GORGOR YUSUF DHAANTO CUSUB FARSAMADII SAMATAR SAID SAAH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 авг 2024
  • ERAYADII IYO LAXAN ABWAAN KALDEEQ GURAASE
    MUSIC BY HENOK
    CODKII GORGOR YUSUF
    FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH
    VOCAIL BY CAAMIR ZAKI

Комментарии • 83

  • @samatarsaidsalah77
    @samatarsaidsalah77  6 лет назад +2

    WELCOM TO ADFAN PRODUCTIONS CHANNEL SOMALI IN NORHT AMERICA PLEASE SUBSCRIBE MY CHANNEL THANKS

    • @jamalosman9177
      @jamalosman9177 6 лет назад

      asc wan kusalamay masuul sare masha Allah

  • @rashlingard1287
    @rashlingard1287 6 лет назад +41

    Runtii jwxo waa taageeraa from Germany ku abtirsada dhulkii uduga ibnu mehri Ismail My dhigayga darod Ismail walaalo aan hubo like haygala bakhaylina inta daawata oo sariirta jiifta love saara inta fadhida qosol saara inta suuliga ku daawan allaw guulay ogaadeen absame

  • @sucadawdoll3857
    @sucadawdoll3857 6 лет назад +28

    Ogadeen guuul Insha Allah israaca Gacmaha is Qabsaa rer tolkey ilhaya ha idin Guuleeyo 💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏻💪🏼💪🏼❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @arxanshuriyeshuriye4730
    @arxanshuriyeshuriye4730 4 года назад +3

    Aduunkan waxan kugu jcla inan ogadeni guursado mantana alxmdllhi wan helay weliba nin nin dhafay boqorkeyga Alle haidaayo. Arxan❣️❣️❣️❣️

  • @karinaali63
    @karinaali63 6 лет назад +18

    Ogadeen hanolato willkan Qatar waye beautiful voice beautiful quxulow wayey

  • @mahamedabdiaziiz2458
    @mahamedabdiaziiz2458 6 лет назад +15

    Onlf ❤️❤️❤️ Jwxo jecliyaaaa guuul ogaaaadenia

  • @bitterorsuschenal4213
    @bitterorsuschenal4213 6 лет назад +15

    Ogadenia dalkeygii guul 💪💪❤❤💯💯❤👏

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 4 года назад +4

    Nogob iyo qoraxay dhulka waan ka jeclahay

  • @saadiaosman2111
    @saadiaosman2111 6 лет назад +5

    Manshaa allah nice dhaanto huuno Gorgor keep moving forward

  • @stayblue759
    @stayblue759 6 лет назад +9

    Al ogadenia ✌✌✌✌❤....
    ❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdi3946
    @mohamedabdi3946 4 года назад +3

    Agah agah awoowgiin lajane war nogob miyad dhahdeen love u guys ♥️🙏 2020 still rucking

  • @soumeyasalah5789
    @soumeyasalah5789 4 года назад +2

    Wooow qoraxay my home 💋💋💋❤️🙏🇱🇾🇱🇾🇱🇾🇱🇾

  • @reo9475
    @reo9475 6 лет назад +4

    Allahu Akbar
    Thank you Allah
    💚💙♥️💚💙♥️

  • @drsaishaabdirahman5928
    @drsaishaabdirahman5928 6 лет назад +6

    wow msh allha guul💪 Ogadenia😍

  • @allahayaay5232
    @allahayaay5232 6 лет назад +5

    geesiyaal somaliyeed💪💪💪

  • @aishamohamuud6654
    @aishamohamuud6654 2 года назад +1

    Ogaden dad aan jeclahy oo dhiig wadaagno daarod iskuma jiro kablaxnimo from m.j allle haidin guuleyo 🌹😘🥰

  • @quruxsan70
    @quruxsan70 3 года назад +1

    Mansha Allah Ogaden absame dhigaygii allaa dhigaaa ikacaaay Alla mansha allah ❤️❤️❤️❤️😂

  • @baloley2234
    @baloley2234 2 года назад

    Qoraxay ma ila tagi❤, lafta geela badha OG🇬🇲🥰.

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 2 года назад +2

    Su'aal Ogaadeenku Dhaantada ma ku dhashaan mise waa lagu anqariyaa? koley koobka DHAANTADA laguma heysto Viva Ogaden👍

  • @ayuubcllahi9022
    @ayuubcllahi9022 4 года назад +2

    Reerka mustaqbalka la xididi doono ogadenia 😅😅

  • @ismahaanadem841
    @ismahaanadem841 6 лет назад +5

    Yuusuf dhanto👏👏👏

  • @nimcosiyat4648
    @nimcosiyat4648 6 лет назад +5

    Waaw mansha allah guul ogadiniya😍😍😍😍😍😍😘😘😍😍

  • @raxmoshakaal589
    @raxmoshakaal589 3 года назад

    Guuul io Gobanimo my Dadky ♥️😘😘😘🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @ilhaanmohamedbille6897
    @ilhaanmohamedbille6897 6 лет назад +7

    Maanshaaa aaalllaah guuuul onlf onlf onlf onlf onlf onlf onlf onlf onlf onlf onlf onlf onlf onlf onlf onlf

    • @reo9475
      @reo9475 6 лет назад +1

      ilahay talada saaro
      💚💙♥️💚💙♥️💚💙♥️
      Wardheer ilaa iyo NFD

    • @ilhaanmohamedbille6897
      @ilhaanmohamedbille6897 6 лет назад +1

      @@reo9475 hhhhhh saaas miyaa

    • @reo9475
      @reo9475 6 лет назад +1

      ilahay talada saaro
      Cilalkii Babaase iyo Doobirtii Qoriile
      Iyo Xareedi Danood
      💙💚♥️💙💚♥️

    • @rashlingard1287
      @rashlingard1287 6 лет назад

      Ogaadeen waa jclhy mustaqbalka gabar baa raadin inshllh

    • @ilhaanmohamedbille6897
      @ilhaanmohamedbille6897 5 лет назад

      @@rashlingard1287 wankuu diyaarineynaa gabadha e u kaaley

  • @nasrakoos7739
    @nasrakoos7739 6 лет назад +7

    jecliyaa dhul ka ugaaden

  • @layladhalashoy820
    @layladhalashoy820 6 лет назад +4

    jecliyaa dhulka hooyo

  • @Katra-nh5hx
    @Katra-nh5hx 4 года назад +2

    Waxas oo will ah oo quruxsan Hal igaso qabta

  • @khadaqween8463
    @khadaqween8463 6 лет назад +4

    shirkii Habeen hore ururka ololof oo Nairobi kadhacay waashidnaa lkn dhaanty nafta nagaga qaadeen

    • @Lowk3y19
      @Lowk3y19 5 лет назад

      Hhhhh😅😅😅😂

  • @abdulghanimohamed7669
    @abdulghanimohamed7669 3 года назад +1

    Powerful beat and song 🎵 👌 I love this song still listening 2021

  • @itsalwayscloseenought1217
    @itsalwayscloseenought1217 6 лет назад +4

    Dad badan Ayaan meshan uga jeeda Marki hore ka dhuman Jiray xafladaha onlf

  • @khadraahmed2219
    @khadraahmed2219 6 лет назад +2

    I'm for m ogadenya guuulll

  • @dhaqandhoowrofficial288
    @dhaqandhoowrofficial288 3 года назад

    Alleylehe Mar kalaan Tagiye
    Sahanow La Soco

  • @layladhalashoy820
    @layladhalashoy820 6 лет назад +3

    viva dadkeyga

  • @fatmahabikalsonidanafta9508
    @fatmahabikalsonidanafta9508 6 лет назад +1

    Waaaaaw wnka helay dhaantada calankaan gobalkee waaye uu fananka wado

    • @ruweydahruweydah8048
      @ruweydahruweydah8048 5 лет назад

      ogaadeniya ayaa ladhahaa

    • @nasraaali7283
      @nasraaali7283 5 лет назад

      Ogadenia ithopia iyo somalia buu udhexeya

    • @mediguled477
      @mediguled477 4 года назад

      Huuno waa calan Mohamed subeer waalahiin coolyahan waa wada hungiri. Misheey u raacdo gaajada. Dhulka ogadenia somali Mohamed ayaa wada daga lkn Mohamed subeer unbaa ku shaheeday ka aheen
      77kii.

    • @ibrahimebow7596
      @ibrahimebow7596 2 года назад

      Wow like infact qorexee

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 4 года назад +1

    Qoraxay maad iila dagi 😘

  • @xafsoxubi1003
    @xafsoxubi1003 4 года назад +1

    Jecliyaaa qoroxey

  • @ibrahimebow7596
    @ibrahimebow7596 2 года назад

    Woow like infact

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 6 лет назад +4

    GORGOR 💕💕💕💖💖👈

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 6 лет назад +4

    Amin 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 года назад +2

    Dalkon imaado waxay ilamid tahay in aan kula sobixi 2 sano 20 sano waxan raadin laha😋

  • @ayaanitoilkacasayaandheer
    @ayaanitoilkacasayaandheer 5 лет назад +1

    Ogadenia hamolato

  • @nadiryussuf527
    @nadiryussuf527 2 года назад

    ❤️💪2021💋gorgor Yusuf

  • @ddstv7484
    @ddstv7484 6 лет назад +3

    Gorgor.

  • @allahayaay5232
    @allahayaay5232 6 лет назад +1

    shoodhe laabsaalax

  • @mohamedamiin4674
    @mohamedamiin4674 4 года назад

    Agah agah agah
    Dhabarka adinkoo lulaaa aduunku dhamaanaa

  • @ayaanitoilkacasayaandheer
    @ayaanitoilkacasayaandheer 5 лет назад

    masha allh

  • @asmasaha2084
    @asmasaha2084 6 лет назад +2

    o calanka somaliland bay qaar sitaane 🙄wa sidee

  • @raxmaabdulahi750
    @raxmaabdulahi750 3 года назад

    Will ogadeen halaigu daro tolkay naag m.j baan ahaye inkastoo jaajusiin u badanyihiin isku halayn lahayn cagdheer

    • @hoodougaas7845
      @hoodougaas7845 2 года назад

      Khasbakhaar wilashena lama rabno. Shuuboy

  • @khadraabdirahman7895
    @khadraabdirahman7895 6 лет назад +3

    Wwww eshcalaa dhaanto lkn waxn jeclaan lahaa in loo qaado gobalada puntlnd 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🤣🤣🤣

    • @buruh12
      @buruh12 6 лет назад +1

      Khadra Abdirahman dbcn

    • @dooskadiamond9016
      @dooskadiamond9016 6 лет назад +2

      Khadra Abdirahman waa isla dadkaaga don’t worry 😉

    • @intaawalanwalashoodallahua1445
      @intaawalanwalashoodallahua1445 6 лет назад +2

      Hhhhhhhhhh love you dhuuul udug

    • @reo9475
      @reo9475 6 лет назад +1

      Khadra Abdirahman
      We are one the same
      💚💙♥️

    • @asyaarap2686
      @asyaarap2686 6 лет назад +1

      Ala mj iyo masayr maxaa kalahaysta xasidsana

  • @buuloxaaji7809
    @buuloxaaji7809 6 лет назад +1

    Caqli aan dhaanto aheyn maleh ogaadeen.

    • @sayidkashilabo2414
      @sayidkashilabo2414 5 лет назад +5

      Caqli aan qabyaalad iyo qudhun ahayn ma lihid adna.

    • @fuaadmahamed1782
      @fuaadmahamed1782 5 лет назад +2

      Nacas ayaa tahay malaha mo oged inuu dhaqankagii somali yahay oo calamka dhamaani kuu yaqanaan nac

    • @mohamedabdi3946
      @mohamedabdi3946 4 года назад +1

      Oya Naga dhamow dhanto WA dagalkeena

    • @daadirey576
      @daadirey576 3 года назад

      Adigu maxa ku tusay dhaantadooda maseer ba ku haayo