Manshallah wallal, btw waa in aan soo ceshanaa waaheen . AMA magaalo gaara ayey not won ama new hargeaysa ee ay ahaan jirtay ayey ku soo biir. Wax u dhexeeyaa ma jirto
Maayir mooge waxan ku leeyahay mayiir ada wax noo bartay waxan ahy nin dhalinyara oo an waxba haysan ee waxa naga qaylisinaya mayiir waxbanad noo dhiibayn waxad naga dhafaysa harerta mayir ee bal hanaga dhax galin odayashee ee dhankayaga mayiir soo eg bal nin an hadlin hoyadiina waxba ma sise ar iga gadhsiya ir mooge bal inta wax fafisay wa bilahi tawfiiq
Mansh allllah alle haku barakeyo mayir cabdikarim axmed mooge
Ka naxow nafta waa. Maayarku waa gob, gobi dhashay, waa nin kart leh oo ummadda si wanaagsan ugu adeegaya.
Ma hubtaa hadalkaa mise qabyaalad baa kaa hadlinaysa
*Mayor mooge wan kugu faana* ❤
Mayor Mooge waad salaaman tahay waxaa hubaal ah inaad tahay mayorkii waxqabadka badnaa
Maa dhiiraaddo Niin aan laa garab geliin oo laa taageeriin.
Mayar dadka waad u riwaayadasaa dadka aad ka dhacday cashuurtoodii u celi ama wax ugu qabo way ku sugayaane xaqa iska ilaalli af macaan looma baahna
Manshallah wallal, btw waa in aan soo ceshanaa waaheen . AMA magaalo gaara ayey not won ama new hargeaysa ee ay ahaan jirtay ayey ku soo biir. Wax u dhexeeyaa ma jirto
Maayir mooge waxan ku leeyahay mayiir ada wax noo bartay waxan ahy nin dhalinyara oo an waxba haysan ee waxa naga qaylisinaya mayiir waxbanad noo dhiibayn waxad naga dhafaysa harerta mayir ee bal hanaga dhax galin odayashee ee dhankayaga mayiir soo eg bal nin an hadlin hoyadiina waxba ma sise ar iga gadhsiya ir mooge bal inta wax fafisay wa bilahi tawfiiq
Af qadhmuune umadu wy ku nacdaye ka hor dhaqaaaq
Maayir waxaad ku sun tan tahay waxqabad gees ilaa ka gees
Qiiro jabaan
QIIRO QABYAALADA AABAHEET AYAAD NOQOTAY
Ololihii hadaladu ku dhawaaqayey miyuu raali galin ka bixiyey
@ifrahelmi1643
BEEN AYUU INOO SHEEQAY
Look who's talking 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Cadaalada magaalada ilaali
Cadawga dalkuba waa siyaasi tuuga oon kalsooni uu shacabkii doortey ku hor yimaada lahayn sidaada oo kale
Mayor qiiro
Mayaro your real face waxaad na tuusday marki doorashada Somaliland hadaladi afkaga ka so baxayee waxaad tahay ayaad na tuusday !!!
Waa caynkaa❤
@@ifrahelmi1643 waa markii uu idinkaga guuleystay Hargeisa, Waddankiina 63-92% uu idinkaga helay kkk caaaac