HEES | Ilwaad Qurux | Cumar Dhuule | Amaana Alla | Lyrics

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
    Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
    In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com
    Lyrics
    ------------
    Dharaarta qatankee laqaawanyahay
    Dharaartaan qoratiyo quraanjo maqnayn
    Qudhaydaad goysaa lagugu qiri
    Malaa'igta qalinka loo dhiibiyo
    Ilaaha qaadirina wax qarinmaayo
    Qiilaad kuu baxdaana kuuma qornee
    Qowlkeed la hor tagi qiyaamaha?
    ..............................................................
    Walow aan asaagaa
    Adiga kuugu jeclaa
    Oo aad ilwaad qurux
    Adiguna ogsoonayd
    Afkun kaama lihiye
    Ay uurka iga tahay
    Amaana alla inanyahay
    Aakhirana waysku arki doonaa
    .......................................
    Haddii waa aduunyee
    Aad iga irdhowday
    Oo axdigaynu dhiganiyo
    Wacadkii ilowdee
    Afkun kaama lihiye
    Ay uurka iga tahay
    Amaana alla inanyahay
    Aakhirana waysku arki doonaa
    ........................................
    Haddii oog dabiyo
    Ood laygu shido
    Ama iilka aan galo
    Isaseeg dhacoo
    Inta la i arjumo
    Awgaa laygu naco
    Albaablii qalbiga
    Adaa oodayoo
    Irridda u xidhee
    Haddaan aamin jirin
    Maan galo aduunyada?
    Maxaa ikaa ag dhigay?
    Amaana alla inanyahay
    Aakhirana waysku arki doonaa

Комментарии • 439

  • @Salahfarah1
    @Salahfarah1 Год назад +71

    Qalbiyada wax jecel oo dhan waan salamaya, ilahay taydii yaraydeena ha ii ilaasho❤️

  • @asmaibrahim158
    @asmaibrahim158 3 года назад +47

    😭😭😭 qof mudo 4year wada soconay ayaan waayey oo isbadalay iga tagna iyidhih ala kululaa xanuunkiisu 😭😭

    • @herrochannel2670
      @herrochannel2670 3 года назад +1

      Jaceyl dhib weye aniga meel aan ka galo wayay mar kasta aan guur kaso afjarana ima suurto galin weli

    • @omard7649
      @omard7649 3 года назад

      Sorry sister aad buu u xanuun badan yahay jacaylka

    • @abshirmohamed9935
      @abshirmohamed9935 Год назад +1

      Hhhhh isku xanuun baa na helay adiga waa ka tagaye aniga waa I khayaantay

    • @AadanMuxidin-s2o
      @AadanMuxidin-s2o 7 месяцев назад

      Jaceeylku mabaaba ,o mana l umo ee waa hawl badiyaa xakaar iyo si uun uhoowlbadanyahey.

  • @cabdimawel1932
    @cabdimawel1932 4 года назад +68

    Cumar dhuule cali
    Alle hoygaaga jana fordowsa hakaaga dhigo
    Danbiyadaadi iyo fankana in alle kaa cafiyo baan kuu rajayn .legend dhuule

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 года назад +1

      adeer fanku dambi ma aha, haddaan wax kale la socon, xanta, eexda, xasidka, qabyaaladda, colaadda, beenta, dhaca, intaasi oo somali daashatay baa ka wada xun,

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 года назад +2

      @@mhassan0163 Xaqiiq💯

    • @musemohamed9049
      @musemohamed9049 3 года назад

      P

    • @abdirahinabdimajid1729
      @abdirahinabdimajid1729 3 года назад

      @@mhassan0163 fanku iyo hidaha dambi ma ahan ee muusigga ayaa dembi ah🤗Fanka soomaalida wuxu ahaa mid jiray ka hor inta 1947 uu Abdullahi Qorshe keenin qaybtii ugu horeysay ee muusigga😶

    • @sacdiyaomar5594
      @sacdiyaomar5594 6 месяцев назад

      Amiin yaa rabi🤲😢

  • @Mustafa_Jiindhe
    @Mustafa_Jiindhe 8 месяцев назад +9

    - Albaabkii Qalbiga
    - Adigaa oodayoo
    - irridda u xidhee
    - Hadaan aamin jirin
    - Maan galo aduunyada
    - Maxaa ikaa agdhigay
    Ishcalaa erayo 🥰🥰🥰
    Rabbi ha kuu naxariisto Cumar Dhuule

  • @muxtarim4011
    @muxtarim4011 3 года назад +53

    Biliaadamaka mararka qaar waad layaabaysaa wlhi '
    Balan bay kula galayaan waay kaaga baxayaan
    Wlhi balamaha ugu culus ee qof lalagalo waa kuwo jacaylka
    Aniga gabadh aan isku school ahyn baan hada kahor jeclaaday si xad dhaaf ah iyaduna waa ijacleed markaan wada soconay mudo sanad kudhow bay dabeecAda ii badalaty oo aan isku kaay badashy
    Wax walbe waxaa iiga darnaa habeenkaan runtA iyo xaqiiqada ogady wlhi habeenkaas waa habiinka ay iibiloomatay murugada fikirka hurda laanta waa maalmo markaan soo xasuusto aan qiirooda
    Siwalbo oo ad u adagthy hdii jacayl kusoo galo jacaylkaa ka awoodbdn
    Jacaylku waa sun markii lagu cidleeyo
    Wlhi mararkaa qaar waxaa kuqabanyso
    Waxyaabaha qaar iskadaa hadii aad dhamaadkooda ogaan lahyd maadan biloowdeen

    • @laariofficial3245
      @laariofficial3245 3 года назад +3

      Sxb wa runta gabadhana bedelkedi alle haku siyo

    • @lisabintumaryam8288
      @lisabintumaryam8288 2 года назад +1

      🥲💔

    • @hodan6804
      @hodan6804 2 года назад +1

      😭😭😭😭sorry

    • @barkhadahmed
      @barkhadahmed Год назад

      Aakhira isku arki doontaan😢

    • @NajmaCilme
      @NajmaCilme 8 месяцев назад +1

      2 eee wacad dhex yaalo mid buun ku weyny wll dhaman dadka la khiyaamy on anigu 1 ka ahy alle qalbiga haynoga reebo🤲😑

  • @abdirizakmahad8278
    @abdirizakmahad8278 3 года назад +54

    Qofkii jaceyl haayo cumar dhuule ha dhageysto xabiibul malaayiin allow kuu naxariiso

  • @moustaphatafo979
    @moustaphatafo979 Год назад +1

    Alleh ha u naxariisto CUMAR DHUULE CALI. waxa uu ahaa mid ka mid ah fanaaniinta ugu cajiibsan fanka soomaalida.

  • @nasraabdalla7770
    @nasraabdalla7770 4 года назад +21

    Amaana allah inan yahay
    Aakhirana waa isku arki donaa akhiro halesku balan sado xanuun waa allow amuuraha sahal mahdsnid wllky cumar dhuula cali allow janadaada qeyb kasii 🤲🥺

  • @mayAdam8888
    @mayAdam8888 3 года назад +12

    Allaha u naxariisto Abwaan Cumar Dhuule, wuxuu ahaa fanaaniintiiqiimaha badnaa ee Somalia ugu sareeyey🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @khadarcismaan9736
    @khadarcismaan9736 2 года назад +6

    Cumar dhuule cali
    Alle haku naxariisto
    Waxan cawa ku dhex dhagaysanaya
    Jeela sha somaliland
    Midka mida
    Jeel iyo jacaylbaa isku kaygalo
    Waxana ii racda kala.
    Dheraansho ay iga fogaatay
    Qofkaan jeclaaa
    Haddi waa addunye
    Ad iga irdhawday
    Axdigaan dhiganiyo
    Wacadkii illawday
    Afkun kamalihiye
    Ay uurka iga tahay
    Amana allah inanyeey
    Akhirana isku arkidoona

  • @qanijacayl5784
    @qanijacayl5784 3 года назад +30

    Allaha u Naxariisto isaga & Dhamaan Muslimiintii Geeriyootay.
    Aamiin.
    Sabti 9/1/2021
    London, UK

  • @mohfeisal7418
    @mohfeisal7418 3 года назад +11

    Farxad baad isiisaa Boqorkii jacaylkoow Omer dhuule Allaha kuraxmado❤

  • @yamaniosmanabdille4266
    @yamaniosmanabdille4266 2 года назад +3

    Amaaana Allah inan yahay
    Rabbow adigaa caaadile awodan adiga iskaleh
    Omar dhule ali janadii fardowza ugu bishareeee

  • @haawodagan5472
    @haawodagan5472 3 года назад +55

    AUN omar dhuule waa damqiyaha boogaha caashaqa hees ba hees ka daran 10/1/2021

  • @abdinasirmohamed2238
    @abdinasirmohamed2238 2 года назад +9

    Allaahu akbray🙏
    Dhuule kasokow cod macaanidiisa, heesihiisa waa kuwo uurka/caloosha kasoo go'ay oo dareen aan caadi ahayn xambaarsan👌

  • @hassanadam1373
    @hassanadam1373 3 года назад +9

    Albaabkii qalbiga
    Adaa oodayoo
    Irridka u xiree
    Haddaan aamin jirin
    Maxay kaa agdhigay
    Maan adduunka galo.
    Waa meeshii igu danbaysa jacayl aaaah

  • @foosiyacali2158
    @foosiyacali2158 4 года назад +5

    yaaa salaaam heestan sidan ujecel
    ale raxamnka unba oga dhabti
    afkuna kama Lihye Ay uurka igathy
    amaana ale inan yhy aaakhir isku
    argeyn

  • @cadaweahmed3795
    @cadaweahmed3795 3 года назад +6

    Gabar ayaan Saa'id ujeclahay iyaduna kistoo waa iga Mashquulsantahay Iigu sooduceeya in qalbigeeda iisoojeesto
    Marwadeydana ay noqoto.
    Mucaashiqiinta Soomaaliyeedeey

  • @suldaanm.abdulaahi887
    @suldaanm.abdulaahi887 3 года назад +15

    Caawa Ramadaan u danbaysa 2021. Cumur dhuulle waa dabiibaha qalbiyo badan.

    • @cabdisalaancabdilaahi6354
      @cabdisalaancabdilaahi6354 2 года назад

      Ana Cawaan Ciidii 2022 u fadhiya Libax Hadaa Wali Joogto dunida

    • @Nawaal213
      @Nawaal213 5 месяцев назад

      Anigana sakan cidaya 10/4/2024 Alx

  • @hibaaqmaxamed9646
    @hibaaqmaxamed9646 8 месяцев назад +3

    Jacaylow goormaad ixaal marin talow aniga🥺💔
    C.dhuule waa ninka kaliya een dhagaysto heesihiisa AHUN.

  • @mohamedsheikhyusuf3189
    @mohamedsheikhyusuf3189 3 года назад +12

    Albaabkii qalbiga
    Adaa oodayoo
    Irrida u xiree
    Hadaan aamin jirin
    Maan galo aduunyada
    Maxaa ikaa ag dhigay
    Cajiib!!!
    Allaha unaxariisto cumar dhuule

  • @cabdallahillaac9201
    @cabdallahillaac9201 4 года назад +10

    Amaana Alla inanyahay
    Aakhirana waysku arki doona
    Yaa Sallaam, Cumar Dhuule Cali Cumar Mahdi♥️🙏

  • @kaberioradicaliandkoky6676
    @kaberioradicaliandkoky6676 3 года назад +105

    Heestaan waxey iso xasusisay daacda igu dacday aniga sanadki 2014 ila 208
    Waxa jirte gabadh kunol xareyaha qaxoti yaha magala kamid ah, aniga iyo gabadha waxa no daxeye xarir kalgacayl o 6 sano ayan wadha soconay,
    Aniga waqtiga dugsiga hoose ayan aqrisanaya waxanan kaso gudbe 2015 ayadha sidho kale,
    Aniga waxan ugudbay dugsiga sare,
    Gabadina aqriskedha halkas ayey kujojisay o waxa usocden arimo dofitan ah, sanad kadib ilahey ba uso dameye dufitanki o wey Ku guleysatay waxey na u doftay wadanka Marekanka, markey wadanka tagtay waxey bilawde iney wadha hadalkeni badna so afjarto si lama filan ah, balse aniga wan daremay iney doneyso iney xarirkeni 6 sana aha so afjarto, si walba ayan ola hadle, balse qadarti rabi aya mesha kujirte, o wey IGA daga ad katee,
    Aniga waxan Ku dawaday inaan wax barashadi iskaga taago balse diib ban u fikiray o wan iskaga adkeystay murugta i qabatay
    Ugu dambeyn tina waxan bilaway inaan qalbigeyga kasaro weyna i surta gashay,
    Hestan markan maqlo unban gabadha so xasusta🙏🙏

    • @zahroadam7444
      @zahroadam7444 3 года назад +1

      It's so sad wlhi

    • @sumaliagood4833
      @sumaliagood4833 3 года назад +5

      Adeer wxas ha u joojin dadba jiro danaha kaliya fiirsada

    • @abdirahmanahmed4705
      @abdirahmanahmed4705 3 года назад +7

      Nin yar bad tahay waxa iyo wax ka badan waad kala kulmi aduunkan inta aad nooshahay. Khyr baan ku rajaynaya

    • @omard7649
      @omard7649 3 года назад +2

      Keep going bro adiga ma ahaan qofka wax gooyey iyada weeye

    • @lisabintumaryam8288
      @lisabintumaryam8288 2 года назад +1

      Sad🥲❤

  • @cabdalleahmed9302
    @cabdalleahmed9302 3 года назад +1

    Heesha cumar dhuule ali cumar mahdi
    Midba mida kle wey ka saameyn badan tahy waa fananka 1aad ee taageero kuwii hore iyo kuwa hadda alle ha u naxariisto qabriga alle ha u waasiciyo

  • @barkhadahmed
    @barkhadahmed Год назад +2

    Amaana alla inanyahay
    Aakhina waysku arki doonaa
    Tolow maysku arkeen wali
    Alle hownaxariisto dhuule
    Fankiisu maduugoobo
    2023 dhagaysanayaa

  • @aliahmedabas577
    @aliahmedabas577 3 года назад +13

    allow nolol xasiloon oo jacayl , ixtiraam iyo qanacsanaan isii , aniga iyo dhamaan inta u hamuun qabta.....

  • @abdikarimmohamedabdi7901
    @abdikarimmohamedabdi7901 3 года назад +32

    Fan-kii Hore ee Qaraamiga Walaahay waa Xalaal 100% ❤️

    • @mohamedelmi8104
      @mohamedelmi8104 3 года назад +1

      😁😁😁😁 isha ka riday fan wa fankii hre

    • @ahmedmuse248
      @ahmedmuse248 Год назад

      hhhhhhhhhhh sxb aad baad iiga qoslisay aadna waan kuu salaamay

    • @Nawaal213
      @Nawaal213 5 месяцев назад

      Ma noo.shahay hada😂❤

  • @asiisaabdirahman5245
    @asiisaabdirahman5245 3 года назад +2

    Alaah yaa arxama raxiimiin cumar dhuule cali fankii soomaalida😰❤️🤲

  • @muruh114
    @muruh114 Год назад +2

    Rabbi ayaan kaaga durraansan inaad magantiis noqoto, Cumar Dayiboow👐🏻

  • @musharafkodah
    @musharafkodah 2 года назад +1

    waloow aan asaagaa adiga kuugu jeclaa
    adiguna ogsoonayd
    aakhiro waysku arki doonaa
    hadii waa aduunyee aad iga irdhowday
    axdigaynu dhiganiyo wacadkii ilawday
    aakhiro waysku arki doonaa
    these words will never be forgotten in my heart

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 3 года назад +4

    Ilaah ha u naxariisto cumer dhuule danbigaasana ha u dhaafo

  • @nacimaabdirizak
    @nacimaabdirizak 9 месяцев назад +1

    Sandka soo socda allh cafimad igu gaarsii farxado badan ayan rajaynayaye Ebbow ii rumee😊❤😢

  • @fartunhussain3374
    @fartunhussain3374 6 месяцев назад +1

    Ilahow iiso sahal nolahaa ogu jclhy ifka awladuu dhalay inaa xambaraa rabaa😢❤ina Mohamed ozman❤🤴🏾🫀

  • @nimcohappy4567
    @nimcohappy4567 3 года назад +7

    Hesstan xasuus xanuun bdn bay ii gelisey wlhy qalbi taabasho sanadkii 2020/4/23 Goor sheegtadu ahyd 12:45 qofkn aaminay ayaa IGA tagay 🥺😥

    • @yacqub4330
      @yacqub4330 2 года назад

      Waa gortan is baranaya aniga 2020/March/23keedi goor shegta duhurnimk 1dii iyo meelahas🥺

    • @اللهاكبر-ب6ص7ك
      @اللهاكبر-ب6ص7ك 2 года назад

      ❤💋

    • @abdirahmanhala8372
      @abdirahmanhala8372 7 месяцев назад

      Badal khayr leh ayad helisa insha Allah wllo 😢

    • @Habeenkii
      @Habeenkii 3 месяца назад

      Masoo laabtay inabti

  • @kareemabasheer9586
    @kareemabasheer9586 3 года назад +37

    Caawo kii jacayl aha i haleelay ayaan heestan qalbiga ilmada kaga tiraya ............

    • @kareemabasheer9586
      @kareemabasheer9586 3 года назад

      @@cgf383 😂😂 bal k wxa arki wyay day

    • @abdikaadirbukut8749
      @abdikaadirbukut8749 3 года назад

      Wali maku hayaa jecelkii mise booska waa banan yahay

    • @mohfeisal7418
      @mohfeisal7418 3 года назад

      😭

    • @cadaweahmed3795
      @cadaweahmed3795 3 года назад

      Abaayo Qalbiga allaha kuuqaboojiyo
      waan ogahay Xanuunka jaceylku leeyahay Xaqiiqdii 😥😥

  • @Newheesocusub
    @Newheesocusub 4 года назад +5

    Hees iyo badh Aun Cumar dhuule shukran zxpky Maadeys 🙏🙏🙏

  • @alicubeyd2944
    @alicubeyd2944 Год назад +1

    Tue 20 jun 2023 21:44
    Galkacyo mudug puntland somalia
    Heestaaan waxaaan ku dhagesanaya mid kamida hotelada lagu caweeeyo anigu ku raxeesanaya shan qadha kabanka iyo cdka dhaxalka ah ee uu noga tagay omar dhule alle alle yarxam

  • @afnaanturkesh3333
    @afnaanturkesh3333 3 года назад +7

    17/06/2021.. Thursday
    saalisa...
    12:24 habenimo , 😭😭😭😭
    amaana allah inanyahow, aakhirina wn isku arki doona.. Ak

    • @wakaasports5255
      @wakaasports5255 3 года назад +1

      Saacado uunyar dabdeed waan kula daawaday lkn waxay ahayd xasuusta iyo qalbi jabka mid kamida mahadhooyinka dunida
      "Albaabki qalbiga oodayoo
      Iridihaa uxidhee" waa inyaro kamida eraydii walaaca lahaa ee an kala kulmay.

    • @afnaanturkesh3333
      @afnaanturkesh3333 3 года назад +1

      @@wakaasports5255 -jacayl ma ba'oo ma baaba'oo,.... waana laga bogsadaana waa been🤦‍♀️🤦‍♀️... duni daa ba iska sida ah qalbi jabka Iska wadata huno...

    • @wakaasports5255
      @wakaasports5255 3 года назад

      Afnaan Turkesh beentaa maaha quruxeey waa aduunyo oo waayo badantahay jacaylkuna waa qalcad kamida qalcadaha noolasha kuwooda ugu saamaynta badan waa runtaayo jacaylku maguuro

  • @hamdihaaji6098
    @hamdihaaji6098 3 года назад +2

    Alle wayne naxariistiisii haka waraabiyo 😢💔

  • @maryanelmi-cw9jy
    @maryanelmi-cw9jy 6 месяцев назад +1

    Alla hestn cajip sana qisadeda saxda ya ishega 😢

  • @Abdifatah_Hussein_Garweyne_
    @Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 3 года назад +4

    Aad baan ku salamaya Mazuul sare MAADEYS
    Sida Wanaaga badan ee Fankii Hore noo jecleysiineyso 👏👏👏👏👏👏👏👏👏
    Qalbigaan Kaala socdaa Mazuul

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 3 года назад +1

    Waqti Iso Maray Ayaan Jecla Heestan Jcyl Xun Aan U Qabay Gabar Ismahan La Dhaho Magalada Hargaisa 2008 Walahi Waa Waqti Xasuus Igu Mudan Allow Naxariisti Jano Ka Waraabi Omar Dhuule Ali Allahuma Amiin Amiin Amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 4 года назад +4

    Omar ali mahdi rabi janadisa mida ugu saresa haku mamuuso slaan sare madeys

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 2 года назад +2

    Yaa allaah fadligaaga ugu naxariisto aamiin yaa rabi

  • @mohammudjama9635
    @mohammudjama9635 4 года назад +8

    zxb maadays hadaa heesahaygii soo bilowdaw cumar dhuule my favourite singer

  • @tosanetosane5502
    @tosanetosane5502 3 года назад +2

    Ax ax yaaa jacayl allow iisoo dhawee nasriin❤❤❤

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 года назад +18

    عميد الفن عمرطولي علي ستظل خالدا في قلوبنا الف رحمه ونورعليك مبدع

    • @raed_ksa9449
      @raed_ksa9449 Год назад

      عن ماذا تتحدث الأغنية؟ لا أتحدث الصومالية لاكن وقعت في حب هذه الأغنيه. هل الأغنية مرتبطة بالغزو البريطاني للصومال؟

    • @Aveed__1
      @Aveed__1 Год назад

      @@raed_ksa9449 لقد طغى علي الشوق إليك قلبي يرغب في حروف اسمك
      كيف يمكنني وصف إشراقك؟
      الملائكة يشعرون بالغيرة من جمالك
      يمتلك إلهنا القدير قوة لا يمكن تصورها
      كلمات من يجب أن أتبع يوم القيامة؟
      حتى لو كنت مرهقا
      أنا مغرم بك وأنت يا حبيبي، جميل وأنت تعرف ذلك أيضا
      لا توجد لغة يمكنها التعبير
      كم أحبك؟
      الإيمان بالله هو كل ما أملك
      لا توجد لغة يمكنها التعبير
      كم أحبك؟
      الإيمان بالله هو كل ما لدي في النهاية، سنرى
      إذا فتحت ذراعيك
      واحتضنني
      أو إذا لم يكن لدي القوة للوصول إلى حضنك
      طالما آمل ذلك
      لن أضل طريقي
      باب قلبي.
      أنت وحدك تستطيع أن تفتح
      من فضلك، اقترب

  • @abdiabdulahiyoutube7446
    @abdiabdulahiyoutube7446 3 года назад +5

    walhi gabdh an jecalaty wali ma heelin wagan yaara ilaa hada ma guursan waga saan ugu niyad jabay dadki walidka u ahay iga dharaty in gursto darted ayan u noolhay ninka kale aya hada markan arkana niyada sii i nooqta wana xanusada markan arko

  • @feisalmohaa984
    @feisalmohaa984 3 года назад +41

    She’s was all I dream and she’s all I dream up to now🥺
    I miss her soo much and it’s been a year since we talk 😞
    Everything will be qeyr I.a

    • @monahawadle140
      @monahawadle140 2 года назад +4

      Insha allah,ilaahay haku so sahlo wll

    • @zaimahassan1183
      @zaimahassan1183 2 года назад +2

      Why don't you talk to her.

    • @family-zx6mc
      @family-zx6mc 2 года назад +5

      jaceylka had ku haya waa inuusan isbedelin markey 2 kuu dhasho waxan idin rajeynayaa jaceyl waara iyo ubad kheyr qaba

    • @anwarjama2002
      @anwarjama2002 2 года назад +2

      Stay strong walaal better things are ahead.

    • @umusaabir7418
      @umusaabir7418 2 года назад +1

      Inshallah ilaahey agtiisa kheyr idinkaga rajeynaa

  • @JUBBAMOHAMUD
    @JUBBAMOHAMUD 2 года назад +1

    Habeenimo 4/may/2022 saacadu tahay 5subaxnimo gobtu waa casimada kenya Nairobi inaan dhageyso cumar dhuule allow ku naxariiso.

  • @abdifatahmohamed4409
    @abdifatahmohamed4409 3 года назад +4

    allaha u naxariisto cumar dhuule cali🤲😢
    ilaahay amarkiis ninkaan heesihiisa waanba iska jeclahay ✊
    heeskaan tik tok ayaan ku arkay markaas ayaan kasoo raadiyay halkaan✊

  • @AwaysElmi
    @AwaysElmi 11 месяцев назад

    Aun Abwaan Al-ustaad Cabdalla Nuradin Axmed ayaa leh miraha sidaa aan jeclahay hadii aan qaldana raali ahaada ikhyaarey Aun Cumar dhuulle Cali

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 4 года назад +7

    Maadeys Saaxib Waad Ku mahadsan tahay sida aad noogaso aruuriso heesaha aadka umacaan🔥🔥🔥🔥

    • @zantozcumar1665
      @zantozcumar1665 3 года назад +1

      Allle haw naxariiisto cumar dhuuuule,,, waxaan 28ka sanadka 12aad 220ka waa habeen axada✌️💯

  • @zemenunigus
    @zemenunigus 2 года назад +28

    im falling in love with this song with out knowing the language... ufff

    • @muhzein4493
      @muhzein4493 2 года назад +2

      It's somali languege

    • @Siham5473
      @Siham5473 2 года назад +2

      Are you joking

    • @cabdiraxmaan5565
      @cabdiraxmaan5565 2 года назад +2

      I same with you

    • @fadumomohamed5053
      @fadumomohamed5053 Год назад

      I wish you understood I’d love song 😢

    • @kalilrage8873
      @kalilrage8873 Год назад +2

      The longing for you has overwhelmed me
      My heart desires the letters of your name
      How can I describe your radiance?
      The angels are jealous of your beauty
      Our Almighty God possesses unimaginable power
      Whose words should I follow on the Day of Judgment?
      Even if I'm exhausted
      I'm in love with you
      And you, my beloved, are beautiful
      And you know it too
      No language can express
      How much I love you
      Faith in God is all I have
      In the end, we will see
      If this is the world
      That has hurt me
      And we are just strangers
      Passing by
      No language can express
      How much I love you
      Faith in God is all I have
      In the end, we will see
      If you open your arms
      And embrace me
      Or if I don't have the strength
      To reach your embrace
      As long as I hope
      I won't lose my way
      The door of my heart
      You alone can open
      Please, come closer
      If I were to believe
      That I don't belong to this world
      What would I hold on to?
      Faith in God is all I have
      In the end, we will see

  • @bilankainan7272
    @bilankainan7272 3 года назад +7

    Samataryare💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭 cafis ba iga tahay jecel kaygi 6da sano an kudalay 😭😭😭 waligay na kuma,ilobidono 😭😭🥺🥺🥺

    • @mohamudibrahim6558
      @mohamudibrahim6558 3 года назад

      Iska cafi adigana wax ka fiican alle hakuugu bedelo

    • @nemofarhan6903
      @nemofarhan6903 3 года назад +1

      Anagoo 6 sano is jecel ayaanu kala tagnay
      Naag ayuuna guursaday
      Waan isku dayay inaan cafiyo balse ma cafin karo waayo wuu ikhiyaamay

    • @mohamudibrahim6558
      @mohamudibrahim6558 3 года назад

      Waxaad ogaataa inay jirtay awood labadiina ka baxsan oo qadarka alle ah markaas aniga waxayla wacan inaad isku daydo inaad u cudur daarto

    • @nemofarhan6903
      @nemofarhan6903 3 года назад +1

      @@mohamudibrahim6558 waan ogahay wll
      Hadana dhaawaca iga soo gaadhay dartii waan awoodi waayay inaan cafiyo

    • @abdiftaxbashir257
      @abdiftaxbashir257 Год назад

      ​@@nemofarhan6903 lixsano oo aan u oyay u ilmeyey aadna aan jecla meysan dareemin dhibtan marayo oo dhalanteedbay latahy alla dumarku arxn darana

  • @qaysyare1784
    @qaysyare1784 2 года назад +1

    Cumar dhuule AUN dhaxal culus ayuu nooga taggay heesihiisa dhan markaa aad fiiridid dhibka uu maray waa wada qalbi taabad

  • @liibaanoday
    @liibaanoday 3 года назад +4

    Alle ha nxriisto cumar dhuule father of love

  • @abshirahmed4665
    @abshirahmed4665 3 года назад

    Alla fanaanimo xumaaa waxay ku heesayaan wax aan haynin ayaga balaayo aan qoorta ugu jirin beey qul qulinayaan allaha unaxariisto asga cidu dono cafiye

    • @ayaannuur7157
      @ayaannuur7157 3 года назад

      hadi waa adunyee aad iga irdhowdayday axdigauno dhiganiyo wacdki ilowday 7sano 😪😰😭

    • @ayaannuur7157
      @ayaannuur7157 3 года назад

      hadi waa adunyee aad iga irdhowdayday axdigauno dhiganiyo wacdki ilowday 7sano 😪😰😭

  • @laariofficial3245
    @laariofficial3245 3 года назад +2

    Somaliyey ma isdahden jacaylkuba wuxu ku wacan Yhy Calacalka marka Hal qof wax jecel yhy ** amana alah inan yhy hees Runti dhinac walba tabanaysa cumar dhule rabi janatu fardowso haka warabiyo wxn dhegesanaya haben xasus ileh --thu--29--april--2021 safar raxo leh bosaso from lascnod

  • @Wariye_Deeq_doorale
    @Wariye_Deeq_doorale 3 года назад +3

    Heesba hees ka daran cumar dhuule alle yaa raxmo

  • @cakoodhanaf5166
    @cakoodhanaf5166 28 дней назад

    Ducaan kuu hibeeyee ha iga hawl yaraysan,
    Qalbigaygu siduu ugu xiran yahay hadii khayrku iigu jiro illahay ha I waafajiyo.
    Wadnahayga waa kuu hibeeyey.

  • @mahadcumardhoore2124
    @mahadcumardhoore2124 2 года назад +1

    Waa runtiis aniga iyo qofaan ogahay aaqiro waan isku arkidoonaa

  • @Umfaaris
    @Umfaaris 3 года назад +1

    Heestan wiil aan xirir laheen baa haben isoo qoray kadib marka ka tagay waan yaabay

  • @Qoojistan
    @Qoojistan 3 года назад +8

    Old is gold cajiib cumar dhuule ❣

  • @nasrahpoolo
    @nasrahpoolo 2 года назад +1

    Allah u naxriisto Cumar dhuule cali
    Amaana allah inan yahay

  • @sakarie3554
    @sakarie3554 2 года назад

    Omar dhuule ali ustaad allah yarahma.
    fankiisan dhagaysta✔︎.

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 3 года назад +1

    Ax ax heestan caawa iigu horeysa 😪Sat ,jun 12 2021 😪❤heestu macaana biskinkee hees lama dhihi kare

  • @elmiismael7516
    @elmiismael7516 2 года назад +2

    Walhi heestan aneey dhab igu socotaah wayo walhi halka madhaficn karayoo wayoo qalbi an waxku shego ma hayo

  • @user-yq5sb5cb4u
    @user-yq5sb5cb4u 6 месяцев назад

    Alle ha unaxaristo cumar dhuule cali mahad oo galay qaamuska simalida😢❤💔

  • @iltiredoualeibrahim
    @iltiredoualeibrahim 8 месяцев назад +1

    😢allah unaxaristo omar

  • @queensaajida4918
    @queensaajida4918 4 месяца назад

    Heestan wxaa soo raadiyay
    15/5 saxiibtay isoo qaday tasniimaay lov uuuu saxiibtay😭❤️
    Amaana alla inanyahay waaberina way isku arki doonaaa indhahygi😭😭😭🫶💕

  • @omerali1498
    @omerali1498 3 года назад +11

    12:56 pm 23 feb 2021 TaLaaDa WxaaN ka DaawaN XerYo Cows Bosasa Hees JacaYl aH 🥰 Qowlkee BaaD La HorTaGi QiYaaMaHa

  • @Shafie-Mohamed-Osman
    @Shafie-Mohamed-Osman 2 года назад +2

    2021 5 DEC sabti 3 33 ban dhagaysanaya anoo ka raadinaya madax dagsi anigo waxooga arima badan dareemaya inay sidan rabay udhacayn

  • @somaliofficial4240
    @somaliofficial4240 2 года назад +2

    Axyaa hees Ale yacisak.!
    💙🇸🇴❤️

  • @somaliman7561
    @somaliman7561 Год назад +2

    Heestan habeen kasta oo aan dhageysto ma seexan karo waxaan soo xasuustaa xilliyo aad u adkaa oo aan heestan weheshan jiray
    2.12.2022 habeen jimce ah 3:40am

  • @mubarikm.hassan5265
    @mubarikm.hassan5265 3 года назад +6

    Afkuun kaama
    Lihiye ay uurka
    Iga tahay....❣❣❣

  • @calidahirgalmudug143
    @calidahirgalmudug143 3 года назад +2

    ishcalaa cod omar dhule 💯💯

  • @maanka4
    @maanka4 8 месяцев назад

    Albaabkii Qalbiga Adigaa Oodayoo irida uxiree!!
    Ninkii iga dambeyoo jaceyl jab iyo ciil waye💔😭

  • @ApdirizakHalaand
    @ApdirizakHalaand 5 месяцев назад +1

    Heestan waxan dhageysanaya 2024 /3 /30. Wllhi heesta aadey umacantaHy qalpiyada la cidleeyay wan idin salamey😢💔🥺

  • @liibaandhere3144
    @liibaandhere3144 2 года назад

    15/5/22malin weyn malinta dhalinyarada somaliyed iyo dorashada dalka madaxweyne allow madax cadil no dor cumar dhule my legend

  • @gaatirfamily3007
    @gaatirfamily3007 3 года назад +3

    Inta cidloota marwalba farta taag oo xasus gala 🥰🥰🥰

  • @attosh123
    @attosh123 4 года назад +29

    GEELAYGA dhexdiisa ayaan ka dhegaysanayaa heestaan

  • @aliawalehsaid5980
    @aliawalehsaid5980 3 месяца назад

    Wow wa hees qali!!!!!!

  • @waabarimedia435
    @waabarimedia435 3 года назад +2

    AxYaaa Heeez iGa daa waxaan dHaHapa Garan maaaYee😔😔

  • @diamondlady70
    @diamondlady70 2 года назад +1

    Alxamdullillaah!!!! Love hurts 💔
    We have to say Alxamdullillaah and try to move on.

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle4186 Год назад

    Allaha kuu naxareesto Jannatu Fardowsa Allaha kuugu Bishaareeyo Bi Raxmate Allaah

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 2 года назад

    Cumar mahdi alow janada ugu bishaare amiin yaa alah

  • @SaciidCali-kr1xw
    @SaciidCali-kr1xw 5 месяцев назад

    Allaha u naxariisto aabihii jecelka waxaan dhagaysanayaah 20/19 /2/1😢

  • @ikraanxasan4176
    @ikraanxasan4176 2 года назад

    ilhay ha naxaristo boqorkii jacelk cumar dhule 🤲🤲

  • @cabdifitaaxmahamuudaliwama103
    @cabdifitaaxmahamuudaliwama103 3 года назад +1

    Allaha unaxarista cumar dhuule cali

  • @barlinmohamed1086
    @barlinmohamed1086 3 года назад +2

    Allaha ha unaxariisto Amin yarabi

  • @abdiqani3260
    @abdiqani3260 3 года назад +1

    Yaaaaaakhay heeeeestan intaaaaan raaaadshay halkan miyaaaad ku hayseeeeen waaaaad mahaddanthiiiin maaadays thnkx

  • @ahmedshcrani3566
    @ahmedshcrani3566 2 года назад

    Magaceyga waa A-D Sh- ❤️ 2022
    ayaa dawanaya alhamdulilah
    UGANDA 🇺🇬

  • @MohamedMohamed-ny9rr
    @MohamedMohamed-ny9rr 3 года назад +4

    Allaha u naxriisto

  • @mushtaaqfarxan3653
    @mushtaaqfarxan3653 3 года назад +2

    heesta waxan dawanaya 20/8/2021 ax ax 💔🥺

  • @garaadxasancabilaahitiitii4828
    @garaadxasancabilaahitiitii4828 2 года назад

    Uf uf uf cumar dhule Cali cumar mahdi alyaa raxma ninkan saxib fanka waxbuuku daray

  • @baxsanbilanofficial8066
    @baxsanbilanofficial8066 2 года назад

    Ilahay ha unaxarizto fanan cumara dhuule

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 Год назад +1

    Old is gold🚬💔cumar dhuule🔥

  • @somalimusicport
    @somalimusicport 4 года назад +5

    Sxb aadbaan idiin salamaayaa kun jeerna mahadsanid , hadad haysaan wax ay leeyihiin faysal cumar mukhteek iyo abdi qays nala wadaag wll wanaan ku mahadinayaaa

  • @nagwaln2636
    @nagwaln2636 2 года назад +1

    Hees way dhaftay walhi ❤🔥