amatar. Nin weyn oo dhaqanka reer Djibouti ah, oo shaqadiisa, oo ka mid ah hidaha aynu wadaagno, ayaa calaamadeeyay waqtigeena iyo gaar ahaan sannadihii halganka loo soo galay qarannimadayada. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskiisii, ehelkiisii iyo asxaabtiisii. Alle ha ku soo dhaweeyo janadiisa aakhiro. Naxariso Janno. Aamiin! Inaa lila wa ina ileyi rajicuun 
illahay ha unaxaaristo fananki weyne ee somaliyed marxun aden farah samatar samir iyo iman dhaman umada reer Djibouti iyo somalie oo dhan 🤲🏼😭 10/07/2023
Aamin
amatar. Nin weyn oo dhaqanka reer Djibouti ah, oo shaqadiisa, oo ka mid ah hidaha aynu wadaagno, ayaa calaamadeeyay waqtigeena iyo gaar ahaan sannadihii halganka loo soo galay qarannimadayada. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskiisii, ehelkiisii iyo asxaabtiisii. Alle ha ku soo dhaweeyo janadiisa aakhiro. Naxariso Janno. Aamiin! Inaa lila wa ina ileyi rajicuun

Aamin ya rab
JABUUTIYEY WAXAA TAHAY -----HO. AADAN FAARAX
Midhihii iyo codsaarki Aadan Faarax Samatar.
'' Jabuutiyey waxaa tahay
Jannadii adduunkoo
Loo soo jarmaadee
Jirro nimay haleeshoo
Jicid iyo xanuun qaba
Aduunbaa u jid bixiyee
Badow jaahil bixiyaay
Agoontaw jiheeyaay
Jowhar iyo luuley
Jirjirroole ba’as iyo
Nacab labo wajiila ah
Jallahaa ha moodin e’
Dadka kii ku jecel iyo
Ubadkaaga soo jiro
Jabuutiyey waxaa tahay
Dadku meel uu jecelyoo
Loo wada jiboodee
Marsadii jiraysaay
Naftu tii ay jamatee
Loo jeelanaayey
Jidka aan la huriney
Jirridaan go’ayney
Badda johoraddeeday
Jirjirroole ba’as iyo
Nacab labo wajiila ah
Jallahaa ha moodin e’
Dadka kii ku jecel iyo
Ubadkaaga soo jiro
''
Ilaahow Aadan Faarax caf iyo caafimaad sii [AAMIIN]. Magan Alle, mahadsanow Dalmar.
Mashallah taariyxi Sooyal Mr Aden Farah
Alaha ku Naxariisto AdeR Adan farax
Aamin
Que le tout puissant te accueille dans sont paradis éternel Amin vs serez aggravé dans l'histoire de Djibouti
Djibouti mon pays natal 🇩🇯🇩🇯😇
رحمة الله تغشاه 😢
Aamin
Djibouti prends soin de ceux qui t'aime et tes enfants
Ilahay ha ku naxaristo
Aamin
Mashallah yii Baadoo nolow adero
Masha Allah Masha Allah Masha Allaha
djibouti me home jabutiyay waxa tahay janadi adunko loso jarmadee
Djibout prends soin de ceux qui t'aime et tes enfants
Wadha meystir hadad garan weydina wadhib wll yaal
Wasewase iyo hiinaase Djiboutien-ne?
❤😂
143
الله يرحمه رحمة واسعة
Djibouti prends soin de celui qui t'aime et tes enfants