5814 2 года назад

      @@guledfarah8610 mayee walshaa baa leh shaale,
      Waa meshaan ku dhashay waanan kaaga aqoon badanahay dhadhaanyahaw

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 2 года назад

      @@hassanabdisalam5814haddii aad ku ku dhalatay inaad leedahay kama dhigna neefow. se halkee baaad ku dhalatay?!