BAROOR DIIQ / AADAN FAARAX SAMATAR

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 28

  • @ahmedardoof8629
    @ahmedardoof8629 Год назад +2

    luuqadda faransiska ayaa aad ugu badan hadalkiina waxaan xasuusiyaa madaxda warbaahinta qaranka jabuuti iyo kuwa gaarka looleeyahayba in lagu amro in ay joojiyaan erayadaas ay adeegsanayaan si luuqadda soomaliga ay u noolaato,, waxaan dhamaan umadda somaliyeed uga tacsiyaynanaa Abwaanka na baxay. Adan Farah.

  • @hamiidcigehassan2890
    @hamiidcigehassan2890 Год назад +1

    Allah yaaraxma abwaan soomaaliyeed oo reer DJIBOUTI 🇩🇯

  • @ProfilerSheikh
    @ProfilerSheikh Год назад +4

    wa sharaf in ay RTD sharafto ama ka sheekayso abwan Aden Farah Samatar

  • @a.yousufmohamed510
    @a.yousufmohamed510 Год назад +1

    Alle ha u naxariisto
    Dhammaan umaddada soomaliyeed Samir iyo imaan alle ha ka siiyo

  • @mohamedhashi2947
    @mohamedhashi2947 Год назад +3

    Nin Reer muqdisho ah oo Djibouti taagertan horey usocda from qurbo 🤝

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 Год назад +1

    Allah irhamo aden farah samatar innallillah waa inna ileyhi rajioun qu'allah l'accueille dans son paradis éternel janatal firdouz al aclah

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev Год назад +1

    ALLAH YARHAMO
    JANATA FARDOZ
    AWAY SACIIBKISI ABDINOUR ALLALE

  • @SH-bw5fx
    @SH-bw5fx Год назад +1

    Allah ha uu naxaristo
    ADEN FARAX SAMATAR .

  • @ahmedtitisamatar7353
    @ahmedtitisamatar7353 Год назад +3

    Allah Yarxma Nin Weyn baa baxay Waxuu ahaa iyo halka uu Fanka ka tagna wala yaqan manta duco ayu u bahan yaahy allah janatl fardawsa haku simo ameen ameen 🤲 AMIN 🤲 Amin 🤲 Ya RAHMAN YAAAA RAHIM

  • @maxamud3861
    @maxamud3861 Год назад +4

    Wuxuu ka baxay soomaali oo dhan

  • @mohafarcaano7442
    @mohafarcaano7442 Год назад +1

    Ilaahay godka haku Janneeyo Halgamaa Faarax Aadan Samatar😢🇩🇯😍🙏🏿

  • @kalifagedi7184
    @kalifagedi7184 Год назад +2

    Allah u naxaristo

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq Год назад +3

    Waa ruune ruug raaxo iyo reynta allah jano naxarista.eebe duco

  • @Issas121
    @Issas121 Год назад

    Allah yarhamo

  • @alhamdulillah4998
    @alhamdulillah4998 Год назад

    Bonne émission, et bel hommage posthume de la Rtd.
    Abwaan iyo hal abuur weyn, halgamaa laf dhabar u ahaa suugaanta, Aden farah Samatar ayaa ka baxey qaran ka Djibouti iyo gayyiga somaalida.
    Allah naxariisto janno Allah ha ka waraabiyo.
    Samir iyo iimaan ha laga wada siiyo. Aamiin.
    Merci à la RTD.

  • @axmedcabdi1680
    @axmedcabdi1680 Год назад

    Alaha unaxariis fanan abwaan aadan

  • @saidosman5671
    @saidosman5671 Год назад +1

    الله يرحمه و يجعل مثواه في الجنة 😭

  • @kassimmohamed9541
    @kassimmohamed9541 Год назад

    Allah uu naxariisto amiin janaada allaha ka waraabiyo

  • @kkin7066
    @kkin7066 Год назад

    Allah ha unaxariisto 😢

  • @anabqanyare7167
    @anabqanyare7167 Год назад +1

    Alahuma aamiin

  • @kyniyodoubad2001
    @kyniyodoubad2001 Год назад +1

    ALLAHU YARHAMO ABTI ADEN FARAH SAMATAR.

  • @hajizalah4296
    @hajizalah4296 Год назад

    Aadan Faarax Samatar Alle Haw Naxariisto, darxumo ayuu ku dhintay qarankii uu u halgamayna waxba umay tarin sidaan warka ku hayo, somali sideedaba waa (Aasi Og )

  • @medabdillahi4515
    @medabdillahi4515 Год назад +1

    Allah ha u naxariisto😥

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 Год назад +1

    allaah haw naxariisto

  • @mahamoudmoussa8111
    @mahamoudmoussa8111 Год назад

    ALLAHU YARHAMO ADEN FARAH SAMATAR.