Maayir Mooge oo dacwad la galey muwaadin uu ku eedeeyay aflagaadeeyay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 янв 2025

Комментарии •

  • @LibanAli-zo9ic
    @LibanAli-zo9ic 16 часов назад +2

    Horta waa gef iyo khalad in qofka lacaayo waxase fiicnaan lahayd madaama Cabdikariin masuul yahay inuu iska cafiyo

  • @NimcoFf
    @NimcoFf 19 часов назад +6

    Wll markaad umad xil uhayso wx walba waa lagu odhanaya lkn ilmay ahayn inuu so dacweeyo waa inuu iska cafiyo

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 18 часов назад +2

      Xilka umada loo qaaday iyo in aad qofka shaqsiyan caydo waa kala laba, qofku haduu idhaa maayar Mooge waa tuug oo xolihii umaduu cunay xaq buu u leeyahay, Laakin qofka idhaa maayar Mooge isaaq maaha oo waa qarac kaasi waa in maxkabad lasoo taago,

    • @xabaalocasodaadmadhedh9
      @xabaalocasodaadmadhedh9 17 часов назад

      Hadalkaasi waa sax​@@dalaisacgibril5899

  • @khalifrageh8260
    @khalifrageh8260 19 часов назад +2

    Maayar Qiiro waa ninka u dulqaadan waayey hal muwaadin oo u codeeyay, sidee buu u adkaysan karaa ummad dhan oo leh: "Cashuur- bixiyaanu nahee maayar nala xisaabtan?😮

  • @barkhadmahamud7869
    @barkhadmahamud7869 12 часов назад

    Waa sax balse looyarki maayir mooge me ?
    Maxaad u warysan waydeen ?

  • @nasiim9635
    @nasiim9635 20 часов назад +1

    Maayar mooge waxan leeyahay Nabi Muxamed (S.C.W) dhibkii loo gaystay naftiisa ' iyo ehelkiisaba 'waan ognahay ' ee aanu Aargoosan' Adigana waxan ku leenahay Dulqaad ogow 'qofna afkiisa wax kugu yeeli maayo '

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 14 часов назад +1

    Cabdkariim hadduu cay la caayay ka damqanayo muu gurigiisa iska fadhiyo, hadda siyaasadda gaalada ee aynu ku dhaqano ayaaba cay uun ah.

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 19 часов назад +3

    Qof aan nasabkiisa saxnayn uumuu hadalku duraa oo xanuujiya! Maayarku isagaaba isku caddaynaya waxa lagu sheegay... wuxuu maxkamadda u marayaa si cidina baadhitaan ugu samayn nasabkiisa muranku galay, oo awood dawladnimo ayuu adeegsanayaa.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 18 часов назад +2

    Maayar Mooge waa nin afgaaban qofka caaya waa in sharcigiisa la mariyo

    • @museegeh5320
      @museegeh5320 14 часов назад +1

      Hahaha, Afka gaaban gurgiisa ayuu la joog lahaa, oo cidina ma xagxagateen.

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d 18 часов назад +2

    Muwadinka mayirku wuu ku dagdag waa masuul waa la cayi wana la amani inu u adkaystu ahaa

  • @Yosef-ev6wl
    @Yosef-ev6wl 13 часов назад

    Xaar mooge adiguba so digii dadka caayi jiray iyo adeeradaba Cada gude Jaambiir Shabeel faroole boqor raabi liiba al cadaala khadar guun iidoorka inta ugu af xumi wa kuwa

  • @JamalmaxamedCandilahi
    @JamalmaxamedCandilahi 14 часов назад +1

    5❤😂🎉😢

  • @abdullahiali1322
    @abdullahiali1322 16 часов назад

    Aduun go,doon weeye ilaa qarniyo ayaa somalidu isnasab caayeysay oo umado dhan qabiladooda sharafkoodu iyo nasabiyadooda la xaqiray diininyan marka loo eego ma banaanaa qofka waaalka muslimka inaad xaqirtaa ama aad banaysataa maalkisa ,dhigisa iyo inaad xaqirto oo aad sharafkiisa meel uga dhacdaa .
    Dhinaca kale aan eego dhamaadka gar maqal ka dacwada mahadsanidin

  • @idiriscabdale2706
    @idiriscabdale2706 16 часов назад

    Ninkaasi wax laga hadho ma aha cadeynbaa laga rabaa

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 19 часов назад +1

    Kan uu hadlaaya sidii uu labada looyar u yahay! Ha iska bedelo eedaysanuhu, kani wuxuu ku qirayaaba eedda.

  • @fuaadyusef
    @fuaadyusef 18 часов назад

    Cafiskaa fiican it iyo aakhiraba waliba isagu was madax

  • @abdikaniabdilahi9869
    @abdikaniabdilahi9869 18 часов назад

    Mohamed baylood 😊

  • @raadiyacumar8141
    @raadiyacumar8141 16 часов назад

    Kkkk reer tolkay ciiddagale 2uun bay ka dhexeeyaan waa lay caayey iyo waalay dilay. 😂😂😂😂

  • @Mohamed_Vlogs7
    @Mohamed_Vlogs7 8 часов назад

    DNA

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 18 часов назад

    Kanii Loyare mahee waa xoolo
    Kiisakiiba waa uu ka caadeye Qofkui uu
    Doodaye

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h 19 часов назад

    Waa ceeb iyo gaf inqofka lacaayo cayda ku saabsan nasab cayguna waa ceeb siiweyn oo culus,markaa cayda lays caayayo ayaaba yaran lahayd haddii qofkii wax caayey maxkamada lasaarayo.

  • @khadrayusuf-if3zn
    @khadrayusuf-if3zn 19 часов назад

    Waa khalad inuu u awood sheegto hadanu ahayn Qarac muxuu uga xanaqayaa Qaydhin cune caloshisu ka shk qaba

  • @mohammedcamuudi3596
    @mohammedcamuudi3596 18 часов назад

    Wuu ku saxsanyahy mayorku inuu soo eedeeyo ninkaa isirkiisa wax ka sheegay . Maadamoo dadkii iska sahashadeen inay aflagaadeeyan madaxdii waxay doonana ku dhahaan . Diin ahaan ma banaana in la aflagaadeeyo qof cirdigiisa . Hadii diin lugu dhaqmi lahaa jeedal baa lala dhici lahaa haduunan cadayn loo hayn waxaa lugu caayay ina mooge

  • @Kawsarmaxamed-j8s
    @Kawsarmaxamed-j8s 17 часов назад

    Oo iminka hadi uu qof I Cayo maxakmad ayaan la tigsanay ma sidsa walhi waba war faraxadle malin walba waa in an qof ila laba maxakmad sara😂 isug

  • @NimcoHassandhere
    @NimcoHassandhere 13 часов назад

    Inuu garac yahay waxad ku garaneysaa qofka weyn ee waayeelkaa ee uu xidhey

    • @-libanAbdi
      @-libanAbdi 4 часа назад

      Naa xisho futo Liis wax cayaya wa aduunki oo mcnki Ka dhamdee😂😂

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 17 часов назад

    Waa sax dadka afka xun oo dhan wa inla maxkamadeeyaa oo waliba la xidhaa

    • @MohamedYousuf-zo2mt
      @MohamedYousuf-zo2mt 11 часов назад

      Haddii cid cay lagu xidhayo odayaasha Garxajis baa mudan in la xidho, 7 sano ayay reer caayayeen!

  • @Abdirahmanmahamudhariye
    @Abdirahmanmahamudhariye 17 часов назад

    Cayda hala joojiyo malinkaste mid ayaa madaxda ku yidha dhilaa dhashay

  • @WaraabeTuur
    @WaraabeTuur 19 часов назад

    mayarku qiiqa yanu isku qarin

  • @maxamedsamter4185
    @maxamedsamter4185 18 часов назад

    جلد ٨٠

  • @Yoo-g5n
    @Yoo-g5n 18 часов назад

    Waar Axmed mooge waligii muuguursan waa la ogyahay

    • @fathiaabdilahi630
      @fathiaabdilahi630 17 часов назад

      Ninka leh axmed mooge weli ma guursan jaar baanu Heyn xabadii u horeysey ee faqash ku soo rido sheekh mader waxey ku dhaxdey xaaskii axmed mooge waaney dhimatey 1988 weeye

    • @MohamedYousuf-zo2mt
      @MohamedYousuf-zo2mt 11 часов назад

      ​@@fathiaabdilahi630 markaa ma maayarka oo kaliya ayay u dhashay marxuumadu wll?

  • @maxamedsamter4185
    @maxamedsamter4185 18 часов назад

    جلد 80

  • @abdurahmanhersi9343
    @abdurahmanhersi9343 19 часов назад +1

    Maayirku super awal oo dhan ha la galo maxkamada😂

    • @نيسانعلى-ذ8ح
      @نيسانعلى-ذ8ح 19 часов назад

      Suber awl ha ceebyeen doqnoow

    • @khadrayusuf-if3zn
      @khadrayusuf-if3zn 19 часов назад +1

      Dewaa qarac hargeisa oo dhanba og super lahayne

    • @Yosef-ev6wl
      @Yosef-ev6wl 12 часов назад

      Hore ayaa loo oga isaga iyo qaar kalaba laakiin in la asturo ayaa fiicnayd