HARGEISA OO ROOBAN GALABTA| HARGEISA VLOG 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 июн 2024
  • Roob wayn hargeisa somaliland 2024.
    Roob wayn ayaa galabta ka da'ay magaalada wax cod ah ma saarin madaamo aan xabeeb sanaa.
    #hargeisa #somaliland #somalicommunity #somalitiktok #burco #borama #garoowe #kismaayo #muqdisho #somalia #somalitravel #somalivlogger.
    #ROOB #ROOBABKA

Комментарии • 21

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq Месяц назад +5

    maasha allaha roobka af soomaaliga eray u gaar ayuu leeyahay, waxa la yidhaahdaa ( KADABAA )

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 Месяц назад +2

    Maansha alaah

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Месяц назад +4

    M.allaah

  • @caashalayla2326
    @caashalayla2326 Месяц назад

    Waw mansha allah magaalo dhisantay ❤❤

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Месяц назад +2

    Maasha allah

  • @AbdirahmanAyanle-mf8yj
    @AbdirahmanAyanle-mf8yj Месяц назад +2

    Masha Allah dhaaman Dalka alahayooy raxmaadka noo wada gaadhsii . amiiin

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Месяц назад +1

    MashA allah 🤍❤💚

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 Месяц назад +3

    MASHALLAH wow I loved that long walk, city is looking Amazing 🎉

  • @musayasin1945
    @musayasin1945 Месяц назад +1

    Manshahall Somaliland on the move never go back the unionists Somaliween????

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Месяц назад

    masha Allah tabarikaalah ilahow roobka khayrkiisa sii wadankeena oo sharkiia ka hay ilahay nimacadiisa ha lagu shukriyo biyaha meleaha fadhiistana iska nadiifiiya si aan kaanecada idin cunin

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 Месяц назад +2

    Mansha Allah 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Месяц назад

    Ma il argtay wllo hargaysa magaalo ka quruxbadani mayjirteen nijaasta dawlada hagranaysa qurbahanka dawada ciilba ii qabta wa bilaaa dhiig uf😂😂😂😂😂

  • @RRUUSH
    @RRUUSH Месяц назад

    Hargysa Somalia 🇸🇴 forever

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Месяц назад

    Waa Wadan aan cidna laheen oo Ethiopa ay hadda wada qaadan doonto mardhow

  • @RRUUSH
    @RRUUSH Месяц назад

    Hargysa third city of Somalia 🇸🇴

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 Месяц назад +1

    BaL magaaladaa fiiri waa magaalo baabaday oo dhimatay oo tuuLo weynaatay ah 1 wado oo ishu qabato majirto 33 sano oo dowlad ahna waa la sheeganayey iLaahay idin duLee waaba wax iLaahay duLeeyey

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 Месяц назад +1

      Orod kuwa gurigaaga ku nool gaajada ka saar😮

    • @user-zn3xv8dj3i
      @user-zn3xv8dj3i Месяц назад

      Alshabaab iska xore sijinjagaaga wase aday gaajadu meel kugu dishay balayey foolxumada badan lihi

    • @ApdiladiifXasan
      @ApdiladiifXasan Месяц назад

      Waad ka xuntahay horumarkeeda