DEG DEG: Md Hassan Sh oo Dagaal ku qaaday Itoobiya & Kenya, Go’aanka Masar & RW Xamze oo loo…

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 янв 2025

Комментарии • 10

  • @MohamedMuudey-b5u
    @MohamedMuudey-b5u 21 час назад +2

    Waa laga guuleeysanayaa cadawga

  • @zahraindhauroon3349
    @zahraindhauroon3349 12 часов назад

    Waligoodba wey samaynayeen arimahan, lkn inagaa kala daadsan oo nalaga faa’iideysanayaa ee aan heshiino, Dawlada dhexena hasoo dhaweysato kuwa maamul goboleedyada si ay ajaaniibta iridaha uga soo xidho 🇸🇴 💪🏾

  • @rashidshabeleh2919
    @rashidshabeleh2919 11 часов назад

    Beri buu heshiis cusub la geli Itoopia 😂😂😂😂

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 11 часов назад

    Maxay ka cabsani nacas nimadiisa ayay arkeen

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 20 часов назад

    Ridida Xamse ma waxaa ku badbaadaya Dalka

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 21 час назад

    Ethiopia si cad bay u diiday in ka baxdo bay iyo bakool iyo gedo iyo hiiraan waa in haddana diraa cali balcad xaalka baryayaa ma fiicno.

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 20 часов назад

    Baarlamaanku ma fasaxbaa hadda??

  • @mahadmoon2825
    @mahadmoon2825 21 час назад

    Dadka yaan been lo sheegin Ethiopia way diiday inay gedo iyo koonfurgalbeed ka baxdee hassan sheekh wuu fashilmay wadankasta video ayuu ka duubtay laguna handadaya kenya 🇰🇪 way ku bashashay maraykan markii lacagta lagu qabtay waxa lo aqoonsaday masarna ciidan ma keeni karto somalia 🇸🇴 garoonka lagu ciyaaro ayey noqotay waa qadan asn dad lahayn

  • @KoshinMohamed-h7d
    @KoshinMohamed-h7d 20 часов назад

    Masar dagaal ayaa somalidu lagalaysaa haday yimaadaan somalia sababtoo ah waxay u imaanayaan maahan inay caawiyaan somali ee waa inay kula dagaalamaan Ethiopia. Dadlad shisheeye looma baahna somalia inay ciidan u soo dirto, waxay somalia u baahan tahay degenaansho siyaasadeed oo mideeya somali goboladoo dhan si ay isaga sifeeyaan khawaariijda.
    Ciidamada lacagta ku qaata Somalia waxaa ka daran in Masar ay rabto deegaan ay kala dagaalanto Ethiopia.

  • @jamajafaal9460
    @jamajafaal9460 21 час назад

    War xasan nin wax khiyaameyn kara maahee hadba waa qofkuu la joogo beritaad arki doontaa isagoo is bedeley hadii abiy ahmed u yeedho😅😅😅😅😅😅😅