Ogaadeenka Cid ka quruxbadan oo ka tiro badan laguma Hayo geeska Africa walee Nasab Gob ah ayaa tihiin Reer ayayday aabahay Dhashay Reer isaaq Reer Haaruun maasha ALAAH 🥰🥰🥰❤️❤️
Quruxdi/kalsonidi oo qof ah natural beauty Well done huno We love JOWXO ONLF 💚💙❤️ my husband to be In sha Allah ayaa ku dhashay melahase bal so xafido 😁😘
Because Adiga kudhashay ONLF laguma so qado karo ! JOWXO gobalada dhan iyada leh ma ana arag meel laleyahy hebal/heebalyo ku dhalaty ONLF na ma tageerdano ee aya lagu so mention garayn wax macquul ah mesha ku qor otherwise iska amus 🤐
Gurre dhamole waxa ka soojeeda hooyaday macaan waa jeclahay abti waligay ma tagin anoo yar baan ka tagay magalada hargelle oo aan kasoo jeedo I love ❤ abtiyaashay gurre from ogaden cowlyahan
Maanshaa Allah inantan ani waan Wataa Xaga Codka iyo Sida fiican ay u ciyaareso Maanshaa Allah alle haku xafido ana Jawaab baan u soo dirayaa aan inaba caadi ahaan ee xagaan ka heli karaa inanatan tolow
Abwanada wan ku wata lkn darso iyo janala iyo fareysa iyo mad-har iyo xarunti shidaalka ee hela quraan maxad ugu waregtay Iga gaarsiya abwanada idinka igaga dhawe ree jigjiga tv
Waxan Waa War Nagala Tag Orodo 😂 Ina Aaboyinow In aad dilharo sheegtan Darsana sheegin Waa Qalad weyn Wan Sugeyna Part 2 Darso Hellkoran Janale iyo Jarati oo iinan kala Reebin wa sugeyna Inshalah
Ogaadeenka Cid ka quruxbadan oo ka tiro badan laguma Hayo geeska Africa walee Nasab Gob ah ayaa tihiin Reer ayayday aabahay Dhashay Reer isaaq Reer Haaruun maasha ALAAH 🥰🥰🥰❤️❤️
gacamada diilhara🥰❤️🔥 dayma quruxsanaa🩸🥰 meeshi aan ku dhashay🥰✊ war gabadh salaaan xoogan iga gaadhsiiya luve u ina aaboy
Quruxdi/kalsonidi oo qof ah natural beauty
Well done huno We love JOWXO ONLF
💚💙❤️ my husband to be In sha Allah ayaa ku dhashay melahase bal so xafido 😁😘
Masha Allaah soodhawaaw ayeeyo gacalo 💐💐💐💐
Masha Allah Gabadhi ugu maqal iyo muuqaal kaba quruxda badneyd dhinacayga💚💙❤️❤️💯✅😍🥰🤙
Afdheer waa meeshaan ku dhashtay
Khasatan Duudka mooga gaajo
Waxaanan uxiisay dhulkayga hooyo
Inbadan baan idin salaami reer tolkay
Meelkasta ood aduunka ka joogtaan
Ala ala homkeygi afdheery maxan kuxiisey harglle jarati baarey goduscbo ❤❤❤ raayasey huuno codka allah kubarekyo 🇬🇲
Mashaa Allah qurux badan iyo cod macaan ayaad leedahay
Dilharo Viva Darso Mad Har Helequraan Alla Mxan u xiisay Dhulkii Hooyo❤️
Dariska libaan 👋❤️❤️
Asc❤❤❤💓
Asc❤❤
Www Masha Allah jilab iyo dacala web, dilhara, Bido, Gadayarey dhulkii Gobalka Afdheer meshii an kusoo koray wan uxisay runtii
Asc walal reer bido yareey hadaad garatay qoqaar cadeyle miyaad garan
Reer Afdher IS mujisa inta bido xolo kuracday labashilindi jaratii hargeli gerari wan ku xisay dhulkii hoyo ❤❤❤
Walalo gawadaa qeyma badan kujecliya ina ader 💟💖💗💘
Masha allaah wn jclhy inaan garo jigjiga iyo afdheer nogob
Maaaaaaashaaalh walashy qaali ina abti alh ku xafido god usbo kuga so boqan doonaaa inshaaa aaaalh
Goboolka afdeer iyo Godcusbo waa daalkena manshaa Allah
booco iga gaday
the way she moves, oh my dear. incridable
Waaw gobolka afdheer iyo dilharo halka kudhashy dhanto macan
Mahadsanidin
Lkn jowxo wa xisbi ina gobolada kudhex amanto may aheen wayo anaga waxanahy barwaqo
Because Adiga kudhashay ONLF laguma so qado karo ! JOWXO gobalada dhan iyada leh ma ana arag meel laleyahy hebal/heebalyo ku dhalaty ONLF na ma tageerdano ee aya lagu so mention garayn wax macquul ah mesha ku qor otherwise iska amus 🤐
Mansha allah afdheer janno ❤❤❤🥰🥰🥰
Manshaa Allah waa gabar cod illahay heybad usiyey wana abwanad hadanah wixi odaan ayada latimaaday m.a danto inaba cadhi ahayn iyo qurudi iyo kalarki illahay siyey ayey isuwada darsatay
Afdheer gobolka an kasoo jeedo degmada iimeey ee aana wali arkin alla maxan kujeclahy dhulkaygiyow ❤️❤️❤️
Hadaad iimay kasoojeedo ma beesh gurre baatahay mise beesha cowlyahan ee ogaden
@@AbdimalikAdan-c7w midkodna mihi karanle ayan ahay
Manshaallaah jigjiga ogaadeeniya wooow guuul iyo gobanimo 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲💪💪💪💪🥀🥀🥀👌👌👌👌💚💙❤🙏🙏✊✊✊💯💯💞💞💘💘👍👍👍👍🌹🌹💯💯🌏🌏💚💙❤👌👌💪💪🇬🇲🇬🇲🇬🇲
M.a my dhiiga iyo dhuuxa afdheer jano 💞💕💕💞
Gurro dhamolo my dhulkeyga ❤️❤️❤️
❤
M.a qaali dumar noolow moyaale waa dhulka hooyo gare 🇨🇵🇨🇵🇨🇵🇨🇵💋💋💋💋💋💋
Mansha Alah walshey reys cadey gobolki nimcada Afdher jano jecliya ad ban ogu xisay
Weebta dacaladeeda... Qofkii reer afdheer ih baa garani un ❤️❤️❤️❤️❤️
Anaa garanayo
Waa dhaantada kaliya een ooga bogay dhantoyinka hada la qaado
Iyo gabadha bidabkay wadato
Mnsha allh alow codkaaga kuu barakee
Jowxa ONLF 💚💙❤️
Ogadenia 💚💙❤️🥰💯✊💪
Codki oo qof ah 🌷🌻
She's beautiful. and talent.
Imbadan ayaan maqlay ala ulatayaa may afdayl soo qabtaan ee .bagoo lamidoobay ...viva midnimo
Dalka lama sino daraja dheer jihin been ma ah dhulkeyda dollow ❤️❤️❤️🥰
Fareed
Afdheer ❤️🥺🐪
Guraadhamoole deyma qurux
magaldii aan kudhashay kunasocod bartay ❣❣✌
Me to 😍🥰
@@zarazara6380 wow dhulkii greenka ahaa ee buraha badnaa hadadba kudhalatay gobaadtahay walal😘🥰🙏
Gurre dhamole waxa ka soojeeda hooyaday macaan waa jeclahay abti waligay ma tagin anoo yar baan ka tagay magalada hargelle oo aan kasoo jeedo I love ❤ abtiyaashay gurre from ogaden cowlyahan
@@AbdimalikAdan-c7w mashalah abti guleyso we love ❤️
Axya cod gabdhandii🇬🇲❤️
Wow she’s so beautiful Masha’Allah ❤️❤️❤️
Wow manshalah.afkada cano.lagu qabay lakin kuturi bad hil.mantay ila.jinbac
Marba haday gobolkeni amaantay mxaa ku dhiman Ina adeerow
Gabadha cumaamada ku tuur
Barey iyo bidiyo bananadi galgalad benta lama hadle boco jeceliya Ala ya cisak walaley
M.a golkayga afder
Dagmadeyda hargele & god cusbo
Aga war waxy ka tagty ma jirto
Galgalad xitaa
Thank you
Afdheer inti ugu badnayd wakaa tagtay imey raaso celkari away
Msha Allah dolkeyga hoyo wn uxiisaay in badaan
Olaaaax qofkan qofkuu Maher ogudaco nasib bathaaanaaa
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
woooooow Beautiful girl and nice song God bless and protect Afdeer inshallah nice voice
Mansha Allah abwaanadaan kufaano💯#AFDHEER#HARGELE
Manshalah baarey iyo bidi intaasa naga badan
Waaaaw abwaanada
Da dayar Mansha Allah keep going 🙏 ♥ ❤ 💖 ✨ 🙌 🙏 ♥ ❤ 💖
Mansha alH huuno horey usoco madabki quruxda badnaa ee gabadhahanadi
Maanshaa Allah inantan ani waan Wataa Xaga Codka iyo Sida fiican ay u ciyaareso Maanshaa Allah alle haku xafido ana Jawaab baan u soo dirayaa aan inaba caadi ahaan ee xagaan ka heli karaa inanatan tolow
arabaa abwanada dhantadi oo qof ah
M.a ..Qoxle ayey isoxusuusisay gabadhan..meshii an kudhashay..mailawayi
War anigu waxaan idin oranayaa walaaleyaalow Ilaahay ka baqa oo iska daaya Lahwiga.Gabdhaha iswalwalaaqayana ma banaana e
Really she is so cute her colour is original 😍💖💕💗💓💜
War Reerihii OG ahaa dhaanto iyo Gabdho ismalmaluuqaya uun baa kasoo hadhaye, waa in Sheekh Umul Shibli ka wacdiyaan baan oran lahaa!
Gura dhamole ❤ geenyo
DALKA IYO DADKA DOLKENA LAGUFILANE YAKA DUFI KARA.
ABWANADA EREYDHA IYO MURTIDHA HALAGA QATO✅✅
Guuul walaheey all the way from puntland
Abwanada wan ku wata lkn darso iyo janala iyo fareysa iyo mad-har iyo xarunti shidaalka ee hela quraan maxad ugu waregtay
Iga gaarsiya abwanada idinka igaga dhawe ree jigjiga tv
Ogaadenimo Qaaday Gabadha
My homeland guredhamole
❤❤❤
no makeup and still she's Beautiful mashaallah tabarakalah
Mashallah gabadheena keep going
waa gabadh faahiye faarax ah jah
Ree. Geeraare ismuujiya
Inantu wa laandhere laandhere dhalay wa inan cawlyahan rer afgaab rer xaad Faarax geelodu wuxu daaqayaa jarati iyo hilo quraan iyo inta kaso u dhexeesa diiil haaraaa geeraaare darso ilgaduudo dhan kle qawga dacaladiisa dhulki gogolka ahaa hargeele iyo ila god cusbo koono hilaa quraan
Caada qaataw dhimo iyo ninka ciidiisa hooyo iibsadee cadawgiyoo guumaystaha gayiga haysta garab siinayaw dhimo jawxo guul iyo gobanimo allaw dalka mar gacantiina gali durba afti aad kaqaadaane caade qaataha cadawga garabsiiyana cidla ha is taagee dawn itoobiya iyo dameerta udhaamisa. Guul jawxo ha xorawdo soomaaligalbeed
Gurre dhamoole❤❤❤
M.a gubalada rer tolkey 🇬🇲🇬🇲🇬🇲
Masha allah allah ha kuxafido
Mash Allah dhashii gabotu dhashay rays maxad nosartayah
Afdheer Jano ❤️❤️❤️
Liiban iyo dawa zone dhulk dagoodi saaransor jecliiyee
Dhantadaan wax badannaan raaadinaaye 2021 Yaa ila daawan haayo
God cusbo ......
Mansha allah Quruxdii ok qof ah
Mansha allah ❤❤❤❤❤❤🇬🇲🇬🇲
Ilahayow ha dilen aan tagin
Ayyy dhulkeyda 🥰🥰🥰🥰❤️
Afdheer mashan ku dhashay wanku xisay dalkagi 15 sano ma aray
Ma Dhaantadii Dhaanto Nimo Kuugu Horaysaybaa Walaasheen
Keep up mi dia sizz...moyalesom
Waxan ka donaynaa gobolada dhaaman inay Amanto ma kala dhacane
Masha Allah codkii oo qof ah sharaf badleedhy
irayada qofka sameyay wa qof afdher ad uyaqano
Waa iyada qaadaysa qofka sameeyay
ayada aya sameysay oo abwanad weyey
Erayada Laxanka Codka
Wllhi Waa Isku Filan
Abwaanad Dhameestiran
Dilhara ❤️❤️❤️
codkeda ayaan jcladay runti waan qadanay lkn jarati hal dhaanto nogu soo qaad iyo dacaladeda abwanada ina ayaan ka codsanaynaa
Best onlf with out them we are nothing all somalia people love you
Your sound is very good
Masha.allah.afdheer. 💋💋
Usheega qalbi qarax joga meshina🌎🏔🪵
M.a abwaanada m.a dilhara iyo weeb uxiisay runtii
teeda kale eraya haaynaa waa in laguuu dhiibaa
teeda kale durdurada shidaalka maxaad u ilaawday ee hello qur aan
Afdheer❤❤
Viva afdheer
Maansha allaah
Waxan Waa War Nagala Tag Orodo 😂 Ina Aaboyinow In aad dilharo sheegtan Darsana sheegin Waa Qalad weyn Wan Sugeyna Part 2 Darso Hellkoran Janale iyo Jarati oo iinan kala Reebin wa sugeyna Inshalah
@abdi harago officiall ree dhewed so afdheer ma ahaa
@abdi harago officiall 😁 Epow Dhilhara Ragii Lahaa Waligeed baa Lahan Ee War kale Sheeg!
@abdi harago officiall Aad oo weyn Shalay baad Timaadeen Ugaas Ee Taarikhda Dib Uraac
@abdi harago officiall Maalinteeda Yaan Lagu waayin Epow Halkaad Katimid baad u laaban oo xaqiiqa ah
@abdi harago officiall wad ika qoslise wlhi iski fani meyne wan is naqana kula 😂😂san uu qoslaye beerka icasade
M adhulu ki hoyo🥰🥰
Celkari ma hooyadaa baa leh afdher xage ka dagtaa on hargele ahen cagdheer
Ereyada qofki sameyay Salan sare afdheer aad ayu uaqana
ayada samaysay pro
@@abdullahimhamud3094 haaa gadal ayan ka arkey sxb
from moyale nolow...
Mashaa Allah waa boqorad Somaliyed
Wwwwww mansh Allah
The city I born hargeele
Cajiib. Sida ay u dheelayso ayaamba ka helay
Gabartu dagana🥰🥰🥰
lacagta aan ku daawayday waa mid iga khasaartay yarta
Maanshaa Allah wllo