AHN CUMAR DHUULE CALI HEESTI MA JABUUTI BA ABID INTAAD JOOGTO INAN YAHAY........

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 56

  • @gaaleefyare6988
    @gaaleefyare6988 Год назад +10

    Ma jabuuti baan abid
    Intaad joogtid inan yahay
    Jid usoo maraayaa
    2012kii ayaan dhagaysan jiray heestan
    Waxaan baray saxiib kay farxaan siciid farasle illaa hada wuu dhagaystaa heestaa ❤
    Cumur dhuule waa boqor jacayl AUN

  • @gaaciyeabdi
    @gaaciyeabdi 2 года назад +7

    Waa fananka kaliye aan ka taagero fananti hore alle ha ku naxaristo cumar dhuule cali.

    • @zakariaabdilahi-be1fw
      @zakariaabdilahi-be1fw Год назад

      Iska guurso zhp jacayl baa ku hayee hadaad cumar dhuule ba taageerto ninkani waa aabaha calaacalka iyo iyo jacaylka

  • @jagersultan5650
    @jagersultan5650 3 года назад +10

    Respect soomaali hdii qof loo hayn jiray amaba hda loo haayo waaa allah ha u naxariistee cumar dhuule😭🤝🥰

  • @sharmakeibrahim828
    @sharmakeibrahim828 Год назад +5

    𝐶𝑢𝑚𝑎𝑟 dhuuleh dhakhtarkygiii 😢 fanan abwaan laxamayste fan kaama uu horayn kamana uu danbayn 😢😢

  • @samsambarud4376
    @samsambarud4376 Год назад +2

    Ma sha Allah
    Those beautiful words, passion of earning, great respect as people back in days were to handle their community environment wisely
    May Allah bless n protect him n guide him to the right path of Jannatul Firdaus
    Aameen Ya Rabbi

  • @aymanmusic6721
    @aymanmusic6721 Год назад +8

    Cumar dhuule hobal dhamaystiran ayuu ahaa
    Abwaan laxamayte kabanayate
    Fanaan intaas oo hibo ah ayuu koobsaday
    Lkn sanadkan fanaaniin noocasoo kle ah ma jiraan haday jiraana way yar yihiin
    Cidii iga danbaysa like ❤🎉

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 года назад +4

    Alle sw naxariisto jano haka waraabiyo legend king of voice omer dhuule cali🤲❤️

  • @maxamedcabdifitaxaadan5182
    @maxamedcabdifitaxaadan5182 9 месяцев назад +2

    Sow jalecadi hore juuq anigo oon celin jiririco imay qaban❤😊😮
    jibaadka iyo heesti sow jaarka kama dhicin😢

    • @hamz233
      @hamz233 8 месяцев назад

      Sow jaarku kuma kicin💯

  • @CabdikariinaadanMaxamed
    @CabdikariinaadanMaxamed Месяц назад

    Cumar. Dhule. Cali. Adeero. Allhe. Ku xafido 😢😢😢😢😢

  • @marsinofficial5450
    @marsinofficial5450 4 года назад +9

    Ala jcyl dhiib badana xanuun badana heestan waa heesta adunka jeclahay walahi 😭😭

  • @ahmedcarab9865
    @ahmedcarab9865 3 года назад +7

    Alle hawnaxariistO Cumar dhuule cali fanaan jiraH

  • @abwaanmaxamedxaamudnuur7431
    @abwaanmaxamedxaamudnuur7431 2 года назад +2

    Wll ku saliya nebi maxamed scw

    • @maxamecabdicilmi6706
      @maxamecabdicilmi6706 Год назад

      csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw

  • @Abdinasir-tq8ge
    @Abdinasir-tq8ge 23 дня назад

    we never forget our legend omar dule😢😢

  • @liibancartan8591
    @liibancartan8591 4 месяца назад +1

    Ilaahaw ku naxariiso aamiin

  • @muxamedcabdi5341
    @muxamedcabdi5341 3 года назад +2

    Alle ha u naxariiste xuxu aha
    Fanan dhaba wan jelahay hesihiisa

  • @mukhtarxusen6643
    @mukhtarxusen6643 3 месяца назад

    Waa hees tarikhi ah cumar dhule ale hawnaxristo amiin aamiin

  • @WaxcusubCusub
    @WaxcusubCusub 2 месяца назад

    Cumar Allah ha.unaxaristo Wan ku cusbahay isbitaalkisa 2024/6/29 20:50 habeynimo

  • @GalowGobiye
    @GalowGobiye 2 года назад +3

    Raadadka nolosha:
    Waxba hays jejebinine
    Berri baabad jagac oran
    Markaad waayo joogto❤️

  • @xasanismaildolar1063
    @xasanismaildolar1063 2 года назад +1

    Cumar dhuule allow ku naxariiso wuxuu idhi hadaanan ilaahy ka paqanyn wxn giitaarka kaga siinlaha dhuule dhuuule

    • @zakariaabdilahi-be1fw
      @zakariaabdilahi-be1fw Год назад

      Dhuule dhuule wuu Kaga siin jiree wuxuu yidhi hadaanan ilaahay ka baqayn waxaan Kaga siin lahaa laa,ilaaha ilalalaa aan ku saxo zhp qlih👍

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Месяц назад +1

    Omer ❤

  • @souleimandahergod85
    @souleimandahergod85 Год назад +1

    ALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN

  • @shugriabshir7722
    @shugriabshir7722 2 года назад +4

    Waxan modi jiray inan kaligay jeclahay cumar dhule hadan so gadhi lahaa wakh tigisi kolu bil iqaban i gur san odhan lahaa

  • @axmedmuuminismaciil7082
    @axmedmuuminismaciil7082 Год назад +1

    2010 ayaan ku dhagaysan jiray fooqajaamac oomaar ee suuqa dhexdiisa hctv ku jiro xasuus iyo baaday

  • @ismailabdilahi-f7y
    @ismailabdilahi-f7y Месяц назад

    inanyahy jamaalkii
    joogaba u dhalatee
    jalaqsani war iga maqal
    waxaan Dhagaydan jirey 2009 waxaan baray Zxpo updi waduud mohamuth dhakhtar wali waa dhagaystaaaa 😮

  • @MameAbdi-qx1gh
    @MameAbdi-qx1gh 9 месяцев назад +1

    Saturday 25 November 2023 8:08 pm
    ✌😌Umish⚘

  • @dahirgodsouleiman922
    @dahirgodsouleiman922 Год назад +1

    ❤❤❤❤ Jabuuti
    07/06/2023

  • @dahirgodsouleiman922
    @dahirgodsouleiman922 2 года назад +1

    09/08/2022
    PARIS FRANCE

  • @ClahiDhiinka
    @ClahiDhiinka 10 месяцев назад +1

    Innan yahay jamalkiyo jogaba u dhalatay mariayay wax iga maqal xppi😢

  • @OmerGuhad-k3j
    @OmerGuhad-k3j 3 месяца назад

    Heestan waxan mu mirqamaya maanta oo tarikhdu tahay 9.5.2024
    Nasasho wacan.

  • @xildhibaannuurafarah3754
    @xildhibaannuurafarah3754 2 года назад +1

    AHN CUMAR DHUULE HESAHISA WAN WADA JECLA WELIBA TAN XASUUS BAY IGU LEDAHAY AADUUNYO

  • @ashraftodak4667
    @ashraftodak4667 11 месяцев назад

    Waaaah waaaah eshcalaa hees

  • @mohamudibrahim6558
    @mohamudibrahim6558 2 года назад +2

    Inshalah gobolka ragga markaan qabsado Ayaan taalo uga dhisayaa omar Mahdi

  • @ahmednoor3113
    @ahmednoor3113 2 года назад

    Heestan waxa I baray nin la dhaho jarmal oo jooga Germany codkiisu wuxu aha wax kle waxan zxp Ku ahyn clup house

  • @Abdisalaanmohamed-hi5bh
    @Abdisalaanmohamed-hi5bh Месяц назад

    ❤❤😮😊

  • @omardelmar3123
    @omardelmar3123 2 года назад +12

    Somaliland forever we never sell out

  • @xusengk1445
    @xusengk1445 2 года назад

    Wwwwwww. M. A. Cumar. Dhuule. Cali. Warsame alhyaraxmuka. Yaarabi. Yaarabi ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥

  • @MohamedAli-rt2lw
    @MohamedAli-rt2lw 8 месяцев назад

    14/01/24
    Ceeldheer hoygi mareeg

  • @UpthirahmaaN7
    @UpthirahmaaN7 7 месяцев назад

    4/2/2024 🔥👋

  • @UpthirahmaaN7
    @UpthirahmaaN7 7 месяцев назад

    0:20

  • @NimcaanbkAwsadele-qw4vl
    @NimcaanbkAwsadele-qw4vl Год назад

    Nimcaan salebaal cabdlhi

  • @HiigsigaNolosha-hv5eu
    @HiigsigaNolosha-hv5eu 9 месяцев назад

    Sugsdumg10

  • @XasanXayle-po9ed
    @XasanXayle-po9ed 2 месяца назад

    Kuwaa.uunbaad.show.lamid.ahayd.meeday.cashadii.soomaaliland.xukumadii.dhexe.maxkabadii.sare.go.aanadii.iyofulintii