Ilaaheey ha soo sahlo oo ha idinka farxiyo Nin 22 jir ahaa haduu fiyoowyahay oo nool yahay wuu soo raadsan lahaa dadkiisa. Ninkaas ama wuu geeriyoodey oo ma noola ama wuu waashey ama waa xiran yahay. Waxaan kula talin lahaa familkaas ineey itopiya xabsiyadooda ka raadiyaan iyo dadka waalwaalan meelahaas lagu sheegey ku nool.
C/casiis waxaa la rabay inaad weydiiso halkii la geeyay qafaalkii kadib , Dagmadii iyo gobolkii la geeyay dadkii iyo Ciidamadii la joogay ayaa laga yaabaa in ay xogtiisa haayaan.
Subxaana laah Halkii la geeyay ma oga qof lasocday ma oga Adeerkis lala qafaashay adeer gaarigu kaboday Mar borage joga la dhahay Mar godey Intaas wax ka badan mey sheegin Maxay ka ogaan kartaa halka la geeyay waan yar yareyn dhahday walaalkey ahaa 😢😢😢
@@SagalMohaned waxaysan ogeyn ma sheegi karto laakiin hadii la su'aali lahaa waa laga yaabaa inay ogaadeen halkii la geeyay iyo in aysan war ka helin , Dadkii in la dilay u sheegay waa laga yaabaa in halkuu ka dhacay dilkaas u sheegay .
Waxaa laga yaabaa nimanki idiin soo sheegay oo la socday marki ugu danbeysay ee idinku yiray waa la qafaalaa armey ayaga dileen kuwaas bal soo xando oo baara ku dhaxnoqda hadalkaada markaa dhageystay waxaan ka shakiyey iney ayaga dileen
Aniga walaalkey aya iga maqan marking u dambeysay wuxuu joogay hargeysa foorno rooti aya uga turned magaciisa cismaan sh cabdi shiiqaal cismaan faqi cumar gendershe
Allah ha ku sahlo walaalkaga Aamiin
Illaahay ha kuu soo dhaweeyo walaalkaa hadii uu nolyahay insh allaah
Ilaaheey ha soo sahlo oo ha idinka farxiyo
Nin 22 jir ahaa haduu fiyoowyahay oo nool yahay wuu soo raadsan lahaa dadkiisa. Ninkaas ama wuu geeriyoodey oo ma noola ama wuu waashey ama waa xiran yahay. Waxaan kula talin lahaa familkaas ineey itopiya xabsiyadooda ka raadiyaan iyo dadka waalwaalan meelahaas lagu sheegey ku nool.
Allaha u sahlo walaalkeed, bi idni Allah kariim. 🤲🤲🤲🤲🤲
Ilaahey hasahlo inshaa allaah
Wcs hooyo mcn ilaahay ha ku sahlo wiilkaga waan sugaynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid halkaan mar kale eebe idinkiis ❤❤❤
ilahoow usahal walalked hadu nolyahay hadu dhintayna unaxariso
Alaha u soo dhaweyo farxad la soo noqo in shaa allaah
Ilahay hakuu soo fududeeyo walaalka insha allaah ❤
Alaha u sahlo walaalkeed insha alaah
Allaha soo sahlo walalkeeda haddii noolyahay iyo hadduu dhintayba.
Allaah ha u sahlo wallaalkeed inshaallaah.
C/casiis waxaa la rabay inaad weydiiso halkii la geeyay qafaalkii kadib ,
Dagmadii iyo gobolkii la geeyay dadkii iyo Ciidamadii la joogay ayaa laga yaabaa in ay xogtiisa haayaan.
Subxaana laah
Halkii la geeyay ma oga qof lasocday ma oga
Adeerkis lala qafaashay adeer gaarigu kaboday
Mar borage joga la dhahay Mar godey
Intaas wax ka badan mey sheegin
Maxay ka ogaan kartaa halka la geeyay waan yar yareyn dhahday walaalkey ahaa 😢😢😢
@@SagalMohaned waxaysan ogeyn ma sheegi karto laakiin hadii la su'aali lahaa waa laga yaabaa inay ogaadeen halkii la geeyay iyo in aysan war ka helin ,
Dadkii in la dilay u sheegay waa laga yaabaa in halkuu ka dhacay dilkaas u sheegay .
Inaalilaahi wainaa illayhi raajicuun
Waa naxdin iyo qalbi jab wallalkaa o.22 jir ilaa hada geeri nolol ax yaa allaah soo ifi Aaaaaamiin
Aaaaaamiin Aaaaaamiin
Share sameeyay
ALLAHA USAHLO WALAALKED OO NABAD QABA
Allha u sahlo wllkeeda o nabad qaba
Alh soo sahlo yaa rabi
Allaha usaqiro
Alle hakuu sahlo walaalka
Alaha ku sahlo maamo
Waxaa laga yaabaa nimanki idiin soo sheegay oo la socday marki ugu danbeysay ee idinku yiray waa la qafaalaa armey ayaga dileen kuwaas bal soo xando oo baara ku dhaxnoqda hadalkaada markaa dhageystay waxaan ka shakiyey iney ayaga dileen
Aniga walaalkey aya iga maqan marking u dambeysay wuxuu joogay hargeysa foorno rooti aya uga turned magaciisa cismaan sh cabdi shiiqaal cismaan faqi cumar gendershe
Allahayaw soobidhbidhi
Allaha kuu sahlo
Allha usahlo
Waxaan hubaa itoobiya inay ka buuxan dad somali ah oo waalan marka inuu waashay laga yaabaa dadka waalan raga jig jiga ka buuxa bal ha la baaro
nin Somali ah oo aan hadlin Aya Ku arkay Gobolada amxaarada
😢@@rock_diamond9475
Allaha kuu sahalo